en
Feedback
Xirfadlay

Xirfadlay

Open in Telegram

We provide Quality Tutorial, Tips , Courses , Tools and other Resources 👉 Xirfadlay whatspp https://wa.link/mw9jyf 👉 Xirfadlay WhatsApp +252 904620742 👉 Xirfadlay.com

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Xirfadlay

Channel Xirfadlay (@xirfadlay) is an active participant. Currently, the community unites 20 302 subscribers, ranking 9 735 in the Education category and 249 in the Finland region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 20 302 subscribers.

According to the latest data from 06 September, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -246 over the last 30 days and by -16 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 5.45%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects 1.47% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 1 106 views. Within the first day, a publication typically gains 298 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
We provide Quality Tutorial, Tips , Courses , Tools and other Resources 👉 Xirfadlay whatspp https://wa.link/mw9jyf 👉 Xirfadlay WhatsApp +252 904620742 👉 Xirfadlay.com

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 07 September, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Education category.

20 302
Subscribers
-1624 hours
-537 days
-24630 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '26
September '26
+6
in 0 channels
August '26
+43
in 0 channels
Get PRO
July '26
+25
in 0 channels
Get PRO
June '260
in 0 channels
Get PRO
May '26
+7
in 0 channels
Get PRO
April '26
+5
in 0 channels
Get PRO
March '26
+2
in 0 channels
Get PRO
February '26
+7
in 0 channels
Get PRO
January '26
+21
in 0 channels
Get PRO
December '25
+18
in 0 channels
Get PRO
November '25
+19
in 0 channels
Get PRO
October '25
+72
in 0 channels
Get PRO
September '25
+55
in 0 channels
Get PRO
August '25
+76
in 0 channels
Get PRO
July '25
+77
in 0 channels
Get PRO
June '25
+43
in 0 channels
Get PRO
May '25
+50
in 0 channels
Get PRO
April '25
+126
in 0 channels
Get PRO
March '25
+206
in 0 channels
Get PRO
February '25
+274
in 0 channels
Get PRO
January '25
+778
in 0 channels
Get PRO
December '24
+1 910
in 0 channels
Get PRO
November '24
+100
in 0 channels
Get PRO
October '24
+367
in 0 channels
Get PRO
September '24
+590
in 0 channels
Get PRO
August '24
+553
in 0 channels
Get PRO
July '24
+691
in 0 channels
Get PRO
June '24
+423
in 0 channels
Get PRO
May '24
+263
in 0 channels
Get PRO
April '24
+316
in 0 channels
Get PRO
March '24
+305
in 0 channels
Get PRO
February '24
+559
in 0 channels
Get PRO
January '24
+249
in 0 channels
Get PRO
December '23
+62
in 0 channels
Get PRO
November '23
+91
in 0 channels
Get PRO
October '23
+85
in 0 channels
Get PRO
September '23
+126
in 0 channels
Get PRO
August '23
+56
in 0 channels
Get PRO
July '23
+70
in 0 channels
Get PRO
June '23
+50
in 0 channels
Get PRO
May '23
+127
in 0 channels
Get PRO
April '23
+156
in 0 channels
Get PRO
March '23
+70
in 0 channels
Get PRO
February '23
+322
in 0 channels
Get PRO
January '23
+871
in 0 channels
Get PRO
December '22
+431
in 0 channels
Get PRO
November '22
+489
in 0 channels
Get PRO
October '22
+256
in 0 channels
Get PRO
September '22
+726
in 0 channels
Get PRO
August '22
+2 651
in 0 channels
Get PRO
July '22
+18 656
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
07 September0
06 September0
05 September+4
04 September0
03 September+2
02 September0
01 September0
Channel Posts

2
Is-bedelkii waynaa ee ku yimid JavaScript... Ma og tahay in JavaScript oo markii hore kaliya loo adeegsan jiray bilicda iyo muuqaalka kore ee websaytyada, ay maanta tahay mid ka mid ah teknoolajiyadaha ugu awoodda badan ee lagu dhiso server-ada iyo dhinaca dambe ee web-ka ama backend-ga? Isbeddelkaas iyo xawaarahaas waxaa keenay Node.js. Taasina waxay ka dhigan tahay in adigoo adeegsanaya isla xirfaddaadii JavaScript aad maanta si toos ah u maamuli karto backend-ga web-kaaga. Haddaba haddii aad horay u taquannay aasaaska HTML, CSS, iyo JavaScript, koorsadan "Node Js iyo Express Js Course" waxay kuugu muhiimsan tahay si aad ugu tallaabsato horumarinta dhinaca dambe ee web-ka. Maxaad ku baran doontaa koorsadan? 1️⃣. Aasaaska Node.js: Sida koodhka JavaScript loogu socodsiiyo meel ka baxsan browser-ka, maareynta faylasha, iyo dhismaha server cusub. 2️⃣. Awoodda Express.js: Sida loo adeegsado packages-ka, samaynta API Routes-ka kala duwan sida GET, POST, iyo DELETE, iyo qaabka xogta looga aqbalo foomamka HTML. 3️⃣. Qaabdhismeed Xirfadaysan: Habaynta galka Controllers-ka, Routes-ka, iyo maareynta xogta qarsoodiga ah adigoo adeegsanaya faylka .env. Marka aad dhammayso 17-ka cashar ee koorsadan, waxaad si buuxda u noqon doontaa horumariye backend ah, adigoo u diyaargaroobaya maamulka Database-ka iyo way-ga kale Fullstack Development. Waxa aad maanta barato, waa miraha aad berri guran doonto. Ha lumin wakhti kale, isla hadda booqo bogga koorsada, oo daawo muuqaalkeeda hordhaca ah ka hor inta aadan iska diiwaan-galin: https://xirfadlay.com/courses/node-js-express-js-course/.
382
3
No text...
339
4
https://youtu.be/aaR2N95Aahw?si=QKODHLyqi6SWu_7Q
716
5
Ma rabtaa inaad barato Digital Marketing laakiin aadan garanayn meesha aad ka bilaabayso? 👀 Video-kan waxaan kuugu sharxayaa
Ma rabtaa inaad barato Digital Marketing laakiin aadan garanayn meesha aad ka bilaabayso? 👀 Video-kan waxaan kuugu sharxayaa sida aad 2026 uga bilaabi karto Digital Marketing, xitaa haddii aad tahay beginner. Waxaan ka hadli doonaa xirfadaha muhiimka ah, waxa aad marka hore baranayso, iyo sida aad aqoontaada ugu beddeli karto fursado shaqo iyo dakhli online ah. Waxaad baran doontaa: ✅ Digital Marketing waa maxay? ✅ Halkee laga bilaabaa? ✅ Xirfadaha muhiimka ah ee aad u baahan tahay ✅ Strategy & Content ✅ Sida aad u bilaabi karto inaad practice sameyso ✅ Sida aad xirfadda uga dhigi karto fursad 🎯 Haddii aad rabto inaad Digital Marketing barato 2026, video-kan waa meesha aad ka bilaabi karto. 📚 Haddii aad rabto inaad xirfado badan ku barato Af-Soomaali, booqo Xirfadlay Academy. Booqo pagkeena 👉 https://xirfadlay.com/ #DigitalMarketing #DigitalMarketing2026 #Somali #Xirfado #OnlineSkills #Marketing
681
6
Maanta Waa Maalinta Ugu Dambeysa! 15% Summer Discount-ka Xirfadlay wuxuu ku egyahay maanta oo ah 31-ka Agoosto 2026. Haddii a
Maanta Waa Maalinta Ugu Dambeysa! 15% Summer Discount-ka Xirfadlay wuxuu ku egyahay maanta oo ah 31-ka Agoosto 2026. Haddii aad qorshaynaysay inaad barato xirfad cusub, maanta ka faa’iidayso qiimo-dhimista dhammaan koorsooyinka Xirfadlay. Waxaad baran kartaa: • Programming & Web Development • Cybersecurity • Data Analysis • Accounting • Graphic Design • Video Editing • Digital Marketing • AI • Crypto & Forex • English iyo koorsooyin kale Ha sugin ilaa discount-ku dhammaado—maanta isdiiwaangeli. 👉 https://xirfadlay.com Xirfadlay — Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal.
686
7
2027 ayaa soo dhow… ⏳ Haddii aad rabto inaad waqtigaaga ka faa’iidaysato oo aad naftaada ku kordhiso xirfado cusub, muuqaalka
2027 ayaa soo dhow… ⏳ Haddii aad rabto inaad waqtigaaga ka faa’iidaysato oo aad naftaada ku kordhiso xirfado cusub, muuqaalkan waxaan kuugu soo bandhigayaa 3 xirfadood oo mustaqbalkaaga wax weyn ka beddeli kara. 🚀 Waxaad xirfadahan ka baran kartaa Xirfadlay Academy, oo kuu diyaarisay koorsooyin Af-Soomaali ah oo ku saabsan xirfadaha digital-ka iyo kuwa shaqada casriga ah. 💻📚 👉 Ha sugin sanadka cusub si aad u bilowdo. Bilow maanta! https://xirfadlay.com/ 🔗 Baro xirfad. Dhis mustaqbalkaaga. #Xirfadlay #Xirfado #2026 #2027 #DigitalSkills #OnlineLearning #Somali
722
8
Cryptocurrency iyo waxa kala haysta soomaalida... Lacagtu mar waxay ahayd jirtay xoolo, hadhuudh iyo alaab la isku beddelo, ka dib waxay u guurtay shilimaad bir ah oo dahab iyo qalin ka samaysan, markii dambena xaashiyo iyo kaadhadh bangi. Maanta waxaanu markhaati ka nahay wajigii ugu danbeeyay kaasoo ah Cryptocurrency. Dad badan markay maqlaan Crypto ama Bitcoin, waxaa horteooda yimaada labo fikradood oo kala daran: 1️⃣: in ay tahay fursad markiiba hodan lagu noqdo 2️⃣: ama in ay tahay wax SCAM ah oo lacagta lagu lunsado. Labadaas fikradoodna midna sax ma aha, waana dabinka ay had iyo jeer ku dhacaan kuwa aan aqoonta fiican u lahayn suuqan. Sababta ay dad badan oo Soomaali ah lacagahooda ugu waayaan suuqa Crypto-da ma aha in suuqu xun yahay ama uu SCAM yahay, ee waa in ku dhawaad 85% dadka soo galaa suuqan ay si indho la'aan ah u soo galaan iyagoo dheeran, kadib markii ay arkeen dhowr kor-u-kac oo uu suuqani sameeyay. Halkii ay ahayd inu ku qalabaysnaadaan aqooon sal adag ku fadhida oo majoor ah. Ma taqaan sida loo qiimeeyo mashruuc Crypto ka hor inta aadan maalgashan? Ma garanaysaa farqiga u dhexeeya Market Cap, Volume, Max Supply iyo Circulation Supply?...... Ma ka warhaysaa sida loo ilaashado furahaaga gaarka ah si aan lacagtaada loo dhicin? Si aad aqoon sax ah oo aasaas ilaa heer sare ah uga hesho suuqan, dugsiga #Xirfadlay wuxuu kuugu talogsahay koorsada dhamaystiran ee "Somali Cryptocurrency Course: Crypto Bilow ilaa Dhammaad". Koorsadan oo ka kooban 70 cashar oo si habsami leh kuu dhisaya, waxaad ku baran doontaa: ✅ Aasaaska iyo taariikhda Blockchain iyo Cryptocurrencies. ✅ Sida loo adeegsado jeebadaha dhijitaalka ah ee aaminka ah sida Metamask. ✅ Sida loo isticmaalo madallada waaweyn ee lacagaha lagu kala beddelo sida Binance iyo Crypto com. ✅ Sida Soomaalida dalka ku sugani u iabsan karaan ama u sell gareyn karaan lacagaha dhijitaalka ah. ✅ Sida loo isticmaalo TradingView iyo falanqaynta bilowga ah ee jaantusyada. ✅ Habab wax ku ool ah oo lacag loogu sameeyo Crypto iyo sida looga baaqsado khiyaanooyinka suuqa ka jira. Ugu dambayntii, uma baahnid wax aqoon hore ah ama farsamo hore oo aad u leedahay Crypto-da, wax walba eber ayaa lagaaga bilaabayaa iyadoo looguugu fasirayo afkaaga hooyo oo aad u fudud. Wixii faahfaahin ee intaa ka badan, fadlan booqo bogga koorsada, oo daawo muuqaalka hordhaca ah: https://xirfadlay.com/courses/barashada-cryptocurrency-somali-cryptocurrency-coursecrypto-bilaw-ilaa-dhamaad-afsomali-cryptocurrency-course/, ama nagala soo xidhiidh: "https://wa.me/+252904620742", ama si toos ah ula sheekayso caawiyaheena cusub ee "Xirfadlay AI Support", kaasoo 24-ka saacba heegan kuugu ah dugsigeena XIRFADLAY.
877
9
No text...
653
10
💬 Fariin arday nooga timid Ahmed Kamaal Maxamed ayaa nala wadaagay khibraddiisa iyo aqoonta uu ka helay Xirfadlay. Farxadda
💬 Fariin arday nooga timid Ahmed Kamaal Maxamed ayaa nala wadaagay khibraddiisa iyo aqoonta uu ka helay Xirfadlay. Farxadda ugu weyn waxay noo tahay marka ardaydeennu aysan casharrada kaliyah daawan, balse aqoonta ay bartaan ay si practical ah ugu isticmaalaan shaqadooda iyo nolol maalmeedkooda. Mahadsanid Ahmed. 💙 Bara xirfad, dhiso mustaqbal. #Xirfadlay #ArdaydaXirfadlay #ArtificialIntelligence #ChatGPT
1 193
11
https://youtu.be/sPYDudY5p2c?si=4Tg-Dm8tkWntPkeI
1 014
12
🎯 Baro Digital Marketing si practical ah — Xirfadlay. Course-keena Digital Marketing-ka waa diyaar, waxaadna ka baran kartaa
🎯 Baro Digital Marketing si practical ah — Xirfadlay. Course-keena Digital Marketing-ka waa diyaar, waxaadna ka baran kartaa laga bilaabo fundamentals ilaa practical concepts. https://xirfadlay.com/courses/digital-marketing-course-somali/
1 207
13
Crypto Market-ku Maanta Waa Cagaar—Laakiin Ha FOMO-gareyn Bitcoin waxay ku dhowdahay $78,000, iyadoo 24-kii saac ee ugu dambe
Crypto Market-ku Maanta Waa Cagaar—Laakiin Ha FOMO-gareyn Bitcoin waxay ku dhowdahay $78,000, iyadoo 24-kii saac ee ugu dambeeyey kor u kacday 13.2%. Ethereum-na waxay kor u kacday 8.4%, halka guud ahaan Crypto market cap-ku kordhay 5.4%. Marka suuqu si xooggan kor ugu kaco, waxaa bilaabata FOMO—dadku waxay iibsadaan iyagoo ka baqaya in fursaddu dhaafto. Kahor intaadan Buy samayn, isweydii: Maxaa sababay kor-u-kaca? Ma leedahay Investment Plan, mise dadka kale ayaad raacaysaa? Immisa Risk ah ayaad qaadi kartaa? Halkee ayay yihiin Entry iyo Exit-kaagu? Haddii market-ku dib u soo laabto, ma awoodi kartaa khasaaraha? Green candles waxay keeni karaan fursado, laakiin sidoo kale waxay qofka ku riixi karaan go’aan degdeg ah. Market-ka ha ku gelin Emotion. Ku gal Research, Plan iyo Risk Management. Adigu sidee u aragtaa kor-u-kaca maanta: Bull Market cusub mise kor-u-kac ku-meel-gaar ah? Ka faa’iidayso 15% Summer Discount-ka koorsooyinka Xirfadlay. Waxay ku egtahay 31-ka Agoosto 2026. https://xirfadlay.com Xirfadlay
1 338
14
https://youtu.be/IQZd3N8MhSY?si=mDAca4VoH3BIwn8f
1 329
15
3-da ilbiriqsi ee ugu horreeya ayaa go’aamin kara in qofku Video-gaaga sii daawado ama uu Scroll sameeyo. Sidaas darteed, Vid
3-da ilbiriqsi ee ugu horreeya ayaa go’aamin kara in qofku Video-gaaga sii daawado ama uu Scroll sameeyo. Sidaas darteed, Video-ga ha ku bilaabin salaan dheer ama sharaxaad badan. Ku bilow Hook qofka tusaya waxa uu ka faa’iidayo haddii uu sii daawado. Tusaale ahaan: “3 qalad oo sababaya in Videos-kaagu Views heli waayaan.” Ama: “Haddii aad Content samayso, khaladkan ha samayn.” Hook wanaagsan waa inuu noqdaa mid gaaban, cad, isla markaana si toos ah ugu xiran Content-ka intiisa kale. Ujeeddadu ma aha Clickbait. Waa inaad Attention-ka qofka qabataa, kadibna aad bixisaa Value-kii aad u ballanqaadday. Marka aad Video samaynayso, xasuuso: Hook ayaa qofka joojiya. Content ayaa sii haya. Call-to-Action ayaa tallaabada xigta tusaya. Adigu maxaa kaa dhiga inaad Video sii daawato: Hook-ga, mowduuca mise qofka Video-ga samaynaya? Ka faa’iidayso 15% Summer Discount-ka koorsooyinka Xirfadlay. Waxay ku egtahay 31-ka Agoosto 2026. https://xirfadlay.com Xirfadlay — Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal.
1 282
16
⌨️ 7 Keyboard Shortcuts oo Shaqada Kuu Dedejiya Haddii aad Computer-ka ku shaqayso, shortcuts-kan waxay kaa badbaadin karaan
⌨️ 7 Keyboard Shortcuts oo Shaqada Kuu Dedejiya Haddii aad Computer-ka ku shaqayso, shortcuts-kan waxay kaa badbaadin karaan waqti badan: 1️⃣ Ctrl + C — Copy Waxaad Copy ku samayn kartaa Text, File ama Image. 2️⃣ Ctrl + V — Paste Waxaad Paste ku samayn kartaa wixii aad hore u Copy-garaysay. 3️⃣ Ctrl + X — Cut Waxaad Cut ku samayn kartaa Text ama File, kadibna meel kale ayaad ku Paste-garayn kartaa. 4️⃣ Ctrl + Z — Undo Waxaad Undo ku samayn kartaa action-kii ugu dambeeyey. 5️⃣ Ctrl + S — Save Waxaad Save ku samayn kartaa Document-ka aad ku shaqaynayso. 6️⃣ Ctrl + F — Find Waxaad Find ku samayn kartaa Word ama Information ku jira Page ama Document dheer. 7️⃣ Ctrl + A — Select All Waxaad Select All ku samayn kartaa dhammaan Text-ka ama Files-ka. 💡 Haddii aad isticmaasho Mac, badanaa Ctrl waxaa beddelaya Command (⌘). Computer Skills ma aha in Computer-ka la shido oo keliya—waa inaad barato sida shaqada loogu qabto si faster, smarter and more efficiently. 💬 Shortcut-kee ayaad ugu isticmaal badan tahay? A) Copy &
1 185
17
Wax-is-bariddu... Wax-is-bariddu ama Self Learning-ku waa astaan ka mid ah astaamaha ugu cad-cad ee aynu ka dhaxalnay dunidan isku-furanka ahi (Globalization), ama dhijitaalka ah, amaba si guud internet-ka. Inay wax-is-bariddu ama Self Learning-ku muhiim yahay waxaa tusaale idin ku fulan AI-yadan hadda la tababarayo. Mid ka mid ah tababarada AI-ga ama garaad-gacmeedka la mariyo, waliba kuwooda ugu wax-ku-oolka badan waxaa ka mid ah hab la yidhaahdo "Self Learning". Waana in uu AI-gu isagu laf ahaantiisa wax-is-barao, hadda waa laf ahaantiisa. Ma ahan in ay cid kale wax u yeeriso, oo ay ku dhahdo waxani waa sidaa, sidaasaana loo maareeyaa, iwm. Isgaa la isku training gareenayaa, isagaa wax-is-baraya, Tusaale Si aynu u fahamno, aynu xoogaa dib u noqono. Mid ka mid ah hababka AI-ga wax loogu tababaro waxaa ka mid ah "Supervised Learning" waana in xog ama Data la soo uruuriyo, sida tusaala, Bisad/Yaanyuur sawiradeeda, oo har iyo habbeenba loogu celceliyo, oo lagu dhaho: 🐈 Bisad cad waxani waa BISAD 🐈 Bisad madaw waxani waa BISAD 🐈 Bisad yar oo dhallaan ah waxani waa BISAD 🐈 Bisad weyn waxani waa BISAD 🐈 Bisad fadhida waxani waa BISAD 🐈 Bisad ordaysa waxani waa BISAD 🐈 Bisad jiifta waxani waa BISAD 🐈 Bisad taagan waxani waa BISAD.... .... oo aad astaamaheedana ugu darto oo aad dhahdo waxan sidan u eg, ee dhowr iyo labaatanka sentimitir ah, ee 4-talugood leh, ee 2-d indhood leh, ee 2-da dhagood leh, ee 6-da shaarbood leh (mise shaarbaheedu way ka badan yihiin intaa?)..... waa BISAD. Sidaas ayuuna muddo kadib ku baranayaa AI-gii waxani in uu BISAD yahay. Habka kale ee AI-ga wax loogu tababaro waa "Self-Supervised Learning" waana tusaalaha aan u soconay. Si fudud halkii aad AI-ga giddiga maanta ugu celcelin lahayd waxani waa BISAD, kaliya waxaad la wadaagaysaa sawiraanta BISADDA, isagaana sawiraantaas lafa-guraya, kala-shaandheenaya, oo ka soo saaraya xidhiidhada u dhaxeeya, iskuna xidh-xidhaya, isagoo leh: ooo tani tanay la mid tahee... oooo tan kalena eeg... waa isla tiiyoo kalee... ooh taa kalena ee fadhidana waa kuwan oo kalee.... Sidii uu sidaa ku wado ugu danbayntii barteeda ayuu dhigayaa, oo hadii BISAD cad ama mid madaw la soo hor dhigo si fudud buu ku odhanahaa waxani waa BISAD. Haddaba meel uu AI-gii iskii wax isku barayo miyay adiga qiil kaaga furan tahay, war ka kac fadhiga niyow, oo go'aan kama danbays ah qaado, oo research badan samee, oo ilaahay talo saaro, kuna gacan adayg wixii aad doorato, ilaa aad ka midho keento. #Xirfadlay-na waxaa kuugu diyaar ah ku dhawaad 60 koorso oo kala jaad ah, oo aad ka xulan karto hadba mida aad xiiseeso, isla mar ahaantaana suuqa qiimo ka joogta, oo bari ka maalin aad ku shaqysan karto.
940
18
No text...
779
19
🗣 5 Common English Mistakes—Ma Samaysaa Khaladaadkan? Khaladku waa qayb ka mid ah barashada English-ka. Laakiin markaad khal
🗣 5 Common English Mistakes—Ma Samaysaa Khaladaadkan? Khaladku waa qayb ka mid ah barashada English-ka. Laakiin markaad khaladka garato oo aad saxdo, Speaking iyo Writing-kaaguba way fiicnaanayaan. ❌ I am agree with you. ✅ I agree with you. ❌ He go to school every day. ✅ He goes to school every day. ❌ I didn’t went yesterday. ✅ I didn’t go yesterday. ❌ She is married with Ahmed. ✅ She is married to Ahmed. ❌ I have 25 years. ✅ I am 25 years old. Si aad English-kaaga u horumariso: ✅ Maalin kasta samee Speaking Practice ✅ Baro Vocabulary cusub ✅ Dhagayso dadka English-ka ku hadla ✅ Qor sentences adiga kuu gaar ah ✅ Khaladaadkaaga ha ka xishoon—sax oo wax ka baro English-ka laguma barto Grammar keliya. Waxaa lagu bartaa Practice, Listening, Reading iyo Speaking. 💬 Shantan khalad, imisa ayaad hore u taqaannay? 1️⃣ 2️⃣ 3️⃣ 4️⃣ ama 5️⃣? Jawaabtaada comment-ka noogu reeb. 👇 ☀️ Ka faa’iidayso 15% Summer Discount-ka dhammaan koorsooyinka Xirfadlay. 📅 Waxay ku egtahay 31-ka Agoosto 2026 👉 https://xirfadlay.com Xir
1 011
20
https://youtu.be/bSkUzrsxbbU?si=VyLyD6CL-sfOp3ew
720