cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Jowharadi qalbiga❤☘💡🥀

Qora 🖋dhiragalin ✅ereyo jeceyl ❤⛓gabayo hal abuur🖤urahyo wacan Dajiyaha wadnaha io qalbi deeqa weyo manku daweya ⛓🖇❤

Show more
Finland1 016The language is not specifiedReligion & Spirituality14 173
Advertising posts
6 785
Subscribers
+2224 hours
+727 days
+30730 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Photo unavailableShow in Telegram
Hadaan Dayac Layska Jirin Dawiyo Nolol laysku hurin Daryeel Wacan Laysa siin Damiirku wuxuusan Geyn Marnaba Dambi Laysku falin Dugsiyo Nolal lama Hele Daciifka Ha layska Jiro🥹✍
Show all...
3
Photo unavailableShow in Telegram
Waqtiga Dag,dagaaya iyo Wayahaan Dadan,baa ihelay Duruuf,baa igu Furfuran Misana Dayac baan Tirsaday Dugsi Hoy waan Ka Tagay Damiirku wuxuu,San geyn Ayaa Dirqi Laygu Faray Dooqii Bari aan lahaa Ayayy waayuhu Dabreeen Duruus Adag baan Bartee Rabow Dabinada Qarsoon Adigu duli iga Fogee🥹💔✍ HABEENIMO WANAGSAN ASXBTA
Show all...
😢 2❤‍🔥 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waqtiga Dag,dagaaya iyo Wayahaan Dadan,baa ihelay Duruuf,baa igu Furfuran Misana Dayac baan Tirsaday Dugsi Hoy waan Ka Tagay Damiirku wuxuu,San geyn Ayaa Dirqi Laygu Faray Dooqii Bari aan lahaa Ayayy waayuhu Dabreeen Duruus Adag baan Bartee Rabow Dabinada Qarsoon Adigu duli iga Fogee🥹💔✍
Show all...
Photo unavailableShow in Telegram
Waqtiga lyo Waayuhu way kala duwan yihiin Manta Sidaa tahay Bari ma Ahaanaysid Malin walbe Xalad Cusub Xanuunka iyo Xaaladaha Adagna Qofkii Ku Samra alle waa ka Saaraa🥹✍
Show all...
8🥰 2
Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 @Qalbitabat14 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/udQhvgq8MTQ1MDBk
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 89 chats.

Photo unavailableShow in Telegram
Inanyahu Dharaaruhu Way Dhaqaaqayaan oo Dhaqso way Soconayaan Dheehaga Kaliyaa Dhibta Iga Daweeyee Dhool Dhooli Cashaqa❤️🫂🥹
Show all...
5
Photo unavailableShow in Telegram
Qofaad Ceesh wadaagteen Habeen wada Cawayseen Cashaq laabta Gaariyo Cugashada Yakleesheen Cisi iyo Wanaag Badan Inaad Kala Cidlootan Cindigay wax Yeeshaa Cidlo Kuuma Quuree Curadkaan jeclaayoww Cisi iigu Noolow❤️🫂🥹
Show all...
12🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
Dareen,baan Qabaa Kuu Dabacsanoo Run Ku Doonayee. Da,ayarkaan Raboww Dabci Fiicanoww Wan Ku doortayee Isku Dooq ma nahay Ku Dugaashadee❤️🥹🫂
Show all...
8🥰 2🔥 1
Photo unavailableShow in Telegram
Hadaan Dhowrsanoww Dhaqan Fiicanoww Dhabta Kugu Qabtoo Sidaa Tahay Dhalaan Dhibta Kuu diidayoo Dhayal Igu Ahayn Dhayahayga Iyo Dheehayga Tahay Sideed Ii dhibtaa Iii Dhaawacdaa Dhuuxaygiyoww❤️🫂🥹
Show all...
8🥰 1
Photo unavailableShow in Telegram
24. Naxariista Caqliga Nolosha waxaa ku lammaansan dhibaatooyin badan oo siyaabo kala duwan nolasha ula xariira. Taariikhda aadanahana waxaa ka buuxa dhacdooyin xanuun leh iyo xaaladdo argagax badan oo soo taxnaa intii ay nololi jirtay. Cudurrada, Colaadaha, Gaajada, Musiibooyinka dabeecada iyo Geerida ayaa ah xaqiiqooyinka nolosha oo aan marnaba laga baxsan karin. Inta badan taariikhda aadanaha waxaa ku xusan rafaad iyo silic laga dhaxlay xaqiiqada nolosha, marwalba na dhibaatada waxay le‟ekayd hadba inta caqliga lala kaashado. Tusaale ahaan waqtiyadii bani‟aadamka uu ka fogaa adeegsiga caqliga, noloshu waxay ahayd mid qalafsan oo dhibaato badan, balse wixii ka danbeeyay markii uu bani aadamku ku baraarugay naxariista caqliga, dhibaatada nololeed ee ilma aadan way sii yaraanaysay.❤️✍
Show all...
5
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.