ru
Feedback
Maxamed Crypto

Maxamed Crypto

Открыть в Telegram

la xiriir wixi parnership ama caawimad aha @mx_crypto1

Больше
3 437
Подписчики
-124 часа
Нет данных7 дней
+1230 день
Архив постов
Solana waxay muujinaysaa awood, sidoo kalena waxay ka baxday downtrend-kii ay muddo ku jirtay. Korarkan waxaa qayb weyn ka qa
Solana waxay muujinaysaa awood, sidoo kalena waxay ka baxday downtrend-kii ay muddo ku jirtay. Korarkan waxaa qayb weyn ka qaadanaya on-chain volume-ka oo dib u soo laabanaya iyo ANSEM oo gaaray $400M market cap. Laakiin weli si buuxda bullish looma oran karo ilaa SOL ay dib u noqoto support-kii hore .

Nimanyahow kuwo ma shaqeystayaal ah oo ani igu qaraqbanaya ayaa soo baxay. Yaan leydin gaadin
Nimanyahow kuwo ma shaqeystayaal ah oo ani igu qaraqbanaya ayaa soo baxay. Yaan leydin gaadin

Qeybta notifications kq furo MxCrypto ai si aysan kuu, dhaafin waxa whales ku iibsanayaan

gmgn hot seach meesha ay ku qoranthay aad ayaan u isticmaala. waxay ku tusinayaan traders ka waxa ay baarayan
gmgn hot seach meesha ay ku qoranthay aad ayaan u isticmaala. waxay ku tusinayaan traders ka waxa ay baarayan

https://x.com/vladtenev/status/2077814433762451646?s=20 aasasaha robinhood wuxu sheegay in rwa uu taagerayo. taas oo keentay in memecoinska dhamaantod daatan

Coinka whales ku iibsanayaan waa soldier oo ay geliyeen lacag gaaraysa 30k
Coinka whales ku iibsanayaan waa soldier oo ay geliyeen lacag gaaraysa 30k

cashcat hadda meeshi aan rabay way timi. waan iibsaday. hadii ay support jebiso waa invalidation

range sida aan u trade gareeo. u jeedkada waa in aaad range low ku iibsato kadib ku gado dhexda ama range high
range sida aan u trade gareeo. u jeedkada waa in aaad range low ku iibsato kadib ku gado dhexda ama range high

hadii aad rabto in aad robinhood coins iibsato lasoo deg pumpfun app oo solan adoo hysta ku iibso. lkn ca iska hubi coinka

CASHCAT waxaan filayaa inuu range sameyn doono. Waxaan entry ka raadinayaa marka uu range-ka hoose gaaro kadibna downtrend-ka
CASHCAT waxaan filayaa inuu range sameyn doono. Waxaan entry ka raadinayaa marka uu range-ka hoose gaaro kadibna downtrend-ka jebiyo. Bartamaha range-ka ayaan profit ka qaadanayaa. Coins-ka volume-kan leh hal mar ma dhintaan, badanaa fursad kale ayay ku siinayaan. Haddii uu range low-ka ka hoos maro, waa invalidation

CASHCAT waxaan ka raadin doonaa 30–50% swing trade marka ay gaarto meesha aan calaamadeeyay oo ay breakout sameyso. Haddii ay
CASHCAT waxaan ka raadin doonaa 30–50% swing trade marka ay gaarto meesha aan calaamadeeyay oo ay breakout sameyso. Haddii ay support-kaas jebiso, trade-ka ma galayo. Laakiin sida ay aniga ila tahay, halkaas ayay kasoo noqon kartaa.

photo content

haddi aadan discordka ku jirin. soo gal. waa meesha keliya aan anlysisi iyo fursadaha laga helo waana free https://discord.com/invite/c7ZUF63Rwp

kan inuu waqti qaata laga yaaba

Haddii meme coins-ku soo noqonayaan, $FARTCOIN-na way soo noqon doontaa. Waxaa xasuusataan inaan $USELESS meel fiican kasoo q
Haddii meme coins-ku soo noqonayaan, $FARTCOIN-na way soo noqon doontaa. Waxaa xasuusataan inaan $USELESS meel fiican kasoo qabannay. Aagga hoose ee aan calaamadeeyay waa meesha aan rabo inaan ka iibsado, anigoo filaya breakout. Trade-ku wuxuu invalid noqonayaa haddii ay aaggaas ka hoos marto.

head and shoulder waa bearish pattern. inta badan coinka hoos u dhac ayaa ku yimaada waana sida dhacady cashcat
head and shoulder waa bearish pattern. inta badan coinka hoos u dhac ayaa ku yimaada waana sida dhacady cashcat

Wareega 1aad iyo 2 aad ayaa ugu faa'ido badan. Wixii inta ka dambeeya inta badan khasaaro ayaa kala kulmi
Wareega 1aad iyo 2 aad ayaa ugu faa'ido badan. Wixii inta ka dambeeya inta badan khasaaro ayaa kala kulmi