Somali Tech
前往频道在 Telegram
channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno
显示更多📈 Telegram 频道 Somali Tech 的分析概览
频道 Somali Tech (@somalitech0) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 10 406 名订阅者,在 技术与应用 类别中位列第 11 759,并在 索马里 地区排名第 716 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 10 406 名订阅者。
根据 30 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -11,过去 24 小时变化为 -7,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 8.95%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 931 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 5。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno”
凭借高频更新(最新数据采集于 01 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 技术与应用 类别中的关键影响点。
10 406
订阅者
-724 小时
-27 天
-1130 天
数据加载中...
吸引订阅者
七月 '26
七月 '26
+1
在0个频道中
六月 '26
+83
在0个频道中
Get PRO
五月 '26
+38
在0个频道中
Get PRO
四月 '26
+41
在0个频道中
Get PRO
三月 '26
+55
在0个频道中
Get PRO
二月 '26
+78
在0个频道中
Get PRO
一月 '26
+108
在0个频道中
Get PRO
十二月 '25
+150
在0个频道中
Get PRO
十一月 '25
+89
在0个频道中
Get PRO
十月 '25
+121
在0个频道中
Get PRO
九月 '25
+251
在0个频道中
Get PRO
八月 '25
+692
在0个频道中
Get PRO
七月 '25
+182
在0个频道中
Get PRO
六月 '25
+152
在0个频道中
Get PRO
五月 '25
+138
在0个频道中
Get PRO
四月 '25
+144
在0个频道中
Get PRO
三月 '25
+315
在2个频道中
Get PRO
二月 '25
+310
在0个频道中
Get PRO
一月 '25
+617
在0个频道中
Get PRO
十二月 '24
+377
在0个频道中
Get PRO
十一月 '24
+455
在0个频道中
Get PRO
十月 '24
+538
在0个频道中
Get PRO
九月 '24
+674
在0个频道中
Get PRO
八月 '24
+1 089
在0个频道中
Get PRO
七月 '24
+200
在0个频道中
Get PRO
六月 '24
+193
在0个频道中
Get PRO
五月 '24
+181
在0个频道中
Get PRO
四月 '24
+194
在0个频道中
Get PRO
三月 '24
+197
在0个频道中
Get PRO
二月 '24
+286
在0个频道中
Get PRO
一月 '24
+318
在0个频道中
Get PRO
十二月 '23
+312
在0个频道中
Get PRO
十一月 '23
+174
在0个频道中
Get PRO
十月 '23
+230
在0个频道中
Get PRO
九月 '23
+204
在0个频道中
Get PRO
八月 '23
+256
在0个频道中
Get PRO
七月 '23
+219
在0个频道中
Get PRO
六月 '23
+198
在0个频道中
Get PRO
五月 '23
+198
在0个频道中
Get PRO
四月 '23
+220
在0个频道中
Get PRO
三月 '23
+327
在0个频道中
Get PRO
二月 '23
+513
在0个频道中
Get PRO
一月 '23
+503
在0个频道中
Get PRO
十二月 '22
+190
在0个频道中
Get PRO
十一月 '22
+1 578
在0个频道中
| 日期 | 订阅者增长 | 提及 | 频道 | |
| 01 七月 | +1 |
频道帖子
| 2 | 🚨YouTube ma wuxuu isu beddelayaa bar-bulsho oo dhammaystiran? 🤔
Saaxiibayaal, YouTube ayaa qorshaynaya inuu soo kordhiyo qayb cusub oo suurtagal ka dhigaysa in si toos ah loola xiriiro dadka madashan youtube isticmaala iyo kuwa muuqaallada soo geliya.
Sida TikTok aad fariimo toos ah (DM) ugu diri karto dadka muuqaallada ku soo gudbiya, ayay YouTube-na rabaan inay qaabkan u hirgeliyaan.
Haddaba, maxay tahay shuruudda?
Update-kan cusub wuxuu ku xirnaan doonaa in aad marka hore ogolaansho ama casuumad ka hesho qofka aad rabto inaad la xiriirto, si looga fogaado fariimaha aan loo baahnayn (Spam-ka).
👇 Sidee u aragtaan update-kan cusub ee YouTube? Ma kula tahay inuu faa'iido leeyahay? ka dhiibo aragtidaada, hadii aad soo dhawaynayso like saar, hadii aadan hubin inu faaiido yeelan doono saar emoji hubanti la'aanta | 1 125 |
| 3 | 语音消息 | 908 |
| 4 | https://www.facebook.com/reel/27034888396120181 | 902 |
| 5 | Linkiyada Muuqalka ku saabsan Worldcup-ka.
halkan kala dag appka telefoonada android ee laga daawanayo: https://yacenetv.com/#google_vignette
halkan kala dag appka telefoonada iphone ee laga daawanayo: https://apps.apple.com/us/app/vaco-tv/id6767442708
Halkan kala dag softwareka laga daawanayo ee computerada: https://www.bluestacks.com/ | 1 037 |
| 6 | Daawo World Cup LIVE Bilaash Adigoo Isticmaalaya Mobile-kaaga Ama Laptop-kaaga
👉🏾 https://youtu.be/YkCaxZo30LA | 787 |
| 7 | Saaxibayaal isku soo noqod wanagsan kadib mudo aanan muuqalo idinla wadaagin. Maanta 1:15 PM ayaan idiin soo gudbinayaa video cusub oo ku saabsan:
⏰ Maanta 1:15 PM
Waxaan idiin soo gudbinaya fiidiyow ku saabsan:
👉 Sida Loogu Daawado Ciyaaraha World Cup LIVE Bilaash
(Android, iPhone & Laptop)
Fiidiyowgan waxaan ku sharaxayaa sida aad World Cup-ka LIVE ugu daawan karto bilaash, adigoo isticmaalaya:
Telefoonkaga Android
Ama Telefoonkaga iPhone (iOS)
Laptop ama Computer
🚫 Uma baahnid TV
🚫 Cable
🚫 Subscription qaali ah
Waxaan ku tusayaa:
Apps & websites si dhab ah u shaqeynaya
Sida loo isticmaalo talaabo talaabo
Sida mobile iyo computer loogu daawado si fudud
World Cup-ku wuxuu bilaabanayaa saacado yar kadib wakhtiga fariinta aan idinla wadaagayo, fiidiyowgan ayaana kaa caawinaya inaadan hal kulan seegin.
🔔 1:15 PM diyaar noqo
Link-ga halkan ayaan idinku soo diri doonaa marka uu live noqdo, Insha Allah.
⚽️ Ha moogaanin. | 838 |
| 8 | Shirkada Facebook ayaa qorshaynaysa inay soo saarto App cusub oo lamid ah Appka la yidhaahdo reddit
Hadii aanad aqoon reddit, waa application leh isticmaalayal ka badan 500 oo million, waa nooca forumka la yidhaahdo, waa application social media ah laakin loogu talo galay dad xiiseeya mawduuc gaar ah inay isugu yimaadan.
Facebook hada waxa uu soo daaraya application reddit oo kale ah oo loogu yeedhi doono Forum.
Waxa ay umuuqata in shirkada meta ay joojisay inay wax cusub ikhtiraacdo ama la timaado oo hada ay ku howlan tahay copy garaynya aaladaha hore ujiray maadama hada ka hor ay soo saartay App lamida appka twitter ama x oo la yidhaahdo Thread | 1 240 |
| 9 | Todobaadyadii iyo bilihii u dambeeyay, hal AI ayaa si gaar ah loo hadal-hayay: Claude AI.
Dad badan oo muddo dheer isticmaalayay ChatGPT ayaa hadda leh:
“Claude wuu ka fiican yahay ChatGPT.”
Claude waa AI-ga kaliya ee si dhab ah ula tartama ChatGPT, qaarna xitaa waxay aaminsan yihiin inuu ka horreeyo. Muddo dheer lagama heli jirin deegaannada Soomaalida, maadaama adeeggu uu xaddidnaa—laakiin war wanaagsan:
👉 Claude AI hadda si rasmi ah ayuu uga shaqaynayaa dhammaan deegaannada Soomaalida, waxaana furay shirkadda iska leh ee Anthropic.
📺 Fiidiyowga xiga ee YouTube-ka waxaan si gaar ah uga hadli doonaa:
• Farqiga u dhexeeya Claude & ChatGPT
• Goorta Claude ka fiican yahay ChatGPT
• Sida loogu isticmaalo shaqo & content
Haddii aad rabto inaad si nidaamsan u barato sida AI loogu isticmaalo shaqo iyo online business (Af-Soomaali, talaabo-talaabo), SomaliTech AI Course ayaa kaa caawinaya inaad ka baxdo isticmaal random una gudubto isticmaal natiijo leh.
🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/
📲 +252657917414
#ClaudeAI #AI #ChatGPT #SomaliTech #YouTubeContent | 1 254 |
| 10 | 没有文字... | 1 134 |
| 11 | https://meet.google.com/yhp-kwgq-nwi | 1 |
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
