cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Beta academy (cryptocurrency)

Waxaad joogtaa barta ugu muhiimsan ee xogaha suuqa Crypto ee Af-soomaali ku baxa. Ka baro crypto: Betaacademy.tech

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
12 090
المشتركون
+924 ساعات
+937 أيام
+3 31130 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

xiligan, narrativeyada loo malaynayo inay si fiican u qaaliyoobi doonaan waxaa ka mida Real world assets tokenization (RWA), oo ah hantidii caadiga ahayd oo tokeno laga dhigay kadibna blockchainka la galiyey. waxaa hormuud ka ah sheekadan shirkadda Blackrock. si aad wax badan uga ogaato RWA ka baar youtubeka, si aad uga faaidaysatana waxaad iibsan kartaa tokenada la xiriira shirkadaha ka shaqeeya mashaariicda RWA.
إظهار الكل...
👍 8
Odaygu wuxuu leyayay Biden crypto maba yaqaan. Hadii aad crypto taageerto i dooro ayuu leyahay.
إظهار الكل...
😁 15
Mar trump la weydiiyey: ganacsiyo badan oo crypto ka shaqeeya ayaa maraykan ka tagaya shuruucda amerikanka oo ay ka baqayaan darteed. Wuxuu yiri, cadaawada loo qabo darteed, cadaawada crypto loo qabo ma ogoli waana joojinayaa.
إظهار الكل...
Donald trump wuxuu sheegay in cidii ololihiisa wax ugu deeqaysa ay ugu soo diri karaan crypto ahaan.
إظهار الكل...
😁 35🤣 11👍 5🔥 2👏 1
Bankga 3aad ee Maraykan ugu weyn wells fargo wusxuu sheegay in uu haysto Bitcoin ETF.
إظهار الكل...
👍 7
Bankga adduunka ugu dhaqaalaha badan ee JPmorgan wuxuu cadeeyey in uu portifolioyadiisa ku daray spot Bitcoin ETF. Xili aan fogayn aad ayuu u maagi jiray Bitcoin heer uu ku sheegay ponzi scheme.
إظهار الكل...
👍 6
Badanaa meertadan ayey raacdaa Altcoinska (wixii aan Bitcoin ahayn). January way soo daateen, February iyo march kor ayey u kaceen, April way soo noqdeen, hadda intii May lagu jirey waxaan aragnay kor u kac June iyadana waxaan ka rajaynaynaa mid ka sii fiican.
إظهار الكل...
👍 40 3🔥 1🙏 1
Asbuuc ka dib ETF-yada bitcoin ee Hong Kong waxay soo iibsadeen 4388 xabo oo Bitcoin. Isbedelka aan filayno waa sidan: 1. Supplygii Bitcoin kala bar suuqa waa laga joojiyey 2. Institutions waaweyn sida kuwa ETFka bixiya ayaa suuqa soo galay (halvingskii hore ma jirin) 3. Bankiyo waaweyn iyo asset managers ayaa raba inay maalgashadaan qaarna waaba ku jireen. Supplygii oo yaraaday 50% iyo dalabkii oo batay owgiis, markii ay dhawaan Bitcoin ka baxdo marxaladda uruursiga (accumulation phase) waxaa la filayaa in qiimaheedu cirka galo lana soo qaban waayo oo xitaa exchangesyadu ay waayaan Bitcoin ay ka gadaan dadka.
إظهار الكل...
36👍 13
Render 10%⬆️
إظهار الكل...
👎 9 5
Ogeysiin: Course-ka Crypto currency ku baro Af-Soomaali waxaad ku iibsan kartaa Bank Card. Haddii aad joogtid Dibadda waxaad ku gadan kartaa Cards-ka caanka ah sida VISA, MASTER, AMERICAN EXPRESS IWM.
إظهار الكل...
41🤣 8🔥 4👍 3👏 2