Hagarlaawe HMM☀️
Hoyga Millioneerrada Mustaqbalka. Hagarlaawe Crypto: https://t.me/Hagarlaawecrypto WhatsApp: https://wa.me/message/U24RGE7U7NUJG1 Chat💬: @HagarlaaweSupport2
Show more📈 Analytical overview of Telegram channel Hagarlaawe HMM☀️
Channel Hagarlaawe HMM☀️ (@hagarlaaweacademy) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 15 823 subscribers, ranking 7 676 in the Economy & Finance category and 507 in the Somalia region.
📊 Audience metrics and dynamics
Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 15 823 subscribers.
According to the latest data from 07 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -143 over the last 30 days and by -4 over the last 24 hours, overall reach remains high.
- Verification status: Not verified
- Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 16.02%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 6.05% reactions from the total number of subscribers.
- Post reach: On average, each post receives 2 535 views. Within the first day, a publication typically gains 957 views.
- Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 18.
📝 Description and content policy
The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
“Hoyga Millioneerrada Mustaqbalka.
Hagarlaawe Crypto:
https://t.me/Hagarlaawecrypto
WhatsApp:
https://wa.me/message/U24RGE7U7NUJG1
Chat💬: @HagarlaaweSupport2”
Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 08 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Economy & Finance category.
Data loading in progress...
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 08 September | 0 | |||
| 07 September | +1 | |||
| 06 September | 0 | |||
| 05 September | 0 | |||
| 04 September | +10 | |||
| 03 September | +6 | |||
| 02 September | +1 | |||
| 01 September | +2 |
| 2 | 🚨 DEGDEG — SAADAASHA FED IYO DULSAARKA
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
📊 🇺🇸 Citi waxay filaysaa in Fed-ku uu sameeyo dhimista heerka dulsaar 25 bps ah bisha Juun, Sebtembar iyo Diseembar 2027, taas oo ka duwan saadaashii hore ee ahayd Oktoobar, Diseembar 2026 iyo Janaayo 2027. | 1 181 |
| 3 | Gold falls almost 1,000 pips due to the NFP effect! 🔥 | 1 277 |
| 4 | NFP waxuu kuso baxay good news DXy bull.
Unemployment Rate waa is badal eh majiro. | 1 276 |
| 5 | NFP iyo galabta 15:30 | 1 326 |
| 6 | Dadki badana ma oga qiimaha waxyaalaha. Fundmentalka iyo Strengthka.
Tusaale CHF ayaa xoog ahayd maanta, EURCHF iyo USDCHF ayaan sell xogan ka qabaty.
Wx kale maahan waa toolskaa.
Guulaysta. Dedaala. | 1 464 |
| 7 | Si aad botkan u hesho fadlan shurudahan buuxi 📝
Plan 1 waa inad Justmarket linkgan iska diwan galiso, kadib aad verify garayso ✅:
JM Link: https://one.justmarkets.link/a/tpp1ru0s8s
Plan 2: waa Monthly subscribtion $49 ah kaliya 💰. Wuxuu ku anfacayaa haddiibaad wax 1k ka badan gashanayso akoonkaga aanu Justmarket ahayn ama aad horey u lahayd.
Wixii faahfaahina muuqaalkan hoose daawo, suaalahaagana nagu waydii 👇:
TELEGRAM: @Hagarlaawesupport
WhatsApp: +252 90 550 8273 | 1 426 |
| 8 | Hagarlaawe Academy waxaa la bilaabay 2021 Sebteembar. Sannadkii 6aad ayaa u bilowday.
Sannadguuradan awgeed ascaabta Suuqa FX oo dhan waxa aannu u sii daynaynaa robotka ATLAS.
ATLAS waxa uu ku shaqeeyaa 20 pair oo FX ah iyo GOLD.
Win ratekiisu waa macquul. Waxa aan tijaabinnay 6 bil ee tagtay.
Strategyga uu ku shaqynayaa waa Haagatlaawe Protocols 2026.
Waxaa lagaa doonayaa inad akoon Live ah oo Justmarket ah ku xidhato bes.
Khidmad bille iyo sannadle ahba malahan haddii aad Brokerka aan rabno iska diwan galiso.
Dhammaan shuruudaha muuqaal ayan idinku faahfaahin.
Lacagta aad Prop Firm ka shaqysto ku maalgasho. Risk manageny wanagsan ayuu samaynayaa. Qasaarihiisuna waa kantarolan yahay.
Expect all info in the next post.
#guuliwaawali | 1 354 |
| 9 | JPY strength kaa ka sugaynay Ogosto oo dhan maanta iyo shalay oo Septembar bilaabatay ayay samaysay.
GJ 500pips sell last24 hours. 😲 | 1 330 |
| 10 | BTC GOLD | 1 663 |
| 11 | No text... | 1 723 |
| 12 | 🚨 DEGDEG — SIYAASADDA LACAGTA EE BOE
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
📊 🇬🇧 Saaxiibayaal, suuqyada ayaa hadda filaya in bangiga ingiriiska ay kor u qaadi doonto heerka dulsaar 50bps bisha Febraayo — rajada kor u kac weyn ayaa cirka isku shareertay.
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
📊 Saameynta Suuqa
🇬🇧 GBP 📈 Bullish | 1 819 |
| 13 | Dagaalka Iran ayaa dib u qarxay, suuquna wuxu samaynayaa Volitily aad u fara badan.
24kii saac ee la soo dhaafay Gold waa uu hoos u dhacay 1700 pip.
Kaa soco Live Strength;
https://fxstrength.app/ | 2 230 |
| 14 | 🚨 DEGDEG — XIISADDA IRAN IYO MARAYKANKA ⚔️
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
⚔️ Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa sheegay inay soo rideen diyaarad drone ah oo Mareykanku leeyahay (MQ-9) meel u dhow Badda Hormuz, sida uu baahiyay Mehr News. | 1 960 |
| 15 | 🚨 DEGDEG — XIISADDA IRAN IYO MARAYKANKA ⚔️
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
⚔️ Milatariga Maraykanka ayaa sheegay in ciidamadoodu weerar kooban oo sax ah ku qaadeen unugyo IRGC ah oo miinooyin dhigayay kana halis ahaa marin-biyoodka Hormuz. | 1 958 |
| 16 | Xalay waxaa dib u bilaawday dagaalkii Iran iyo USA 🇺🇸
Mareykanka ayaa weeraray Iran.
Ilaalada kacaanka iran jaawab bey kabixiyen. | 1 932 |
| 17 | BTC SELL trade. | 2 359 |
| 18 | Shirkii Jackson Hole iyo hadalkii FED Warsh ayaa gold 2kun oo pip ku dhowaad dhulka gashay. | 2 291 |
| 19 | 🚨 DEGDEG — XOGTA DHAQAALAHA MARAYKANKA
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
📊 🇺🇸 wax-soo-saarka guud ee dalka (GDP) Deflator-ka Maraykanka oo kor u kacay 6.4% — sicirbarar xooggan ayaa muuqda.
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
📊 Saameynta Suuqa
🇺🇸 USD 📈 Bullish
💵 DXY 📈 Bullish
🥇 Gold 📉 Bearish | 2 320 |
| 20 | 🚨 DEGDEG — XOGTA SICIRBARARKA MARAYKANKA
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
📊 🇺🇸 tusmada kharashaadka macaamiisha (PCE) Price Index ee Maraykanka oo kor u sii joogtay 3.7% sanadkii — wax yar ka sarreeya filashada, sicirbararkuna weli wuu adagyahay.
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
📊 Saameynta Suuqa
🇺🇸 USD 📈 Bullish
💵 DXY 📈 Bullish
🥇 Gold 📉 Bearish | 2 049 |
