Mx Trading Journal
Ir al canal en Telegram
channlekan waa journel keyga iyo daytrading ka aan sameeyo. in badan oo khasaaro ah way jirto iyo sidoo kale faa'ido. telegramkeyga khaaska ah @mx_crypto1
Mostrar más3 355
Suscriptores
-524 horas
-257 días
-7130 días
Archivo de publicaciones
3 355
kuwan in ay dhaqaaq sameeyan onchain dan baa ugu jirta, oo dadka xagaa lacagta kasoo sameeya waxay imaanayan onchain
3 355
https://x.com/MaxamedCrypto/status/2107042001116094606?s=20 btc iyado oo range ku jirta, waxaa mooda in memecoins waa wayn ay dhaqaaq sameynayaan. tan oo kale waxay dhacday bullrunki hore, oo marka hore waxaa dhaqaaq sameym majors kadib alts kadib onchain
3 355
btc hadda range gudihiisa ayay joogta. rr ilma fiicna illa ugu yaraan aan 89k+ gaarno oo ugu yaraan breakout sameyso. ama aan dib ugu soo noqono 80k, markaas oo aan rabo in long ka qaato. inta u dhaxaysa faa'ido badan ma leh
3 355
onchain wxii aan hysty waan iibiyay aan ahayn fone hadda. dib baan usoo bilaabi maadam suuqa volume uusan jirin. fone isagan haduu dhaqaaq sameyn waayo waan iibin
3 355
https://youtube.com/playlist?list=PLKItFyoma4GeQSNjY7LM5qtEgTFUidxYI&si=EHiaIZ8WwJSgE_UO qofki trading ku cusub. Playlostigan dhameyso
3 355
Asbuuci ugu dambeeyay lacagta ugu badan waxan ka sameynay perps dad badanna ila qabaan. Hadda nnchain xooga volume ma jiro lkn wuu soo noqon say ila tahy. Keliya waa xagee inkasto hadda solana ay roonthy
3 355
Qof kasta wuxuu sugayaa $80K si uu long u qaato. Taas awgeed, ila tahay in aysan hadda dhici doonin ilaa aan $87K gaarno.
Dadka intooda badan suuqa way ka maqan yihiin iyagoo sugaya correction. Qasab ma aha in liquidity-ga hoose marka hore la qaado, sababtoo ah haddii taas la sameeyo, qof kasta waxay u noqon lahayd trade fudud.
3 355
btc sidaan filayay weeye lkn ilaa ay 85k jebiso ma dhihi karno waan soo noqonay. altcoins in ay dhaqaas sameeyan waxay ku xiranthy inta badan october suuqa crypto bullish buu noqdaa
3 355
fone retest wuu sameeyay. fikirkey keyga waa hadii pump 0.006+ kor u dhaafto fone iyo eco systemkeeda qaardkood in ay dhaqaaq sameyn doonan. 5M haduu ka hoos maro waa iskaga bixi. wixii 10M+ ka badan faa'ido ayaa qaadan
3 355
u maleyn maayo in near hoos u dhac saaid ah sameyn doonto maadam lacagta ay yartahay. sidoo short iyo long labadaba umalyn maayo in faaido wayn keeni doona marka la eego near. focusk waa long bullrun marka lagu jiro siiba.
3 355
Repost from Investigations by ZachXBT
Community Alert: Near Intents was exploited for $3.8M+ after its BSC hot wallet saw multiple irregular outflows a few hours ago.
Near Intents hot wallet 0x233c has since stopped processing transactions and the site status shows an ongoing incident impacting multiple EVM chains.
The funds were immediately transferred to Kucoin and bridged to Bitcoin.
BSC theft address
0x09fd1f5d9f185067a92493e43aa259ea4ab3ad373 355
Sababta aan PUMP trade u qaatay wax badan kama duwana sida aan caadi ahaan u trade gareeyo. Anigu news, narrative iyo rotation ayaan ku trade gareeyaa. Sidoo kale volume waa inuu jiraa, maadaama aanan jeclayn inaan dhex fadhiisto coin aan wax dhaqaaq ah lahayn.
Trades-ka aan jeclahay waa kuwa trend leh oo consolidation kasoo baxaya. Taasi waxay iga caawisaa inaan si degdeg ah u helo faa’iido ama aan u aqbalo khasaaraha oo trade-ka uga baxo.
Marka aan usoo noqdo PUMP, marka la eego in lacagtu RH kasoo wareegayso oo ay Solana kusoo laabanayso, su’aashu waxay noqoneysaa: lacagtu xaggee geli kartaa? Stonk iyo Pump labaduba waa candidates.
Laakiin waxaan ognahay in STONK revenue-giisu hoos u dhacay, chart-kuna bearish yahay. Kadib markaad eegto PUMP iyo revenue geeda, oo qiyaastii 2M maalintii ah, waxay kuu sameyneysaa thesis ah in lacagtu halkaas u wareegi karto.
Waxa kale oo sii xoojinaya waa in $PUMP uu correction kasoo baxay, halka $STONK uu correction galay.
Sida aan horey idiin sheegay, anigu altcoin trade m
