Maxamed Crypto
Відкрити в Telegram
3 425
Підписники
Немає даних24 години
-27 днів
-1430 день
Архів дописів
3 425
Youtube ka internet fiican ma hayo. Marka caawa tiktok aya ka dhigan. 20-30min ayuu noqon
3 425
caawa 9:30 youtubel live ayaa ka jira aan uga hadli doona fursadaha suuqa . ha seegin
3 425
accountkii 5k waxaa ku guuleysatay cabdiraxman cali. please emailka kuso dhacay fiiri
3 425
Message badan ayaa iga soo dhacaya oo la iga weydiinayo sida loogu guuleysan karo 5K Breakout account-ka.
Wax badan uma baahnid:
Tweet-kan iyo kii hore retweet, comment iyo like saar.
App-ka soo degso, wallet sameyso, ugu yaraan hal transaction samee, xitaa haddii ay tahay $1.
Kadib wallet-yada sidaas sameeya ayaan ka dooran doonaa qofka ku guuleysanaya.
[https://x.com/MxCryptoAI/status/2070101043900236210?s=20](https://x.com/MxCryptoAI/status/2070101043900236210?s=20)
3 425
Sabtida ama axada live youtube ah aya sameyn. Kaas ayaan ku bixin account 5k ah. Waqtiga saxda ana idin la wadaagi
