🌹Xikmada maanta🌹
Open in Telegram
"Anni masuul kama ihi fahankaaga balse waxaan masuul ka ahay waxaan halkan ku qoro " Qore bogan @murtidamaanta "mustafe sheekh maxamed" +251919711136
Show more5 179
Subscribers
No data24 hours
-177 days
-9830 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
October '25
October '25
+6
in 0 channels
September '25
+11
in 0 channels
Get PRO
August '25
+29
in 0 channels
Get PRO
July '25
+20
in 0 channels
Get PRO
June '25
+29
in 0 channels
Get PRO
May '25
+26
in 0 channels
Get PRO
April '25
+17
in 0 channels
Get PRO
March '25
+33
in 0 channels
Get PRO
February '25
+46
in 0 channels
Get PRO
January '25
+51
in 0 channels
Get PRO
December '24
+61
in 0 channels
Get PRO
November '24
+37
in 0 channels
Get PRO
October '24
+88
in 0 channels
Get PRO
September '24
+21
in 0 channels
Get PRO
August '24
+112
in 94 channels
Get PRO
July '24
+109
in 84 channels
Get PRO
June '24
+185
in 0 channels
Get PRO
May '24
+278
in 49 channels
Get PRO
April '24
+274
in 0 channels
Get PRO
March '24
+893
in 0 channels
Get PRO
February '24
+846
in 28 channels
Get PRO
January '24
+296
in 30 channels
Get PRO
December '23
+375
in 33 channels
Get PRO
November '23
+275
in 84 channels
Get PRO
October '23
+390
in 88 channels
Get PRO
September '23
+464
in 0 channels
Get PRO
August '23
+151
in 0 channels
Get PRO
July '23
+87
in 0 channels
Get PRO
June '23
+80
in 0 channels
Get PRO
May '23
+197
in 0 channels
Get PRO
April '23
+70
in 0 channels
Get PRO
March '23
+76
in 0 channels
Get PRO
February '23
+104
in 0 channels
Get PRO
January '23
+129
in 0 channels
Get PRO
December '22
+103
in 0 channels
Get PRO
November '22
+145
in 0 channels
Get PRO
October '22
+129
in 0 channels
Get PRO
September '22
+122
in 0 channels
Get PRO
August '22
+132
in 0 channels
Get PRO
July '22
+78
in 0 channels
Get PRO
June '22
+43
in 0 channels
Get PRO
May '22
+45
in 0 channels
Get PRO
April '22
+119
in 0 channels
Get PRO
March '22
+78
in 0 channels
Get PRO
February '22
+23
in 0 channels
Get PRO
January '22
+19
in 0 channels
Get PRO
December '21
+37
in 0 channels
Get PRO
November '21
+378
in 0 channels
Get PRO
October '21
+545
in 0 channels
Get PRO
September '21
+293
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 18 October | 0 | |||
| 17 October | 0 | |||
| 16 October | 0 | |||
| 15 October | 0 | |||
| 14 October | +1 | |||
| 13 October | 0 | |||
| 12 October | 0 | |||
| 11 October | 0 | |||
| 10 October | 0 | |||
| 09 October | +1 | |||
| 08 October | 0 | |||
| 07 October | +1 | |||
| 06 October | +1 | |||
| 05 October | +1 | |||
| 04 October | 0 | |||
| 03 October | +1 | |||
| 02 October | 0 | |||
| 01 October | 0 |
Channel Posts
| 2 | No text... | 0 |
| 3 | Haddii aad rabto inaad adduunka wax ka beddesho, adigu bilow inaad isbedesho | 459 |
| 4 | Ha ka baqin guuldarrada, waayo waa bartaad ka Baran lahayd sida guusha loo gaadho. | 456 |
| 5 | Inta Albaabka towbada Ka Xiranto Haddaad Sugeyso , Waa adig lee , Lkn Waqti Kuuma Harin Dhaqso Towbad Keen istiqfaarso:
، يقول عزوجل:" يا بن آدم لو بلغت ذنوبك عنان السماء ثم استغفرتني غفرت لك ولا أبالي"
"Hadda Allah Xus Oo dheh : أستغفرالله واتوب اليه" | 451 |
| 6 | Banaanka Hal mar U bax Samada fiiri Wax Ma Ogid Dhinaca Galbeed Maxaa Kaaga muuqdo.?
Dunidan Aan Ku nool nahay gaal iyo muslim Weey isku raaceysan yihiin in Maalin Un dhamaan doonto Hase ahaatee Qaabka gaalada Dhamaanshaheeda U saadalinayaan iyo Muslimiinta Saadaashooda ayaa Kala duwan.
Waxaan Xaqiiq ah Tan Muslimiinta Haystaan Waayo Ma ahan Mid ay iyaga iska alifteen Ee Wax Waxyi Rabbaanib ah ;:
Sidaa Darteed Ku Soo dhawow 9 Kaan Qodob Oo Aan Ku soo goobnay Calaamadaha yar yar Ee Saacada Qiyaame Dhicideeda Ka soo hormaraya Waxaad Ogaan doontaa in Haddaba Intoodii badneed la arkay"
F: G Waxaa Ceeb Kugu Ah inaad Aqoon badan Halkan Ka faaideysato Hadane Aad Bakhiisho inaad La Wadaagi Weyso Muslimiinta Kale Haddaad faafin Weyso Waxaan U arkaa inaad tahay iimaan Laawe kheyr daran Xaasid bakhiil ah.
" Waxaad Qeeybta dambe Ku arki doontaa
11 Calaamood Oo Waa Weeyn Oo Ka Soo Horeeyn doon Dhicida qiyaamaha Kuwaa Weli Ma dhicin , Lkn Waxaa la Sheegaa in Hal Mar Sida Tusbax Go'ay isu Soo Wada Raac Raaci doonana.Zubxnllh.
《 Calaamadaha Qiyaamaha Kuwa yar yar:》
1: Dumarka Oo tirada Ka bato
2: Haween Qaawan Oo U qaba in ay asturan yihiin Lkn Aan Asturneen Madaxooda Aad Moodo Sida Kuruska geela.
3: Khamarada iyo Zinada Oo Ku badato Dhulalaka Muslimiinta
4: Geeri Dag dag ah Qofkii Aan Laga War qabin dhinto' Mowtul-fajo"
5: Xasuuqida Doofaarada Dadka Waxaa Ku dhici doono Cudur Kaas Oo Ka dhashay Hilib doofaar Ka dib Dadkii Waxeey bilaabayaan in ay laayaan Doofaarada meeshey Ku arkaan ilaa Uu Nabi Ciise soo dago Ka dib dilo Doofaarka Aduunka Ugu dambeeyo
6: Dhismaha iyo dabaqyada Oo lagu tartamo leysugu faano
7: Qoob Ka ciyaarka iyo Heesaha Oo Si Xad Ka bax U faafo
8: Fitnooyin indho la'aan ah Oo mid ba mida Kale daba taallo
9: Ragga Oo isu Ekeysiiyo Dumarka
Walaal Mcn miyaadan arkin Caalamadahan Aan soo tirinay badnkooda.? HAA & MAYA
Waxaad Suuraystaa Habeen Sidii loo Seexday Waagu Ku baryay Dadkii Oo Wada qeylinaya Ayagoo Ka Cabaadaya Halaag Ku Soo muuqdo Oo Ku Soo Wajahan😭.
Dhamaantood Waxeey Eegayaan Samada Si jahwareer leh Samadiina Waa ay Madobaatay
Caalamkii Kii Aad taqaanay Maba aha.
Sababtu Waxeey tahay Qorraxdii ayaa galbeed Ka soo baxaday Looma jeedin Hal mar ayeey dadkii Wada Eegeen Waaba run Qoraxdii Galbeed ayey Ka soo baxeeyso 😭
Micnaha Qorraxad galbeed looga soo bixi ma taqaanaa.? Waxaa laga Wadaa albaabkii towbada Waa Khalaas Waa Xirmay intii hore Ku bad baad Ama Ku halaagsan Istiqyaarkaa.😢
Acmaashii Waxaa Loo qaaday Allah Xaggiisa Kheyr iyo Shar Wixii Kuu noqotabo
Maant Wax Kuu tarimeyso Allow Naxariistaada isii Ama Hooyadeey U Naxariiso Wax leyska aqbalayo Ma leh .
《 Hadane Ku soo dhawow Calaamadaha Qiyaamaha Ee Waa Weeyn : 》
1: Waxaa Ciida afka Loo darayaa Todobo Ka Mid ah Madaxda Carabta Kuwooda tikteyrada ah Xukunkooda ayaa meesha laga saarayaa
2: Waqtigaas Waqti Aan Ka fogeeyn Waxaa soo baxaya Imam mahdi Oo ah Imaam Caadil ah Oo Ku abtirsada Nasabka Rasuulka faraciisa dambe Waa ehlu-beytka.
3: Waxaa Ku Xigo Masiixu-dajaal
4: Soo sagida Nabi Ciise csw Xagga Samada
5: Qorraxdii Oo galbeed Ka soo baxdo
6: Albaabada towbada oo la laabo
7: Daabat dhulka Wareegeyso Qofka muslimka ah Calaamad Ku dhajineyso
8: Waxaa Ku Xigo Juuj & Ma juuj soo baxooda
9: Waxaa Muddo Ku dhaw 40malmod Dhulka iyo samada Wada qarinaya Ceeryaamo
10: Dab Xoogan Oo Xoogan Oo Kacay Kana imaanaya dhanka Wadanka yaman
11: Kacbadii Oo la bur buriyo
Ugu dambeeyn Axbaabii Kiraam Waxaan Nafteyda iyo Tiinaba Kula dardaarma Cabsida Allah : Waa furaha guusha Aduun iyo Aakhiro
Saacaduu Weey dhici rabtaa Goorta ay dhaceyso idiin ma carifi karo idiinkumana dhaami Haddaan Ogaan lahaa Waan sheegi
Waxaan Aragnaa Dad badan in ay Xagga diinta Aad Uga fog yihiin, Waana Halka meel Oo Kaliya Oo Ey bad baadadoda Ku jirto. | 454 |
| 7 | https://youtube.com/shorts/R3jV7dR5gHk?feature=share | 450 |
| 8 | https://youtube.com/shorts/BsacIbTjGac?si=SjN-uzpYIndSTaNY | 101 |
| 9 | https://youtube.com/shorts/I25w5BGUkDo?si=0UxTNf-uia3PI99V | 129 |
| 10 | Inaad caruurtaada u doorato hooyo wanaagsan ayaa ka wanaagsan inaad naftaada u doorato xaas qurux badan u door caruurtaada hooyo wanaagsan | 475 |
| 11 | Ahow qof fiiican laakin wakhti haku luminin si aad ucadayso inaad tahay qof fiicaan | 590 |
| 12 | Qofna Haku xidhin noloshaada in kabadan inta uu mudnaa waayo qofkastaaba wuu is badalaa Marka uu la kulmo dad cusub | 593 |
| 13 | Qofka aad ku aragto labo shay ogow waa cadawgaaga qofka ay farxad galiso dhibka ku haysta sidoo kale kanaxa hormarkaaga kaas ayaa ah cadawgaaga | 648 |
| 14 | Chanel Kan oo aan ku soo gudbin jirnay dhiiri galinta iyo xikmadaha ayaan rabnaa inaan dhawaan albaabada u laabno , balse asxaapta u codeeya inuu sii shaqeeyo oo uu bulshada muhiim u yahay iyo inan xidhno? | 693 |
| 15 | U codee chanel Kan inaan xidhno iyo inuu sii furaado | 1 |
| 16 | Xurmee kuwa kuu sheega runta foosha xun balse ha xurmaynin dadka kuu sheega beenta quruxda badan | 469 |
| 17 | Haddii aad si badheedh ah u qorshaysato inaad qabato wax awoodada ka baxsan waxaa hubaal ah inaadan noqon doonto mid aan farax sanayn waayo waxaad xanbaaratay culays aadan awoodin qabo waxa aad awoodo | 554 |
| 18 | Shinbirkani markuu noolaa wuxuu cuni jiray qudhaanjada , markuu dhintayna qudhaanjadii baa cuntay aduunka ayaa saas iska ah | 668 |
| 19 | Xidhashada dharka bilaa qiimaha ah iyo kuwa jaban kama dhigna inaad tahay qof faqiir ah
Xusuusnow waxaa jira qoyska adiga kaga baahan inaad quudiso maaha in aad bulshada cajab galiso | 709 |
| 20 | Ka digtoonow, inaad barato dad badan oo gacanta saaxiib kaala ah qalbiga cadaw kaaga ah | 731 |
