Beta academy (cryptocurrency)
Waxaad joogtaa barta ugu muhiimsan ee xogaha suuqa Crypto ee Af-soomaali ku baxa. Ka baro crypto: Betaacademy.tech
Show more📈 Analytical overview of Telegram channel Beta academy (cryptocurrency)
Channel Beta academy (cryptocurrency) (@betaacademyofficial) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 13 297 subscribers, ranking 7 630 in the Cryptocurrencies category and 568 in the Somalia region.
📊 Audience metrics and dynamics
Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 13 297 subscribers.
According to the latest data from 06 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -167 over the last 30 days and by -19 over the last 24 hours, overall reach remains high.
- Verification status: Not verified
- Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 10.18%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
- Post reach: On average, each post receives 0 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
- Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.
📝 Description and content policy
The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
“Waxaad joogtaa barta ugu muhiimsan ee xogaha suuqa Crypto ee Af-soomaali ku baxa.
Ka baro crypto: Betaacademy.tech”
Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 07 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Cryptocurrencies category.
Data loading in progress...
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 07 September | 0 | |||
| 06 September | 0 | |||
| 05 September | 0 | |||
| 04 September | 0 | |||
| 03 September | 0 | |||
| 02 September | 0 | |||
| 01 September | +2 |
| 2 | Soo noolaanshaha Solana chain wuxuu saamayn wanaagsan ku yeeshay Raydium (Ray) oo maanta kaliya ay ku siyaaday 65%. Raydium waa Dex ugu badan ee Solana lagu trade gareeyo. | 329 |
| 3 | Hadda suuqa memecoinska waxaa ka suurtagal ah in 4 maalmood gudahood uu coin ka dhaqaaqo $1m-$100m halkii 2 bilood ka hor aysan badankood dhaafi karin $1m mc. | 316 |
| 4 | Networka Solana ayuu ku sameeyey memecoinkiisa oo isaga loogu magac daray. Hada waxay ka mid tahay memeska ugu koboca fiican Solana. | 306 |
| 5 | Ansem waa ninkii hormuudka u ah bilaabashada cyclekan. Waa mid ka mida indicatorada ugu wanaagsan ee suuqa crypto uu haysto hadda. Cyclekii hore markii daadashadu bilaabatay ee kor la joogay ayuu ka digay in suuqii uu galayo bear market.
Hadana wuxuu inoo sheegay in cyclekii uu bilowday.
Ninkaa hala follow gareeyo. | 307 |
| 6 | Asc waraxmah akhyaar aad baan idiin salaamay isku soo noqosho wanaagsan.
Waxaan joognaa xiligii ay ugu haboonayd in suuqa crypto lagu soo laabto. Coinanka badankood dhulka ayey yaalaan, memecoinsku waa wada ordayaan badankood, waxaa soo laabanaya oo soo laba kaclaynaya bulshadii crypto.
Xiliga aan hadda joogno halvingkii waxaa ka dhiman 2 sano wax ku dhow, sanad kadib halvingkana waa markii laga bixi lahaa farsamo ahaan. Marka xili hore oo dahabi ah ayaan joognaa dadka badankoodna waxay baraarugi doonaan marka buuqa iyo cagaarka suuqu uu meel walba gaaro.
Waxaan dib u bilaabaynaa tradingka suuqyada waaweyn iyo kuwo memeska. | 326 |
| 7 | Asc waraxmah akhyaar maalin wanaagsan. Halkan waqti bilo ah ayaan kala maqnayn, waxaana ku balanay inaan suuqa banaanka ka joogno inta uu ku jiro bear marketka. Intiina la socotay xaalada guud ee suuqa crypto waxaad aragteen soo kabasho dhanka qiimaha ah iyo bulshadii crypto oo mar kale karaar la timid oo soo kacaysa.
Marka la eego Bitcoin oo ah indicatorka suuqa ugu weyn, khubaro badan waxay qabaan in la gaaray salkeedii (halkii ugu hoosaysay ee ay gaari lahayd) qaar kalana waxay qabanaan in aan wali la gaarin oo ay u dhiman tahay hoos u dhacyo kale. Taas wali ma kala cadda oo Btc waqti ayaan siinaynaa.
Meesha muhiimka ah:
Meesha muhiimka ah ee ay tahay inaan hadda diirada saarno waa coinanka kale oo u muuqda in qaarkood ay salkii gaareen ayn tahay in hoos laga soo raaco, ugu yaraan in faaido laga sameeyo meelaha ay hadda joogaan iyadoo aanba la gaarin meertadii afar sanadlaha ahayd.
Waxaan isla eegi doonnaa coinan mashruucyo wanaagsan ku fadhiya iyo aagga laga raaci karo imsha Allah. | 604 |
| 8 | https://www.facebook.com/share/v/1ETbCjdwXe/?mibextid=wwXIfr | 1 354 |
| 9 | Suuqa banaanka ka joog waxaa inoo balan ah sanadka dhamaadkiisa. Hadii aadan wali arag daawo muuqalaka Pinka saaran. | 1 961 |
| 10 | 💸 Si fudud ula soco dhaqdhaqaaqa lacagtaada adigoo adeegsanaya @hoopaywallet
✅ Fudud
🔒 Casri ah
🛡️ Amaan ah
Soo dejiso HOOPAY:
▶️ PlayStore: https://bit.ly/4nxnmuH
▶️ AppStore: https://apple.co/4o9Di7s | 2 288 |
| 11 | Professorkii chineseka ahaa wuxuu yiri Bitcoin waxaa sameeyey CIA.
https://x.com/gigglingganon/status/2044627976185164039?s=46 | 1 857 |
| 12 | Aasaasaha Binance CZ ayaa ka jawaabay: qoraalka oo dhan linkga hoose ka akhriso lkn si kooban wuxuu sheegay in kaliya upgrade lagu samaynayo networkyada blockchain walba. Upgradeka ka dib ma jabin doono quantum computer.
https://x.com/cz_binance/status/2038957571667825124?s=46 | 2 145 |
| 13 | Postgan wuxuu ku saabsanaa google oo hormarinaysay quantum computers awood u yeelan kara in ay jabin karaan amniga Bitcoin mustaqbalka.
Waxaa baqdin ka abuurantay isku halaynta amniga ee Bitcoin kadib hirgelinta quantum computers. | 1 931 |
| 14 | https://x.com/cointelegraph/status/2038935730286985723?s=46 | 1 863 |
| 15 | Joogsigeeda xiga wuxuu u muuqdaa $55k. | 2 127 |
| 16 | Sida la isku nabaayo kawaran | 2 540 |
| 17 | Dhamaadka 2026, halka aan filayno in BTC ay gaarto. Waa halka aynu is leenahay waan ka bilaabi karnaa ololaha meertada xigta (next cycle campaign) | 2 308 |
| 18 | Crypto update, waa sidee mustaqbalka dhow iyo kan fog ee Crypto. maxaa inala gudboon hadda iyo hadhow? | 2 987 |
| 19 | BITCOIN: $82k | 1 993 |
| 20 | BTC: $87k | 2 149 |
