Somali Tech
channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno
Больше📈 Аналитический обзор Telegram-канала Somali Tech
Канал Somali Tech (@somalitech0) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 10 498 подписчиков, занимая 11 669 место в категории Технологии и приложения и 661 место в регионе Сомали.
📊 Показатели аудитории и динамика
С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 10 498 подписчиков.
Согласно последним данным от 28 октября, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило -36, а за последние 24 часа — -5, при этом общий охват остаётся высоким.
- Статус верификации: Не верифицирован
- Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 16.22%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает 2.56% реакций от общего числа подписчиков.
- Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 0 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 269 просмотров.
- Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 0.
📝 Описание и контентная политика
Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
“channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno”
Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 29 октября, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Технологии и приложения.
Загружаем данные
| Дата | Привлечение подписчиков | Упоминания | Каналы | |
| 29 октября | 0 | |||
| 28 октября | +2 | |||
| 27 октября | 0 | |||
| 26 октября | +4 | |||
| 25 октября | +4 | |||
| 24 октября | 0 | |||
| 23 октября | 0 | |||
| 22 октября | 0 | |||
| 21 октября | 0 | |||
| 20 октября | 0 | |||
| 19 октября | 0 | |||
| 18 октября | 0 | |||
| 17 октября | 0 | |||
| 16 октября | +3 | |||
| 15 октября | +2 | |||
| 14 октября | +6 | |||
| 13 октября | +1 | |||
| 12 октября | 0 | |||
| 11 октября | +4 | |||
| 10 октября | +5 | |||
| 09 октября | +1 | |||
| 08 октября | +2 | |||
| 07 октября | +4 | |||
| 06 октября | +6 | |||
| 05 октября | +1 | |||
| 04 октября | 0 | |||
| 03 октября | +10 | |||
| 02 октября | 0 | |||
| 01 октября | +4 |
| 2 | Sxb, ka hor intaadan cryptocurrency iibsan, is weydii 3-dan su’aalood.
Dad badan waxay maqlaan in coin gaar ah uu qiimihiisu kacayo, dabadeedna lacag ayay geliyaan iyaga oo aan wax badan ka ogayn. Taasi waxay kordhin kartaa khatarta khasaaraha.
◈ 1. Ma fahamsanahay waxa aan iibsanayo?
Baro mashruuca, waxa uu qabto iyo sababta uu u jiro. Ha iibsan coin kaliya sababtoo ah dad kale ayaa ka hadlaya.
◈ 2. Ma awoodaa inaan lumiyo lacagtaas?
Qiimaha crypto aad ayuu isu beddeli karaa. Ha gelin lacag aad ugu baahan tahay kirada, cuntada ama kharashaadka kale ee muhiimka ah.
◈ 3. Ma garanayaa sida aan hantidayda u ilaalinayo?
Baro wallet-yada, seed phrase-ka iyo khiyaanooyinka internetka. Waligaa ha la wadaagin qofna seed phrase-kaaga.
Xusuusnow: Inaad crypto isticmaasho iyo inaad fahanto crypto waa laba arrimood oo kala duwan.
Haddii aad rabto inaad barato aasaaska cryptocurrency, isticmaalka Trust Wallet iyo MEXC, iyo dirista crypto, waxaad ka baran kartaa SomaliTech Crypto Course, oo Af-Soomaali lagu diyaariyey.
🌐 https://somalitech.net
#Crypto #CryptoEducation #TrustWallet #MEXC #SomaliTech | 132 |
| 3 | Нет текста... | 104 |
| 4 | Sxb, haddii aad rabto inaad barato Crypto, ha ku bilaabin inaad lacag geliso adigoon fahmin waxa aad samaynayso.
Waxyaabahan waa muhiim inaad marka hore barato:
◈ Wallet waa maxay? Waa halka aad ku maamusho hantidaada crypto. Waxaa jira wallet-yo kala duwan, sida Trust Wallet.
◈ Exchange waa maxay? Waa madal aad ku iibsan karto, ku iibin karto ama ku beddeli karto cryptocurrency, sida MEXC.
◈ Seed phrase-kaaga ilaali. Waa erayo kuu muhiim ah markaad dib u soo ceshanayso wallet-kaaga. Qofkii hela wuxuu halis gelin karaa hantidaada. Ha la wadaagin qofna, hana ku kaydin meel aan ammaan ahayn.
◈ Ka digtoonow khiyaanooyinka. Ha rumaysan qof kuu ballanqaadaya faa’iido la hubo ama lacag degdeg ah. Qiimaha crypto aad ayuu isu beddeli karaa, waxaadna waayi kartaa lacagta aad geliso.
Xusuusnow: Barashada aasaaska iyo ilaalinta hantidaada waa tallaabooyinka ugu horreeya ka hor intaadan go’aan dhaqaale qaadan.
Haddii aad rabto inaad arrimahan ka barato bilow ilaa heer aad fahanto isticmaalka wallet-yada, exchanges-ka iyo dirista crypto, SomaliTech Crypto Course wuxuu casharrada kuugu sharxayaa Af-Soomaali, tallaabo-tallaabo.
📲 Wixii faahfaahin ah: +252657917414
🌐 somalitech.net
#Crypto #TrustWallet #MEXC #CryptoSafety #SomaliTech | 229 |
| 5 | Нет текста... | 192 |
| 6 | Sxb, ma ogtahay in AI uu kaa caawin karo inaad shaqadaada ku qabato waqti ka yar kii hore?
Tusaale ahaan, haddii aad tahay arday, macallin ama qof ganacsi online ah, waxaad AI u adeegsan kartaa inaad:
◈ Casharrada iyo fikradaha adag si fudud u fahanto.
◈ Qoraallo iyo content u diyaariso si dhakhso leh.
◈ Qorshe shaqo ama ganacsi samaysato.
◈ Fikradahaaga ugu beddesho sawirro iyo muuqaallo.
Laakiin waxaa jira hal arrin muhiim ah: qalabka AI oo aad taqaan keliya kuma filna; waa inaad taqaan sida saxda ah ee loo isticmaalo.
Koorsada SomaliTech AI Course, waxaad Af-Soomaali ugu baran kartaa AI tallaabo-tallaabo, laga bilaabo aasaaska ilaa adeegsiyo kala duwan oo shaqo iyo wax-soo-saar ah.
Haddii aad diyaar u tahay inaad xirfaddaada horumariso, halkan ka eeg koorsada:
🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/
#AI #ChatGPT #Aqoon #SomaliTech | 301 |
| 7 | Sxb, AI jawaabtiisa mar walba ma lagu kalsoonaan karaa?
Maya. ChatGPT, Claude iyo aaladaga kale ee AI mararka qaarkood waxay ku siin karaan jawaab khaldan, inkasta oo ay u muuqato mid sax ah oo kalsooni leh.
Si aad AI uga faa’iidaysato, xasuuso saddexdan qodob:
◈ Hubi xogta muhiimka ah: Gaar ahaan marka ay khusayso lacag, caafimaad, sharci ama go’aan muhiim ah.
◈ Weydii inuu caddeeyo: Haddii jawaabtu kuu muuqato mid aan caddayn, weydii inuu tallaabo-tallaabo kuu sharaxo.
◈ Adigu fikirkaaga isticmaal: AI ha kuu fududeeyo shaqada, laakiin ha ka tegin hubinta iyo go’aan qaadashadaada.
Ujeeddadu ma aha inaad AI isticmaasho oo keliya, ee waa inaad barato sida saxda ah ee looga faa’iidaysto.
Haddii aad rabto inaad AI ka barato aasaaska ilaa adeegsigiisa shaqo iyo ganacsi, SomaliTech AI Course waxaad ku baran kartaa Af-Soomaali, tallaabo-tallaabo.
🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/
#AI #ChatGPT #ClaudeAI #SomaliTech | 284 |
| 8 | Sxb, mar kasta oo aad internet-ka wax ka iibsanayso ama website iska diiwaangelinayso, ha ku degdegin inaad geliso xogtaada. Website kasta oo qurux badan ma aha mid ammaan ah.
Waxa jira 3 arrimood oo ay fiican tahay inaad hubiso:
◈ 1. Hubi cinwaanka website-ka. Dadka khiyaanada sameeya waxay mararka qaar isticmaalaan magacyo aad ugu eg website-yada caanka ah, iyagoo hal xaraf beddelaya.
◈ 2. Ka shaki ballanqaadyada aan macquulka ahayn. Haddii website kuu ballanqaado lacag badan oo aad si fudud ku helayso, adigoon wax shaqo ah qaban, taxaddar.
◈ 3. Ha ku degdegin inaad xogtaada geliso. Haddii lagaa codsado password, xog bangi ama code laguu soo diray, marka hore hubi cidda xogta kaa codsanaysa.
✺ Talo: Haddii fariin lagugu soo diro link aad ka shakido, ha ku degdegin inaad furto. Website-ka rasmiga ah si toos ah uga raadi browser-kaaga.
Internet-ku fursado badan ayuu leeyahay, laakiin waxaa muhiim ah inaad barato sida aad naftaada iyo xogtaada u ilaalin lahayd.
#DigitalSafety #CyberSecurity #SomaliTech | 426 |
| 9 | Saaxibayaal, maanta inaad taqaan AI kaliya kuguma filna; waxa muhiimka ahi waa inaad taqaan sida loogu isticmaalo shaqo dhab ah.
Tusaale ahaan, waxaad AI u adeegsan kartaa inaad:
◈ Qoraallo iyo content ku diyaariso waqti yar.
◈ Fikradahaaga ugu beddesho sawirro iyo muuqaallo.
◈ Shaqadaada u fududayso, xogtana u falanqayso.
◈ Fursado cusub uga raadiso online business-ka.
Laakiin si aad natiijo fiican u hesho, waa in aad barato sida loo isticmaalo, wax lo weydiiyo, iyo sida loo hubiyo jawaabaha uu ku siinayo.
Haddii aad rabto inaad arrimahan si nidaamsan ugu barato Af-Soomaali, SomaliTech AI Course ayaa kaa caawin kara inaad si tallaabo-tallaabo u barato.
🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/
#AI #ChatGPT #ClaudeAI #SomaliTech | 393 |
| 10 | AI maanta waxa lagu qaban karaa wax ka badan su’aalo la weydiiyo ChatGPT. Waxaa loo isticmaali karaa qoraal, sawirro, muuqaallo, cod iyo fududaynta shaqada maalinlaha ah.
Haddii aad rabto inaad barato sida looga faa’iidaysto awoodahaas, SomaliTech AI Course waxaad ku baran kartaa Af-Soomaali, tallaabo-tallaabo.
◈ Faahfaahinta koorsada iyo isdiiwaangelinta:
🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/
📲 +252657917414
#AI #ChatGPT #SomaliTech | 622 |
| 11 | Dhalinyaro badan ayaa saacado badan telefoonka ku qaata maalin kasta, laakiin imisa ayaa fiiro gaar ah siiya caafimaadka indhahooda? 👀
Haddii aad isticmaasho iPhone, waxa ku jira feature faa’iido leh oo laga yaabo inaadan aqoon.
◈ Screen Distance — waa feature ku xasuusinaya inaad telefoonka wajigaaga ka fogayso marka aad muddo dheer aad ugu soo dhawayso indhahaaga.
Sidee loo shitaa?
Fur Settings
Gal Screen Time
Dooro Screen Distance
Daar feature-ka.
Marka aad telefoonka aad ugu soo dhawayso wajigaaga muddo, iPhone-ku wuxuu ku xasuusinayaa inaad ka fogayso. Feature-kan wuxuu u baahan yahay iPhone leh Face ID iyo iOS 17 ama ka cusub.
✺ 3 caado oo kale oo indhahaaga u fiican:
◈ 20-kii daqiiqaba, eeg meel kaa fog ugu yaraan 20 ilbidhiqsi.
◈ Telefoonka ha ku dhejin wajigaaga; u qabo meel kuu saamaxaysa inaad si raaxo leh wax u akhrido.
◈ Haddii araggaagu daciifo ama waxyaabaha fog ay kuu muuqdaan si aan caddayn, baaritaan indhaha ah samayso.
Xusuusnow: Feature-kani ma daawaynayo arag daciif ah, mana beddelayo baaritaanka dhakhtarka indhaha. Laakiin wuxuu kaa caawin karaa inaad samaysato caadooyin wanaagsan marka aad telefoonka isticmaalayso.
📲 Haddii aad isticmaasho iPhone, maanta hubi inuu feature-kani kuu shidan yahay.
#Technology #iPhone #EyeHealth #SomaliTech | 593 |
| 12 | Нет текста... | 560 |
| 13 | 🔥 Jimcahan ku maalgeli naftaada! Ka faa’iidayso qiimo-dhimista dhammaan koorsooyinka SomaliTech oo bilow barashada xirfad cusub maanta!.
🌐 somalitech.net
📲 +252657917414
#SomaliTech #OnlineLearning #XirfadoCusub | 613 |
| 14 | Mararka qaar waxa kaa maqan ma aha fursad, ee waa xirfad aad fursadahaas uga faa’iidaysato.
SomaliTech waxaad ka baran kartaa xirfado kala duwan sida AI, Affiliate Marketing, Web Development iyo kuwo kale, dhammaantoodna Af-Soomaali.
✺ Qiimo-dhimista Jimcaha ayaa ka socota dhammaan koorsooyinka. Ka faa’iidayso oo bilow koorsada aad xiisaynayso.
🌐 somalitech.net
📲 +252657917414
#SomaliTech #OnlineLearning #XirfadoCusub | 647 |
| 15 | 3 shaqo oo aad AI ku qaban karto halkii aad wakhti badan ku lumin lahayd.
Dad badan waxay AI u isticmaalaan inay su’aalo weydiiyaan oo keliya, laakiin waxaad uga faa’iidaysan kartaa waxyaabo badan oo shaqadaada kuu fududaynaya.
◈ Qoraal: waxa ay ai kaa caawin qorista email, qoraallo iyo fikrado content ah.
◈ Falanqayn: U dir file ama document Ai, kana codso inuu kuu soo saaro qodobada muhiimka ah. (Summary)
◈ Qorshayn: waxa ay kaa caawin samaynta jadwal waxbarasho, qorshe ganacsi ama liis hawleed.
✺ Talo: Ha ku ekaan inaad AI su’aalo weydiiso kaliya. Sii hawl cad, u sharax waxa aad rabto, kadibna dib u eeg natiijada.
Haddii aad rabto inaad AI barato oo aad shaqo iyo ganacsi ugu isticmaasho si nidaamsan, SomaliTech AI Course waxaad ku baran kartaa Af-Soomaali, waxaana laguu barayaa xirfada Ai si tallaabo-tallaabo ah.
🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/
💬 WhatsApp: +252637917414
#AI #ChatGPT #ClaudeAI #SomaliTech | 693 |
| 16 | Ka faa’iidayso qiimo-dhimista Jimcaha ee dhammaan koorsooyinka SomaliTech, oo bilow maanta barashada xirfadda aad rabto!.
🌐 courses: https://somalitech.net
💬 WhatsApp: +252637298873 | 718 |
| 17 | Bilow maanta safarkaaga xirfadda Affiliate Marketing, kana faa’iidayso 15% qiimo-dhimista gaarka ah ee Jimcaha! 🔥.
🌐 Course: https://somalitech.net/courses/complete-affiliate-marketing-course-from-a-to-z/
💬 Whatsapp: +252657917414 | 767 |
| 18 | Нет текста... | 1 |
| 19 | Ha Bilaabin Online Money Adigoon 5 kan Arrimood Fahmin
👉🏾 https://youtu.be/3Inl-KzcFYo | 1 781 |
| 20 | Koorsooyin AI Bilaash ah oo Aad Maanta Bilaabi Karto
👉🏾 https://youtu.be/lvBrmrmhBXc | 1 489 |
