fa
Feedback
Maxamed Crypto

Maxamed Crypto

رفتن به کانال در Telegram

la xiriir wixi parnership ama caawimad aha @mx_crypto1

نمایش بیشتر
3 406
مشترکین
-224 ساعت
-97 روز
-2130 روز
آرشیو پست ها
Hadaa rabto in aa horamar gaarta weliga dad kaa fiican ama dad raba meesha aad rabto la saaxib.

Waa tii mid imaam ah oo nafta ii keeni jiray dhahay sxbow shitcoin aan 100 saarto iisheeg. Inaan laptop iibso dhahay ahayd😂

Niman waxaa soo baxay trade baan an shaqodooda ahayn coin marba dhinac u dira 🤣

Fursadaha suuqa iyo waxyaabo badan ayaan uga hadl

Habeen dambe 9:30 youtube live baa jira.

War ani intee igu dhacdy wxn oo kale. Coinska dadka caanka ah qy sameeyan lacag in laga sameeyo way adagthy
War ani intee igu dhacdy wxn oo kale. Coinska dadka caanka ah qy sameeyan lacag in laga sameeyo way adagthy

Xalay maxa idin sheegay. Laptop fashil buu noqon
Xalay maxa idin sheegay. Laptop fashil buu noqon

Wax yar baa ka dhiman

9:30 caawa youtube ka live

Ma soo Celiya live youtube-ka

Pons live ka ma xasuusatan marku 20m marayay
Pons live ka ma xasuusatan marku 20m marayay

No risk, no Money.
No risk, no Money.

Waa soo noqday

Solana waxay muujinaysaa awood, sidoo kalena waxay ka baxday downtrend-kii ay muddo ku jirtay. Korarkan waxaa qayb weyn ka qa
Solana waxay muujinaysaa awood, sidoo kalena waxay ka baxday downtrend-kii ay muddo ku jirtay. Korarkan waxaa qayb weyn ka qaadanaya on-chain volume-ka oo dib u soo laabanaya iyo ANSEM oo gaaray $400M market cap. Laakiin weli si buuxda bullish looma oran karo ilaa SOL ay dib u noqoto support-kii hore .

Nimanyahow kuwo ma shaqeystayaal ah oo ani igu qaraqbanaya ayaa soo baxay. Yaan leydin gaadin
Nimanyahow kuwo ma shaqeystayaal ah oo ani igu qaraqbanaya ayaa soo baxay. Yaan leydin gaadin

Qeybta notifications kq furo MxCrypto ai si aysan kuu, dhaafin waxa whales ku iibsanayaan