en
Feedback
Cali Daacad CD

Cali Daacad CD

Open in Telegram

Xikmadaha, sheekooyinka, dhiirigalinta iyo waxbarashada ayaan xoogga saaraa. Waxaan jecelahay inaan arko dadkayga oo hormar aqooneed sameynaayo Created by 3 June 2021

Show more
5 148
Subscribers
No data24 hours
-197 days
-8130 days

Data loading in progress...

Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
March '26
March '260
in 0 channels
February '26
+14
in 0 channels
Get PRO
January '26
+14
in 0 channels
Get PRO
December '25
+19
in 33 channels
Get PRO
November '25
+11
in 0 channels
Get PRO
October '25
+24
in 0 channels
Get PRO
September '25
+30
in 39 channels
Get PRO
August '25
+45
in 47 channels
Get PRO
July '25
+31
in 47 channels
Get PRO
June '25
+44
in 47 channels
Get PRO
May '25
+64
in 48 channels
Get PRO
April '25
+104
in 50 channels
Get PRO
March '25
+43
in 50 channels
Get PRO
February '25
+125
in 41 channels
Get PRO
January '25
+174
in 38 channels
Get PRO
December '24
+211
in 37 channels
Get PRO
November '24
+161
in 32 channels
Get PRO
October '24
+182
in 36 channels
Get PRO
September '24
+233
in 35 channels
Get PRO
August '24
+201
in 35 channels
Get PRO
July '24
+300
in 25 channels
Get PRO
June '24
+247
in 28 channels
Get PRO
May '24
+324
in 40 channels
Get PRO
April '24
+288
in 32 channels
Get PRO
March '24
+652
in 28 channels
Get PRO
February '24
+686
in 24 channels
Get PRO
January '24
+310
in 0 channels
Get PRO
December '23
+386
in 55 channels
Get PRO
November '23
+136
in 107 channels
Get PRO
October '23
+129
in 103 channels
Get PRO
September '23
+152
in 0 channels
Get PRO
August '23
+143
in 0 channels
Get PRO
July '23
+214
in 0 channels
Get PRO
June '23
+268
in 0 channels
Get PRO
May '23
+161
in 0 channels
Get PRO
April '23
+127
in 0 channels
Get PRO
March '23
+115
in 0 channels
Get PRO
February '23
+217
in 0 channels
Get PRO
January '23
+159
in 0 channels
Get PRO
December '22
+257
in 0 channels
Get PRO
November '22
+173
in 0 channels
Get PRO
October '22
+234
in 0 channels
Get PRO
September '22
+300
in 0 channels
Get PRO
August '22
+323
in 0 channels
Get PRO
July '22
+412
in 0 channels
Date
Subscriber Growth
Mentions
Channels
06 March0
05 March0
04 March0
03 March0
02 March0
01 March0
Channel Posts
"6K Nooga Hadhay 100K Isbucaan Nagu Cimaamada Nagu Tuura, https://youtu.be/lSD4FVJ-lAU?si=yjDTYyw7EH8iI5kH
"6K Nooga Hadhay 100K Isbucaan Nagu Cimaamada Nagu Tuura, https://youtu.be/lSD4FVJ-lAU?si=yjDTYyw7EH8iI5kH

2
10K Nooga hartay 100K Nagu tageer In aan gaarno 100K. https://youtu.be/RSQuNo0-x7A?si=AkRdITlTy8a3tIw3
10K Nooga hartay 100K Nagu tageer In aan gaarno 100K. https://youtu.be/RSQuNo0-x7A?si=AkRdITlTy8a3tIw3
220
3
قال الإمام علي بن أبي طالب: "احذر ثلاثة أنواع من الناس: حسن الوجه قبيح القلب، وجميل القول خبيث الفعل، وسليم الجسد مريض النفس." Imaam Cali bin Abii Daalib wuxuu yiri: "Ka digtoonow saddex nooc oo dad ah: 1. Qof wejigiisu qurux badan yahay balse qalbigiisu xun yahay, 2. Qof hadalkiisu qurux badan yahay balse ficilkiisu xun yahay, 3. Qof jirkoodu caafimaad qabo balse naftiisu jirran tahay (ama xanuunsan tahay ruux ahaan)."
221
4
Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe. https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJ
Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe. https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJoPMbXK https://www.youtube.com/@OGAALBULSHO
219
5
Wuxuu yiri abwaankii Geeridu qof bay kaa dishaa Kugu gadaamnaaye Gacal iyo mar buu kaa baxaa Guurto midhaheede Godka nimaad u quudheen Ayaad geli xabaashaa
245
6
Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe. https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJ
Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe. https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJoPMbXK https://www.youtube.com/@OGAALBULSHO
277
7
Iskaabulannimada waad ku daahday ee guurso ayaa lagu soo celceliyay. Gabadhii uu guursan lahaa ayuuna baadigoob u galay. Gabar ay Facebook iska barteen ayuu maalmo la sheekeystay. Sawirradeeda ayay la wadaagtay. Waa qurux badan tahay ee yaysan kaa fakan ayuuna is yiri. Kulan ayuuna u ballansaday. Wiil walaalkiis ah oo isaga ka yar ayaa galabta arkay isagoo kulankii isu diyaarinaya. Wuxuuna ku yiri “Waraa waa aniga naagta galabta kuu ballansan, sawirrada aan kuu soo dirayna Ai ayaan ku sameeyay, sidaasna naag laguma helo ee bal sida isu dhaan.” Xirasho xuseen sabrie Online dating is more dangerous than you think
265
8
الحمد لله رب العالمين Telegram iska daba gareeg dheer kadib aa ii shaqeeyey hadduu jiro qof cilladaas cml la kulmayaya ama of ay haysana waxay uga xiran tahay lacag oo Telegramka wxuu keenay inay qasab tahay inaad lacag kusoo furato
238
9
Asc asaxaabay telegramki ayaan rabay inaan Mobile cusub u guuro sidaas ayaana dhaafsii waayey ee dad caqabadan la kulmay hafd
Asc asaxaabay telegramki ayaan rabay inaan Mobile cusub u guuro sidaas ayaana dhaafsii waayey ee dad caqabadan la kulmay hafday jiraan ama ku xeel dheer fadlan ila soo wadaaga xalka Qof aan sidoo kale telegram cusub u sameyn rabay sidaan cml ayuu i dhahay Bahalkii ma lacag baa laga dhigay misa somaliya laga joojiyey sidaas ayuu lacag ku sheegayaa
279
10
Waxa aadan door siinin Si dar dara u eeg eegin Deyr adag ku ood oodin Dajaraba ma keenaane Dusha saaro hawshaada Dayacaadna ka ilaali
287
11
https://vm.tiktok.com/ZMA5xsQR5/ Saaxibayaal gabadhaas ha loo follow gareeyo waxay iibisaa dharka dumarka mar gabdhow ha loo shido kuna xirma
315
12
Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe. https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJ
Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe. https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJoPMbXK https://www.youtube.com/@OGAALBULSHO
360
13
Xikmada maanta Ninkii aabbihiis ku caasiyo carruurtiisuu ka arkaa
281
14
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared
415
15
Carradaynu joognaa Wixii ceeb la oran jiray Ayaa lagu caweeyaa
288
16
Dhamac weeyi dunidane Uu dhibkeedu badan yahay Dhan markay ka wacay tahay Dhan kaleey ka tahay dhibe U adkeeyso dhagaxyada dhibka iyo waxyeellada
333
17
Wuxuu yiri Alla doqonsanaayaa Markaan kuu durbaan tumay Jeceylow dab kuu shiday Daacad kuugu hagar baxay
354
18
Markii uu Nelson Mandela jaamacadda ka baranayay sharciga, mid ka mid ah macalimiintiisa, oo ahaa nin cad­daan ah oo la odhan jiray Prof Peter, ayaa aad ayuu unecbaay. Maalin maalmaha ka mid ah, Professor Peter ayaa qado ka cunayay maqaaxida jaamacadda, Nelson Mandela ayaa u soo dhowaaday isaga oo qadadiisa wata oo soo ag fadhiistay. Professor Peter ayaa yiri, "Mandela, uma malaynayo inaad fahamsan tahay in doofaarrada iyo shimbiruhu iyagoo wax cunaya aysan wada fadhiisan." Mandela intuu eegay ayuu si deggan ugu jawaabay, "Ha werwerin Professor, goor dhow waan kaa duuli doonaa." Markaasuu aaday miis kale oo fadhiistay. Professorkii ayaa u adkeysan waayay jawaabta Mandela, wuxuuna go’aansaday inuu ka aarguto. Maalintii xigtay, Professor Peter waxa uu Mandela fasalka dhexdiisa ku weydiiyey su’aal: "Mr. Mandela, haddii Adiga oo jidka maraya aad ka heli lahayd sanduuq ay ku jiraan laba boorso oo midda koowaad ay lacag ku jirto, ta labaadna ay xikmad ku jirto, keebaad dooran lahayd?" Isaga oo aan ka laba labaynin, ayuu Mandela ku jawaabay, "Dabcan waxaan qaadan lahaa boorsada lacagta." Barafasoorkii oo dhoola cadeynaya ayaa si jees jees ah u yiri, "Haddaan Adiga ahaan lahaa, waxaan qaadan lahaa boorsada xigmadda." Mandela waxa uu ugu jawaabay si qabow oo deggan, "Qof kasta waxa uu qaataa waxa ka maqan." Professor Peter, markale ayuu aad u xanaaqay, ilaa uu warqaddii imtixaanka ee Mandela uu ku qoray "doqonnimo" una dhiibay. Mandela, waxa uu qaatay warqaddii imtixaankiisa, waxa uuna isku dayay in uu is dejiyo isaga oo fadhiyay miiskiisa. Daqiiqado ka dib, Mandela wuu istaagay, wuxuuna u soo dhaqaaqay dhanka Professor-kii, wuxuuna si asluub leh ugu yiri, "Professor Peter, waxaan ku saxiixay warqadda magacaaga, laakiin ima aadan siin wax calaamad ah." Gunaanadka sheekada: Weligaa qofna ha u ogolaanin inuu dilo kalsoonidaada iyo hankaaga, xitaa haddii uu yahay Professorkaaga oo ku qiimeeya, ama madaxaaga oo shaqada kaa eryi kara, sababtoo ah naftaadu way ka qaalisan tahay wax kasta oo kale
387
19
Erayga *bilyan dhaan* Oo ay gabdhuhu la baxaan adi maxaa ka fahantay 😆😆😆 Mid baa laga sheegay *waxaan diidi jiray bay dani yeel ileedahay
335
20
"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen. JOIN US 🫵👇❤️💯 https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared
432