Maxamed Crypto
Kanalga Telegram’da o‘tish
la xiriir wixi parnership ama caawimad aha @mx_crypto1
Ko'proq ko'rsatish3 406
Obunachilar
-224 soatlar
-97 kun
-2130 kun
Postlar arxiv
3 406
Hadaa rabto in aa horamar gaarta weliga dad kaa fiican ama dad raba meesha aad rabto la saaxib.
3 406
Waa tii mid imaam ah oo nafta ii keeni jiray dhahay sxbow shitcoin aan 100 saarto iisheeg. Inaan laptop iibso dhahay ahayd😂
3 406
War ani intee igu dhacdy wxn oo kale. Coinska dadka caanka ah qy sameeyan lacag in laga sameeyo way adagthy
3 406
Solana waxay muujinaysaa awood, sidoo kalena waxay ka baxday downtrend-kii ay muddo ku jirtay. Korarkan waxaa qayb weyn ka qaadanaya on-chain volume-ka oo dib u soo laabanaya iyo ANSEM oo gaaray $400M market cap.
Laakiin weli si buuxda bullish looma oran karo ilaa SOL ay dib u noqoto support-kii hore .
3 406
Nimanyahow kuwo ma shaqeystayaal ah oo ani igu qaraqbanaya ayaa soo baxay. Yaan leydin gaadin
3 406
Qeybta notifications kq furo MxCrypto ai si aysan kuu, dhaafin waxa whales ku iibsanayaan
