Beta academy (cryptocurrency)
Waxaad joogtaa barta ugu muhiimsan ee xogaha suuqa Crypto ee Af-soomaali ku baxa. Ka baro crypto: Betaacademy.tech
نمایش بیشتر📈 تحلیل کانال تلگرام Beta academy (cryptocurrency)
کانال Beta academy (cryptocurrency) (@betaacademyofficial) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 13 080 مشترک است و جایگاه 7 572 را در دسته رمزارزها و رتبه 571 را در منطقه الصومال دارد.
📊 شاخصهای مخاطب و پویایی
از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 13 080 مشترک جذب کرده است.
بر اساس آخرین دادهها در تاریخ 05 اکتبر, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -237 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -9 بوده و همچنان دسترسی گستردهای حفظ شده است.
- وضعیت تأیید: تأیید نشده
- نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 6.89% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 3.36% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب میکند.
- دسترسی پستها: هر پست به طور میانگین 901 بازدید دریافت میکند. در اولین روز معمولاً 439 بازدید جمعآوری میشود.
- واکنشها و تعامل: مخاطبان بهطور فعال حمایت میکنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.
📝 توضیح و سیاست محتوایی
نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاههای شخصی توصیف میکند:
“Waxaad joogtaa barta ugu muhiimsan ee xogaha suuqa Crypto ee Af-soomaali ku baxa.
Ka baro crypto: Betaacademy.tech”
به لطف بهروزرسانیهای پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 06 اکتبر, 2026)، کانال همواره بهروز و دارای دسترسی بالاست. تحلیلها نشان میدهد مخاطبان بهطور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته رمزارزها تبدیل کردهاند.
در حال بارگیری داده...
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 06 اکتبر | 0 | |||
| 05 اکتبر | 0 | |||
| 04 اکتبر | 0 | |||
| 03 اکتبر | 0 | |||
| 02 اکتبر | 0 | |||
| 01 اکتبر | 0 |
| 2 | SOLANA: Solana waa mid ka mida coinanka ugu qiimaha badan suuqa, waa coinka 7aad ee ugu marketcap weyn ($67B), baahideeda ugu badan waxay ka imaataa memecoinsa oo aad u isticmaala shabakadeeda. dhanka kale waxay leedahay ETF dhowr shirkadood ah waxaana loo arkaa asset xasiloon oo baahi run ah ku fadhiya. cilada ugu weyn ee ay leedahay Solana waa in aysan lahayn supply xadidan laakin si ay taas saamaynteeda u yareeyaan waxay sameeyaan xeerka la dagaalanka sicir bararka. bilowgeedii sicirka bararka sanadkii wuxuu ahaa 8% laakiin sanad walba waxay yareeyaan 15% ilaa laga gaarayo 1.5%. | 1 090 |
| 3 | BITCOIN: BTC waxay u muuqataa mid samayn doonta breakout ay kaga baxayso aaggii ay ku dhex jirtay ee $60k-80k. hadii ay gaarto $86k uma muuqato mid ku soo laabanaysa meelihii ay joogtay oo waxay toos u aadi kartaa $100k. meetooyinkii hore ee Bitcoin iyo midka hadda jooga isku si looma qiimayn karo sababtoo ah awal hore ma jirin ETF iyo isticmaalka hay'adaha waaweyn (institutional adoption) sidaa darteed lama filayo in in halving la gaaro si qiimuhu u kaco oo waxaaba jooga siyaalo kale oo baahi abuuraysa. nasiib wanaag cyclekan xili hore ayuu bilowday xili hore ayaana joognaa. | 991 |
| 4 | BITCOIN: BTC waxay u muuqataa mid samayn doonta breakout ay kaga baxayso aaggii ay ku dhex jirtay ee $60k-80k. hadii ay gaarto $86k uma muuqato mid ku soo laabanaysa meelihii ay joogtay oo waxay toos u aadi kartaa $100k. meetooyinkii hore ee Bitcoin iyo midka hadda jooga isku si looma qiimayn karo sababtoo ah awal hore ma jirin ETF iyo isticmaalka hay'adaha waaweyn (institutional adoption) sidaa darteed lama filayo in si qiimuhu u kaco la gaar | 1 |
| 5 | Waa maxay tokenization of real world assets?
Crypto markaad ku dhex jirto waxaad maqashaa RWA (real world assets).
Tusaale; waxaad rabtaa inaad iibsatid saamiga shirkada Apple, si ay kuugu suurtagasho waxaad u baahan tahay inaad raadisid broker, hubisid in uu aqbalo dokumentiyada dalkaaga, aqbashid shuruudihiisa, heshid payment method uu aqbalo, lagaa qaado commission, sidaas aad ku iibsatid. Marka aad sell garaysidna aad withdrawal samaysid maalmana ay kaa maqnaato canshuurna lagaa qaado.
Intaas oo talaabo waa in aad martaa hadiiba aad u qalantid (eligible), hadii aad Soomaaliya dokumentiyadeeda haysatidna waxay u badan tahay inaadan is daalin oo marka horaba lagu aqbalin.
Shirkadaha qaybtood ayaa ku fakaray in ay saamiga shirkada soo dhexgaliyaan blockchainka. Shirkadahaas waxaa ka mid ah Robinhood, taas a waa ay ku guumeysteen.
Robinhood oo ah blockchain cusub waxaad ka iibsan kartaa saamiga shirkadaha qaar, tusaal saamiga Apple.
Waxaad galaysaa Uniswap, ku baar CA: 0xaf3d76f1834a1d425780943c99ea8a608f8a93f9
Kadib Swap dheh. Sheekadu waaba dhamaatay.
Blockchainku wuxuu dadka dunida siinayaa fursad sinaansho iyo cadaalad. | 916 |
| 6 | بدون متن... | 714 |
| 7 | 25 May, 2026, code-ka zcash waxaa laga helay bug, waxayna sababtay in 2 asbuuc ay lumiso 63% qiimaheeda. bug waa code ku dhex jira codeka guud oo u qoran sidii la rabay si aan ahayn laakiin ay ilaaween ama ogaan waaweyn programmersku. AI-ga fable 4.8 ee Anthropic ayaa qof isticmaalay si uu zcash uga baaro bug waana uu ka soo helay markii uu shaaciyeyna qiimadhac ayey ku keentay. intaas dababdeed waa la xaliyey bug-gii coinkiina sarakiciisii ayuu sii watay. Zcash waa privacy coin, qarsoodigeeda xad dhaafka ayaana keenay in xitaa dadkii sameeyey ay arki waayaan waxa ku dhex qarsoon. | 849 |
| 8 | ZCASH: Zcash ma aysan galin bearmarket, laga soo bilaabo sanadkii hore Sept waxay korortay 2000%. waxyaalaha saacidaya ee u samaynaya demandka joogtada ah waxaa ka mid ah; waxay ka mid tahay coinanka yar ee leh ETF, waa privacy coin oo ka qarsoodi badan Bitcoin, waxayna leedahay supply kooban oo ah 21M oo xiran si la mid ah Bitcoin. Waxaa kale oo saacidaya maalgashiyo ka imanaya shirkado waaweyn iyo meelo kala duwan oo lagu trade gareeyo sida optionska iyo futureska. khabiirada qaarkood sida Ansem wuxuu qabaa in Zcash ay la mid tahay Bitcoin, qiimaha ay hadda joogtana ay u dhiganto qiimhii Bitcoin ay joogtay 2017. | 821 |
| 9 | AR: coinanka salka fiican yeeshay ee aad moodid in uu u bilowday Bullmarketku waxaa ka mid ah ARWEAVE oo ah mashruuc ka shaqeeya kaydka (decentralized storage). bishii u dambaysay waxay kor u kacday 150%. waxaa suurtagal ah in ay correction samayso marka hadii aad galayso ha yeelato entry. | 787 |
| 10 | BITCOIN: Hadda waxay ku jirtaa range u dhaxeeya $60,000 iyo $80,000. Khubarada falanqaysa Bitcoin waxay filayaan in ay xayndaabkaas u jiri doonto ilaa la helo xoog weyn oo ka saara. kadib shalay markii congresska maraykanku ay diideen in ay ansixiyaan xeerkii Clarity act Bitcoin waxaa laga dareemay awoodaro ay hoos uga soo dhacday aaggii $90k. Clarity act waa xeer, kaas oo hay'adaha SEC iyo CFTC u kala cadaynayey awooda sharciyeynta crypto. mashruucii loo aqoonsado security waxaa ku shaqo yeelan doona SEC, midkii loo aqoonsado commodity waxaa sharciyeynteeda yeelan doona CFTC. | 1 081 |
| 11 | ASTER (ASTER)
ASTER waa token-ka Aster, oo ah DeFi/DEX xoogga saara Perpetual iyo Spot Trading, kana mid ah mashaariicda isku dayaya inay la tartamaan Hyperliquid.
• Max Supply: 8B ASTER
• Circulating: ~2.7B
• ATH: ~$2.42
• Multi-chain: BNB Chain, Ethereum, Solana & Arbitrum
Waxyaabaha ASTER ka dhigaya mid xiiso leh waxaa ka mid ah real trading platform, revenue ka yimaada fees, ASTER buyback & burn mechanism, iyo xiriir xooggan oo uu la leeyahay Binance.
CZ, mulkiilaha Binance ayaa ka ah la taliye, wuxuuna si public ah u taageeray mashruuca. Team-kana waxaa ku jira dad hore uga tirsanaa Binance.
Marka la eego product-ga, tokenomics-ka, buyback/burn iyo kobaca DeFi derivatives market-ka, ASTER wuxuu leeyahay potential iyo mustaqbal maalgashi oo wanaagsan haddii Aster uu sii kordhiyo users-ka, trading volume-ka iyo market share-kiisa. wuxuuna ka mid yahay coinanka aynu maalgashanayno bullmarketkaan. Meesha uu hadda yaallo waxaa waa aag muhiim ah oo laga soo raaci karo. | 1 556 |
| 12 | BTC: aagga ay hadda joogto Bitcoin waa muhiim, hadii aagga jaallaha ah ka sarraysa ay u gudubto waxaa la filan karaa kor u kac noqonaya bilowga bull market cusub, haddii ay wali ku hoos jirto labada xarig (EMA) waxaa la filan karaa in ay sii wadato bearmaretkii ay awal ku jirtay. | 1 366 |
| 13 | Snipers badan ayaa ku jiray isla bilowgii launchingka. walletkaas ilbiriqsigii 2aad ee live ahaa waa uu ku jiray, $240k ayuuna u badalay $1.1M 3 daqiiqo gudaheed. sniperska badanaa waa dad haysta tools qaali ah oo ay kaga horrayn karaan qofka caadiga ah inta badana waxay sababaan in ay daadiyaan oo coinkii uu qiima jabo. | 1 759 |
| 14 | Laptop waa live hawada ayeyna soo gashay. laakiin su'aalaha dul yaala waxaa ka mida, marketcapka aadka u sarreeya, holderska yar iyo sell tax uu tilmaamayo gmgn. kugulama talinayo in aad gasho ilaa ay wax kala cadaadaan. | 1 554 |
| 15 | LAPTOP MEMECOIN | 1 444 |
| 16 | Hunter Biden oo uu dhalay madaxweynihii hore ee Maraykanka Joe biden ayaa doonaya in uu soo saaro memecoin uu u bixiyey #Laptop sida uu u sheegay WSJ (world street journal). September 9 oo ay inaga xigto 2 maalmood ayaa ay sheegeen in uu soo shaacin doono, wuxuuna ku samayn doonaa Netowrk-ga Base.
Waxay dhaheen 20% waxaan ugu deeqaynaa dadkii ku qasaaray Coinkii Trump, halka 30% la gubi doono hadii doorashada midtermka ay guuleystaan xisbiga Dimuqraadigu. | 1 492 |
| 17 | Waxyaalaha inagu cusub cyclekan waxaa ka mida Exchangeka weyn ee reer America ee la yiraahdo Robinhood ayaa sameeyey 2 waxyaalood:
1. Blockckchain: wuxuu sameeyey blockchain ah lakabka 2aad ee Ethereum (Ethereum L2) kaas oo isticmaalaya tiknology-ga Arbitrum.
2. Memecoin launching platform: wuxuu sameeyey platform lagu abuuro memecoinska isticmaalaya chainkooda si lamid ah pump.fun.
Tan waxay sababtay in memecoinska ku dhisan Robinhood (hood) ay qabsadaan awoodda suuqa memeska, sababtuna waa in chainkan uu awalkii horaba lahaa users diyaar ah oo horay u joogay. Ilaa 28M oo isticmaale ayuu leeyahay exchangeku. | 1 431 |
| 18 | Soo noolaanshaha Solana chain wuxuu saamayn wanaagsan ku yeeshay Raydium (Ray) oo maanta kaliya ay ku siyaaday 65%. Raydium waa Dex ugu badan ee Solana lagu trade gareeyo. | 1 082 |
| 19 | Hadda suuqa memecoinska waxaa ka suurtagal ah in 4 maalmood gudahood uu coin ka dhaqaaqo $1m-$100m halkii 2 bilood ka hor aysan badankood dhaafi karin $1m mc. | 930 |
| 20 | Networka Solana ayuu ku sameeyey memecoinkiisa oo isaga loogu magac daray. Hada waxay ka mid tahay memeska ugu koboca fiican Solana. | 807 |
