es
Feedback
Beta academy (cryptocurrency)

Beta academy (cryptocurrency)

Ir al canal en Telegram

Waxaad joogtaa barta ugu muhiimsan ee xogaha suuqa Crypto ee Af-soomaali ku baxa. Ka baro crypto: Betaacademy.tech

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram Beta academy (cryptocurrency)

El canal Beta academy (cryptocurrency) (@betaacademyofficial) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 13 323 suscriptores, ocupando la posición 7 631 en la categoría Criptomonedas y el puesto 570 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 13 323 suscriptores.

Según los últimos datos del 04 septiembre, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -150, y en las últimas 24 horas de -11, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 10.16%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener N/A% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 0 visualizaciones. En el primer día suele acumular 0 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 0.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Waxaad joogtaa barta ugu muhiimsan ee xogaha suuqa Crypto ee Af-soomaali ku baxa. Ka baro crypto: Betaacademy.tech

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 05 septiembre, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Criptomonedas.

13 320
Suscriptores
-1124 horas
-277 días
-15030 días

Carga de datos en curso...

Nube de Etiquetas
Sin datos
¿Algún problema? Por favor, actualice la página o contacte a nuestro gerente de soporte.
Menciones Entrantes y Salientes
---
---
---
---
---
---
Atraer Suscriptores
septiembre '26
septiembre '26
+2
en 0 canales
agosto '26
+11
en 0 canales
Get PRO
julio '26
+13
en 0 canales
Get PRO
junio '26
+5
en 0 canales
Get PRO
mayo '26
+4
en 0 canales
Get PRO
abril '26
+5
en 0 canales
Get PRO
marzo '26
+33
en 0 canales
Get PRO
febrero '26
+4
en 0 canales
Get PRO
enero '26
+3
en 0 canales
Get PRO
diciembre '25
+60
en 0 canales
Get PRO
noviembre '25
+8
en 0 canales
Get PRO
octubre '25
+21
en 0 canales
Get PRO
septiembre '25
+36
en 0 canales
Get PRO
agosto '25
+76
en 1 canales
Get PRO
julio '25
+80
en 0 canales
Get PRO
junio '25
+40
en 0 canales
Get PRO
mayo '25
+33
en 1 canales
Get PRO
abril '25
+117
en 0 canales
Get PRO
marzo '25
+132
en 2 canales
Get PRO
febrero '25
+613
en 2 canales
Get PRO
enero '25
+879
en 2 canales
Get PRO
diciembre '24
+569
en 4 canales
Get PRO
noviembre '24
+442
en 2 canales
Get PRO
octubre '24
+160
en 1 canales
Get PRO
septiembre '24
+269
en 3 canales
Get PRO
agosto '24
+709
en 0 canales
Get PRO
julio '24
+351
en 1 canales
Get PRO
junio '24
+448
en 0 canales
Get PRO
mayo '24
+590
en 0 canales
Get PRO
abril '24
+3 320
en 2 canales
Get PRO
marzo '24
+784
en 1 canales
Get PRO
febrero '24
+3 546
en 2 canales
Get PRO
enero '24
+581
en 1 canales
Get PRO
diciembre '23
+223
en 1 canales
Get PRO
noviembre '23
+1 236
en 0 canales
Get PRO
octubre '23
+65
en 0 canales
Get PRO
septiembre '23
+875
en 0 canales
Get PRO
agosto '23
+2 099
en 0 canales
Fecha
Crecimiento de Suscriptores
Menciones
Canales
05 septiembre0
04 septiembre0
03 septiembre0
02 septiembre0
01 septiembre+2
Publicaciones del Canal
Asc waraxmah akhyaar maalin wanaagsan. Halkan waqti bilo ah ayaan kala maqnayn, waxaana ku balanay inaan suuqa banaanka ka jo
Asc waraxmah akhyaar maalin wanaagsan. Halkan waqti bilo ah ayaan kala maqnayn, waxaana ku balanay inaan suuqa banaanka ka joogno inta uu ku jiro bear marketka. Intiina la socotay xaalada guud ee suuqa crypto waxaad aragteen soo kabasho dhanka qiimaha ah iyo bulshadii crypto oo mar kale karaar la timid oo soo kacaysa. Marka la eego Bitcoin oo ah indicatorka suuqa ugu weyn, khubaro badan waxay qabaan in la gaaray salkeedii (halkii ugu hoosaysay ee ay gaari lahayd) qaar kalana waxay qabanaan in aan wali la gaarin oo ay u dhiman tahay hoos u dhacyo kale. Taas wali ma kala cadda oo Btc waqti ayaan siinaynaa. Meesha muhiimka ah: Meesha muhiimka ah ee ay tahay inaan hadda diirada saarno waa coinanka kale oo u muuqda in qaarkood ay salkii gaareen ayn tahay in hoos laga soo raaco, ugu yaraan in faaido laga sameeyo meelaha ay hadda joogaan iyadoo aanba la gaarin meertadii afar sanadlaha ahayd. Waxaan isla eegi doonnaa coinan mashruucyo wanaagsan ku fadhiya iyo aagga laga raaci karo imsha Allah.

2
https://www.facebook.com/share/v/1ETbCjdwXe/?mibextid=wwXIfr
1 282
3
Suuqa banaanka ka joog waxaa inoo balan ah sanadka dhamaadkiisa. Hadii aadan wali arag daawo muuqalaka Pinka saaran.
1 961
4
💸 Si fudud ula soco dhaqdhaqaaqa lacagtaada adigoo adeegsanaya @hoopaywallet ✅ Fudud 🔒 Casri ah 🛡️ Amaan ah Soo dejiso HOO
💸 Si fudud ula soco dhaqdhaqaaqa lacagtaada adigoo adeegsanaya @hoopaywallet ✅ Fudud 🔒 Casri ah 🛡️ Amaan ah Soo dejiso HOOPAY: ▶️ PlayStore: https://bit.ly/4nxnmuH ▶️ AppStore: https://apple.co/4o9Di7s
2 288
5
Professorkii chineseka ahaa wuxuu yiri Bitcoin waxaa sameeyey CIA. https://x.com/gigglingganon/status/2044627976185164039?s=46
1 857
6
Aasaasaha Binance CZ ayaa ka jawaabay: qoraalka oo dhan linkga hoose ka akhriso lkn si kooban wuxuu sheegay in kaliya upgrade lagu samaynayo networkyada blockchain walba. Upgradeka ka dib ma jabin doono quantum computer. https://x.com/cz_binance/status/2038957571667825124?s=46
2 145
7
Postgan wuxuu ku saabsanaa google oo hormarinaysay quantum computers awood u yeelan kara in ay jabin karaan amniga Bitcoin mustaqbalka. Waxaa baqdin ka abuurantay isku halaynta amniga ee Bitcoin kadib hirgelinta quantum computers.
1 931
8
https://x.com/cointelegraph/status/2038935730286985723?s=46
1 863
9
Joogsigeeda xiga wuxuu u muuqdaa $55k.
2 127
10
Sida la isku nabaayo kawaran
Sida la isku nabaayo kawaran
2 540
11
Dhamaadka 2026, halka aan filayno in BTC ay gaarto. Waa halka aynu is leenahay waan ka bilaabi karnaa ololaha meertada xigta
Dhamaadka 2026, halka aan filayno in BTC ay gaarto. Waa halka aynu is leenahay waan ka bilaabi karnaa ololaha meertada xigta (next cycle campaign)
2 308
12
Crypto update, waa sidee mustaqbalka dhow iyo kan fog ee Crypto. maxaa inala gudboon hadda iyo hadhow?
Crypto update, waa sidee mustaqbalka dhow iyo kan fog ee Crypto. maxaa inala gudboon hadda iyo hadhow?
2 987
13
BITCOIN: $82k
1 993
14
BTC: $87k
2 149
15
Bitcoin: waxay ka hoos martay $90k
2 621
16
Strategy ayaa iibsatay $800M Bitcoin u dhiganta.
Strategy ayaa iibsatay $800M Bitcoin u dhiganta.
2 799
17
https://x.com/rektcapital/status/1399696440927133698?s=46 Waa post ay samaysay Rekt capital 2021, markii ay Bitcoin maraysay $37k ayna tijaabisay 50 EMA. Waa meel u ekayd isla hadda meesha ay joogto Bitcoin. Akhriso xiriirka uu ka dhaxaysiinayo.
2 691
18
Bitcoin, maanta waxaa ay gaartay $95k markaad fiirisid qaab samaysankeeda chart-ka, sida ay sheegeen Rekt capital waxay u egt
Bitcoin, maanta waxaa ay gaartay $95k markaad fiirisid qaab samaysankeeda chart-ka, sida ay sheegeen Rekt capital waxay u egtahay mid samayn doonta lower low.
2 240
19
Pump: Hadii aad haysay Pump, waxaa muuqata in ay luminayso aag muhiim ah, marka isha ku hay.+1
Pump: Hadii aad haysay Pump, waxaa muuqata in ay luminayso aag muhiim ah, marka isha ku hay.
2 040
20
Solana: Qiimaheeda ayaa maanta gaaray $137 walina waxaa muuqda in ay ku jirto downtrend. waxaa la sugayaa aagaga support u no
Solana: Qiimaheeda ayaa maanta gaaray $137 walina waxaa muuqda in ay ku jirto downtrend. waxaa la sugayaa aagaga support u noqon kara ee ay dadku ka soo raaci karaan.
1 752