en
Feedback
Maxamed Crypto

Maxamed Crypto

Open in Telegram

la xiriir wixi parnership ama caawimad aha @mx_crypto1

Show more
3 439
Subscribers
No data24 hours
-47 days
-2430 days
Posts Archive
nimanyahow. lacag free ah maalinkasta idiin keena. useless 20% korar ah ayay sameysay πŸ˜‚

Btc ama 63k ayaan ku hormari ama 60k
Btc ama 63k ayaan ku hormari ama 60k

Suuqa crypto wuxuu ku shaqeeyaa liquidity. SL iyo TP xaggee ayay yaallaan? Inta badan meesha SL-ku yaallo ayay market makers-
Suuqa crypto wuxuu ku shaqeeyaa liquidity. SL iyo TP xaggee ayay yaallaan? Inta badan meesha SL-ku yaallo ayay market makers-ka geeyaan, kadibna dib ayay uga soo celiyaan. Haddii taas dhacdo, support-ka wuu adagyhay, taas oo ka dhigan in buyers badan ay halkaas joogaan. marka price ka kusoo noqdo support, waa meesha entry-ga ugu fiican laga raadiyo.

Doge 0.08 haduu yimaado ilama xuma maadam fvg iyo support adag tahay
Doge 0.08 haduu yimaado ilama xuma maadam fvg iyo support adag tahay

Discordkq haduu saan kuu ahayn kuma jirto
Discordkq haduu saan kuu ahayn kuma jirto

Waxa ka hadlaayo waakan. Habeen dhoweyd shan beri o free ah ayaan baxshay. Cid discordkqku xiriirsatay xita ma jirto Meel cidla ah ayaa dhex fadhidaan

Waqtiga ugu haboon aad crypto uga faa'ideysan karta waa haddanoo btc marayso 60k

$USELESS maalmihii ugu dambeeyay dhaqdhaqaaq fiican ayuu sameynayay. Wuxuu ka baxay consolidation-kii, haddana retest ayuu sa
$USELESS maalmihii ugu dambeeyay dhaqdhaqaaq fiican ayuu sameynayay. Wuxuu ka baxay consolidation-kii, haddana retest ayuu sameeyay. Wuxuu ka mid yahay coins-ka watchlist-kayga ku jira.

MxCrypto team badan ayaa kasoo baxaya
MxCrypto team badan ayaa kasoo baxaya

Waxyaabaha aan Soomaalida ku arkay waxaa ka mid ah in dad aad u yar ay si dhab ah u fahamsan yihiin suuqan. Dadkeenna intooda badan xitaa isticmaalka Discord-ka ayaa ku adag, iskaba daa trading. Bulshooyinka kale runta haddii laga hadlo, way naga horreeyaan dhanka fahamka, isticmaalka tools-ka, iyo la qabsiga suuqa.

Trades-ka discordka
+1
Trades-ka discordka

habeen aana live lacag sameyn ma jirto

Zec trade-kii caawa.
Zec trade-kii caawa.

4ta galabta kama gaaro. live-ka caawa waa 9ka habeenimo

Hal wax oo aysan dadku kuu sheegin ayaa jira: suuqan experience-ka ayaa ah waxa ugu muhiimsan. Aqoon kasta waad baran kartaa, laakiin haddii aadan suuqa ku jirin ugu yaraan 1 ilaa 2 sano, experience dhab ah ma lihid. Marka aad muddo ku jirto, waxaad gaareysaa heer aad chart-ka ama price action-ka β€œdareemi” karto. Waxaad bilaabeysaa inaad fahanto meesha qiimuhu u badan yahay inuu aado

coinan bada sida zcash hoos u dhac ayay sameynayan maxaa yeelay wax faa;ido leh ma lahan