cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

NAFTEENNA1

SALAAM✋ SOO DHAWOOW WALAL. WAA NOO SHARAF INAAD NASOO BOQOTO🙏😍 HALKAN WAXAAD HELAYSA WAX KASTA OO NAFTAADA KU HORMARIN KARTIID ADIGOON KA BAYDHAYN SUNAYAASHA NOLOSHA. WAXAAD SI MAALIN LE AH UGA HELAYSA: 1:DHIRI GALIN. 2:SHEEKOYIN. 3:XIGMADO.

Show more
Finland838The language is not specifiedHumor & Entertainment4 531
Advertising posts
8 432
Subscribers
+2024 hours
+1057 days
+51330 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Repost from N/a
🎁🦋KOOXDA MIDNIMO🦋🎁 @Qalbitabat14 Halkaan waxaa isugu keenay🧭 Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.⬇️ @Qalpijaceyl42 💔😢 @Lamaane24h 🫂💝 @Qalbitabat14 ❤️‍🩹 @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 ⬇️KU BIIR ⬇️ https://t.me/addlist/udQhvgq8MTQ1MDBk
Show all...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder “MIDNIMO”, which includes 89 chats.

1
Photo unavailableShow in Telegram
Gegniin 🚫🚫 Dhamaan bulsha weynta isticmaasha barta telegram waxa ku wargalineyna in uu soo baxay wiiil tuug weyn ah oo waayihii danbe oo dad badan dhacay Wiilkan telegram waxa ugu qoran ustaad shaafi Ama shaafi wiilka sawirkiisa waa kan idin muuqdo Waa tuug weyn aniga chanel ayuu iga dhacay sidoo kale wiil la dhaho ibraahim Geedi ayuu ka dhacay chanel dadka waxa uu ku dhahayaa waa idinka iibina ee igu soo.wareejiya markii lagu wareejiyo ayuu qofka ka dele ciwaandana xirana Facebook magacyo badan ayuu ku isticmaala Lkn magaciisa zaxdaa Waa 🤖Ina Abdi Kariim Waxa uu jooga dalka kenya 🇰🇪 Nabarada uu wataa waa mid Somalia 🇸🇴 ah iyo mid Kenya 🇰🇪 waana kuwaana nabaradisa Kan Somalia 🇸🇴 613787740 Kana kenya 🇰🇪 +254727963832 Chanelada naga ee uu dhacay waxa ku qoran 🌎HOYGA📚 NOLOSHA🌎 9.3k 🌎 HADAFKAYEELO NOLASHA 🌍 13k Please iska ilaaliya wiilkaas 📛FG. Sidoo kale labada ciwaan ee idin soo sheegnay repot ayaa ku socdo waana uu iibinoya please iska ilaaliya Yaan laga iibsan teeda kale iska jira
Show all...
1👀 1
Photo unavailableShow in Telegram
Waliga ha iska indha tirina qof mar walbo ku daneeya😫 Maalin baad ogaan doonta in aad lumisay dheyman 🤕🙌 _❤️😞
Show all...
6
Photo unavailableShow in Telegram
“Jacaylku waa is fahan waa dhex mara laba shakhsi, markay is fahmaana way kala haraan.”
Show all...
4
Photo unavailableShow in Telegram
Wiil yar oo reer Qaza ah ayaa yiri malinti waxan tukana 6 salaadood Waa salada subax, duhur, casar, maqrib, cishe iyo salatul janaaza😓 Alloow u gargaar
Show all...
😭 16
Repost from LAMAANE📮🦋
04:05
Video unavailableShow in Telegram
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Reer telegram inbadan qoraaladeyda waad Aqrisateen oo taageero Waad iimuujiaeen baryahaan telegram waxba sooma dhigin sababtoo ah waxaa leyga dhacay kanaalkii Ibrahim Geedi 😢 caawa codsigaan Hala iifuliyo. Please 😢👏 Waa markii 1aad aan wax idinka codsado.😢 Marka uu gacanteyda ka baxay waa 13 june halkaas waan qalday.👏
Show all...
29.16 MB
😢 1
https://t.me/addlist/cWNOybPhgqM3NWI8 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂  ➦ SPONSORED BY   ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿ ↪️ @jaceylqore ↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 ↪️ @learn_english012 ↪️ @Hagaajinaftaada ↪️ @Wadada_Guusha ↪️ @Arabic023 ↪️ @taladaqoyska ↪️ @Caafimaad2 ↪️ @Xikmadle ↪️ @kadisaqoon ↪️ @kalandarka_Hijriyada ↪️ @wadnojacayl ↪️ @Lamaane24h ↪️ @Qalpijaceyl42 ↪️ @mustaqbal7 ↪️ @Iibiye_online ╚═══════ - ════════╝ ♧Guddoomiyaha kooxda♧ http://t.me/Wll_musab
Show all...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder “KORDHIS”, which includes 98 chats.

Repost from N/a
Photo unavailableShow in Telegram
وقل رب زدني علما Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Show all...
💻 ONLINE MARKET⌨
📖 TAFSIIRKA QURANKA
تعلم اللغةالعربية 📕
📕 تعلم حديث
🌙 التقويم الهجري
🕋 QUR'AN REMINDER
📚 Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA 🖼
LEARN ARABIC WITH MUSAB 📚
ENGLISH CONVERSATION 📙
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
🖥IIBIYE ONLINE🖨
XIFDINTA QUR'ANKA
✊Team kordhis🫠
🤝ADMIN
Photo unavailableShow in Telegram
Adigoo waxbartay haddii aad wali shaqo la'aan tahay, taas macnaheeda ma'aha in aad tahriibto ama ka tagto meesha aad ku nooshahay, balse cusbooneysii noloshaada. Ka fikir marka hore ciladda dhankaaga ka jirta ee shaqo la'aanta kugu sababtay, kadibna ku dhaqaaq xalkeeda, adiga oo billaabaya barashada kooros cusub oo kaa maqan sida; barashada luqad cusub, xirfad cusub, ama horumarinta aqoontaada ku wajahan dhanka tiknaloojiyada.
Show all...
3
Photo unavailableShow in Telegram
Ha milicsan ________ Ballan la'aan ayaad dunida timid, waxaadna ka tagi doontaa ballan la'aan. Sidaas oo kale dadka aad baratay kuma ballamin barashadooda, balse maalmaha ayaa isku kiin keenay. Qof aad ballan la'aan baratay yaa kuu ballan qaaday inuu abid kula joogi doono. Haddii uu kaa tago ogow intaas ayay ku ekeed isbarashadiinna. Si fiican u sagooti, niyadda uga mahadceli, maanka uga duceey, macasalaama ku dheh, dibna ha u milicsanin.
Show all...
3👍 2
Choose a Different Plan

Your current plan allows analytics for only 5 channels. To get more, please choose a different plan.