Mx Day Trading Journal
前往频道在 Telegram
channlekan waa journel keyga iyo daytrading ka aan sameeyo. in badan oo khasaaro ah way jirto iyo sidoo kale faa'ido. telegramkeyga khaaska ah @mx_crypto1
显示更多3 300
订阅者
-624 小时
-267 天
-9430 天
帖子存档
Caawa live waa iska dayn maadama wax cusub jirin. Waa inoo iyo habeen dambe
some interesting things i found. after every low, Btc usually sweeps highs before continuing lower. so either bottom is in and we sweep 88k or the bottom is not in yet and we go back t 75k
these are the levels i am watching for useless. if btc and market is back, it will go higher, otherwise it will go to the lower support
Waxa jira wax la dhao thesis ama aragti aad adigu leedahay. Tusaale ahaan, trade ka aad rabto waa inuu noqdaa wax adiga kaa yimi ama baaritaan aad samaysay. Kadib, waxaad eegtaa fundamentals iyo holders.
Waxa kale oo jira wax la dhaho supply and demand. Tusaale ahaan, haddii qof uu haysto 3% supply, laakiin narrative fiican yahay oo chart la trade gareyn karo leh, xitaa haddii uu iibiyo, qof kale ayaa iibsan.
Marka, waxa wax walba ka muhiimsan waa aragtida aad qabto, narrative fiican, fomo oo aad iska ilaaliyo iyo inaad leedahay invalidation
+1
i have zcat also in watchlist. if zec and stonk is up most likely also zcat will be
Subax wanaagsan. Inkastoo suuqa stocks hoos u dhac ku yimid, weli BTC structure keeda waa bullish. Sidoo kale, waxaan arkaa coin risk ah oo dhaqaaq sameeyay sida PEPE.
tradeska inta badan waan iskaga baxay. keliya wxn raadin keliye kuwa scalping ah. ilama fiicna btc
gm asxaabta. btc ma fiican maadam 4h fvg ay kasoo noqotay. weak weeye marka is ilaaliya
