fa
Feedback
Somali Tech

Somali Tech

رفتن به کانال در Telegram

channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام Somali Tech

کانال Somali Tech (@somalitech0) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 10 409 مشترک است و جایگاه 11 713 را در دسته فناوری و برنامه‌ها و رتبه 712 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 10 409 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 28 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -5 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -5 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 8.50% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً N/A% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 885 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 0 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 5 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 29 ژوئن, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته فناوری و برنامه‌ها تبدیل کرده‌اند.

10 409
مشترکین
-524 ساعت
+17 روز
-530 روز
آرشیو پست ها
Koorsooyin AI Bilaash ah oo Aad Maanta Bilaabi Karto 👉🏾 https://youtu.be/lvBrmrmhBXc
Koorsooyin AI Bilaash ah oo Aad Maanta Bilaabi Karto 👉🏾 https://youtu.be/lvBrmrmhBXc

🚨YouTube ma wuxuu isu beddelayaa bar-bulsho oo dhammaystiran? 🤔 Saaxiibayaal, YouTube ayaa qorshaynaya inuu soo kordhiyo qa
🚨YouTube ma wuxuu isu beddelayaa bar-bulsho oo dhammaystiran? 🤔 Saaxiibayaal, YouTube ayaa qorshaynaya inuu soo kordhiyo qayb cusub oo suurtagal ka dhigaysa in si toos ah loola xiriiro dadka madashan youtube isticmaala iyo kuwa muuqaallada soo geliya. Sida TikTok aad fariimo toos ah (DM) ugu diri karto dadka muuqaallada ku soo gudbiya, ayay YouTube-na rabaan inay qaabkan u hirgeliyaan. Haddaba, maxay tahay shuruudda? Update-kan cusub wuxuu ku xirnaan doonaa in aad marka hore ogolaansho ama casuumad ka hesho qofka aad rabto inaad la xiriirto, si looga fogaado fariimaha aan loo baahnayn (Spam-ka). 👇 Sidee u aragtaan update-kan cusub ee YouTube? Ma kula tahay inuu faa'iido leeyahay? ka dhiibo aragtidaada, hadii aad soo dhawaynayso like saar, hadii aadan hubin inu faaiido yeelan doono saar emoji hubanti la'aanta

پیام صوتی01:35

Linkiyada Muuqalka ku saabsan Worldcup-ka. halkan kala dag appka telefoonada android ee laga daawanayo: https://yacenetv.com/#google_vignette halkan kala dag appka telefoonada iphone ee laga daawanayo: https://apps.apple.com/us/app/vaco-tv/id6767442708 Halkan kala dag softwareka laga daawanayo ee computerada: https://www.bluestacks.com/

Daawo World Cup LIVE Bilaash Adigoo Isticmaalaya Mobile-kaaga Ama Laptop-kaaga 👉🏾 https://youtu.be/YkCaxZo30LA
Daawo World Cup LIVE Bilaash Adigoo Isticmaalaya Mobile-kaaga Ama Laptop-kaaga 👉🏾 https://youtu.be/YkCaxZo30LA

Saaxibayaal isku soo noqod wanagsan kadib mudo aanan muuqalo idinla wadaagin. Maanta 1:15 PM ayaan idiin soo gudbinayaa video cusub oo ku saabsan: ⏰ Maanta 1:15 PM Waxaan idiin soo gudbinaya fiidiyow ku saabsan: 👉 Sida Loogu Daawado Ciyaaraha World Cup LIVE Bilaash (Android, iPhone & Laptop) Fiidiyowgan waxaan ku sharaxayaa sida aad World Cup-ka LIVE ugu daawan karto bilaash, adigoo isticmaalaya: Telefoonkaga Android Ama Telefoonkaga iPhone (iOS) Laptop ama Computer 🚫 Uma baahnid TV 🚫 Cable 🚫 Subscription qaali ah Waxaan ku tusayaa: Apps & websites si dhab ah u shaqeynaya Sida loo isticmaalo talaabo talaabo Sida mobile iyo computer loogu daawado si fudud World Cup-ku wuxuu bilaabanayaa saacado yar kadib wakhtiga fariinta aan idinla wadaagayo, fiidiyowgan ayaana kaa caawinaya inaadan hal kulan seegin. 🔔 1:15 PM diyaar noqo Link-ga halkan ayaan idinku soo diri doonaa marka uu live noqdo, Insha Allah. ⚽️ Ha moogaanin.

Shirkada Facebook ayaa qorshaynaysa inay soo saarto App cusub oo lamid ah Appka la yidhaahdo reddit Hadii aanad aqoon reddit,
Shirkada Facebook ayaa qorshaynaysa inay soo saarto App cusub oo lamid ah Appka la yidhaahdo reddit Hadii aanad aqoon reddit, waa application leh isticmaalayal ka badan 500 oo million, waa nooca forumka la yidhaahdo, waa application social media ah laakin loogu talo galay dad xiiseeya mawduuc gaar ah inay isugu yimaadan. Facebook hada waxa uu soo daaraya application reddit oo kale ah oo loogu yeedhi doono Forum. Waxa ay umuuqata in shirkada meta ay joojisay inay wax cusub ikhtiraacdo ama la timaado oo hada ay ku howlan tahay copy garaynya aaladaha hore ujiray maadama hada ka hor ay soo saartay App lamida appka twitter ama x oo la yidhaahdo Thread

Todobaadyadii iyo bilihii u dambeeyay, hal AI ayaa si gaar ah loo hadal-hayay: Claude AI. Dad badan oo muddo dheer isticmaalayay ChatGPT ayaa hadda leh: “Claude wuu ka fiican yahay ChatGPT.” Claude waa AI-ga kaliya ee si dhab ah ula tartama ChatGPT, qaarna xitaa waxay aaminsan yihiin inuu ka horreeyo. Muddo dheer lagama heli jirin deegaannada Soomaalida, maadaama adeeggu uu xaddidnaa—laakiin war wanaagsan: 👉 Claude AI hadda si rasmi ah ayuu uga shaqaynayaa dhammaan deegaannada Soomaalida, waxaana furay shirkadda iska leh ee Anthropic. 📺 Fiidiyowga xiga ee YouTube-ka waxaan si gaar ah uga hadli doonaa: • Farqiga u dhexeeya Claude & ChatGPT • Goorta Claude ka fiican yahay ChatGPT • Sida loogu isticmaalo shaqo & content Haddii aad rabto inaad si nidaamsan u barato sida AI loogu isticmaalo shaqo iyo online business (Af-Soomaali, talaabo-talaabo), SomaliTech AI Course ayaa kaa caawinaya inaad ka baxdo isticmaal random una gudubto isticmaal natiijo leh. 🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/ 📲 +252657917414 #ClaudeAI #AI #ChatGPT #SomaliTech #YouTubeContent

photo content
+1

Noo reeb jawaabtaada 👇 Ciid Mubaarak mar kale! 🌙✨

🟢 Su’aal yar: Ciiddan kadib maxaad rabtaa inaan diiradda saaro?
Anonymous voting

🌙 Ciid Mubaarak – Eid al-Fitr Mubaarak! 🤍 Asxaabta qaaliga ah ee Telegram-ka, Waxaan idiin rajaynayaa Ciid farxad, nabad, iyo barako leh. Ilaahay ha naga aqbalo soonkii, salaaddii, iyo camalladii wanaagsanaa ee Ramadaanka 🤲 Ciiddan ha idiin noqoto: ✺ Bilow cusub & fursado cusub ✺ Horumar nolosha iyo ganacsiga online-ka ✺ Fikir cad & go’aamo sax ah ✺ Farxad qoys & is-jacayl Aniga ahaan, waad ku mahadsan tihiin taageerada joogtada ah — views-ka, comments-ka, iyo kalsoonida aad igu qabtaan. Insha’Allah, Ciiddan kadib waxaan sii wadaynaa: ✺ Talooyin wax ku ool ah (online business, freelancing, content creation) ✺ Casharro fudud oo wax lagu kasbado ✺ Iyo waxyaabo run ah, aan buunbuunin lahayn

Payoneer ma ka shaqeeyaa Somalia Runta oo dhan 2026 👉🏾 https://youtu.be/Aw77O4fha98
Payoneer ma ka shaqeeyaa Somalia Runta oo dhan 2026 👉🏾 https://youtu.be/Aw77O4fha98

Maanta hal su’aal ayaan rabaa inaad naftaada weydiiso 👇 Haddii AI uu maanta kaa qaadi karo 50% waqtiga aad ku bixiso shaqada
Maanta hal su’aal ayaan rabaa inaad naftaada weydiiso 👇 Haddii AI uu maanta kaa qaadi karo 50% waqtiga aad ku bixiso shaqadaada… maxaa kuu diidaya inaad barato sida saxda ah? Dad badan waxay u isticmaalaan AI si ay wax u tijaabiyaan. Qaar kalena waxay u isticmaalaan si ay shaqadooda u fududeeyaan. Farqiga u dhexeeya labadooda waa faham. Waxaan arkay in AI uu si dhab ah kuu caawiyo marka: aad si cad u sheegto waxa aad rabto aad isticmaasho prompts sax ah aad natiijada saxdo oo ka dhigto mid adiga kuu eg aad si joogto ah u isticmaasho Markaas ayuu noqdaa caawiye kuu shaqeeya, ee ma aha sheeko aad la yeelato. ✺ Isweydii maanta: “Hawltee ayaan AI ku dhammayn karaa 10 daqiiqo halkii aan 1 saac ku qaadan lahaa?” Haddii aad rabto inaad AI si nidaamsan u barato (talaabo-talaabo + tusaalooyin + templates), SomaliTech AI Course ayaa kaa caawinaya inaad ka faa’iidaysato si dhab ah. 🌐 https://somalitech.net 📲 +252657917414 #AI #OnlineBusiness #Productivity #SomaliTech

Maanta hadii aynu ka hadalno xaqiiqada saaxibayal 👇 Dad badan waxay rabaan inay AI ka faa’iidaystaan, laakiin waxa ay sameey
Maanta hadii aynu ka hadalno xaqiiqada saaxibayal 👇 Dad badan waxay rabaan inay AI ka faa’iidaystaan, laakiin waxa ay sameeyaan waa: mar bay isku dayaan, kadib way ka tagaan. AI ma aha wax ku shaqeeya hal mar oo keliya. Waa sida jimicsi — haddii aadan joogteyn, natiijo ma arkeysid. Waxaan ogaaday in farqigu yimaado marka: Aad AI u isticmaasho hal ujeeddo cad Aad ku darto shaqadaada maalinlaha ah (content, qorshe, replies) Aad saxdo natiijada oo aad ka dhigto mid adiga kuu eg Aad 15–20 daqiiqo maalin kasta siiso Markaas ayuu bilaabaa inuu kuu shaqeeyo. ✺ Isweydii maanta: “Haddii aan AI si sax ah u isticmaalo 30 maalmood, maxay iga beddeli lahayd shaqadayda ama business-kayga?” Haddii aad rabto inaad si nidaamsan u barato sida AI loogu isticmaalo shaqo iyo online business (Somali, talaabo-talaabo), SomaliTech AI Course ayaa kaa caawin kara inaad ka baxdo isticmaal random una gudubto isticmaal shaqeeya. 🌐 https://somalitech.net 📲 +252657917414 #AI #OnlineBusiness #Productivity #SomaliTech

PayPal oo Si Buuxda Uga Shaqayn Kara Africa & Somalia 2026 👉🏾 https://youtu.be/WlJ_QvYhSaA
PayPal oo Si Buuxda Uga Shaqayn Kara Africa & Somalia 2026 👉🏾 https://youtu.be/WlJ_QvYhSaA

photo content