uz
Feedback

Firibgarlarga uchmang! Telemetrio bunday kanallarni topadi va belgilaydi 👉 Belgini ko‘rmoqchi bo‘lsangiz, obuna bo‘ling

Somali Tech

Somali Tech

Kanalga Telegram’da o‘tish

channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno

Ko'proq ko'rsatish

📈 Telegram kanali Somali Tech analitikasi

Somali Tech (@somalitech0) Somali til segmentidagi kanali faol ishtirokchi. Hozirda hamjamiyat 10 476 obunachidan iborat bo'lib, Texnologiyalar & Aralashmalar toifasida 11 675-o'rinni va Somali mintaqasida 661-o'rinni egallagan.

📊 Auditoriya ko‘rsatkichlari va dinamika

невідомо sanasidan buyon loyiha tez o‘sib, 10 476 obunachiga ega bo‘ldi.

30 Oktabr, 2026 dagi oxirgi ma’lumotlarga ko‘ra kanal barqaror faollikka ega. Oxirgi 30 kunda obunachilar soni -64 ga, so‘nggi 24 soatda esa -15 ga o‘zgardi va umumiy qamrov yuqori darajada qolmoqda.

  • Tasdiqlash holati: Tasdiqlanmagan
  • Jalb etish (ER): Auditoriya o‘rtacha 7.66% darajada jalb etiladi. Nashrdan keyingi dastlabki 24 soatda kontent odatda umumiy obunachilar sonining 2.57% ini tashkil etuvchi reaksiyalarni to‘playdi.
  • Post qamrovi: Har bir post o‘rtacha 803 marta ko‘riladi; birinchi sutkada odatda 269 ta ko‘rish yig‘iladi.
  • Reaksiyalar va o‘zaro ta’sir: Auditoriya faol: har bir postga o‘rtacha 3 ta reaksiya keladi.

📝 Tavsif va kontent siyosati

Muallif resursni shaxsiy fikrni ifoda etish maydoni sifatida ta’riflaydi:
“channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno”

Yuqori yangilanish chastotasi (oxirgi ma’lumot 31 Oktabr, 2026 da olingan) sababli kanal doimo dolzarb va katta qamrovli bo‘lib qoladi. Analitika auditoriya kontent bilan faol hamkorlik qilishini, uni Texnologiyalar & Aralashmalar toifasidagi muhim ta’sir nuqtasiga aylantirishini ko‘rsatadi.

10 476
Obunachilar
-1524 soatlar
-407 kun
-6430 kun

Ma'lumotlar yuklanmoqda

Taglar buluti
Ma'lumot yo'q
Muammo bormi? Iltimos, sahifani yangilang yoki bizning qo'llab-quvvatlash boshqaruvchimizga murojaat qiling>.
Kirish va chiqish esdaliklari
---
---
---
---
---
---
Obunachilarni jalb qilish
Okt '26
Oktabr '26
+59
0 kanalda
Sentabr '26
+113
0 kanalda
Get PRO
Avgust '26
+81
0 kanalda
Get PRO
Iyul '26
+111
0 kanalda
Get PRO
Iyun '26
+83
0 kanalda
Get PRO
May '26
+38
0 kanalda
Get PRO
Aprel '26
+41
0 kanalda
Get PRO
Mart '26
+55
0 kanalda
Get PRO
Fevral '26
+78
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '26
+108
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '25
+150
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '25
+89
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '25
+121
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '25
+251
0 kanalda
Get PRO
Avgust '25
+692
0 kanalda
Get PRO
Iyul '25
+182
0 kanalda
Get PRO
Iyun '25
+152
0 kanalda
Get PRO
May '25
+138
0 kanalda
Get PRO
Aprel '25
+144
0 kanalda
Get PRO
Mart '25
+315
2 kanalda
Get PRO
Fevral '25
+310
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '25
+617
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '24
+377
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '24
+455
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '24
+538
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '24
+674
0 kanalda
Get PRO
Avgust '24
+1 089
0 kanalda
Get PRO
Iyul '24
+200
0 kanalda
Get PRO
Iyun '24
+193
0 kanalda
Get PRO
May '24
+181
0 kanalda
Get PRO
Aprel '24
+194
0 kanalda
Get PRO
Mart '24
+197
0 kanalda
Get PRO
Fevral '24
+286
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '24
+318
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '23
+312
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '23
+174
0 kanalda
Get PRO
Oktabr '23
+230
0 kanalda
Get PRO
Sentabr '23
+204
0 kanalda
Get PRO
Avgust '23
+256
0 kanalda
Get PRO
Iyul '23
+219
0 kanalda
Get PRO
Iyun '23
+198
0 kanalda
Get PRO
May '23
+198
0 kanalda
Get PRO
Aprel '23
+220
0 kanalda
Get PRO
Mart '23
+327
0 kanalda
Get PRO
Fevral '23
+513
0 kanalda
Get PRO
Yanvar '23
+503
0 kanalda
Get PRO
Dekabr '22
+190
0 kanalda
Get PRO
Noyabr '22
+1 578
0 kanalda
Sana
Obunachilarni jalb qilish
Esdaliklar
Kanallar
31 Oktabr0
30 Oktabr0
29 Oktabr0
28 Oktabr+2
27 Oktabr0
26 Oktabr+4
25 Oktabr+4
24 Oktabr0
23 Oktabr0
22 Oktabr0
21 Oktabr0
20 Oktabr0
19 Oktabr0
18 Oktabr0
17 Oktabr0
16 Oktabr+3
15 Oktabr+2
14 Oktabr+6
13 Oktabr+1
12 Oktabr0
11 Oktabr+4
10 Oktabr+5
09 Oktabr+1
08 Oktabr+2
07 Oktabr+4
06 Oktabr+6
05 Oktabr+1
04 Oktabr0
03 Oktabr+10
02 Oktabr0
01 Oktabr+4
Kanal postlari
AI-GA WAX KASTA OO UU KUU SHEEGO MA RUN BAA? Wll, qalabka AI-ga sida ChatGPT wuxuu ku siin karaa jawaabo aad u qurux badan oo
AI-GA WAX KASTA OO UU KUU SHEEGO MA RUN BAA? Wll, qalabka AI-ga sida ChatGPT wuxuu ku siin karaa jawaabo aad u qurux badan oo kalsooni leh, laakiin mararka qaarkood jawaabahaasi way khaldan yihiin. Saddex arrimood samee ka hor intaadan rumaysan xogta AI: 1. Hubi xogta muhiimka ah: Ha ku tiirsanaan hal jawaab oo AI ku siiyay. 2. Raadi ilo lagu kalsoon yahay: Isbarbar dhig xogta iyo website-yo rasmi ah. 3. Weydii su’aalo dheeraad ah: Haddii jawaabtu shaki leedahay, weydii inuu sharaxo ama keeno tixraacyo. Xusuusnow: AI waa qalab kaa caawin kara shaqadaada iyo waxbarashadaada, laakiin fikirkaaga iyo hubinta xogtu weli waa muhiim. Haddii aad rabto inaad barato sida AI loo isticmaalo, laga bilaabo aasaaska ilaa heer sare, waxaad ka baran kartaa SomaliTech AI Course. 🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/ #ArtificialIntelligence #ChatGPT #AI #SomaliTech

2
MA HAL PASSWORD AYAAD U ISTICMAASHAA DHAMMAAN AKOONNADAADA? Wll, haddii aad hal password u isticmaasho Gmail, Facebook, TikTo
MA HAL PASSWORD AYAAD U ISTICMAASHAA DHAMMAAN AKOONNADAADA? Wll, haddii aad hal password u isticmaasho Gmail, Facebook, TikTok iyo akoonnada kale, waxaad halis gelin kartaa dhammaantood. Bal qiyaas: haddii hal website oo aad isticmaasho xogtiisa la xado, weeraryahannadu waxay isku dayi karaan password-kaas akoonnadaada kale. Maxaad samayn kartaa? Akoon kasta u samee password u gaar ah. Isticmaal password dheer oo adag. Daaro ama Furo xaqiijinta laba-tallaabo (2FA). Isticmaal password manager si aad si ammaan ah ugu kaydiso furayaashaada. Xusuusnow: Password adag oo keliya kuma filna haddii aad meel kasta ku isticmaasho. Ilaalinta akoonnadaadu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah amnigaaga internetka. #CyberSecurity #OnlineSafety #SomaliTech
180
3
Wll, waa saacadaha ugu dambeeya ee qiimo dhimista 10% ee dhammaan koorsooyinka SomaliTech. Haddii aad qorshaynaysay inaad koo
Wll, waa saacadaha ugu dambeeya ee qiimo dhimista 10% ee dhammaan koorsooyinka SomaliTech. Haddii aad qorshaynaysay inaad koorso bilowdo, caawa ka faa’iidayso fursaddan ka hor inta aanu dalabku dhammaan. ❤️ 🌐 somalitech.net 📲 +252657917414
246
4
BINANCE OO WEERAR LAGU QAADAY: $6.3 BILLION OO CRYPTO AH AYAA LA XADAY! Saxbayaal, Binance ayaa 29-kii October la kulmay weerar havking ah oo weyn, kaas oo saameeyay hanti lacagaha crypto ah oo qiimaheedu gaarayo qiyaastii $6.3 billion. Maxaa dhacay? ◈ Baaritaanka hordhaca ah ee Binance wuxuu tilmaamayaa in kombiyuutarka mid ka mid ah shaqaalaheeda binance la jabsaday, taas oo hackerska u sahashay inay lacag si sharci-darro ah uga xado nidaamka shirkadda. ◈ Qiyaastii $3 billion oo hantida lacagaha crypto ee la ladhacay ah ayaa ilaa hadda la Freeze gareeyay ana la xanibay. ◈ Binance waxay sheegtay in khasaaraha oo dhan ay shirkaddu bixin doonto, lacagaha macaamiishuna ammaan yihiin. Micnaha dadka lacagtooda laxaday shirkadi siin doonto lacagtooda. Maxaan ka baran karnaa? 1. Ha u qaadan in shirkad weyn aysan weerar la kulmi karin. 2. Baro farqiga u dhexeeya lacagta ku jirta Exchange iyo Wallet-kaaga gaarka ah. 3. Ilaali akoonkaaga, isticmaal 2FA, hana furin links aanad hubin. Xusuusnow: Fahamka crypto iyo ilaalinta hantidaadu waa muhiim. Haddii aad rabto inaad barato Trust Wallet, MEXC, dirista crypto iyo aasaaska cryptocurrency, waxaad ka baran kartaa SomaliTech Crypto Course. 🌐 somalitech.net #Binance #Crypto #CyberSecurity #SomaliTech
308
5
Matn yo'q...
252
6
Wll, ma jirtaa xirfad aad muddo qorshaynaysay inaad barato? Haddii aad xiisaynaysay inaad barato AI, Video Editing, Crypto, A
Wll, ma jirtaa xirfad aad muddo qorshaynaysay inaad barato? Haddii aad xiisaynaysay inaad barato AI, Video Editing, Crypto, Affiliate Marketing, Computer Skills ama xirfad kale, maanta fursad fiican ayaad haysataa. SomaliTech waxay maanta oo Jimce ah dhammaan koorsooyinka ku samaynaysaa 10% qiimo dhimis. ❤️ Haddii aad qorshaynaysay inaad bilowdo, ka faa’iidayso qiimo dhimistan inta Jimcuhu socdo. 🌐 somalitech.net 📲 +252657917414 #SomaliTech #JimceWanaagsan #OnlineLearning
280
7
Jimce Wanaagsan, Saxibayaal! ❤️ Maanta oo Jimce ah, ka faa’iidayso 10% qiimo dhimis ah dhammaan koorsooyinka SomaliTech! ◈ AI
Jimce Wanaagsan, Saxibayaal! ❤️ Maanta oo Jimce ah, ka faa’iidayso 10% qiimo dhimis ah dhammaan koorsooyinka SomaliTech! ◈ AI & ChatGPT ◈ Crypto ◈ Affiliate Marketing ◈ Video Editing ◈ Computer Skills iyo koorsooyin kale. ⚠️ Qiimo dhimistu waa Jimcaha oo keliya! Haddii aad qorshaynaysay inaad xirfad cusub barato, maanta waa fursaddaadii. 🌐 Ka eeg dhammaan koorsooyinka: somalitech.net 📲 Wixii faahfaahin ah: +252657917414 #SomaliTech #JimceWanaagsan #Discount
294
8
Sxb, ka hor intaadan cryptocurrency iibsan, is weydii 3-dan su’aalood. Dad badan waxay maqlaan in coin gaar ah uu qiimihiisu kacayo, dabadeedna lacag ayay geliyaan iyaga oo aan wax badan ka ogayn. Taasi waxay kordhin kartaa khatarta khasaaraha. ◈ 1. Ma fahamsanahay waxa aan iibsanayo? Baro mashruuca, waxa uu qabto iyo sababta uu u jiro. Ha iibsan coin kaliya sababtoo ah dad kale ayaa ka hadlaya. ◈ 2. Ma awoodaa inaan lumiyo lacagtaas? Qiimaha crypto aad ayuu isu beddeli karaa. Ha gelin lacag aad ugu baahan tahay kirada, cuntada ama kharashaadka kale ee muhiimka ah. ◈ 3. Ma garanayaa sida aan hantidayda u ilaalinayo? Baro wallet-yada, seed phrase-ka iyo khiyaanooyinka internetka. Waligaa ha la wadaagin qofna seed phrase-kaaga. Xusuusnow: Inaad crypto isticmaasho iyo inaad fahanto crypto waa laba arrimood oo kala duwan. Haddii aad rabto inaad barato aasaaska cryptocurrency, isticmaalka Trust Wallet iyo MEXC, iyo dirista crypto, waxaad ka baran kartaa SomaliTech Crypto Course, oo Af-Soomaali lagu diyaariyey. 🌐 https://somalitech.net #Crypto #CryptoEducation #TrustWallet #MEXC #SomaliTech
271
9
Matn yo'q...
224
10
Sxb, haddii aad rabto inaad barato Crypto, ha ku bilaabin inaad lacag geliso adigoon fahmin waxa aad samaynayso. Waxyaabahan waa muhiim inaad marka hore barato: ◈ Wallet waa maxay? Waa halka aad ku maamusho hantidaada crypto. Waxaa jira wallet-yo kala duwan, sida Trust Wallet. ◈ Exchange waa maxay? Waa madal aad ku iibsan karto, ku iibin karto ama ku beddeli karto cryptocurrency, sida MEXC. ◈ Seed phrase-kaaga ilaali. Waa erayo kuu muhiim ah markaad dib u soo ceshanayso wallet-kaaga. Qofkii hela wuxuu halis gelin karaa hantidaada. Ha la wadaagin qofna, hana ku kaydin meel aan ammaan ahayn. ◈ Ka digtoonow khiyaanooyinka. Ha rumaysan qof kuu ballanqaadaya faa’iido la hubo ama lacag degdeg ah. Qiimaha crypto aad ayuu isu beddeli karaa, waxaadna waayi kartaa lacagta aad geliso. Xusuusnow: Barashada aasaaska iyo ilaalinta hantidaada waa tallaabooyinka ugu horreeya ka hor intaadan go’aan dhaqaale qaadan. Haddii aad rabto inaad arrimahan ka barato bilow ilaa heer aad fahanto isticmaalka wallet-yada, exchanges-ka iyo dirista crypto, SomaliTech Crypto Course wuxuu casharrada kuugu sharxayaa Af-Soomaali, tallaabo-tallaabo. 📲 Wixii faahfaahin ah: +252657917414 🌐 somalitech.net #Crypto #TrustWallet #MEXC #CryptoSafety #SomaliTech
332
11
Matn yo'q...
279
12
Sxb, ma ogtahay in AI uu kaa caawin karo inaad shaqadaada ku qabato waqti ka yar kii hore? Tusaale ahaan, haddii aad tahay ar
Sxb, ma ogtahay in AI uu kaa caawin karo inaad shaqadaada ku qabato waqti ka yar kii hore? Tusaale ahaan, haddii aad tahay arday, macallin ama qof ganacsi online ah, waxaad AI u adeegsan kartaa inaad: ◈ Casharrada iyo fikradaha adag si fudud u fahanto. ◈ Qoraallo iyo content u diyaariso si dhakhso leh. ◈ Qorshe shaqo ama ganacsi samaysato. ◈ Fikradahaaga ugu beddesho sawirro iyo muuqaallo. Laakiin waxaa jira hal arrin muhiim ah: qalabka AI oo aad taqaan keliya kuma filna; waa inaad taqaan sida saxda ah ee loo isticmaalo. Koorsada SomaliTech AI Course, waxaad Af-Soomaali ugu baran kartaa AI tallaabo-tallaabo, laga bilaabo aasaaska ilaa adeegsiyo kala duwan oo shaqo iyo wax-soo-saar ah. Haddii aad diyaar u tahay inaad xirfaddaada horumariso, halkan ka eeg koorsada: 🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/ #AI #ChatGPT #Aqoon #SomaliTech
371
13
Sxb, AI jawaabtiisa mar walba ma lagu kalsoonaan karaa? Maya. ChatGPT, Claude iyo aaladaga kale ee AI mararka qaarkood waxay
Sxb, AI jawaabtiisa mar walba ma lagu kalsoonaan karaa? Maya. ChatGPT, Claude iyo aaladaga kale ee AI mararka qaarkood waxay ku siin karaan jawaab khaldan, inkasta oo ay u muuqato mid sax ah oo kalsooni leh. Si aad AI uga faa’iidaysato, xasuuso saddexdan qodob: ◈ Hubi xogta muhiimka ah: Gaar ahaan marka ay khusayso lacag, caafimaad, sharci ama go’aan muhiim ah. ◈ Weydii inuu caddeeyo: Haddii jawaabtu kuu muuqato mid aan caddayn, weydii inuu tallaabo-tallaabo kuu sharaxo. ◈ Adigu fikirkaaga isticmaal: AI ha kuu fududeeyo shaqada, laakiin ha ka tegin hubinta iyo go’aan qaadashadaada. Ujeeddadu ma aha inaad AI isticmaasho oo keliya, ee waa inaad barato sida saxda ah ee looga faa’iidaysto. Haddii aad rabto inaad AI ka barato aasaaska ilaa adeegsigiisa shaqo iyo ganacsi, SomaliTech AI Course waxaad ku baran kartaa Af-Soomaali, tallaabo-tallaabo. 🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/ #AI #ChatGPT #ClaudeAI #SomaliTech
388
14
Sxb, mar kasta oo aad internet-ka wax ka iibsanayso ama website iska diiwaangelinayso, ha ku degdegin inaad geliso xogtaada.
Sxb, mar kasta oo aad internet-ka wax ka iibsanayso ama website iska diiwaangelinayso, ha ku degdegin inaad geliso xogtaada. Website kasta oo qurux badan ma aha mid ammaan ah. Waxa jira 3 arrimood oo ay fiican tahay inaad hubiso: ◈ 1. Hubi cinwaanka website-ka. Dadka khiyaanada sameeya waxay mararka qaar isticmaalaan magacyo aad ugu eg website-yada caanka ah, iyagoo hal xaraf beddelaya. ◈ 2. Ka shaki ballanqaadyada aan macquulka ahayn. Haddii website kuu ballanqaado lacag badan oo aad si fudud ku helayso, adigoon wax shaqo ah qaban, taxaddar. ◈ 3. Ha ku degdegin inaad xogtaada geliso. Haddii lagaa codsado password, xog bangi ama code laguu soo diray, marka hore hubi cidda xogta kaa codsanaysa. ✺ Talo: Haddii fariin lagugu soo diro link aad ka shakido, ha ku degdegin inaad furto. Website-ka rasmiga ah si toos ah uga raadi browser-kaaga. Internet-ku fursado badan ayuu leeyahay, laakiin waxaa muhiim ah inaad barato sida aad naftaada iyo xogtaada u ilaalin lahayd. #DigitalSafety #CyberSecurity #SomaliTech
542
15
Saaxibayaal, maanta inaad taqaan AI kaliya kuguma filna; waxa muhiimka ahi waa inaad taqaan sida loogu isticmaalo shaqo dhab
Saaxibayaal, maanta inaad taqaan AI kaliya kuguma filna; waxa muhiimka ahi waa inaad taqaan sida loogu isticmaalo shaqo dhab ah. Tusaale ahaan, waxaad AI u adeegsan kartaa inaad: ◈ Qoraallo iyo content ku diyaariso waqti yar. ◈ Fikradahaaga ugu beddesho sawirro iyo muuqaallo. ◈ Shaqadaada u fududayso, xogtana u falanqayso. ◈ Fursado cusub uga raadiso online business-ka. Laakiin si aad natiijo fiican u hesho, waa in aad barato sida loo isticmaalo, wax lo weydiiyo, iyo sida loo hubiyo jawaabaha uu ku siinayo. Haddii aad rabto inaad arrimahan si nidaamsan ugu barato Af-Soomaali, SomaliTech AI Course ayaa kaa caawin kara inaad si tallaabo-tallaabo u barato. 🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/ #AI #ChatGPT #ClaudeAI #SomaliTech
495
16
AI maanta waxa lagu qaban karaa wax ka badan su’aalo la weydiiyo ChatGPT. Waxaa loo isticmaali karaa qoraal, sawirro, muuqaal
AI maanta waxa lagu qaban karaa wax ka badan su’aalo la weydiiyo ChatGPT. Waxaa loo isticmaali karaa qoraal, sawirro, muuqaallo, cod iyo fududaynta shaqada maalinlaha ah. Haddii aad rabto inaad barato sida looga faa’iidaysto awoodahaas, SomaliTech AI Course waxaad ku baran kartaa Af-Soomaali, tallaabo-tallaabo. ◈ Faahfaahinta koorsada iyo isdiiwaangelinta: 🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/ 📲 +252657917414 #AI #ChatGPT #SomaliTech
708
17
Dhalinyaro badan ayaa saacado badan telefoonka ku qaata maalin kasta, laakiin imisa ayaa fiiro gaar ah siiya caafimaadka indhahooda? 👀 Haddii aad isticmaasho iPhone, waxa ku jira feature faa’iido leh oo laga yaabo inaadan aqoon. ◈ Screen Distance — waa feature ku xasuusinaya inaad telefoonka wajigaaga ka fogayso marka aad muddo dheer aad ugu soo dhawayso indhahaaga. Sidee loo shitaa? Fur Settings Gal Screen Time Dooro Screen Distance Daar feature-ka. Marka aad telefoonka aad ugu soo dhawayso wajigaaga muddo, iPhone-ku wuxuu ku xasuusinayaa inaad ka fogayso. Feature-kan wuxuu u baahan yahay iPhone leh Face ID iyo iOS 17 ama ka cusub. ✺ 3 caado oo kale oo indhahaaga u fiican: ◈ 20-kii daqiiqaba, eeg meel kaa fog ugu yaraan 20 ilbidhiqsi. ◈ Telefoonka ha ku dhejin wajigaaga; u qabo meel kuu saamaxaysa inaad si raaxo leh wax u akhrido. ◈ Haddii araggaagu daciifo ama waxyaabaha fog ay kuu muuqdaan si aan caddayn, baaritaan indhaha ah samayso. Xusuusnow: Feature-kani ma daawaynayo arag daciif ah, mana beddelayo baaritaanka dhakhtarka indhaha. Laakiin wuxuu kaa caawin karaa inaad samaysato caadooyin wanaagsan marka aad telefoonka isticmaalayso. 📲 Haddii aad isticmaasho iPhone, maanta hubi inuu feature-kani kuu shidan yahay. #Technology #iPhone #EyeHealth #SomaliTech
646
18
+2
Matn yo'q...
619
19
🔥 Jimcahan ku maalgeli naftaada! Ka faa’iidayso qiimo-dhimista dhammaan koorsooyinka SomaliTech oo bilow barashada xirfad cu
🔥 Jimcahan ku maalgeli naftaada! Ka faa’iidayso qiimo-dhimista dhammaan koorsooyinka SomaliTech oo bilow barashada xirfad cusub maanta!. 🌐 somalitech.net 📲 +252657917414 #SomaliTech #OnlineLearning #XirfadoCusub
670
20
Mararka qaar waxa kaa maqan ma aha fursad, ee waa xirfad aad fursadahaas uga faa’iidaysato. SomaliTech waxaad ka baran kartaa
Mararka qaar waxa kaa maqan ma aha fursad, ee waa xirfad aad fursadahaas uga faa’iidaysato. SomaliTech waxaad ka baran kartaa xirfado kala duwan sida AI, Affiliate Marketing, Web Development iyo kuwo kale, dhammaantoodna Af-Soomaali. ✺ Qiimo-dhimista Jimcaha ayaa ka socota dhammaan koorsooyinka. Ka faa’iidayso oo bilow koorsada aad xiisaynayso. 🌐 somalitech.net 📲 +252657917414 #SomaliTech #OnlineLearning #XirfadoCusub
697