cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Dunida Caashaqa💝💯

Ku soo dhawaw"Dunida Caashaqa💝💯" Darajo mida u Saraysa Ayaa ah inaad Noqoto Qofaan Laga tagi karayn Hadii Laga tagana Aan La Hilmaami karayn🥰 🌼Erayo jaceyl" 🌼Dhiirigalin" 🌼Qisooyin" 🌼Suugaan" 🌼Oraahyo" @Moablac https://t.me/DunidaCaashaqa

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
6 485
المشتركون
-624 ساعات
+667 أيام
+35830 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
إظهار الكل...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

Maalin wanaagsan idaylkiinba saaxiibayaal. Inta aan maqanahay waxan lasoo dagaalamaa waayaha nolosha. waxbarasho, xammaal, iyo orod adduunyo. Maalmihiina kawarrama? Alle hayna guuleeyo hana inna asturo.🤲🙏
إظهار الكل...
👍 2
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
إظهار الكل...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

"Waataan cidladiyo dhibtiyo Dareenkii ku ciili jiray Nafyahay kaa caawiyee Kawarran noloshii cusbayd"?
إظهار الكل...
👍 5
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
إظهار الكل...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

Marka laga yimaaddo inay shuruudaha doorashada haweenka kamid tahay inuu ninku lacag leeyahay, waxa sidan samayn kara oo kaliya naag go'aan, karti iyo adayg xambaaratay. Bal ila eeg: Hoodo Alle mooyee Hilbo cidi kusiisaa Hanadoow dhibaatiyo Hamuun kaama reebaan Haynta iyo maalkuna Hanti dhaxala maahoo La helaa la waayaa. Waa curad reer u wayn oo ay hooyadeed tahay gaari dhankasta ka dhistay inantaas, ama uma waynee waa dhexkujir nolosha iyo waayuhu xadhiga u sii daayeen oo yaqiinsan hadhka labadiisa galin, baratay maamuuska iyo qiyamka noloshu inay tahay ku noolaanshaha qaddarka iyo aaminaadda wixii la hayo. Dhabeelnimadu maaha kaliya inay gaari tahay ee waa inay marar badan reerku darteed ku dhisnaan karo waa gaarinimo iyo fariidnimo. Bal eeg siday markale u jihayso oo farxaddiisa uga qayb qaadato: Nafta kuu hibeeyoo Hadafkeenu waa taan Hore kuugu raacoo Hanti kuguma nici karo. Awal Hanti kuguma jeclaan immikana kuguma nacayb! Alla gobsanaa hablahayagu.🙏
إظهار الكل...
7😁 2👍 1
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/U1FMn-6CwW4yYmZk
إظهار الكل...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 89 chats.

2
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 @Gud_Kooxda_Midnimo 👇KU BIIR👇 https://t.me/addlist/W5Ssn2v38oVlMTBk
إظهار الكل...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 87 chats.

👍 1
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 @Gud_Kooxda_Midnimo ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/4wgrSimV9UNmN2Y8
إظهار الكل...
Midnimo

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “Midnimo”, which includes 85 chats.

Wax aan kusoo qoro wallaahi waan garan waayay. Saaxiibayaal barasho wanaagsan. Waxan idinka raali galinayaa maqnaatayda faraha badan iyo madashan oo igu kali ah,waan jeclahay inaan se wax badan wadaagno. Sidoo kale waxan ogahay in ay madashani kulmiso aqoonyahanno badan oo waxkasta oo aan sheeg is dhaho iiga aqoon badan. markasta waxan ogolahay sixitaan aniga oo aan ku dhago adkayn aqoon yaridayda. Soo dhawaada markale dhammaantiin.❤️🙏
إظهار الكل...
16🥰 1