Dunida Caashaqa💝💯
Ku soo dhawaw"Dunida Caashaqa💝💯" Darajo mida u Saraysa Ayaa ah inaad Noqoto Qofaan Laga tagi karayn Hadii Laga tagana Aan La Hilmaami karayn🥰 🌼Erayo jaceyl" 🌼Dhiirigalin" 🌼Qisooyin" 🌼Suugaan" 🌼Oraahyo" @Moablac https://t.me/DunidaCaashaqa
Ko'proq ko'rsatish📈 Telegram kanali Dunida Caashaqa💝💯 analitikasi
Dunida Caashaqa💝💯 (@dunidacaashaqa) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 10 097 obunachidan iborat bo'lib, Yaratish & Iqtiboslar toifasida 2 507-o'rinni va Somali mintaqasida 719-o'rinni egallagan.
📊 Auditoriya ko‘rsatkichlari va dinamika
невідомо sanasidan buyon loyiha tez o‘sib, 10 097 obunachiga ega bo‘ldi.
27 Iyul, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga ko‘ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -24 ga, so‘nggi 24 soatda esa 0 ga o‘zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.
- Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
- Jalb etish (ER): Auditoriya o‘rtacha 0% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining N/A% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni to‘playdi.
- Post qamrovi: Har bir post o‘rtacha 0 marta ko‘riladi; birinchi sutkada odatda 0 ta ko‘rish yig‘iladi.
- Reaksiyalar va o‘zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga o‘rtacha 0 ta reaksiya keladi.
📝 Tavsif va kontent siyosati
Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida ta’riflaydi:
“Ku soo dhawaw"Dunida Caashaqa💝💯"
Darajo mida u Saraysa Ayaa ah inaad Noqoto Qofaan Laga tagi karayn Hadii Laga tagana Aan La Hilmaami karayn🥰
🌼Erayo jaceyl"
🌼Dhiirigalin"
🌼Qisooyin"
🌼Suugaan"
🌼Oraahyo"
@Moablac
https://t.me/DunidaCaashaqa”
Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 28 Iyul, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli bo‘lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Yaratish & Iqtiboslar toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini ko‘rsatadi.
Ma'lumot yuklanmoqda...
| Sana | Obunachilarni jalb qilish | Esdaliklar | Kanallar | |
| 26 Iyul | +3 | |||
| 25 Iyul | +1 | |||
| 24 Iyul | 0 | |||
| 23 Iyul | +1 | |||
| 22 Iyul | +8 | |||
| 21 Iyul | +2 | |||
| 20 Iyul | 0 | |||
| 19 Iyul | 0 | |||
| 18 Iyul | +2 | |||
| 17 Iyul | +6 | |||
| 16 Iyul | 0 | |||
| 15 Iyul | 0 | |||
| 14 Iyul | 0 | |||
| 13 Iyul | +7 | |||
| 12 Iyul | +1 | |||
| 11 Iyul | 0 | |||
| 10 Iyul | +6 | |||
| 09 Iyul | 0 | |||
| 08 Iyul | +2 | |||
| 07 Iyul | +5 | |||
| 06 Iyul | +8 | |||
| 05 Iyul | +6 | |||
| 04 Iyul | 0 | |||
| 03 Iyul | +1 | |||
| 02 Iyul | +7 | |||
| 01 Iyul | 0 |
| 2 | "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.
JOIN US 🫵👇❤️💯
https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared | 1 007 |
| 3 | "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.
JOIN US 🫵👇❤️💯
https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared | 1 272 |
| 4 | "6K Nooga Hadhay 100K Isbucaan Nagu Cimaamada Nagu Tuura,
https://youtu.be/lSD4FVJ-lAU?si=yjDTYyw7EH8iI5kH | 350 |
| 5 | Mar ayuu qofku lumaa, wuxuu ku dhax lumaa rajada iyo farxadda dhaxdooda. Waa laba cabsi oo aan la hubin midkoodna: qofku inuu sii faraxsanaan lama hubo dhammaan rajooyinkuna inay rumoobayaan cidi ma oga waase dadaal. Isasiinta lammaanuhuna dabcan waa tabtaas, haddii aad wax jamato macnaheedu maaha inaad is yeelateen xataa haddaad is calfataan waad is waayi kartaan. Xidhiidhku waa Isfahan aan laga maarmin se xal u ma aha qofkasta oo halgan kujira wuxuuna aqoonsadaa middaas dhabnimadeeda markuu qayb wadnihiisa ka mida waayo waana hubaal inuu mar iyo lababa waayo, taasi kama dhigna QUUS. Waakan Bk leh:
"Nafyahay caalwaa ha noqon Nasiibnakana haw cadhoon
Hadduu calaf Kaa ceshaday
Cuddoon way tagtee illaw"!! | 1 |
| 6 | Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe.
https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJoPMbXK
https://www.youtube.com/@OGAALBULSHO | 726 |
| 7 | Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe.
https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJoPMbXK
https://www.youtube.com/@OGAALBULSHO | 306 |
| 8 | Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe.
https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJoPMbXK
https://www.youtube.com/@OGAALBULSHO | 233 |
| 9 | Ka Qeyb Qaado Hormarinta Channelkeena Oo Nagu Tageer In aan Gaarno 100K Subscribe.
https://youtu.be/RBYgJ-gtmp8?si=1qPdKgHNxJoPMbXK
https://www.youtube.com/@OGAALBULSHO | 448 |
| 10 | Fadlan Ha igatagin, wuxuu ahaa eraygii ugu danbeeyey ee kasoo baxay Qalbi Daacad ahaa oo Doonayay joogintaankeeda.
~Zaki bootan. | 1 514 |
| 11 | "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.
JOIN US 🫵👇❤️💯
https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared | 1 422 |
| 12 | Socodkayga waxa igu weheliya laba aanan abaalkooda gudi karin, waxa isu kay kala badala Dayaxa iyo Cad-ceedda, waxa sahay u ah Alle bari iyo adkaar.❤️ | 1 608 |
| 13 | Dayaxa ayaa si dhammeystiran caawa u madoobaaday. Waa marxalad uu nabigeenna Muxammad SCW , inoo sheegay inaysan wanaagsanayn oo Islaamka looga baahanyahay inay masaajida u degdeggaan.
Sawirrada uu soo bandhigay bogga faafinta ee Xaramka ayaa muujinaya marxaladaha uu caawa maray dayax-madoobaadka oo loo arko mid ka mid ah dayax-madoobaadkii ugu dheeraa ee la arko.
Rabbi aan waydiisano dambi dhaaf, inuu nafteenna ka fogeeyo fidnada iyo ficillada cara gelinaya. Aamin | 1 616 |
| 14 | "Waxaan Rajeeyneynaa In Aan Isbucaan 100K Subscribe Gaarno. NAGU TAAGEER 🫵👇❤️
https://youtu.be/ngkLXaFlHb8?si=Si5d2jzN-kIXt-DL | 1 647 |
| 15 | "Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen.
JOIN US 🫵👇❤️💯
https://youtube.com/@ogaalbulsho?feature=shared | 1 856 |
| 16 | Aqrinta suratul kahfi ayaa ah sirta jimcaha
Saliga nabiga oo labadiyo baa ah
Quruxda fadliga maalinkaan. Jimce wanaagsan.❤️ | 1 559 |
| 17 | "Marka aad kor usocotid, dadka aad sii mari dontid ha xumeynin, waxa laga yaaba ado soo jabay in aad soo martid" waa oraah cajiib ah oo ka turjumeysa waayaha lyo wacaalka
adduunka ee kala warega ah. Waa odhah wacyi iyo wano ugu filan kan sareynta dareemaya ee hawada isla jooga, waa odhah dhirigalin u ah kuwa halganka usaxiibka ah, waa oraah ay ka madhan tahay kala sareynta, lehna sinaan iyo xasuusin mug iyo miisan leh. Dadka wanaaji waayo waxaa laga yaaba marka aad soo jabto in ay ku caawiyaan oo ku garab siiyan kuwaa shalay wanaajisay. Soomaali ayaa ku mahmahda "far kali ah fool ma dhaqdo" oo lamicne ah qof kali ah ma guuleysto. Eeg dadka guleystay waa dad ay garab iyo gaashan u yihiin dad kale. Qofkasta oo guuleysta team ayaa guushiisa ka dambeeyay, ma'ahan guul ku timid "far kali ah" ee waa guul ku timid shan farood iyo calaacal.
Markaa guuleysato ha goyn kuwa guushaada ka dambeeyay, markaa guusha raadineyso dadka wanaaji oo guusha ha ku raadin xumaan waayo waa guul dareysan kartaa oo waa soo jabi kartaa! | 1 708 |
| 18 | Habeen wanaagsan, 25 qormo iyo 1 qormo aan isku diyaarino, siday idinla that saaxiibayaal? Xageen see u badinaa? | 1 854 |
| 19 | https://t.me/Qalbi_dhiirran
Aynu kor u Soo qaadno chanelkaan idinkoo mahadsan. | 574 |
| 20 | Wali waxa aan xasuustaa wicitaankaagii ugu horeeyay iyo daqiiqadii ugu horraysay ee aan maqlo codkaagaaga naxariista leh, erayadaada cuddoon, xabeebta codkaaga ku ladhan iyo sida uu wadnahaygu u gariiray farxad darteed. Waxa aan la qabsaday in kuu subixii ku soo tooso farriimahaaga oo ay igu horrayso; “ Subax wanaagsan gacaliye.” Taasoo igu adkaatay markii aan waayay. Waxa aan ku baraarugaa aniga oo dib u milicsanaya farriimaheennii inna dhex maray ee aynnu sida talaaliga ah ugu sheegaysannay. Waxa kaliya ee aan is wayddiiyo ayaa ah sida wax walba ku dhammaadeen kaliyana aan ka hayo xasuus.
Cabdiwaasac Ducaysane | 2 051 |
