cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking ยซAccept allยป, you agree to the use of cookies.

avatar

Hano Quluuptooda ๐Ÿฅบ

Qudhayda mar uun udaaa Qudhaada ha daawatee๐Ÿ˜’

Show more
Advertising posts
3 830
Subscribers
-324 hours
+567 days
+24930 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
Haa, waxaad iska dhigaysaa qof ka gudbay xanuunka iyo dhaawaca ay kuu geysteen. Xidhiidhadii kaa burburay, iswaagii nafta ku dhuftay, saaxiibkaagii garabkaaga ka baxay, dadkii milgaha lahaa ee ay geeridu kaa wadatay iyo duruufaha waayuhu kugu leyriyeen iyo... Waxaas oo dhan weli dhaawacoodii waad la ildarantahay oo waad la tacaalaysaa, lkn waxaad iska dhigaysaa qof ka gudbay.
Show all...
๐Ÿ˜ข 5
Haa, waxaad iska dhigaysaa qof ka gudbay xanuunka iyo dhaawaca ay kuu geysteen. Xidhiidhadii kaa burburay, iswaagii nafta ku dhuftay, saaxiibkaagii garabkaaga ka baxay, dadkii milgaha lahaa ee ay geeridu kaa wadatay iyo duruufaha waayuhu kugu leyriyeen iyo... Waxaas oo dhan weli dhaawacoodii waad la ildarantahay oo waad la tacaalaysaa, lkn waxaad iska dhigaysaa qof ka gudbay.
Show all...
Adkaa inaad tidhaahdo nabadgelyo, isagoo qalbigu rabba inaad la sii joogto. ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ
Show all...
๐Ÿ’” 5
Photo unavailableShow in Telegram
dhambaal dheer ayaan kuu soo qoray, kadib waxaan xasuustay inaadan jeclayn fariimaha dhaadheer, markaasaan tirtiray badhkood, markaasaan xasuustay inaadan jeclayn wax akhrinta, markaas ayaan tirtiray intooda badan, ilaa aan hal kelmad ku soo qoray, oo udhignayd "waankuu xiisay waana ku jeclahay" waxaana xasuustay inaadan i jeclayn, markaas ayaan tirtiray mobilekana damiyay.๐Ÿ˜ข
Show all...
๐Ÿ˜ข 6
https://t.me/addlist/-UM3DrFiOQBmODI0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜ โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚  โžฆ SPONSORED BY   โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ โ†ช๏ธ @jaceylqore โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 โ†ช๏ธ @learn_english012 โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha โ†ช๏ธ @Arabic023 โ†ช๏ธ @taladaqoyska โ†ช๏ธ @Caafimaad2 โ†ช๏ธ @Xikmadle โ†ช๏ธ @kadisaqoon โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada โ†ช๏ธ @wadnojacayl โ†ช๏ธ @Lamaane24h โ†ช๏ธ @Qalpijaceyl42 โ†ช๏ธ @mustaqbal7 โ†ช๏ธ @Iibiye_online โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง http://t.me/Wll_musab
Show all...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder โ€œKORDHISโ€, which includes 97 chats.

๐Ÿ‘ 1
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Show all...
๐Ÿ’ป ONLINE MARKETโŒจ
๐Ÿ“– TAFSIIRKA QURANKA
ุชุนู„ู… ุงู„ู„ุบุฉุงู„ุนุฑุจูŠุฉ ๐Ÿ“•
๐Ÿ“• ุชุนู„ู… ุญุฏูŠุซ
๐ŸŒ™ ุงู„ุชู‚ูˆูŠู… ุงู„ู‡ุฌุฑูŠ
๐Ÿ•‹ QUR'AN REMINDER
๐Ÿ“š Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA ๐Ÿ–ผ
LEARN ARABIC WITH MUSAB ๐Ÿ“š
ENGLISH CONVERSATION ๐Ÿ“™
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
๐Ÿ–ฅIIBIYE ONLINE๐Ÿ–จ
XIFDINTA QUR'ANKA
โœŠTeam kordhis๐Ÿซ 
๐ŸคADMIN
Naga mid ma ahan nimanka farriimaha iyo wicitaanada dumarka degdegga uga jawaaba, kuwa raggana dib u dhiga ama ismoogeysiiya. Ama ninka nin kale u caaya si uu isaga dhaadhiciyo gabar! U soo laabta ragannimada, doqoma yahow.๐Ÿ˜
Show all...
๐Ÿคฃ 8
Photo unavailableShow in Telegram
Haduu ilaahay igu yiraahdo adoonkaygow Markasta maxaad la ilmeysaa Ma waxaan usheegaa Magacaaga.๐Ÿ˜”
Show all...
๐Ÿ˜ข 8๐Ÿ‘ 1
Repost fromย N/a
๐ŸŽ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹๐ŸŽ Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข @Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’ @Erayojaceyl23 โค๏ธโ€๐Ÿฉน @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMIDNIMOโ€, which includes 88 chats.

Naxariis iyo nabad galyo korkooga ha ahaato kuwa la dhaawacay ee hadana cafiska bixiyey iyagoo aargoosan karaya.. Gobonimo
Show all...
๐Ÿ˜ข 5๐Ÿ‘ 3
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.