es
Feedback

¡No caigas en manos de tramposos! Telemetrio encuentra y marca estos canales 👉 Si quieres ver la etiqueta, suscríbete

Somali Tech

Somali Tech

Ir al canal en Telegram

channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram Somali Tech

El canal Somali Tech (@somalitech0) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 10 491 suscriptores, ocupando la posición 11 671 en la categoría Tecnologías y Aplicaciones y el puesto 661 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 10 491 suscriptores.

Según los últimos datos del 29 octubre, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -51, y en las últimas 24 horas de -8, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 16.97%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener 2.56% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 0 visualizaciones. En el primer día suele acumular 269 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 0.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
“channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno”

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 30 octubre, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Tecnologías y Aplicaciones.

10 491
Suscriptores
-824 horas
-327 días
-5130 días

Cargando datos

Nube de Etiquetas
Sin datos
¿Algún problema? Por favor, actualice la página o contacte a nuestro gerente de soporte.
Menciones Entrantes y Salientes
---
---
---
---
---
---
Atraer Suscriptores
oct '26
octubre '26
+59
en 0 canales
septiembre '26
+113
en 0 canales
Get PRO
agosto '26
+81
en 0 canales
Get PRO
julio '26
+111
en 0 canales
Get PRO
junio '26
+83
en 0 canales
Get PRO
mayo '26
+38
en 0 canales
Get PRO
abril '26
+41
en 0 canales
Get PRO
marzo '26
+55
en 0 canales
Get PRO
febrero '26
+78
en 0 canales
Get PRO
enero '26
+108
en 0 canales
Get PRO
diciembre '25
+150
en 0 canales
Get PRO
noviembre '25
+89
en 0 canales
Get PRO
octubre '25
+121
en 0 canales
Get PRO
septiembre '25
+251
en 0 canales
Get PRO
agosto '25
+692
en 0 canales
Get PRO
julio '25
+182
en 0 canales
Get PRO
junio '25
+152
en 0 canales
Get PRO
mayo '25
+138
en 0 canales
Get PRO
abril '25
+144
en 0 canales
Get PRO
marzo '25
+315
en 2 canales
Get PRO
febrero '25
+310
en 0 canales
Get PRO
enero '25
+617
en 0 canales
Get PRO
diciembre '24
+377
en 0 canales
Get PRO
noviembre '24
+455
en 0 canales
Get PRO
octubre '24
+538
en 0 canales
Get PRO
septiembre '24
+674
en 0 canales
Get PRO
agosto '24
+1 089
en 0 canales
Get PRO
julio '24
+200
en 0 canales
Get PRO
junio '24
+193
en 0 canales
Get PRO
mayo '24
+181
en 0 canales
Get PRO
abril '24
+194
en 0 canales
Get PRO
marzo '24
+197
en 0 canales
Get PRO
febrero '24
+286
en 0 canales
Get PRO
enero '24
+318
en 0 canales
Get PRO
diciembre '23
+312
en 0 canales
Get PRO
noviembre '23
+174
en 0 canales
Get PRO
octubre '23
+230
en 0 canales
Get PRO
septiembre '23
+204
en 0 canales
Get PRO
agosto '23
+256
en 0 canales
Get PRO
julio '23
+219
en 0 canales
Get PRO
junio '23
+198
en 0 canales
Get PRO
mayo '23
+198
en 0 canales
Get PRO
abril '23
+220
en 0 canales
Get PRO
marzo '23
+327
en 0 canales
Get PRO
febrero '23
+513
en 0 canales
Get PRO
enero '23
+503
en 0 canales
Get PRO
diciembre '22
+190
en 0 canales
Get PRO
noviembre '22
+1 578
en 0 canales
Fecha
Crecimiento de Suscriptores
Menciones
Canales
30 octubre0
29 octubre0
28 octubre+2
27 octubre0
26 octubre+4
25 octubre+4
24 octubre0
23 octubre0
22 octubre0
21 octubre0
20 octubre0
19 octubre0
18 octubre0
17 octubre0
16 octubre+3
15 octubre+2
14 octubre+6
13 octubre+1
12 octubre0
11 octubre+4
10 octubre+5
09 octubre+1
08 octubre+2
07 octubre+4
06 octubre+6
05 octubre+1
04 octubre0
03 octubre+10
02 octubre0
01 octubre+4
Publicaciones del Canal
Wll, waa saacadaha ugu dambeeya ee qiimo dhimista 10% ee dhammaan koorsooyinka SomaliTech. Haddii aad qorshaynaysay inaad koo
Wll, waa saacadaha ugu dambeeya ee qiimo dhimista 10% ee dhammaan koorsooyinka SomaliTech. Haddii aad qorshaynaysay inaad koorso bilowdo, caawa ka faa’iidayso fursaddan ka hor inta aanu dalabku dhammaan. ❤️ 🌐 somalitech.net 📲 +252657917414

2
BINANCE OO WEERAR LAGU QAADAY: $6.3 BILLION OO CRYPTO AH AYAA LA XADAY! Saxbayaal, Binance ayaa 29-kii October la kulmay weerar havking ah oo weyn, kaas oo saameeyay hanti lacagaha crypto ah oo qiimaheedu gaarayo qiyaastii $6.3 billion. Maxaa dhacay? ◈ Baaritaanka hordhaca ah ee Binance wuxuu tilmaamayaa in kombiyuutarka mid ka mid ah shaqaalaheeda binance la jabsaday, taas oo hackerska u sahashay inay lacag si sharci-darro ah uga xado nidaamka shirkadda. ◈ Qiyaastii $3 billion oo hantida lacagaha crypto ee la ladhacay ah ayaa ilaa hadda la Freeze gareeyay ana la xanibay. ◈ Binance waxay sheegtay in khasaaraha oo dhan ay shirkaddu bixin doonto, lacagaha macaamiishuna ammaan yihiin. Micnaha dadka lacagtooda laxaday shirkadi siin doonto lacagtooda. Maxaan ka baran karnaa? 1. Ha u qaadan in shirkad weyn aysan weerar la kulmi karin. 2. Baro farqiga u dhexeeya lacagta ku jirta Exchange iyo Wallet-kaaga gaarka ah. 3. Ilaali akoonkaaga, isticmaal 2FA, hana furin links aanad hubin. Xusuusnow: Fahamka crypto iyo ilaalinta hantidaadu waa muhiim. Haddii aad rabto inaad barato Trust Wallet, MEXC, dirista crypto iyo aasaaska cryptocurrency, waxaad ka baran kartaa SomaliTech Crypto Course. 🌐 somalitech.net #Binance #Crypto #CyberSecurity #SomaliTech
128
3
Sin texto...
115
4
Wll, ma jirtaa xirfad aad muddo qorshaynaysay inaad barato? Haddii aad xiisaynaysay inaad barato AI, Video Editing, Crypto, A
Wll, ma jirtaa xirfad aad muddo qorshaynaysay inaad barato? Haddii aad xiisaynaysay inaad barato AI, Video Editing, Crypto, Affiliate Marketing, Computer Skills ama xirfad kale, maanta fursad fiican ayaad haysataa. SomaliTech waxay maanta oo Jimce ah dhammaan koorsooyinka ku samaynaysaa 10% qiimo dhimis. ❤️ Haddii aad qorshaynaysay inaad bilowdo, ka faa’iidayso qiimo dhimistan inta Jimcuhu socdo. 🌐 somalitech.net 📲 +252657917414 #SomaliTech #JimceWanaagsan #OnlineLearning
159
5
Jimce Wanaagsan, Saxibayaal! ❤️ Maanta oo Jimce ah, ka faa’iidayso 10% qiimo dhimis ah dhammaan koorsooyinka SomaliTech! ◈ AI
Jimce Wanaagsan, Saxibayaal! ❤️ Maanta oo Jimce ah, ka faa’iidayso 10% qiimo dhimis ah dhammaan koorsooyinka SomaliTech! ◈ AI & ChatGPT ◈ Crypto ◈ Affiliate Marketing ◈ Video Editing ◈ Computer Skills iyo koorsooyin kale. ⚠️ Qiimo dhimistu waa Jimcaha oo keliya! Haddii aad qorshaynaysay inaad xirfad cusub barato, maanta waa fursaddaadii. 🌐 Ka eeg dhammaan koorsooyinka: somalitech.net 📲 Wixii faahfaahin ah: +252657917414 #SomaliTech #JimceWanaagsan #Discount
220
6
Sxb, ka hor intaadan cryptocurrency iibsan, is weydii 3-dan su’aalood. Dad badan waxay maqlaan in coin gaar ah uu qiimihiisu kacayo, dabadeedna lacag ayay geliyaan iyaga oo aan wax badan ka ogayn. Taasi waxay kordhin kartaa khatarta khasaaraha. ◈ 1. Ma fahamsanahay waxa aan iibsanayo? Baro mashruuca, waxa uu qabto iyo sababta uu u jiro. Ha iibsan coin kaliya sababtoo ah dad kale ayaa ka hadlaya. ◈ 2. Ma awoodaa inaan lumiyo lacagtaas? Qiimaha crypto aad ayuu isu beddeli karaa. Ha gelin lacag aad ugu baahan tahay kirada, cuntada ama kharashaadka kale ee muhiimka ah. ◈ 3. Ma garanayaa sida aan hantidayda u ilaalinayo? Baro wallet-yada, seed phrase-ka iyo khiyaanooyinka internetka. Waligaa ha la wadaagin qofna seed phrase-kaaga. Xusuusnow: Inaad crypto isticmaasho iyo inaad fahanto crypto waa laba arrimood oo kala duwan. Haddii aad rabto inaad barato aasaaska cryptocurrency, isticmaalka Trust Wallet iyo MEXC, iyo dirista crypto, waxaad ka baran kartaa SomaliTech Crypto Course, oo Af-Soomaali lagu diyaariyey. 🌐 https://somalitech.net #Crypto #CryptoEducation #TrustWallet #MEXC #SomaliTech
221
7
Sin texto...
169
8
Sxb, haddii aad rabto inaad barato Crypto, ha ku bilaabin inaad lacag geliso adigoon fahmin waxa aad samaynayso. Waxyaabahan waa muhiim inaad marka hore barato: ◈ Wallet waa maxay? Waa halka aad ku maamusho hantidaada crypto. Waxaa jira wallet-yo kala duwan, sida Trust Wallet. ◈ Exchange waa maxay? Waa madal aad ku iibsan karto, ku iibin karto ama ku beddeli karto cryptocurrency, sida MEXC. ◈ Seed phrase-kaaga ilaali. Waa erayo kuu muhiim ah markaad dib u soo ceshanayso wallet-kaaga. Qofkii hela wuxuu halis gelin karaa hantidaada. Ha la wadaagin qofna, hana ku kaydin meel aan ammaan ahayn. ◈ Ka digtoonow khiyaanooyinka. Ha rumaysan qof kuu ballanqaadaya faa’iido la hubo ama lacag degdeg ah. Qiimaha crypto aad ayuu isu beddeli karaa, waxaadna waayi kartaa lacagta aad geliso. Xusuusnow: Barashada aasaaska iyo ilaalinta hantidaada waa tallaabooyinka ugu horreeya ka hor intaadan go’aan dhaqaale qaadan. Haddii aad rabto inaad arrimahan ka barato bilow ilaa heer aad fahanto isticmaalka wallet-yada, exchanges-ka iyo dirista crypto, SomaliTech Crypto Course wuxuu casharrada kuugu sharxayaa Af-Soomaali, tallaabo-tallaabo. 📲 Wixii faahfaahin ah: +252657917414 🌐 somalitech.net #Crypto #TrustWallet #MEXC #CryptoSafety #SomaliTech
283
9
Sin texto...
240
10
Sxb, ma ogtahay in AI uu kaa caawin karo inaad shaqadaada ku qabato waqti ka yar kii hore? Tusaale ahaan, haddii aad tahay ar
Sxb, ma ogtahay in AI uu kaa caawin karo inaad shaqadaada ku qabato waqti ka yar kii hore? Tusaale ahaan, haddii aad tahay arday, macallin ama qof ganacsi online ah, waxaad AI u adeegsan kartaa inaad: ◈ Casharrada iyo fikradaha adag si fudud u fahanto. ◈ Qoraallo iyo content u diyaariso si dhakhso leh. ◈ Qorshe shaqo ama ganacsi samaysato. ◈ Fikradahaaga ugu beddesho sawirro iyo muuqaallo. Laakiin waxaa jira hal arrin muhiim ah: qalabka AI oo aad taqaan keliya kuma filna; waa inaad taqaan sida saxda ah ee loo isticmaalo. Koorsada SomaliTech AI Course, waxaad Af-Soomaali ugu baran kartaa AI tallaabo-tallaabo, laga bilaabo aasaaska ilaa adeegsiyo kala duwan oo shaqo iyo wax-soo-saar ah. Haddii aad diyaar u tahay inaad xirfaddaada horumariso, halkan ka eeg koorsada: 🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/ #AI #ChatGPT #Aqoon #SomaliTech
341
11
Sxb, AI jawaabtiisa mar walba ma lagu kalsoonaan karaa? Maya. ChatGPT, Claude iyo aaladaga kale ee AI mararka qaarkood waxay
Sxb, AI jawaabtiisa mar walba ma lagu kalsoonaan karaa? Maya. ChatGPT, Claude iyo aaladaga kale ee AI mararka qaarkood waxay ku siin karaan jawaab khaldan, inkasta oo ay u muuqato mid sax ah oo kalsooni leh. Si aad AI uga faa’iidaysato, xasuuso saddexdan qodob: ◈ Hubi xogta muhiimka ah: Gaar ahaan marka ay khusayso lacag, caafimaad, sharci ama go’aan muhiim ah. ◈ Weydii inuu caddeeyo: Haddii jawaabtu kuu muuqato mid aan caddayn, weydii inuu tallaabo-tallaabo kuu sharaxo. ◈ Adigu fikirkaaga isticmaal: AI ha kuu fududeeyo shaqada, laakiin ha ka tegin hubinta iyo go’aan qaadashadaada. Ujeeddadu ma aha inaad AI isticmaasho oo keliya, ee waa inaad barato sida saxda ah ee looga faa’iidaysto. Haddii aad rabto inaad AI ka barato aasaaska ilaa adeegsigiisa shaqo iyo ganacsi, SomaliTech AI Course waxaad ku baran kartaa Af-Soomaali, tallaabo-tallaabo. 🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/ #AI #ChatGPT #ClaudeAI #SomaliTech
331
12
Sxb, mar kasta oo aad internet-ka wax ka iibsanayso ama website iska diiwaangelinayso, ha ku degdegin inaad geliso xogtaada.
Sxb, mar kasta oo aad internet-ka wax ka iibsanayso ama website iska diiwaangelinayso, ha ku degdegin inaad geliso xogtaada. Website kasta oo qurux badan ma aha mid ammaan ah. Waxa jira 3 arrimood oo ay fiican tahay inaad hubiso: ◈ 1. Hubi cinwaanka website-ka. Dadka khiyaanada sameeya waxay mararka qaar isticmaalaan magacyo aad ugu eg website-yada caanka ah, iyagoo hal xaraf beddelaya. ◈ 2. Ka shaki ballanqaadyada aan macquulka ahayn. Haddii website kuu ballanqaado lacag badan oo aad si fudud ku helayso, adigoon wax shaqo ah qaban, taxaddar. ◈ 3. Ha ku degdegin inaad xogtaada geliso. Haddii lagaa codsado password, xog bangi ama code laguu soo diray, marka hore hubi cidda xogta kaa codsanaysa. ✺ Talo: Haddii fariin lagugu soo diro link aad ka shakido, ha ku degdegin inaad furto. Website-ka rasmiga ah si toos ah uga raadi browser-kaaga. Internet-ku fursado badan ayuu leeyahay, laakiin waxaa muhiim ah inaad barato sida aad naftaada iyo xogtaada u ilaalin lahayd. #DigitalSafety #CyberSecurity #SomaliTech
497
13
Saaxibayaal, maanta inaad taqaan AI kaliya kuguma filna; waxa muhiimka ahi waa inaad taqaan sida loogu isticmaalo shaqo dhab
Saaxibayaal, maanta inaad taqaan AI kaliya kuguma filna; waxa muhiimka ahi waa inaad taqaan sida loogu isticmaalo shaqo dhab ah. Tusaale ahaan, waxaad AI u adeegsan kartaa inaad: ◈ Qoraallo iyo content ku diyaariso waqti yar. ◈ Fikradahaaga ugu beddesho sawirro iyo muuqaallo. ◈ Shaqadaada u fududayso, xogtana u falanqayso. ◈ Fursado cusub uga raadiso online business-ka. Laakiin si aad natiijo fiican u hesho, waa in aad barato sida loo isticmaalo, wax lo weydiiyo, iyo sida loo hubiyo jawaabaha uu ku siinayo. Haddii aad rabto inaad arrimahan si nidaamsan ugu barato Af-Soomaali, SomaliTech AI Course ayaa kaa caawin kara inaad si tallaabo-tallaabo u barato. 🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/ #AI #ChatGPT #ClaudeAI #SomaliTech
453
14
AI maanta waxa lagu qaban karaa wax ka badan su’aalo la weydiiyo ChatGPT. Waxaa loo isticmaali karaa qoraal, sawirro, muuqaal
AI maanta waxa lagu qaban karaa wax ka badan su’aalo la weydiiyo ChatGPT. Waxaa loo isticmaali karaa qoraal, sawirro, muuqaallo, cod iyo fududaynta shaqada maalinlaha ah. Haddii aad rabto inaad barato sida looga faa’iidaysto awoodahaas, SomaliTech AI Course waxaad ku baran kartaa Af-Soomaali, tallaabo-tallaabo. ◈ Faahfaahinta koorsada iyo isdiiwaangelinta: 🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/ 📲 +252657917414 #AI #ChatGPT #SomaliTech
686
15
Dhalinyaro badan ayaa saacado badan telefoonka ku qaata maalin kasta, laakiin imisa ayaa fiiro gaar ah siiya caafimaadka indhahooda? 👀 Haddii aad isticmaasho iPhone, waxa ku jira feature faa’iido leh oo laga yaabo inaadan aqoon. ◈ Screen Distance — waa feature ku xasuusinaya inaad telefoonka wajigaaga ka fogayso marka aad muddo dheer aad ugu soo dhawayso indhahaaga. Sidee loo shitaa? Fur Settings Gal Screen Time Dooro Screen Distance Daar feature-ka. Marka aad telefoonka aad ugu soo dhawayso wajigaaga muddo, iPhone-ku wuxuu ku xasuusinayaa inaad ka fogayso. Feature-kan wuxuu u baahan yahay iPhone leh Face ID iyo iOS 17 ama ka cusub. ✺ 3 caado oo kale oo indhahaaga u fiican: ◈ 20-kii daqiiqaba, eeg meel kaa fog ugu yaraan 20 ilbidhiqsi. ◈ Telefoonka ha ku dhejin wajigaaga; u qabo meel kuu saamaxaysa inaad si raaxo leh wax u akhrido. ◈ Haddii araggaagu daciifo ama waxyaabaha fog ay kuu muuqdaan si aan caddayn, baaritaan indhaha ah samayso. Xusuusnow: Feature-kani ma daawaynayo arag daciif ah, mana beddelayo baaritaanka dhakhtarka indhaha. Laakiin wuxuu kaa caawin karaa inaad samaysato caadooyin wanaagsan marka aad telefoonka isticmaalayso. 📲 Haddii aad isticmaasho iPhone, maanta hubi inuu feature-kani kuu shidan yahay. #Technology #iPhone #EyeHealth #SomaliTech
622
16
+2
Sin texto...
594
17
🔥 Jimcahan ku maalgeli naftaada! Ka faa’iidayso qiimo-dhimista dhammaan koorsooyinka SomaliTech oo bilow barashada xirfad cu
🔥 Jimcahan ku maalgeli naftaada! Ka faa’iidayso qiimo-dhimista dhammaan koorsooyinka SomaliTech oo bilow barashada xirfad cusub maanta!. 🌐 somalitech.net 📲 +252657917414 #SomaliTech #OnlineLearning #XirfadoCusub
637
18
Mararka qaar waxa kaa maqan ma aha fursad, ee waa xirfad aad fursadahaas uga faa’iidaysato. SomaliTech waxaad ka baran kartaa
Mararka qaar waxa kaa maqan ma aha fursad, ee waa xirfad aad fursadahaas uga faa’iidaysato. SomaliTech waxaad ka baran kartaa xirfado kala duwan sida AI, Affiliate Marketing, Web Development iyo kuwo kale, dhammaantoodna Af-Soomaali. ✺ Qiimo-dhimista Jimcaha ayaa ka socota dhammaan koorsooyinka. Ka faa’iidayso oo bilow koorsada aad xiisaynayso. 🌐 somalitech.net 📲 +252657917414 #SomaliTech #OnlineLearning #XirfadoCusub
664
19
3 shaqo oo aad AI ku qaban karto halkii aad wakhti badan ku lumin lahayd. Dad badan waxay AI u isticmaalaan inay su’aalo weyd
3 shaqo oo aad AI ku qaban karto halkii aad wakhti badan ku lumin lahayd. Dad badan waxay AI u isticmaalaan inay su’aalo weydiiyaan oo keliya, laakiin waxaad uga faa’iidaysan kartaa waxyaabo badan oo shaqadaada kuu fududaynaya. ◈ Qoraal: waxa ay ai kaa caawin qorista email, qoraallo iyo fikrado content ah. ◈ Falanqayn: U dir file ama document Ai, kana codso inuu kuu soo saaro qodobada muhiimka ah. (Summary) ◈ Qorshayn: waxa ay kaa caawin samaynta jadwal waxbarasho, qorshe ganacsi ama liis hawleed. ✺ Talo: Ha ku ekaan inaad AI su’aalo weydiiso kaliya. Sii hawl cad, u sharax waxa aad rabto, kadibna dib u eeg natiijada. Haddii aad rabto inaad AI barato oo aad shaqo iyo ganacsi ugu isticmaasho si nidaamsan, SomaliTech AI Course waxaad ku baran kartaa Af-Soomaali, waxaana laguu barayaa xirfada Ai si tallaabo-tallaabo ah. 🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/ 💬 WhatsApp: +252637917414 #AI #ChatGPT #ClaudeAI #SomaliTech
699
20
Ka faa’iidayso qiimo-dhimista Jimcaha ee dhammaan koorsooyinka SomaliTech, oo bilow maanta barashada xirfadda aad rabto!. 🌐
Ka faa’iidayso qiimo-dhimista Jimcaha ee dhammaan koorsooyinka SomaliTech, oo bilow maanta barashada xirfadda aad rabto!. 🌐 courses: https://somalitech.net 💬 WhatsApp: +252637298873
773