uk
Feedback

Не попадись на ботовода! Telemetrio знаходить і позначає такі канали мітками 👉 Хочеш бачити мітку, оформляй підписку 👈

Mx Trading Journal

Mx Trading Journal

Відкрити в Telegram

channlekan waa journel keyga iyo daytrading ka aan sameeyo. in badan oo khasaaro ah way jirto iyo sidoo kale faa'ido. telegramkeyga khaaska ah @mx_crypto1

Показати більше
3 346
Підписники
Немає даних24 години
-147 днів
-6630 днів

Триває завантаження даних...

Схожі канали
Немає даних
Виникли проблеми? Будь ласка, оновіть сторінку або зверніться до нашого support-менеджера.
Хмара тегів
Немає даних
Виникли проблеми? Будь ласка, оновіть сторінку або зверніться до нашого support-менеджера.
Вхідні та вихідні згадування
---
---
---
---
---
---
Залучення підписників
жовт '26
жовтень '26
+4
в 0 каналах
вересень '26
+32
в 0 каналах
Get PRO
серпень '26
+43
в 0 каналах
Get PRO
липень '26
+65
в 0 каналах
Get PRO
червень '26
+40
в 0 каналах
Get PRO
травень '26
+42
в 0 каналах
Get PRO
квітень '26
+51
в 0 каналах
Get PRO
березень '26
+53
в 0 каналах
Get PRO
лютий '26
+68
в 0 каналах
Get PRO
січень '26
+75
в 0 каналах
Get PRO
грудень '25
+111
в 0 каналах
Get PRO
листопад '25
+134
в 0 каналах
Get PRO
жовтень '25
+346
в 0 каналах
Get PRO
вересень '25
+634
в 0 каналах
Get PRO
серпень '25
+380
в 0 каналах
Get PRO
липень '25
+230
в 1 каналах
Get PRO
червень '25
+1 944
в 0 каналах
Дата
Залучення підписників
Згадування
Канали
10 жовтня0
09 жовтня0
08 жовтня+1
07 жовтня0
06 жовтня+1
05 жовтня0
04 жовтня0
03 жовтня0
02 жовтня+1
01 жовтня+1
Дописи каналу
https://pump.fun/join/MaxamedCrypto iso follow gareeyam hadda kadib wixi shittcoin ah pumpfun weeye

2
kuwan in ay dhaqaaq sameeyan onchain dan baa ugu jirta, oo dadka xagaa lacagta kasoo sameeya waxay imaanayan onchain
222
3
https://x.com/MaxamedCrypto/status/2107042001116094606?s=20 btc iyado oo range ku jirta, waxaa mooda in memecoins waa wayn ay dhaqaaq sameynayaan. tan oo kale waxay dhacday bullrunki hore, oo marka hore waxaa dhaqaaq sameym majors kadib alts kadib onchain
213
4
sidan oo kale ayaa laga yaab in ay dhacdo btc
sidan oo kale ayaa laga yaab in ay dhacdo btc
188
5
btc hadda range gudihiisa ayay joogta. rr ilma fiicna illa ugu yaraan aan 89k+ gaarno oo ugu yaraan breakout sameyso. ama aan
btc hadda range gudihiisa ayay joogta. rr ilma fiicna illa ugu yaraan aan 89k+ gaarno oo ugu yaraan breakout sameyso. ama aan dib ugu soo noqono 80k, markaas oo aan rabo in long ka qaato. inta u dhaxaysa faa'ido badan ma leh
207
6
onchain wxii aan hysty waan iibiyay aan ahayn fone hadda. dib baan usoo bilaabi maadam suuqa volume uusan jirin. fone isagan haduu dhaqaaq sameyn waayo waan iibin
211
7
BTC ✅
BTC ✅
209
8
https://youtube.com/playlist?list=PLKItFyoma4GeQSNjY7LM5qtEgTFUidxYI&si=EHiaIZ8WwJSgE_UO qofki trading ku cusub. Playlostigan dhameyso
291
9
Asbuuci ugu dambeeyay lacagta ugu badan waxan ka sameynay perps dad badanna ila qabaan. Hadda nnchain xooga volume ma jiro lkn wuu soo noqon say ila tahy. Keliya waa xagee inkasto hadda solana ay roonthy
289
10
Немає тексту...
295
11
qofkasta oon rh chain kaso wareegin oo iman sol, dhamaan dhulka ayay galeen
270
12
comment ku qor coins ka aad isleedahy dhaqaaq ayay sameyn
260
13
Qof kasta wuxuu sugayaa $80K si uu long u qaato. Taas awgeed, ila tahay in aysan hadda dhici doonin ilaa aan $87K gaarno. Dad
Qof kasta wuxuu sugayaa $80K si uu long u qaato. Taas awgeed, ila tahay in aysan hadda dhici doonin ilaa aan $87K gaarno. Dadka intooda badan suuqa way ka maqan yihiin iyagoo sugaya correction. Qasab ma aha in liquidity-ga hoose marka hore la qaado, sababtoo ah haddii taas la sameeyo, qof kasta waxay u noqon lahayd trade fudud.
270
14
btc sidaan filayay weeye lkn ilaa ay 85k jebiso ma dhihi karno waan soo noqonay. altcoins in ay dhaqaas sameeyan waxay ku xir
btc sidaan filayay weeye lkn ilaa ay 85k jebiso ma dhihi karno waan soo noqonay. altcoins in ay dhaqaas sameeyan waxay ku xiranthy inta badan october suuqa crypto bullish buu noqdaa
230
15
doge hadu jebiyo resitence, waxbadan kama xigaan 0.10
doge hadu jebiyo resitence, waxbadan kama xigaan 0.10
228
16
https://x.com/testingcatalog/status/2105666923153281185
209
17
protocols-ka ugu lacagta badan
protocols-ka ugu lacagta badan
174
18
fone retest wuu sameeyay. fikirkey keyga waa hadii pump 0.006+ kor u dhaafto fone iyo eco systemkeeda qaardkood in ay dhaqaaq
fone retest wuu sameeyay. fikirkey keyga waa hadii pump 0.006+ kor u dhaafto fone iyo eco systemkeeda qaardkood in ay dhaqaaq sameyn doonan. 5M haduu ka hoos maro waa iskaga bixi. wixii 10M+ ka badan faa'ido ayaa qaadan
156
19
u maleyn maayo in near hoos u dhac saaid ah sameyn doonto maadam lacagta ay yartahay. sidoo short iyo long labadaba umalyn maayo in faaido wayn keeni doona marka la eego near. focusk waa long bullrun marka lagu jiro siiba.
176
20
Community Alert: Near Intents was exploited for $3.8M+ after its BSC hot wallet saw multiple irregular outflows a few hours a
Community Alert: Near Intents was exploited for $3.8M+ after its BSC hot wallet saw multiple irregular outflows a few hours ago. Near Intents hot wallet 0x233c has since stopped processing transactions and the site status shows an ongoing incident impacting multiple EVM chains. The funds were immediately transferred to Kucoin and bridged to Bitcoin. BSC theft address 0x09fd1f5d9f185067a92493e43aa259ea4ab3ad37
180