Somali Tech
channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno
نمایش بیشتر📈 تحلیل کانال تلگرام Somali Tech
کانال Somali Tech (@somalitech0) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 10 508 مشترک است و جایگاه 11 658 را در دسته فناوری و برنامهها و رتبه 659 را در منطقه الصومال دارد.
📊 شاخصهای مخاطب و پویایی
از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 10 508 مشترک جذب کرده است.
بر اساس آخرین دادهها در تاریخ 26 اکتبر, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -8 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر 3 بوده و همچنان دسترسی گستردهای حفظ شده است.
- وضعیت تأیید: تأیید نشده
- نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 15.43% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 2.66% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب میکند.
- دسترسی پستها: هر پست به طور میانگین 0 بازدید دریافت میکند. در اولین روز معمولاً 280 بازدید جمعآوری میشود.
- واکنشها و تعامل: مخاطبان بهطور فعال حمایت میکنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.
📝 توضیح و سیاست محتوایی
نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاههای شخصی توصیف میکند:
“channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno”
به لطف بهروزرسانیهای پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 27 اکتبر, 2026)، کانال همواره بهروز و دارای دسترسی بالاست. تحلیلها نشان میدهد مخاطبان بهطور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته فناوری و برنامهها تبدیل کردهاند.
در حال بارگذاری دادهها
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 27 اکتبر | 0 | |||
| 26 اکتبر | +4 | |||
| 25 اکتبر | +4 | |||
| 24 اکتبر | 0 | |||
| 23 اکتبر | 0 | |||
| 22 اکتبر | 0 | |||
| 21 اکتبر | 0 | |||
| 20 اکتبر | 0 | |||
| 19 اکتبر | 0 | |||
| 18 اکتبر | 0 | |||
| 17 اکتبر | 0 | |||
| 16 اکتبر | +3 | |||
| 15 اکتبر | +2 | |||
| 14 اکتبر | +6 | |||
| 13 اکتبر | +1 | |||
| 12 اکتبر | 0 | |||
| 11 اکتبر | +4 | |||
| 10 اکتبر | +5 | |||
| 09 اکتبر | +1 | |||
| 08 اکتبر | +2 | |||
| 07 اکتبر | +4 | |||
| 06 اکتبر | +6 | |||
| 05 اکتبر | +1 | |||
| 04 اکتبر | 0 | |||
| 03 اکتبر | +10 | |||
| 02 اکتبر | 0 | |||
| 01 اکتبر | +4 |
| 2 | Saaxibayaal, maanta inaad taqaan AI kaliya kuguma filna; waxa muhiimka ahi waa inaad taqaan sida loogu isticmaalo shaqo dhab ah.
Tusaale ahaan, waxaad AI u adeegsan kartaa inaad:
◈ Qoraallo iyo content ku diyaariso waqti yar.
◈ Fikradahaaga ugu beddesho sawirro iyo muuqaallo.
◈ Shaqadaada u fududayso, xogtana u falanqayso.
◈ Fursado cusub uga raadiso online business-ka.
Laakiin si aad natiijo fiican u hesho, waa in aad barato sida loo isticmaalo, wax lo weydiiyo, iyo sida loo hubiyo jawaabaha uu ku siinayo.
Haddii aad rabto inaad arrimahan si nidaamsan ugu barato Af-Soomaali, SomaliTech AI Course ayaa kaa caawin kara inaad si tallaabo-tallaabo u barato.
🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/
#AI #ChatGPT #ClaudeAI #SomaliTech | 169 |
| 3 | AI maanta waxa lagu qaban karaa wax ka badan su’aalo la weydiiyo ChatGPT. Waxaa loo isticmaali karaa qoraal, sawirro, muuqaallo, cod iyo fududaynta shaqada maalinlaha ah.
Haddii aad rabto inaad barato sida looga faa’iidaysto awoodahaas, SomaliTech AI Course waxaad ku baran kartaa Af-Soomaali, tallaabo-tallaabo.
◈ Faahfaahinta koorsada iyo isdiiwaangelinta:
🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/
📲 +252657917414
#AI #ChatGPT #SomaliTech | 414 |
| 4 | Dhalinyaro badan ayaa saacado badan telefoonka ku qaata maalin kasta, laakiin imisa ayaa fiiro gaar ah siiya caafimaadka indhahooda? 👀
Haddii aad isticmaasho iPhone, waxa ku jira feature faa’iido leh oo laga yaabo inaadan aqoon.
◈ Screen Distance — waa feature ku xasuusinaya inaad telefoonka wajigaaga ka fogayso marka aad muddo dheer aad ugu soo dhawayso indhahaaga.
Sidee loo shitaa?
Fur Settings
Gal Screen Time
Dooro Screen Distance
Daar feature-ka.
Marka aad telefoonka aad ugu soo dhawayso wajigaaga muddo, iPhone-ku wuxuu ku xasuusinayaa inaad ka fogayso. Feature-kan wuxuu u baahan yahay iPhone leh Face ID iyo iOS 17 ama ka cusub.
✺ 3 caado oo kale oo indhahaaga u fiican:
◈ 20-kii daqiiqaba, eeg meel kaa fog ugu yaraan 20 ilbidhiqsi.
◈ Telefoonka ha ku dhejin wajigaaga; u qabo meel kuu saamaxaysa inaad si raaxo leh wax u akhrido.
◈ Haddii araggaagu daciifo ama waxyaabaha fog ay kuu muuqdaan si aan caddayn, baaritaan indhaha ah samayso.
Xusuusnow: Feature-kani ma daawaynayo arag daciif ah, mana beddelayo baaritaanka dhakhtarka indhaha. Laakiin wuxuu kaa caawin karaa inaad samaysato caadooyin wanaagsan marka aad telefoonka isticmaalayso.
📲 Haddii aad isticmaasho iPhone, maanta hubi inuu feature-kani kuu shidan yahay.
#Technology #iPhone #EyeHealth #SomaliTech | 406 |
| 5 | بدون متن... | 340 |
| 6 | 🔥 Jimcahan ku maalgeli naftaada! Ka faa’iidayso qiimo-dhimista dhammaan koorsooyinka SomaliTech oo bilow barashada xirfad cusub maanta!.
🌐 somalitech.net
📲 +252657917414
#SomaliTech #OnlineLearning #XirfadoCusub | 442 |
| 7 | Mararka qaar waxa kaa maqan ma aha fursad, ee waa xirfad aad fursadahaas uga faa’iidaysato.
SomaliTech waxaad ka baran kartaa xirfado kala duwan sida AI, Affiliate Marketing, Web Development iyo kuwo kale, dhammaantoodna Af-Soomaali.
✺ Qiimo-dhimista Jimcaha ayaa ka socota dhammaan koorsooyinka. Ka faa’iidayso oo bilow koorsada aad xiisaynayso.
🌐 somalitech.net
📲 +252657917414
#SomaliTech #OnlineLearning #XirfadoCusub | 480 |
| 8 | 3 shaqo oo aad AI ku qaban karto halkii aad wakhti badan ku lumin lahayd.
Dad badan waxay AI u isticmaalaan inay su’aalo weydiiyaan oo keliya, laakiin waxaad uga faa’iidaysan kartaa waxyaabo badan oo shaqadaada kuu fududaynaya.
◈ Qoraal: waxa ay ai kaa caawin qorista email, qoraallo iyo fikrado content ah.
◈ Falanqayn: U dir file ama document Ai, kana codso inuu kuu soo saaro qodobada muhiimka ah. (Summary)
◈ Qorshayn: waxa ay kaa caawin samaynta jadwal waxbarasho, qorshe ganacsi ama liis hawleed.
✺ Talo: Ha ku ekaan inaad AI su’aalo weydiiso kaliya. Sii hawl cad, u sharax waxa aad rabto, kadibna dib u eeg natiijada.
Haddii aad rabto inaad AI barato oo aad shaqo iyo ganacsi ugu isticmaasho si nidaamsan, SomaliTech AI Course waxaad ku baran kartaa Af-Soomaali, waxaana laguu barayaa xirfada Ai si tallaabo-tallaabo ah.
🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/
💬 WhatsApp: +252637917414
#AI #ChatGPT #ClaudeAI #SomaliTech | 527 |
| 9 | Ka faa’iidayso qiimo-dhimista Jimcaha ee dhammaan koorsooyinka SomaliTech, oo bilow maanta barashada xirfadda aad rabto!.
🌐 courses: https://somalitech.net
💬 WhatsApp: +252637298873 | 606 |
| 10 | Bilow maanta safarkaaga xirfadda Affiliate Marketing, kana faa’iidayso 15% qiimo-dhimista gaarka ah ee Jimcaha! 🔥.
🌐 Course: https://somalitech.net/courses/complete-affiliate-marketing-course-from-a-to-z/
💬 Whatsapp: +252657917414 | 636 |
| 11 | بدون متن... | 1 |
| 12 | Ha Bilaabin Online Money Adigoon 5 kan Arrimood Fahmin
👉🏾 https://youtu.be/3Inl-KzcFYo | 1 634 |
| 13 | Koorsooyin AI Bilaash ah oo Aad Maanta Bilaabi Karto
👉🏾 https://youtu.be/lvBrmrmhBXc | 1 489 |
| 14 | 🚨YouTube ma wuxuu isu beddelayaa bar-bulsho oo dhammaystiran? 🤔
Saaxiibayaal, YouTube ayaa qorshaynaya inuu soo kordhiyo qayb cusub oo suurtagal ka dhigaysa in si toos ah loola xiriiro dadka madashan youtube isticmaala iyo kuwa muuqaallada soo geliya.
Sida TikTok aad fariimo toos ah (DM) ugu diri karto dadka muuqaallada ku soo gudbiya, ayay YouTube-na rabaan inay qaabkan u hirgeliyaan.
Haddaba, maxay tahay shuruudda?
Update-kan cusub wuxuu ku xirnaan doonaa in aad marka hore ogolaansho ama casuumad ka hesho qofka aad rabto inaad la xiriirto, si looga fogaado fariimaha aan loo baahnayn (Spam-ka).
👇 Sidee u aragtaan update-kan cusub ee YouTube? Ma kula tahay inuu faa'iido leeyahay? ka dhiibo aragtidaada, hadii aad soo dhawaynayso like saar, hadii aadan hubin inu faaiido yeelan doono saar emoji hubanti la'aanta | 1 510 |
| 15 | پیام صوتی | 1 195 |
| 16 | https://www.facebook.com/reel/27034888396120181 | 1 179 |
| 17 | Linkiyada Muuqalka ku saabsan Worldcup-ka.
halkan kala dag appka telefoonada android ee laga daawanayo: https://yacenetv.com/#google_vignette
halkan kala dag appka telefoonada iphone ee laga daawanayo: https://apps.apple.com/us/app/vaco-tv/id6767442708
Halkan kala dag softwareka laga daawanayo ee computerada: https://www.bluestacks.com/ | 1 269 |
| 18 | Daawo World Cup LIVE Bilaash Adigoo Isticmaalaya Mobile-kaaga Ama Laptop-kaaga
👉🏾 https://youtu.be/YkCaxZo30LA | 932 |
| 19 | Saaxibayaal isku soo noqod wanagsan kadib mudo aanan muuqalo idinla wadaagin. Maanta 1:15 PM ayaan idiin soo gudbinayaa video cusub oo ku saabsan:
⏰ Maanta 1:15 PM
Waxaan idiin soo gudbinaya fiidiyow ku saabsan:
👉 Sida Loogu Daawado Ciyaaraha World Cup LIVE Bilaash
(Android, iPhone & Laptop)
Fiidiyowgan waxaan ku sharaxayaa sida aad World Cup-ka LIVE ugu daawan karto bilaash, adigoo isticmaalaya:
Telefoonkaga Android
Ama Telefoonkaga iPhone (iOS)
Laptop ama Computer
🚫 Uma baahnid TV
🚫 Cable
🚫 Subscription qaali ah
Waxaan ku tusayaa:
Apps & websites si dhab ah u shaqeynaya
Sida loo isticmaalo talaabo talaabo
Sida mobile iyo computer loogu daawado si fudud
World Cup-ku wuxuu bilaabanayaa saacado yar kadib wakhtiga fariinta aan idinla wadaagayo, fiidiyowgan ayaana kaa caawinaya inaadan hal kulan seegin.
🔔 1:15 PM diyaar noqo
Link-ga halkan ayaan idinku soo diri doonaa marka uu live noqdo, Insha Allah.
⚽️ Ha moogaanin. | 989 |
| 20 | Shirkada Facebook ayaa qorshaynaysa inay soo saarto App cusub oo lamid ah Appka la yidhaahdo reddit
Hadii aanad aqoon reddit, waa application leh isticmaalayal ka badan 500 oo million, waa nooca forumka la yidhaahdo, waa application social media ah laakin loogu talo galay dad xiiseeya mawduuc gaar ah inay isugu yimaadan.
Facebook hada waxa uu soo daaraya application reddit oo kale ah oo loogu yeedhi doono Forum.
Waxa ay umuuqata in shirkada meta ay joojisay inay wax cusub ikhtiraacdo ama la timaado oo hada ay ku howlan tahay copy garaynya aaladaha hore ujiray maadama hada ka hor ay soo saartay App lamida appka twitter ama x oo la yidhaahdo Thread | 1 286 |
