Somali Tech
channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno
Показати більше📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу Somali Tech
Канал Somali Tech (@somalitech0) у мовному сегменті Сомалійська є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 10 375 підписників, посідаючи 11 908 місце в категорії Технології та додатки та 728 місце у регіоні Сомалі.
📊 Показники аудиторії та динаміка
З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 10 375 підписників.
За останніми даними від 10 червня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -81, а за останні 24 години на -7, загальне охоплення залишається високим.
- Статус верифікації: Не верифікований
- Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 11.78%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає 2.42% реакцій від загальної кількості підписників.
- Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 0 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 251 переглядів.
- Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 0.
📝 Опис та контентна політика
Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
“channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno”
Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 11 червня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Технології та додатки.
Триває завантаження даних...
| Дата | Залучення підписників | Згадування | Канали | |
| 11 червня | +2 | |||
| 10 червня | 0 | |||
| 09 червня | 0 | |||
| 08 червня | 0 | |||
| 07 червня | 0 | |||
| 06 червня | 0 | |||
| 05 червня | 0 | |||
| 04 червня | 0 | |||
| 03 червня | +1 | |||
| 02 червня | +1 | |||
| 01 червня | 0 |
| 2 | Daawo World Cup LIVE Bilaash Adigoo Isticmaalaya Mobile-kaaga Ama Laptop-kaaga
👉🏾 https://youtu.be/YkCaxZo30LA | 165 |
| 3 | Saaxibayaal isku soo noqod wanagsan kadib mudo aanan muuqalo idinla wadaagin. Maanta 1:15 PM ayaan idiin soo gudbinayaa video cusub oo ku saabsan:
⏰ Maanta 1:15 PM
Waxaan idiin soo gudbinaya fiidiyow ku saabsan:
👉 Sida Loogu Daawado Ciyaaraha World Cup LIVE Bilaash
(Android, iPhone & Laptop)
Fiidiyowgan waxaan ku sharaxayaa sida aad World Cup-ka LIVE ugu daawan karto bilaash, adigoo isticmaalaya:
Telefoonkaga Android
Ama Telefoonkaga iPhone (iOS)
Laptop ama Computer
🚫 Uma baahnid TV
🚫 Cable
🚫 Subscription qaali ah
Waxaan ku tusayaa:
Apps & websites si dhab ah u shaqeynaya
Sida loo isticmaalo talaabo talaabo
Sida mobile iyo computer loogu daawado si fudud
World Cup-ku wuxuu bilaabanayaa saacado yar kadib wakhtiga fariinta aan idinla wadaagayo, fiidiyowgan ayaana kaa caawinaya inaadan hal kulan seegin.
🔔 1:15 PM diyaar noqo
Link-ga halkan ayaan idinku soo diri doonaa marka uu live noqdo, Insha Allah.
⚽️ Ha moogaanin. | 220 |
| 4 | Shirkada Facebook ayaa qorshaynaysa inay soo saarto App cusub oo lamid ah Appka la yidhaahdo reddit
Hadii aanad aqoon reddit, waa application leh isticmaalayal ka badan 500 oo million, waa nooca forumka la yidhaahdo, waa application social media ah laakin loogu talo galay dad xiiseeya mawduuc gaar ah inay isugu yimaadan.
Facebook hada waxa uu soo daaraya application reddit oo kale ah oo loogu yeedhi doono Forum.
Waxa ay umuuqata in shirkada meta ay joojisay inay wax cusub ikhtiraacdo ama la timaado oo hada ay ku howlan tahay copy garaynya aaladaha hore ujiray maadama hada ka hor ay soo saartay App lamida appka twitter ama x oo la yidhaahdo Thread | 599 |
| 5 | Todobaadyadii iyo bilihii u dambeeyay, hal AI ayaa si gaar ah loo hadal-hayay: Claude AI.
Dad badan oo muddo dheer isticmaalayay ChatGPT ayaa hadda leh:
“Claude wuu ka fiican yahay ChatGPT.”
Claude waa AI-ga kaliya ee si dhab ah ula tartama ChatGPT, qaarna xitaa waxay aaminsan yihiin inuu ka horreeyo. Muddo dheer lagama heli jirin deegaannada Soomaalida, maadaama adeeggu uu xaddidnaa—laakiin war wanaagsan:
👉 Claude AI hadda si rasmi ah ayuu uga shaqaynayaa dhammaan deegaannada Soomaalida, waxaana furay shirkadda iska leh ee Anthropic.
📺 Fiidiyowga xiga ee YouTube-ka waxaan si gaar ah uga hadli doonaa:
• Farqiga u dhexeeya Claude & ChatGPT
• Goorta Claude ka fiican yahay ChatGPT
• Sida loogu isticmaalo shaqo & content
Haddii aad rabto inaad si nidaamsan u barato sida AI loogu isticmaalo shaqo iyo online business (Af-Soomaali, talaabo-talaabo), SomaliTech AI Course ayaa kaa caawinaya inaad ka baxdo isticmaal random una gudubto isticmaal natiijo leh.
🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/
📲 +252657917414
#ClaudeAI #AI #ChatGPT #SomaliTech #YouTubeContent | 0 |
| 6 | Немає тексту... | 0 |
| 7 | https://meet.google.com/yhp-kwgq-nwi | 0 |
| 8 | Noo reeb jawaabtaada 👇
Ciid Mubaarak mar kale! 🌙✨ | 0 |
| 9 | 🟢 Su’aal yar: Ciiddan kadib maxaad rabtaa inaan diiradda saaro? | 0 |
| 10 | 🌙 Ciid Mubaarak – Eid al-Fitr Mubaarak! 🤍
Asxaabta qaaliga ah ee Telegram-ka,
Waxaan idiin rajaynayaa Ciid farxad, nabad, iyo barako leh. Ilaahay ha naga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalladii wanaagsanaa ee Ramadaanka 🤲
Ciiddan ha idiin noqoto:
✺ Bilow cusub & fursado cusub
✺ Horumar nolosha iyo ganacsiga online-ka
✺ Fikir cad & go’aamo sax ah
✺ Farxad qoys & is-jacayl
Aniga ahaan, waad ku mahadsan tihiin taageerada joogtada ah — views-ka, comments-ka, iyo kalsoonida aad igu qabtaan. Insha’Allah, Ciiddan kadib waxaan sii wadaynaa:
✺ Talooyin wax ku ool ah (online business, freelancing, content creation)
✺ Casharro fudud oo wax lagu kasbado
✺ Iyo waxyaabo run ah, aan buunbuunin lahayn | 0 |
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
