cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qilingΒ», bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Beta academy (cryptocurrency)

Waxaad joogtaa barta ugu muhiimsan ee xogaha suuqa Crypto ee Af-soomaali ku baxa. Ka baro crypto: Betaacademy.tech

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
12 346
Obunachilar
+1224 soatlar
+1817 kunlar
+66630 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Waxay ahayd arin filanwaa ah in SEC oo madax adaygeeda la ogaa ay sidan dhakhsaha ah ku ansixiso Ethereum Spot ETF. Awal hore galkeeda dhinac ayey iska dhigtay iskabadaaye iyada ayey ku eedaysay inaysan crypto ahayn. Wax kastaaba go’aankooda ha badaleen lakiin 2 maalmood ka hor saadaaliyeyaal ka tirssan warbaahinta dhaqaalaha ee Bloomberg ayaa sheegay in rajada lagu ansixin karo Ethereum Spot ETF ay noqotay 75%. Kadib waxaa si fiican u qaaliyoobay Ethereum oo qiimaheeda ay ku darsantay 23% hal maalin. Waxaa laga yaabaa in aan isla markiiba la arag qiime koror degdeg ah laakiin faaiidada ugu weyn ee laga heli doono aqbalida Ethereum ETF waa inay noqotay shay isticmaal gal ah xiliga dheer (long term adoption).
Hammasini ko'rsatish...
❀ 19πŸ‘ 12πŸ”₯ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Degdeg: SEC way ansixisay dhamaan ETF-yadii ETHEREUM galkoodu hor yaalay.
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 23❀ 2
ETHEREUM $3,900
Hammasini ko'rsatish...
πŸ”₯ 28πŸ‘ 2πŸ₯° 2❀ 1
Photo unavailableShow in Telegram
May 22 (maanta) waxaa loo dabaal dagaa maalinka Pizzaha Bitcoin. May/ 22 /2010 nin lagu magacaabo Laszlo ayaa labo xabo oo Pizza ah ka bixiyey 10,000 BTC oo maanta u dhiganta $700M. Dabcan xiligaas Bitcoin qiime badan ma lahayn waxna laguma kala gadan jirin marka Pizzahaas waxay noqotay kii abid ugu qaalisanaa iyo shaygii ugu horreeyey oo Bitcoin lagu kala gato. Waa sababta loo leeyahay bitcoin ha ku qiimayn inta ay maanta joogto ee ka dhigo store of value oo ah inaad hantidaada Bitcoin ahaan u kaydisid si ay qiime kordhaya u yeelato.
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 44😁 11πŸ”₯ 5
Shirkadda Bernstien oo maamusha hanti gaaraysa $725B waxay sheegtay in ay Ethereum gaarayso $6600 marka la ansixiyo spot Ethereum ETF.
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 9πŸ₯° 1
Photo unavailableShow in Telegram
Gala, shalay waa la jabsaday waxaana la soo daabacay 5B xabo oo Gala qayb kamid ahna waa la iibiyey taasoo keentay in qiimaheeda uu dhaco. Maanta waxay dib u soo celiyeen $22M oo kamida waxayna dib ugu celiyeen Gala. Waxay dib refund ugu sameeyeen/ samayn doonaan isticmaalayaashii dhibaatadu ka soo gaartay. Waxay kaloo cod u qaadi doonaan inay gubaan 5B gala ah si ay dib ugu soo celiyaan supplygeedii hore oo ay meesha ka saaraan tiradii shalay la soo daabacay. Dadaalkaas wuxuu sababay inay maanta qaaliyowdo 18%.
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 22❀ 1
Photo unavailableShow in Telegram
Ololaha doorasho ee murashax madaxweyne Donal Trump waa uu aqbalayaa crypto haddii aad taageerayaashiisa tahay oo aad wax ugu deeqaysid. Tani waxay muujinaysaa sida crypto ay u noqonayso lacago si caalami ah loo aqbalo iyo in Trump uu yahay taageere crypto. Haddii uu soo baxo sanadkan waa u casri dahabi ah cryptoda waxaan la rajaynayaa in qolyaha SEC ee nagu jiifsaday uu naga toosiyo.
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 25πŸ”₯ 2
Photo unavailableShow in Telegram
Pepe wuxuu yeeshay ATH (all time high) cusub waxaana hubaal ah in coinanka kale badankood ay yeelan doonaan ATH cusub waqti dhow. Hadii ay suuqa wax kuugu jiraan ha han yaraanin oo waqti dheer hay, hadii aysan wax kuugu jirin wali crypto waa raqiis. Hadii aadan wax fahamsanayn oo aad cusub tahay qaado course crypto ah. Jaaniskan afartii sanaba mar ayuu yimaadaa, hadii la dhaafo 2025 meeshan wax kuma soo qorqori doono oo magaalkaa lakala gali doonaa jaanisku waa hadda.
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 39😁 18❀ 6πŸ”₯ 2
Photo unavailableShow in Telegram
Sawirka ay tahay inaan maskaxda ku hayno waa kan. Cayrsan mayno isbedelada yaryar ee qiimaha ee waa maalgashi dheer iyo bartamaha 2025, xiligaasna waan ka dhamaanaynaa suuqa.
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 30❀ 3
Photo unavailableShow in Telegram
Bankga standard chartered wuxuu sheegay in uu filayo in SEC ay ansixin doonto Ethereum spot ETF asbuucan gudihiisa! W.G
Hammasini ko'rsatish...
πŸ‘ 30πŸ‘ 2