en
Feedback
Dunida Caashaqa💝💯

Dunida Caashaqa💝💯

Open in Telegram

Ku soo dhawaw"Dunida Caashaqa💝💯" Darajo mida u Saraysa Ayaa ah inaad Noqoto Qofaan Laga tagi karayn Hadii Laga tagana Aan La Hilmaami karayn🥰 🌼Erayo jaceyl" 🌼Dhiirigalin" 🌼Qisooyin" 🌼Suugaan" 🌼Oraahyo" @Moablac https://t.me/DunidaCaashaqa

Show more

📈 Analytical overview of Telegram channel Dunida Caashaqa💝💯

Channel Dunida Caashaqa💝💯 (@dunidacaashaqa) in the Somali language segment is an active participant. Currently, the community unites 10 097 subscribers, ranking 2 507 in the Motivation & Quotes category and 719 in the Somalia region.

📊 Audience metrics and dynamics

Since its creation on невідомо, the project has demonstrated rapid growth, gathering an audience of 10 097 subscribers.

According to the latest data from 27 July, 2026, the channel demonstrates stable activity. Although there has been a change in the number of participants by -24 over the last 30 days and by 0 over the last 24 hours, overall reach remains high.

  • Verification status: Not verified
  • Engagement rate (ER): The average audience engagement rate is 0%. Within the first 24 hours after publication, content typically collects N/A% reactions from the total number of subscribers.
  • Post reach: On average, each post receives 0 views. Within the first day, a publication typically gains 0 views.
  • Reactions and interaction: The audience actively supports content: the average number of reactions per post is 0.

📝 Description and content policy

The author describes the resource as a platform for expressing subjective opinions:
Ku soo dhawaw"Dunida Caashaqa💝💯" Darajo mida u Saraysa Ayaa ah inaad Noqoto Qofaan Laga tagi karayn Hadii Laga tagana Aan La Hilmaami karayn🥰 🌼Erayo jaceyl" 🌼Dhiirigalin" 🌼Qisooyin" 🌼Suugaan" 🌼Oraahyo" @Moablac https://t.me/DunidaCaashaqa

Thanks to the high frequency of updates (latest data received on 28 July, 2026), the channel maintains relevance and a high level of publication reach. Analytics show that the audience actively interacts with content, making it an important point of influence in the Motivation & Quotes category.

10 097
Subscribers
No data24 hours
-17 days
-2430 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
July '26
July '26
+66
in 0 channels
June '26
+23
in 0 channels
Get PRO
May '26
+34
in 0 channels
Get PRO
April '26
+11
in 0 channels
Get PRO
March '26
+22
in 0 channels
Get PRO
February '26
+21
in 0 channels
Get PRO
January '26
+56
in 35 channels
Get PRO
December '25
+51
in 32 channels
Get PRO
November '25
+12
in 0 channels
Get PRO
October '25
+42
in 0 channels
Get PRO
September '25
+46
in 39 channels
Get PRO
August '25
+104
in 47 channels
Get PRO
July '25
+104
in 47 channels
Get PRO
June '25
+138
in 47 channels
Get PRO
May '25
+150
in 48 channels
Get PRO
April '25
+213
in 50 channels
Get PRO
March '25
+67
in 47 channels
Get PRO
February '25
+144
in 0 channels
Get PRO
January '25
+380
in 0 channels
Get PRO
December '24
+317
in 1 channels
Get PRO
November '24
+478
in 0 channels
Get PRO
October '24
+724
in 0 channels
Get PRO
September '24
+408
in 0 channels
Get PRO
August '24
+642
in 0 channels
Get PRO
July '24
+718
in 0 channels
Get PRO
June '24
+581
in 0 channels
Get PRO
May '24
+558
in 0 channels
Get PRO
April '24
+458
in 0 channels
Get PRO
March '24
+909
in 1 channels
Get PRO
February '24
+729
in 0 channels
Get PRO
January '24
+329
in 0 channels
Get PRO
December '23
+431
in 54 channels
Get PRO
November '23
+256
in 67 channels
Get PRO
October '23
+352
in 60 channels
Get PRO
September '23
+524
in 0 channels
Get PRO
August '23
+527
in 0 channels
Get PRO
July '23
+738
in 0 channels
Get PRO
June '23
+679
in 0 channels
Get PRO
May '23
+42
in 0 channels
Get PRO
April '23
+24
in 0 channels
Get PRO
March '23
+47
in 0 channels
Get PRO
February '23
+62
in 0 channels
Get PRO
January '23
+165
in 0 channels
Get PRO
December '22
+158
in 0 channels
Get PRO
November '22
+116
in 0 channels
Get PRO
October '22
+102
in 0 channels
Get PRO
September '22
+327
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
26 July+3
25 July+1
24 July0
23 July+1
22 July+8
21 July+2
20 July0
19 July0
18 July+2
17 July+6
16 July0
15 July0
14 July0
13 July+7
12 July+1
11 July0
10 July+6
09 July0
08 July+2
07 July+5
06 July+8
05 July+6
04 July0
03 July+1
02 July+7
01 July0
Channel Posts
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared

2

1 007
3

1 272
4
"6K Nooga Hadhay 100K Isbucaan Nagu Cimaamada Nagu Tuura, https://youtu.be/lSD4FVJ-lAU?si=yjDTYyw7EH8iI5kH
"6K Nooga Hadhay 100K Isbucaan Nagu Cimaamada Nagu Tuura, https://youtu.be/lSD4FVJ-lAU?si=yjDTYyw7EH8iI5kH
350
5
Mar ayuu qofku lumaa, wuxuu ku dhax lumaa rajada iyo farxadda dhaxdooda. Waa laba cabsi oo aan la hubin midkoodna: qofku inuu sii faraxsanaan lama hubo dhammaan rajooyinkuna inay rumoobayaan cidi ma oga waase dadaal. Isasiinta lammaanuhuna dabcan waa tabtaas, haddii aad wax jamato macnaheedu maaha inaad is yeelateen xataa haddaad is calfataan waad is waayi kartaan. Xidhiidhku waa Isfahan aan laga maarmin se xal u ma aha qofkasta oo halgan kujira wuxuuna aqoonsadaa middaas dhabnimadeeda markuu qayb wadnihiisa ka mida waayo waana hubaal inuu mar iyo lababa waayo, taasi kama dhigna QUUS. Waakan Bk leh: "Nafyahay caalwaa ha noqon Nasiibnakana haw cadhoon Hadduu calaf Kaa ceshaday Cuddoon way tagtee illaw"!!
1
6
Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe. https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJ
Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe. https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJoPMbXK https://www.youtube.com/@OGAALBULSHO
726
7

306
8

233
9

448
10
Fadlan Ha igatagin, wuxuu ahaa eraygii ugu danbeeyey ee kasoo baxay Qalbi Daacad ahaa oo Doonayay joogintaankeeda. ~Zaki boot
Fadlan Ha igatagin, wuxuu ahaa eraygii ugu danbeeyey ee kasoo baxay Qalbi Daacad ahaa oo Doonayay joogintaankeeda. ~Zaki bootan.
1 514
11
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared
1 422
12
Socodkayga waxa igu weheliya laba aanan abaalkooda gudi karin, waxa isu kay kala badala Dayaxa iyo Cad-ceedda, waxa sahay u a
Socodkayga waxa igu weheliya laba aanan abaalkooda gudi karin, waxa isu kay kala badala Dayaxa iyo Cad-ceedda, waxa sahay u ah Alle bari iyo adkaar.❤️
1 608
13
Dayaxa ayaa si dhammeystiran caawa u madoobaaday. Waa marxalad uu nabigeenna Muxammad SCW , inoo sheegay inaysan wanaagsanayn
Dayaxa ayaa si dhammeystiran caawa u madoobaaday. Waa marxalad uu nabigeenna Muxammad SCW , inoo sheegay inaysan wanaagsanayn oo Islaamka looga baahanyahay inay masaajida u degdeggaan. Sawirrada uu soo bandhigay bogga faafinta ee Xaramka ayaa muujinaya marxaladaha uu caawa maray dayax-madoobaadka oo loo arko mid ka mid ah dayax-madoobaadkii ugu dheeraa ee la arko. Rabbi aan waydiisano dambi dhaaf, inuu nafteenna ka fogeeyo fidnada iyo ficillada cara gelinaya. Aamin
1 616
14
"Waxaan Rajeeyneynaa In Aan Isbucaan 100K Subscribe Gaarno. NAGU TAAGEER 🫵👇❤️ https://youtu.be/ngkLXaFlHb8?si=Si5d2jzN-kIXt
"Waxaan Rajeeyneynaa In Aan Isbucaan 100K Subscribe Gaarno. NAGU  TAAGEER 🫵👇❤️ https://youtu.be/ngkLXaFlHb8?si=Si5d2jzN-kIXt-DL
1 647
15
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared
1 856
16
Aqrinta suratul kahfi ayaa ah sirta jimcaha Saliga nabiga oo labadiyo baa ah Quruxda fadliga maalinkaan. Jimce wanaagsan.❤️
1 559
17
"Marka aad kor usocotid, dadka aad sii mari dontid ha xumeynin, waxa laga yaaba ado soo jabay in aad soo martid" waa oraah ca
"Marka aad kor usocotid, dadka aad sii mari dontid ha xumeynin, waxa laga yaaba ado soo jabay in aad soo martid" waa oraah cajiib ah oo ka turjumeysa waayaha lyo wacaalka adduunka ee kala warega ah. Waa odhah wacyi iyo wano ugu filan kan sareynta dareemaya ee hawada isla jooga, waa odhah dhirigalin u ah kuwa halganka usaxiibka ah, waa oraah ay ka madhan tahay kala sareynta, lehna sinaan iyo xasuusin mug iyo miisan leh. Dadka wanaaji waayo waxaa laga yaaba marka aad soo jabto in ay ku caawiyaan oo ku garab siiyan kuwaa shalay wanaajisay. Soomaali ayaa ku mahmahda "far kali ah fool ma dhaqdo" oo lamicne ah qof kali ah ma guuleysto. Eeg dadka guleystay waa dad ay garab iyo gaashan u yihiin dad kale. Qofkasta oo guuleysta team ayaa guushiisa ka dambeeyay, ma'ahan guul ku timid "far kali ah" ee waa guul ku timid shan farood iyo calaacal. Markaa guuleysato ha goyn kuwa guushaada ka dambeeyay, markaa guusha raadineyso dadka wanaaji oo guusha ha ku raadin xumaan waayo waa guul dareysan kartaa oo waa soo jabi kartaa!
1 708
18
Habeen wanaagsan, 25 qormo iyo 1 qormo aan isku diyaarino, siday idinla that saaxiibayaal? Xageen see u badinaa?
1 854
19
https://t.me/Qalbi_dhiirran Aynu kor u Soo qaadno chanelkaan idinkoo mahadsan.
574
20
Wali waxa aan xasuustaa wicitaankaagii ugu horeeyay iyo daqiiqadii ugu horraysay ee aan maqlo codkaagaaga naxariista leh, era
Wali waxa aan xasuustaa wicitaankaagii ugu horeeyay iyo daqiiqadii ugu horraysay ee aan maqlo codkaagaaga naxariista leh, erayadaada cuddoon, xabeebta codkaaga ku ladhan iyo sida uu wadnahaygu u gariiray farxad darteed. Waxa aan la qabsaday in kuu subixii ku soo tooso farriimahaaga oo ay igu horrayso; “ Subax wanaagsan gacaliye.” Taasoo igu adkaatay markii aan waayay. Waxa aan ku baraarugaa aniga oo dib u milicsanaya farriimaheennii inna dhex maray ee aynnu sida talaaliga ah ugu sheegaysannay. Waxa kaliya ee aan is wayddiiyo ayaa ah sida wax walba ku dhammaadeen kaliyana aan ka hayo xasuus. Cabdiwaasac Ducaysane
2 051