cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Dunida Caashaqa💝💯

Ku soo dhawaw"Dunida Caashaqa💝💯" Darajo mida u Saraysa Ayaa ah inaad Noqoto Qofaan Laga tagi karayn Hadii Laga tagana Aan La Hilmaami karayn🥰 🌼Erayo jaceyl" 🌼Dhiirigalin" 🌼Qisooyin" 🌼Suugaan" 🌼Oraahyo" @Moablac https://t.me/DunidaCaashaqa

نمایش بیشتر
فنلندة922زبان مشخص نشده استدین و مذهبی12 816
پست‌های تبلیغاتی
7 658
مشترکین
+4524 ساعت
+1817 روز
+53830 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Maanta waa maalintuu illahay weyne badbaadiyey nabi muuse iyo qowmkiisii uuna halaagey fircoon iyo ciidankiisii Markii fircoon ciidankiisu uu dhinac kaga soo baxay nabi muuse iyo qowmkiisa gadaalna badii ay ka xigto ayay dhaheen qowmkii nabi muuse maanta waa Nala hayaa mana badbadeyno , ayuu nabi muuse ku dhawaaqey Maya illaahay baa ila jira isagaana I hanuuniya Iimaanka qofka muslimka ah waa la intixaama kalsoonida alle baana lagu helaa badbaado ee dadow illahay tala saarta oo ku kalsoonaada.🙏
نمایش همه...
5
Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂     🔰〰️KOOXDA MIDNIMO〰️🔰 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 @Gud_Kooxda_Midnimo ↩️ ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/WG8OgzHNmCI5NWRk
نمایش همه...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 90 chats.

Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/rDlYqu9fcehjMDc0
نمایش همه...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 91 chats.

Repost from N/a
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/rDlYqu9fcehjMDc0
نمایش همه...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 91 chats.

﴿إِنَّ اللهَ وَمَلَائِكَتَهُ يُصَلُّونَ عَلَى النَّبِيِّ يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمًا﴾. ❤️
نمایش همه...
5👍 1
Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 @Qalbitabat14 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/udQhvgq8MTQ1MDBk
نمایش همه...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 89 chats.

Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
نمایش همه...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 88 chats.

https://www.facebook.com/share/v/vNtx6nvdygCzLFpD/?mibextid=WC7FNe Saaxiibayaal linkigan intaad raacdan (LIKE) basa soo saara oo cumaamadda igu tuura, deegaan kale ayay la tartamayaane. Qofkasta oo soo codeeyaa replay ha iisoo galo waan u mahad celine.🙏
نمایش همه...
Log in or sign up to view

See posts, photos and more on Facebook.

👍 3
Marka aad cabbiri kari waydo waxkasta oo kusoo wajahay, culays, murugo iyo dareenno aanad u baran inay kula falgalaan oo naxariista luminaya. Kusoo noqoshada ahaanshiyahaaga saxda ahi waxay u baahantahay dabiici iyo inaad hesho naxariis dhaw. Mooji ladnaantu inta ay Innoo jirto balse moogganaantu ha noqoto irbad suuxiso oo aad maalintaada mar hesho. Salaam.🥺
نمایش همه...
4👍 1🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
Badhaadhahaygu waa kaaga, kaaguna waa kayga. noloshaydiiyeey waxan barwaaqo ku jirnaa inta aynu isu-maca nahay, haddii ay dhici waydo xataa meel kaama jiro mana kuu ogoli inaad murugto se taasi maba dhici karto aniga oo nool ee adigu ha samaynin. ILA GARO UJEEDADA.  —Farxaddaada aniga ayaa u mudan oo u xaq leh haddii aad murugtana anigaa ayaa u mudun ciqaabteeda. Waxan jeclahay inaan kuusheego sida aan u sugayo soo kicitaankaaga si aan kuugu sameeyo laab-galin wayn oo wayn.🫂
نمایش همه...
🔥 6👍 3👎 1
یک طرح متفاوت انتخاب کنید

طرح فعلی شما تنها برای 5 کانال تجزیه و تحلیل را مجاز می کند. برای بیشتر، لطفا یک طرح دیگر انتخاب کنید.