Xirfadlay
We provide Quality Tutorial, Tips , Courses , Tools and other Resources 👉 Xirfadlay whatspp https://wa.link/mw9jyf 👉 Xirfadlay WhatsApp +252 904620742 👉 Xirfadlay.com
نمایش بیشتر📈 تحلیل کانال تلگرام Xirfadlay
کانال Xirfadlay (@xirfadlay) بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 20 328 مشترک است و جایگاه 9 730 را در دسته آموزش و رتبه 246 را در منطقه فنلندة دارد.
📊 شاخصهای مخاطب و پویایی
از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 20 328 مشترک جذب کرده است.
بر اساس آخرین دادهها در تاریخ 03 سپتامبر, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -247 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -6 بوده و همچنان دسترسی گستردهای حفظ شده است.
- وضعیت تأیید: تأیید نشده
- نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 4.79% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 1.47% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب میکند.
- دسترسی پستها: هر پست به طور میانگین 973 بازدید دریافت میکند. در اولین روز معمولاً 298 بازدید جمعآوری میشود.
- واکنشها و تعامل: مخاطبان بهطور فعال حمایت میکنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.
📝 توضیح و سیاست محتوایی
نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاههای شخصی توصیف میکند:
“We provide Quality Tutorial, Tips , Courses , Tools and other Resources
👉 Xirfadlay whatspp https://wa.link/mw9jyf
👉 Xirfadlay WhatsApp +252 904620742
👉 Xirfadlay.com”
به لطف بهروزرسانیهای پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 04 سپتامبر, 2026)، کانال همواره بهروز و دارای دسترسی بالاست. تحلیلها نشان میدهد مخاطبان بهطور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته آموزش تبدیل کردهاند.
در حال بارگیری داده...
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 04 سپتامبر | 0 | |||
| 03 سپتامبر | +2 | |||
| 02 سپتامبر | 0 | |||
| 01 سپتامبر | 0 |
| 2 | Ma rabtaa inaad barato Digital Marketing laakiin aadan garanayn meesha aad ka bilaabayso? 👀
Video-kan waxaan kuugu sharxayaa sida aad 2026 uga bilaabi karto Digital Marketing, xitaa haddii aad tahay beginner. Waxaan ka hadli doonaa xirfadaha muhiimka ah, waxa aad marka hore baranayso, iyo sida aad aqoontaada ugu beddeli karto fursado shaqo iyo dakhli online ah.
Waxaad baran doontaa:
✅ Digital Marketing waa maxay?
✅ Halkee laga bilaabaa?
✅ Xirfadaha muhiimka ah ee aad u baahan tahay
✅ Strategy & Content
✅ Sida aad u bilaabi karto inaad practice sameyso
✅ Sida aad xirfadda uga dhigi karto fursad
🎯 Haddii aad rabto inaad Digital Marketing barato 2026, video-kan waa meesha aad ka bilaabi karto.
📚 Haddii aad rabto inaad xirfado badan ku barato Af-Soomaali, booqo Xirfadlay Academy.
Booqo pagkeena 👉 https://xirfadlay.com/
#DigitalMarketing #DigitalMarketing2026 #Somali #Xirfado #OnlineSkills #Marketing | 448 |
| 3 | Maanta Waa Maalinta Ugu Dambeysa!
15% Summer Discount-ka Xirfadlay wuxuu ku egyahay maanta oo ah 31-ka Agoosto 2026.
Haddii aad qorshaynaysay inaad barato xirfad cusub, maanta ka faa’iidayso qiimo-dhimista dhammaan koorsooyinka Xirfadlay.
Waxaad baran kartaa:
• Programming & Web Development
• Cybersecurity
• Data Analysis
• Accounting
• Graphic Design
• Video Editing
• Digital Marketing
• AI
• Crypto & Forex
• English iyo koorsooyin kale
Ha sugin ilaa discount-ku dhammaado—maanta isdiiwaangeli.
👉 https://xirfadlay.com
Xirfadlay — Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal. | 513 |
| 4 | 2027 ayaa soo dhow… ⏳
Haddii aad rabto inaad waqtigaaga ka faa’iidaysato oo aad naftaada ku kordhiso xirfado cusub, muuqaalkan waxaan kuugu soo bandhigayaa 3 xirfadood oo mustaqbalkaaga wax weyn ka beddeli kara. 🚀
Waxaad xirfadahan ka baran kartaa Xirfadlay Academy, oo kuu diyaarisay koorsooyin Af-Soomaali ah oo ku saabsan xirfadaha digital-ka iyo kuwa shaqada casriga ah. 💻📚
👉 Ha sugin sanadka cusub si aad u bilowdo. Bilow maanta!
https://xirfadlay.com/ 🔗 Baro xirfad. Dhis mustaqbalkaaga.
#Xirfadlay #Xirfado #2026 #2027 #DigitalSkills #OnlineLearning #Somali | 590 |
| 5 | Cryptocurrency iyo waxa kala haysta soomaalida...
Lacagtu mar waxay ahayd jirtay xoolo, hadhuudh iyo alaab la isku beddelo, ka dib waxay u guurtay shilimaad bir ah oo dahab iyo qalin ka samaysan, markii dambena xaashiyo iyo kaadhadh bangi.
Maanta waxaanu markhaati ka nahay wajigii ugu danbeeyay kaasoo ah Cryptocurrency.
Dad badan markay maqlaan Crypto ama Bitcoin, waxaa horteooda yimaada labo fikradood oo kala daran:
1️⃣: in ay tahay fursad markiiba hodan lagu noqdo
2️⃣: ama in ay tahay wax SCAM ah oo lacagta lagu lunsado.
Labadaas fikradoodna midna sax ma aha, waana dabinka ay had iyo jeer ku dhacaan kuwa aan aqoonta fiican u lahayn suuqan.
Sababta ay dad badan oo Soomaali ah lacagahooda ugu waayaan suuqa Crypto-da ma aha in suuqu xun yahay ama uu SCAM yahay, ee waa in ku dhawaad 85% dadka soo galaa suuqan ay si indho la'aan ah u soo galaan iyagoo dheeran, kadib markii ay arkeen dhowr kor-u-kac oo uu suuqani sameeyay.
Halkii ay ahayd inu ku qalabaysnaadaan aqooon sal adag ku fadhida oo majoor ah.
Ma taqaan sida loo qiimeeyo mashruuc Crypto ka hor inta aadan maalgashan? Ma garanaysaa farqiga u dhexeeya Market Cap, Volume, Max Supply iyo Circulation Supply?...... Ma ka warhaysaa sida loo ilaashado furahaaga gaarka ah si aan lacagtaada loo dhicin?
Si aad aqoon sax ah oo aasaas ilaa heer sare ah uga hesho suuqan, dugsiga #Xirfadlay wuxuu kuugu talogsahay koorsada dhamaystiran ee "Somali Cryptocurrency Course: Crypto Bilow ilaa Dhammaad".
Koorsadan oo ka kooban 70 cashar oo si habsami leh kuu dhisaya, waxaad ku baran doontaa:
✅ Aasaaska iyo taariikhda Blockchain iyo Cryptocurrencies.
✅ Sida loo adeegsado jeebadaha dhijitaalka ah ee aaminka ah sida Metamask.
✅ Sida loo isticmaalo madallada waaweyn ee lacagaha lagu kala beddelo sida Binance iyo Crypto com.
✅ Sida Soomaalida dalka ku sugani u iabsan karaan ama u sell gareyn karaan lacagaha dhijitaalka ah.
✅ Sida loo isticmaalo TradingView iyo falanqaynta bilowga ah ee jaantusyada.
✅ Habab wax ku ool ah oo lacag loogu sameeyo Crypto iyo sida looga baaqsado khiyaanooyinka suuqa ka jira.
Ugu dambayntii, uma baahnid wax aqoon hore ah ama farsamo hore oo aad u leedahay Crypto-da, wax walba eber ayaa lagaaga bilaabayaa iyadoo looguugu fasirayo afkaaga hooyo oo aad u fudud.
Wixii faahfaahin ee intaa ka badan, fadlan booqo bogga koorsada, oo daawo muuqaalka hordhaca ah: https://xirfadlay.com/courses/barashada-cryptocurrency-somali-cryptocurrency-coursecrypto-bilaw-ilaa-dhamaad-afsomali-cryptocurrency-course/, ama nagala soo xidhiidh: "https://wa.me/+252904620742", ama si toos ah ula sheekayso caawiyaheena cusub ee "Xirfadlay AI Support", kaasoo 24-ka saacba heegan kuugu ah dugsigeena XIRFADLAY. | 793 |
| 6 | بدون متن... | 598 |
| 7 | 💬 Fariin arday nooga timid
Ahmed Kamaal Maxamed ayaa nala wadaagay khibraddiisa iyo aqoonta uu ka helay Xirfadlay.
Farxadda ugu weyn waxay noo tahay marka ardaydeennu aysan casharrada kaliyah daawan, balse aqoonta ay bartaan ay si practical ah ugu isticmaalaan shaqadooda iyo nolol maalmeedkooda.
Mahadsanid Ahmed. 💙
Bara xirfad, dhiso mustaqbal.
#Xirfadlay #ArdaydaXirfadlay #ArtificialIntelligence #ChatGPT | 1 070 |
| 8 | https://youtu.be/sPYDudY5p2c?si=4Tg-Dm8tkWntPkeI | 963 |
| 9 | 🎯 Baro Digital Marketing si practical ah — Xirfadlay.
Course-keena Digital Marketing-ka waa diyaar, waxaadna ka baran kartaa laga bilaabo fundamentals ilaa practical concepts.
https://xirfadlay.com/courses/digital-marketing-course-somali/ | 1 151 |
| 10 | Crypto Market-ku Maanta Waa Cagaar—Laakiin Ha FOMO-gareyn
Bitcoin waxay ku dhowdahay $78,000, iyadoo 24-kii saac ee ugu dambeeyey kor u kacday 13.2%. Ethereum-na waxay kor u kacday 8.4%, halka guud ahaan Crypto market cap-ku kordhay 5.4%.
Marka suuqu si xooggan kor ugu kaco, waxaa bilaabata FOMO—dadku waxay iibsadaan iyagoo ka baqaya in fursaddu dhaafto.
Kahor intaadan Buy samayn, isweydii:
Maxaa sababay kor-u-kaca?
Ma leedahay Investment Plan, mise dadka kale ayaad raacaysaa?
Immisa Risk ah ayaad qaadi kartaa?
Halkee ayay yihiin Entry iyo Exit-kaagu?
Haddii market-ku dib u soo laabto, ma awoodi kartaa khasaaraha?
Green candles waxay keeni karaan fursado, laakiin sidoo kale waxay qofka ku riixi karaan go’aan degdeg ah.
Market-ka ha ku gelin Emotion. Ku gal Research, Plan iyo Risk Management.
Adigu sidee u aragtaa kor-u-kaca maanta: Bull Market cusub mise kor-u-kac ku-meel-gaar ah?
Ka faa’iidayso 15% Summer Discount-ka koorsooyinka Xirfadlay.
Waxay ku egtahay 31-ka Agoosto 2026.
https://xirfadlay.com
Xirfadlay | 1 292 |
| 11 | https://youtu.be/IQZd3N8MhSY?si=mDAca4VoH3BIwn8f | 1 290 |
| 12 | 3-da ilbiriqsi ee ugu horreeya ayaa go’aamin kara in qofku Video-gaaga sii daawado ama uu Scroll sameeyo.
Sidaas darteed, Video-ga ha ku bilaabin salaan dheer ama sharaxaad badan. Ku bilow Hook qofka tusaya waxa uu ka faa’iidayo haddii uu sii daawado.
Tusaale ahaan:
“3 qalad oo sababaya in Videos-kaagu Views heli waayaan.”
Ama:
“Haddii aad Content samayso, khaladkan ha samayn.”
Hook wanaagsan waa inuu noqdaa mid gaaban, cad, isla markaana si toos ah ugu xiran Content-ka intiisa kale.
Ujeeddadu ma aha Clickbait. Waa inaad Attention-ka qofka qabataa, kadibna aad bixisaa Value-kii aad u ballanqaadday.
Marka aad Video samaynayso, xasuuso:
Hook ayaa qofka joojiya.
Content ayaa sii haya.
Call-to-Action ayaa tallaabada xigta tusaya.
Adigu maxaa kaa dhiga inaad Video sii daawato: Hook-ga, mowduuca mise qofka Video-ga samaynaya?
Ka faa’iidayso 15% Summer Discount-ka koorsooyinka Xirfadlay.
Waxay ku egtahay 31-ka Agoosto 2026.
https://xirfadlay.com
Xirfadlay — Baro Xirfad, Dhis Mustaqbal. | 1 223 |
| 13 | ⌨️ 7 Keyboard Shortcuts oo Shaqada Kuu Dedejiya
Haddii aad Computer-ka ku shaqayso, shortcuts-kan waxay kaa badbaadin karaan waqti badan:
1️⃣ Ctrl + C — Copy
Waxaad Copy ku samayn kartaa Text, File ama Image.
2️⃣ Ctrl + V — Paste
Waxaad Paste ku samayn kartaa wixii aad hore u Copy-garaysay.
3️⃣ Ctrl + X — Cut
Waxaad Cut ku samayn kartaa Text ama File, kadibna meel kale ayaad ku Paste-garayn kartaa.
4️⃣ Ctrl + Z — Undo
Waxaad Undo ku samayn kartaa action-kii ugu dambeeyey.
5️⃣ Ctrl + S — Save
Waxaad Save ku samayn kartaa Document-ka aad ku shaqaynayso.
6️⃣ Ctrl + F — Find
Waxaad Find ku samayn kartaa Word ama Information ku jira Page ama Document dheer.
7️⃣ Ctrl + A — Select All
Waxaad Select All ku samayn kartaa dhammaan Text-ka ama Files-ka.
💡 Haddii aad isticmaasho Mac, badanaa Ctrl waxaa beddelaya Command (⌘).
Computer Skills ma aha in Computer-ka la shido oo keliya—waa inaad barato sida shaqada loogu qabto si faster, smarter and more efficiently.
💬 Shortcut-kee ayaad ugu isticmaal badan tahay?
A) Copy & | 1 148 |
| 14 | Wax-is-bariddu...
Wax-is-bariddu ama Self Learning-ku waa astaan ka mid ah astaamaha ugu cad-cad ee aynu ka dhaxalnay dunidan isku-furanka ahi (Globalization), ama dhijitaalka ah, amaba si guud internet-ka.
Inay wax-is-bariddu ama Self Learning-ku muhiim yahay waxaa tusaale idin ku fulan AI-yadan hadda la tababarayo.
Mid ka mid ah tababarada AI-ga ama garaad-gacmeedka la mariyo, waliba kuwooda ugu wax-ku-oolka badan waxaa ka mid ah hab la yidhaahdo "Self Learning".
Waana in uu AI-gu isagu laf ahaantiisa wax-is-barao, hadda waa laf ahaantiisa. Ma ahan in ay cid kale wax u yeeriso, oo ay ku dhahdo waxani waa sidaa, sidaasaana loo maareeyaa, iwm.
Isgaa la isku training gareenayaa, isagaa wax-is-baraya, Tusaale
Si aynu u fahamno, aynu xoogaa dib u noqono. Mid ka mid ah hababka AI-ga wax loogu tababaro waxaa ka mid ah "Supervised Learning" waana in xog ama Data la soo uruuriyo, sida tusaala, Bisad/Yaanyuur sawiradeeda, oo har iyo habbeenba loogu celceliyo, oo lagu dhaho:
🐈 Bisad cad waxani waa BISAD
🐈 Bisad madaw waxani waa BISAD
🐈 Bisad yar oo dhallaan ah waxani waa BISAD
🐈 Bisad weyn waxani waa BISAD
🐈 Bisad fadhida waxani waa BISAD
🐈 Bisad ordaysa waxani waa BISAD
🐈 Bisad jiifta waxani waa BISAD
🐈 Bisad taagan waxani waa BISAD....
.... oo aad astaamaheedana ugu darto oo aad dhahdo waxan sidan u eg, ee dhowr iyo labaatanka sentimitir ah, ee 4-talugood leh, ee 2-d indhood leh, ee 2-da dhagood leh, ee 6-da shaarbood leh (mise shaarbaheedu way ka badan yihiin intaa?)..... waa BISAD. Sidaas ayuuna muddo kadib ku baranayaa AI-gii waxani in uu BISAD yahay.
Habka kale ee AI-ga wax loogu tababaro waa "Self-Supervised Learning" waana tusaalaha aan u soconay. Si fudud halkii aad AI-ga giddiga maanta ugu celcelin lahayd waxani waa BISAD, kaliya waxaad la wadaagaysaa sawiraanta BISADDA, isagaana sawiraantaas lafa-guraya, kala-shaandheenaya, oo ka soo saaraya xidhiidhada u dhaxeeya, iskuna xidh-xidhaya, isagoo leh:
ooo tani tanay la mid tahee...
oooo tan kalena eeg... waa isla tiiyoo kalee...
ooh taa kalena ee fadhidana waa kuwan oo kalee....
Sidii uu sidaa ku wado ugu danbayntii barteeda ayuu dhigayaa, oo hadii BISAD cad ama mid madaw la soo hor dhigo si fudud buu ku odhanahaa waxani waa BISAD.
Haddaba meel uu AI-gii iskii wax isku barayo miyay adiga qiil kaaga furan tahay, war ka kac fadhiga niyow, oo go'aan kama danbays ah qaado, oo research badan samee, oo ilaahay talo saaro, kuna gacan adayg wixii aad doorato, ilaa aad ka midho keento.
#Xirfadlay-na waxaa kuugu diyaar ah ku dhawaad 60 koorso oo kala jaad ah, oo aad ka xulan karto hadba mida aad xiiseeso, isla mar ahaantaana suuqa qiimo ka joogta, oo bari ka maalin aad ku shaqysan karto. | 905 |
| 15 | بدون متن... | 737 |
| 16 | 🗣 5 Common English Mistakes—Ma Samaysaa Khaladaadkan?
Khaladku waa qayb ka mid ah barashada English-ka. Laakiin markaad khaladka garato oo aad saxdo, Speaking iyo Writing-kaaguba way fiicnaanayaan.
❌ I am agree with you.
✅ I agree with you.
❌ He go to school every day.
✅ He goes to school every day.
❌ I didn’t went yesterday.
✅ I didn’t go yesterday.
❌ She is married with Ahmed.
✅ She is married to Ahmed.
❌ I have 25 years.
✅ I am 25 years old.
Si aad English-kaaga u horumariso:
✅ Maalin kasta samee Speaking Practice
✅ Baro Vocabulary cusub
✅ Dhagayso dadka English-ka ku hadla
✅ Qor sentences adiga kuu gaar ah
✅ Khaladaadkaaga ha ka xishoon—sax oo wax ka baro
English-ka laguma barto Grammar keliya. Waxaa lagu bartaa Practice, Listening, Reading iyo Speaking.
💬 Shantan khalad, imisa ayaad hore u taqaannay?
1️⃣ 2️⃣ 3️⃣ 4️⃣ ama 5️⃣?
Jawaabtaada comment-ka noogu reeb. 👇
☀️ Ka faa’iidayso 15% Summer Discount-ka dhammaan koorsooyinka Xirfadlay.
📅 Waxay ku egtahay 31-ka Agoosto 2026
👉 https://xirfadlay.com
Xir | 958 |
| 17 | https://youtu.be/bSkUzrsxbbU?si=VyLyD6CL-sfOp3ew | 706 |
| 18 | https://youtu.be/Q-STzqsn3Bw?si=zTqN4nqLmE3kIOfO | 820 |
| 19 | 📉 Forex Trading: Risk Management Ka Hor Profit!
Trader wanaagsan ma bilaabo su’aasha ah: “Immisa Profit ayaan heli karaa?” Wuxuu marka hore isweydiiyaa: “Immisa ayaan khasaaro ahaan u awoodi karaa?”
Kahor intaadan Trade furin, waa inaad qorshaysataa:
✅ Entry Point: Halkee ayaad Trade-ka ka gelaysaa?
✅ Stop Loss: Halkee ayaad khasaaraha ku joojinaysaa?
✅ Take Profit: Halkee ayaad Profit-ka ku qaadanaysaa?
✅ Position Size: Immisa lacag ah ayaad Trade-ka gelinaysaa?
✅ Risk-to-Reward Ratio: Profit-ka aad filayso ma ka badan yahay Risk-ga?
✅ Trading Plan: Maxay tahay sababta aad Trade-kan u furayso?
Khaladaadka ay sameeyaan Traders badan:
❌ Trading Plan la’aan
❌ Stop Loss la’aan
❌ High Leverage
❌ Overtrading
❌ In Emotions lagu go’aansado Buy ama Sell
❌ In khasaaraha lagu daba galo Trade kale
Forex ma aha nasiib ama lacag degdeg ah. Wuxuu u baahan yahay Knowledge, Practice, Patience, Discipline iyo Risk Management.
💬 Kee ayaa Traders-ka khasaaraha ugu badan u keena?
A) High Leverage
B) Stop Loss la’aan
C) Overtra | 807 |
| 20 | 🛒 Product Kasta Online-ka Kuma Guulaysto!
Dad badan waxay u malaynayaan in Dropshipping-ku yahay: Product dooro, Website-ka geli, kadibna Ads samee. Laakiin guushu waxay ka bilaabataa Product Research sax ah.
Kahor intaadan Product dooran, hubi:
✅ Problem: Product-ku dhibaato ma xallinayaa?
✅ Demand: Dadku ma raadinayaan Product-kan?
✅ Competition: Imisa qof ayaa hore u iibinaya?
✅ Supplier: Ma yahay mid lagu kalsoonaan karo?
✅ Product Cost: Immisa ayaad ku iibsanaysaa?
✅ Shipping Cost: Immisa ayay gaarsiintu ku kacaysaa?
✅ Profit Margin: Faa’iido fiican ma ka helaysaa?
✅ Delivery Time: Intee ayuu Product-ku ku gaarayaa Customer-ka?
✅ Reviews: Maxay Customers-kii hore ka yiraahdeen?
Website qurux badan iyo Ads badan ma badbaadin karaan Product aan lahayn Demand.
Dropshipping-ka wanaagsan wuxuu u baahan yahay Product Research, Supplier fiican, Marketing sax ah iyo Customer Service wanaagsan.
💬 Adigu markaad Product online ka iibsanayso, maxaa kuugu muhiimsan?
A) Price
B) Quality
C) Reviews
D) Fast Delivery
J | 825 |
