cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

Cali Daacad CD

Xikmadaha, sheekooyinka, dhiirigalinta iyo waxbarashada ayaan xoogga saaraa. Waxaan jecelahay inaan arko dadkayga oo hormar aqooneed sameynaayo Created by 3 June 2021

نمایش بیشتر
فنلندة1 222زبان مشخص نشده استزبان‌شناسی2 158
پست‌های تبلیغاتی
5 013
مشترکین
+624 ساعت
+277 روز
+20530 روز

در حال بارگیری داده...

معدل نمو المشتركين

در حال بارگیری داده...

Photo unavailableShow in Telegram
Nin ayaa naag weydiiyey Maxaa laydiin adinkoo qurxoon oo haddana caqli dhiman. Waxay ku jawaabtay quruxda waxaa naloogu abuuray si aad noo jeclaataan Caqli dhinnaantana waxaa na loogu abuuray si aan idiin jeclaano😂😂😂 Wacadala qac aa naga yeertay Bal muxuu waxaas cml u weydiinaa Hadda waxay ka dhigan tahay qof caqli leh wax uu jeclaan faaraxyaashu inaysan ahayn War qacdo naga yeertay horta ma layla fahmooyaa 😂😂😂😂
نمایش همه...
😁 9🥱 1
Falfal xumo minan jinni ay ku geysaa Dhubuq dhubuq hore dhabana hays dambe ayey leedahay. Bal adna xikmad kaa yaabisay soo qor
نمایش همه...
👍 1
"الصمت هو المحطة الأخيرة لكل الأشياء المؤلمة" Aamusnaantu waa joogsiga ugu dambeeya ee dhammaan waxyaabaha xanuunka leh.
نمایش همه...
👍 5
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Kushubo internet bile qiimk jaban.👇 https://wa.me/252618886500 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/nYiI6XnHlMtlYzI0
نمایش همه...
Ibrahim Geedi

Business Account

"Hadafkeenu Waa Kobcinta Garaadka Bulshadeena Waxan Halkan Ku Kulminay Kanaalada Ugu Sareeya Uguna wanaagsan Iyo Qaar Kamid Ah Dhalinta Udiyaarsan Sidii Ay Bulshadooda U Dhiirigalin Lahaayen, Nagu Soo Biir Kama Qoomameyn Doontid. Sponsored ⬇️ @QALINKA24 @HOYGAJACAYLKA @Manhadal @WADNOJACAYL Www.youtube.com/@ogaalbulsho
نمایش همه...
OGAAL BULSHO

Falanqeeyn Dhacdooyin Xaqiiqooyin Warbixinooyin Iyo Tiknolojiyada,

🫵 KU-DHIIRRO 🫵
😢 JACEYL 😢
💪XIGMAD SIDE💪
🤯 MASKAX MAAL 🤯
🥰 SHEKOOYIN 🥰
🫵HORMARI HANKA🫵
❤️WADNO JCYL❤️
🫠RIYOOYINKA🫠
💪ISBADALKA GUSHA💪
😊WAAYA ARAG😊
🤯MAAN HADAL🤯
💪WADOYINKA GUSHA💪
😍WEHEL CAASHAQ😍
🤌HAGAHA NOLOSHA🤌
🫵 HANKAAGA 🫵
🤯AQOON KORDHIYE🤯
😍HOYGA FARXADA😍
💪DHIIRISO💪
🗂MAD'XAFKA🗂
🤯MUFAKIR🤯
🫨SOYAALKA🫨
😍HAYAANKA😍
💪DHAWAR ADEYG💪
💪DHIIRIYE💪
✊HADAFKA NLSH✊
🫱CILMIYE🫲
🫵 U-FIIRSO 🫵
🫠DAACAD CALI🫠
📚 SOM PDF 📚
📸BEST IMAGES📸
✍QORMOYIN✍
👍MADAALIYE👍
🫵NAGU SOO BIIR🫵
1. Waxaa laga yaabaa midka kaa tagay inuu fursad u abuuray kun qofood oo jecel qosalkaaga inay iibsadaan. Marka waxaan ku leeyahay ha walwalin ku kaa tageen sabab la'aan. 2. Xur ayuu ahaad qofka aan wax ka sugeyn qof kale.
نمایش همه...
👍 2
Sheeko gaaban Mid ayaa walaashiis oo dibada ka imaaneysa ka doonay garoonka diyaaradaha, wuxuu arkay gabdho ay walaashiis saaxiibo yihiin oo iyagana u yimid si ay u soo dhaweeyaan, mid ka mid ah ayaa cajabisay, wey is barteen kadibna wuu guursaday. Habeenki xaflada arooska ayuu arkay gabadhii uu guursaday mid ka qurxoon oo xaflada timid, inta uu is celin waayay ayuu yiri adiga maalinti garoonka diyaaradaha intee jirtay? 😂😂😂😂😂 Rag badan oo aan ogahay waa iska guursan lahaayene dhibkaas camal ayey ka cabsanayaan War waa taan kala baadnaye bal intaas yar maanta ku jimcaysta 😂😂😂
نمایش همه...
🤣 5
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Gudoomiyaha.👇 @Gud_Kooxda_Midnimo ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/-FbnE-RkCyM0NDE0
نمایش همه...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 89 chats.

Inaad shukaansato nin maseer badan aad ayey Qatar u tahay, xitaa wuxuu eegi karaa kaleendarka telephonekaaga markaas ayuu ku weydiinaa waa kuma August😂😂 Nin maseer badan waa balaayo ee iska jira gabdhow Dating a jealous Guy is very risky he can even look at your phone's calendar and ask you who is August? Page hore Rubert Mugabe
نمایش همه...
🤣 7😁 2 1
Repost from N/a
🦋KOOXDA MIDNIMO🦋 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Erayojaceyl23 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 Barashada quraanka kariimka 👇 https://wa.me/message/QPHVZ2S6JROYH1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/GqSfyo9S77RjMWY0
نمایش همه...
Ibrahim Geedi

Business Account