cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Beta academy (cryptocurrency)

Waxaad joogtaa barta ugu muhiimsan ee xogaha suuqa Crypto ee Af-soomaali ku baxa. Ka baro crypto: Betaacademy.tech

Більше
Рекламні дописи
12 363
Підписники
+1024 години
+1397 днів
+49230 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
50M iyo dhowr wallet ama qof ayaa haysata Bitcoin. Waa sababta uu u leeyahay ….. to the nations 50M holders.
Показати все...
00:32
Відео недоступнеДивитись в Telegram
Waan hubin/xaqiijin doonaa in mustaqbalka crypto iyo mustaqbalka Bitcoin lagu sameeyo gudaha Maraykanka ee aan banaanka loo saarin. Waxaan taageeri doonaa xaqa lahaanshaha crypto ee ay haystaan 50ka milyan. Ma ogolaan doono abuurida Central bank digital currency (CBDC). CBDC waa lacag digitial ah oo ay americanku rabeen in loo isticmaalo booskii dollarka lkn waa lacag number ah. Waxay rabeen inay kula tartamaan Bitcoin oo ay dadka u soo leexiyaan, laakiin nasiib darro waa lacag dowladeed xogta isticmaalaha waa la hayaa waxaana imanaysa in dadka aad loo koontaroolo oo waxay ku sameeyaanba loo jeedo. Dadka crypto isticmaala way ka walwalsanaayeen CBDC. Trump hadda wuxuu leyahay ma ogolaan doono CBDC in la sameeyo waana arin kale oo uu ugu hiiliyey cryptoda. Sababta uu u leeyahay “banaanka loo saaro”, waa in markii shuruucda lagu adkeeyey ay shirkado badan oo mashaariic crypto ka shaqaynayey ay wadanka ka guureen.
Показати все...
👍 1
Coinanka asbuucan ugu faaiidada roonaa ee inoo iibsan: MEMES Brett: 60% Myro: 40% Pepe: 62% Bonk: 50% AIDOGE: 40% DOG: 59% UTILITY TOKENS Uniswap token: 39% Cpool: 51% Patex: 39% Ethereum: 20%
Показати все...
👍 30 5
Waxay ahayd arin filanwaa ah in SEC oo madax adaygeeda la ogaa ay sidan dhakhsaha ah ku ansixiso Ethereum Spot ETF. Awal hore galkeeda dhinac ayey iska dhigtay iskabadaaye iyada ayey ku eedaysay inaysan crypto ahayn. Wax kastaaba go’aankooda ha badaleen lakiin 2 maalmood ka hor saadaaliyeyaal ka tirssan warbaahinta dhaqaalaha ee Bloomberg ayaa sheegay in rajada lagu ansixin karo Ethereum Spot ETF ay noqotay 75%. Kadib waxaa si fiican u qaaliyoobay Ethereum oo qiimaheeda ay ku darsantay 23% hal maalin. Waxaa laga yaabaa in aan isla markiiba la arag qiime koror degdeg ah laakiin faaiidada ugu weyn ee laga heli doono aqbalida Ethereum ETF waa inay noqotay shay isticmaal gal ah xiliga dheer (long term adoption).
Показати все...
24👍 12🔥 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Degdeg: SEC way ansixisay dhamaan ETF-yadii ETHEREUM galkoodu hor yaalay.
Показати все...
👍 24 2
ETHEREUM $3,900
Показати все...
🔥 29👍 2🥰 2 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
May 22 (maanta) waxaa loo dabaal dagaa maalinka Pizzaha Bitcoin. May/ 22 /2010 nin lagu magacaabo Laszlo ayaa labo xabo oo Pizza ah ka bixiyey 10,000 BTC oo maanta u dhiganta $700M. Dabcan xiligaas Bitcoin qiime badan ma lahayn waxna laguma kala gadan jirin marka Pizzahaas waxay noqotay kii abid ugu qaalisanaa iyo shaygii ugu horreeyey oo Bitcoin lagu kala gato. Waa sababta loo leeyahay bitcoin ha ku qiimayn inta ay maanta joogto ee ka dhigo store of value oo ah inaad hantidaada Bitcoin ahaan u kaydisid si ay qiime kordhaya u yeelato.
Показати все...
👍 44😁 11🔥 5
Shirkadda Bernstien oo maamusha hanti gaaraysa $725B waxay sheegtay in ay Ethereum gaarayso $6600 marka la ansixiyo spot Ethereum ETF.
Показати все...
👍 9🥰 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Gala, shalay waa la jabsaday waxaana la soo daabacay 5B xabo oo Gala qayb kamid ahna waa la iibiyey taasoo keentay in qiimaheeda uu dhaco. Maanta waxay dib u soo celiyeen $22M oo kamida waxayna dib ugu celiyeen Gala. Waxay dib refund ugu sameeyeen/ samayn doonaan isticmaalayaashii dhibaatadu ka soo gaartay. Waxay kaloo cod u qaadi doonaan inay gubaan 5B gala ah si ay dib ugu soo celiyaan supplygeedii hore oo ay meesha ka saaraan tiradii shalay la soo daabacay. Dadaalkaas wuxuu sababay inay maanta qaaliyowdo 18%.
Показати все...
👍 22 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Ololaha doorasho ee murashax madaxweyne Donal Trump waa uu aqbalayaa crypto haddii aad taageerayaashiisa tahay oo aad wax ugu deeqaysid. Tani waxay muujinaysaa sida crypto ay u noqonayso lacago si caalami ah loo aqbalo iyo in Trump uu yahay taageere crypto. Haddii uu soo baxo sanadkan waa u casri dahabi ah cryptoda waxaan la rajaynayaa in qolyaha SEC ee nagu jiifsaday uu naga toosiyo.
Показати все...
👍 25🔥 2