cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Dunida Caashaqa💝💯

Ku soo dhawaw"Dunida Caashaqa💝💯" Darajo mida u Saraysa Ayaa ah inaad Noqoto Qofaan Laga tagi karayn Hadii Laga tagana Aan La Hilmaami karayn🥰 🌼Erayo jaceyl" 🌼Dhiirigalin" 🌼Qisooyin" 🌼Suugaan" 🌼Oraahyo" @Moablac https://t.me/DunidaCaashaqa

Больше
Рекламные посты
6 609
Подписчики
+2524 часа
+1097 дней
+40730 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
Показать все...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

👍 1
Dekeeyaay dulmaan kugu qabaa wa hal ii darane. Rag dip waa geyaa qadafse waa lagu dulloobaaye. Xaajada daciifkii qalbiga waa dan damaqdaaye. Anuunbqa dulqaadanahayee durug dhawaaqiiye. __Salaan carrabey
Показать все...
👍 5
Фото недоступноПоказать в Telegram
“Marka uu bukoodo qof aynu jecelnahay, waxa aynu dhahnaa waa lagugu imtixaamayaa. Marka se uu bukoodo qof aynaan jeclayn, waxa aynu dhahnaa waa cuqubo (wax uu galay baa laga jarayaa). Marka ay masiibo haleesho qof aynu jecelnahay, waxa aynu dhahnaa waa qof wanaagsan (denbi baa dhaaf baa yaraynayaa). Marka se ay musiibo haleesho qof aynaan jeclayn waxa aynu dhahnaa waa dulmi uu geystay oo laga jarayaa.” - Najib Mahfoud
Показать все...
😢 5👍 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
“Nabad gelyo qof noloshayda soo mara qofkii ugu qiimaha badnaayow.”
Показать все...
👍 4💔 1
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Axdiyow ku lumin waayay Eedey ku sidi waayay Eexay ku fali waayay Afeefey ku mari waayay Adduunyooy ku qaban waayay Iimaanku waa sadee Samirow ku aaminay"-Hanuuniye.
Показать все...
🥰 2
Фото недоступноПоказать в Telegram
Bal dayaay ayaamuhu isku derajo maahee" Hees!
Показать все...
6
Фото недоступноПоказать в Telegram
"Dabar iyo hogaaniyo Dani seeto weeyoo" _Maxammed Aadan Dacar
Показать все...
🥰 3
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
Показать все...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

Maalin wanaagsan idaylkiinba saaxiibayaal. Inta aan maqanahay waxan lasoo dagaalamaa waayaha nolosha. waxbarasho, xammaal, iyo orod adduunyo. Maalmihiina kawarrama? Alle hayna guuleeyo hana inna asturo.🤲🙏
Показать все...
👍 6

1