cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Hagarlaawe Academy️☀️

Hoyga Millioneerrada Mustaqbalka. WhasApp: 00252907723894 SupportWhatsApp: 00252905508273 Telegram Chat: @SekiHagarlaawe

نمایش بیشتر
پست‌های تبلیغاتی
12 979
مشترکین
+924 ساعت
+1317 روز
+81630 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Photo unavailableShow in Telegram
Dhalinyaro suuqa Forex waa dhib badan yahay, khasaaro badan yahay oo hawl badan yahay. Ciyaar meel adduunka lacag looga sameeyaa ma jirto sidaa darteed; dhab u qaado masuul noqo oo lacagtaadana ilaasho process-kana aamin. Hal mar adoo 300$ ku shaqeeya bisha dhan 3,000$ ha doonin ee horta suuqa inta aad hadda hesho ka raadi. Saddexdaa boqol ka hel, kadib 500$ raadi, kadib 700$ kadib 1,000$. Muddo sannad ah sii inaad upgaradekaas samayso. 2 sano joogtee inaad bil walba lacag la baxdo, lacagtaadana dhigo haku baashaalin oo ha ku ciyaarin e. Tartiib u soco adoo maalin walba wax baranaya. Rooma habeen laguma dhisin. Forex process buu qaataa, ha kadsoomin. Guulaysta. Maalin walbana wax barta. Ugu dambayn waxbarashaa lagu hodmaa e!
نمایش همه...
231
Dhalinyaro galab wanaagsan. Jimce wanaagsan. Maanta waxa suuqyada u waynaa warkii saaka ka soo baxay GBP-da ee qiimayaasha tafaariiqda (retail sales). Waxa ay xogtaasi ku soo baxday tiro liidata oo ah -2.3% halka la filayay -0.5% bishii horena ay ahayd -0.2%. Waa hoos u dhac saa'id sida aad arki kartid. Waxaa kale oo jira galabta dhowr war oo ka soo kala baxaya CAD iyo USD balse saamayntoodu yartahay. Waxa ugu muhiimsan xogta kalsoonida shacab waynaha Maraykanka iyo Guddoomiye ka mid ah FED Mr. Waller oo isna hadlaya.
نمایش همه...
65
Photo unavailableShow in Telegram
PMI-yadii maanta ee Ingiriiska, Faransiiska, Jarmalka iyo Maraykanka xogtoodoodii halkan hoose ka soo akhriso. 👇 https://www.facebook.com/share/p/xLjF1a2btLWJ1WCD/?mibextid=qi2Omg
نمایش همه...
18
Galab wanaagsan. Casarkan wararka u culus suuqyada caalamka waxaa ka mid ah; Unemploynent Claims oo laga sugayo USD-da. Flash PMI-da labada qaybood ee adeegyada iyo alaabaha ayaa isna soo baxaya 4:45PM xilliga Geeska Afrika. Sidoo kale waxa lacagta Yuuro ka soo baxaya Kalsoonida Shacabka (Consumer confidence), waxa iyana la filayaa xogta guryaha la iibiyay ee cusub bishii tagtay. Dhammaantood waxa ay saamayn ku leeyihiin session-keenna galabta iyo dhaqaaqiisa.
نمایش همه...
44
11
Kulanka FED ee caawa ayaa sheegay in aanay ku degdegayn jaridda/yaraynta xaddiga dulsaarka, sababta waxay ku sheegeen inay tahay sicir bararka oo wali sarreeya kadib xogtii soo baxday rubuca koowaad ee sanadda 2024. Sidoo kale waxay xuseen inay khatar ku sugantahay xaaladda degenaan ee dhaqaale sicir-bararka badan awgii. Qiimayaasha macaamiisha (CPI) inay soo qaboobayso ayay u egtahay, laakiin waxa ay sheegeen inay ka walwalayaan xogtii rubuca koowaad ee CPI-da. Wali may caddayn jihadooda intrest rate-ka. Waa xog isku dhafan una baahan in la akhriyo bayaankooda oo dhammaystiran. Bayaankooda waxaad ka helaysaa boggooda internetka isaga oo ka kooban illaa 10 waraaqood.
نمایش همه...
21
Photo unavailableShow in Telegram
Si aad Forex lacag uga samayso waa inaad aqoontaadana dhistaa,emotionkana ka adkaataa. Hambalyo Abdirisaak.
نمایش همه...
89
Photo unavailableShow in Telegram
Suuq Live ah kaalay na la Trade garee oo naftaada wax u baro.
نمایش همه...