ar
Feedback

لا تقع ضحية للمخادعين! تيليمتريو يكتشف ويُميّز هذه القنوات 👉 إذا كنت تريد رؤية العلامة، اشترك

Mx Day Trading Journal

Mx Day Trading Journal

الذهاب إلى القناة على Telegram

channlekan waa journel keyga iyo daytrading ka aan sameeyo. in badan oo khasaaro ah way jirto iyo sidoo kale faa'ido. telegramkeyga khaaska ah @mx_crypto1

إظهار المزيد
3 300
المشتركون
-624 ساعات
-267 أيام
-9430 أيام
أرشيف المشاركات
Caawa live waa iska dayn maadama wax cusub jirin. Waa inoo iyo habeen dambe

I am thinking of taking this cashcat trade
I am thinking of taking this cashcat trade

Habeen dambe sidoo kale live youtube ba jjra

some interesting things i found. after every low, Btc usually sweeps highs before continuing lower. so either bottom is in an
some interesting things i found. after every low, Btc usually sweeps highs before continuing lower. so either bottom is in and we sweep 88k or the bottom is not in yet and we go back t 75k

these are the levels i am watching for useless. if btc and market is back, it will go higher, otherwise it will go to the low
these are the levels i am watching for useless. if btc and market is back, it will go higher, otherwise it will go to the lower support

رسالة صوتية00:47

Galab wanaagsan. Hadhow caawa 9:30 live youtube baa sameyn.

yuhuud miya faa;ido leh. sidoo kale waxa ku furan fud social media.

pump looks shitt. meesha hoose marku gaaro laga yaabe in aan eego
pump looks shitt. meesha hoose marku gaaro laga yaabe in aan eego

Waxa jira wax la dhao thesis ama aragti aad adigu leedahay. Tusaale ahaan, trade ka aad rabto waa inuu noqdaa wax adiga kaa yimi ama baaritaan aad samaysay. Kadib, waxaad eegtaa fundamentals iyo holders. Waxa kale oo jira wax la dhaho supply and demand. Tusaale ahaan, haddii qof uu haysto 3% supply, laakiin narrative fiican yahay oo chart la trade gareyn karo leh, xitaa haddii uu iibiyo, qof kale ayaa iibsan. Marka, waxa wax walba ka muhiimsan waa aragtida aad qabto, narrative fiican, fomo oo aad iska ilaaliyo iyo inaad leedahay invalidation

i have zcat also in watchlist. if zec and stonk is up most likely also zcat will be
+1
i have zcat also in watchlist. if zec and stonk is up most likely also zcat will be

stonk is also up. if it can break this range it can go to 130m+
stonk is also up. if it can break this range it can go to 130m+

it is not looking good
it is not looking good

Broke support
Broke support

baton 20% baan ka raadin
baton 20% baan ka raadin

Subax wanaagsan. Inkastoo suuqa stocks hoos u dhac ku yimid, weli BTC structure keeda waa bullish. Sidoo kale, waxaan arkaa c
Subax wanaagsan. Inkastoo suuqa stocks hoos u dhac ku yimid, weli BTC structure keeda waa bullish. Sidoo kale, waxaan arkaa coin risk ah oo dhaqaaq sameeyay sida PEPE.

Kuma qaldaneen fikirkan
+1
Kuma qaldaneen fikirkan

tradeska inta badan waan iskaga baxay. keliya wxn raadin keliye kuwa scalping ah. ilama fiicna btc

gm asxaabta. btc ma fiican maadam 4h fvg ay kasoo noqotay. weak weeye marka is ilaaliya
gm asxaabta. btc ma fiican maadam 4h fvg ay kasoo noqotay. weak weeye marka is ilaaliya