ch
Feedback

不要被骗子欺骗!Telemetrio 会找到并标记这些频道 👉 如果想查看标记,请订阅

Somali Tech

Somali Tech

前往频道在 Telegram

channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno

显示更多

📈 Telegram 频道 Somali Tech 的分析概览

频道 Somali Tech (@somalitech0) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 10 508 名订阅者,在 技术与应用 类别中位列第 11 658,并在 索马里 地区排名第 659 位。

📊 受众指标与增长动态

自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 10 508 名订阅者。

根据 26 十月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -8,过去 24 小时变化为 3,整体触达仍然可观。

  • 认证状态: 未认证
  • 互动率 (ER): 平均受众互动率为 15.43%。内容发布后 24 小时内通常能获得 2.66% 的反应,占订阅者总量。
  • 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 0 次浏览,首日通常累积 280 次浏览。
  • 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。

📝 描述与内容策略

作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“channelka aynu filesha iyo appska ku wadaagno, sido kale discussionka ku samayno”

凭借高频更新(最新数据采集于 27 十月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 技术与应用 类别中的关键影响点。

10 508
订阅者
+324 小时
-297 天
-830 天
帖子存档
Sxb, mar kasta oo aad internet-ka wax ka iibsanayso ama website iska diiwaangelinayso, ha ku degdegin inaad geliso xogtaada.
Sxb, mar kasta oo aad internet-ka wax ka iibsanayso ama website iska diiwaangelinayso, ha ku degdegin inaad geliso xogtaada. Website kasta oo qurux badan ma aha mid ammaan ah. Waxa jira 3 arrimood oo ay fiican tahay inaad hubiso: ◈ 1. Hubi cinwaanka website-ka. Dadka khiyaanada sameeya waxay mararka qaar isticmaalaan magacyo aad ugu eg website-yada caanka ah, iyagoo hal xaraf beddelaya. ◈ 2. Ka shaki ballanqaadyada aan macquulka ahayn. Haddii website kuu ballanqaado lacag badan oo aad si fudud ku helayso, adigoon wax shaqo ah qaban, taxaddar. ◈ 3. Ha ku degdegin inaad xogtaada geliso. Haddii lagaa codsado password, xog bangi ama code laguu soo diray, marka hore hubi cidda xogta kaa codsanaysa. ✺ Talo: Haddii fariin lagugu soo diro link aad ka shakido, ha ku degdegin inaad furto. Website-ka rasmiga ah si toos ah uga raadi browser-kaaga. Internet-ku fursado badan ayuu leeyahay, laakiin waxaa muhiim ah inaad barato sida aad naftaada iyo xogtaada u ilaalin lahayd. #DigitalSafety #CyberSecurity #SomaliTech

Saaxibayaal, maanta inaad taqaan AI kaliya kuguma filna; waxa muhiimka ahi waa inaad taqaan sida loogu isticmaalo shaqo dhab
Saaxibayaal, maanta inaad taqaan AI kaliya kuguma filna; waxa muhiimka ahi waa inaad taqaan sida loogu isticmaalo shaqo dhab ah. Tusaale ahaan, waxaad AI u adeegsan kartaa inaad: ◈ Qoraallo iyo content ku diyaariso waqti yar. ◈ Fikradahaaga ugu beddesho sawirro iyo muuqaallo. ◈ Shaqadaada u fududayso, xogtana u falanqayso. ◈ Fursado cusub uga raadiso online business-ka. Laakiin si aad natiijo fiican u hesho, waa in aad barato sida loo isticmaalo, wax lo weydiiyo, iyo sida loo hubiyo jawaabaha uu ku siinayo. Haddii aad rabto inaad arrimahan si nidaamsan ugu barato Af-Soomaali, SomaliTech AI Course ayaa kaa caawin kara inaad si tallaabo-tallaabo u barato. 🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/ #AI #ChatGPT #ClaudeAI #SomaliTech

AI maanta waxa lagu qaban karaa wax ka badan su’aalo la weydiiyo ChatGPT. Waxaa loo isticmaali karaa qoraal, sawirro, muuqaal
AI maanta waxa lagu qaban karaa wax ka badan su’aalo la weydiiyo ChatGPT. Waxaa loo isticmaali karaa qoraal, sawirro, muuqaallo, cod iyo fududaynta shaqada maalinlaha ah. Haddii aad rabto inaad barato sida looga faa’iidaysto awoodahaas, SomaliTech AI Course waxaad ku baran kartaa Af-Soomaali, tallaabo-tallaabo. ◈ Faahfaahinta koorsada iyo isdiiwaangelinta: 🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/ 📲 +252657917414 #AI #ChatGPT #SomaliTech

Dhalinyaro badan ayaa saacado badan telefoonka ku qaata maalin kasta, laakiin imisa ayaa fiiro gaar ah siiya caafimaadka indhahooda? 👀 Haddii aad isticmaasho iPhone, waxa ku jira feature faa’iido leh oo laga yaabo inaadan aqoon. ◈ Screen Distance — waa feature ku xasuusinaya inaad telefoonka wajigaaga ka fogayso marka aad muddo dheer aad ugu soo dhawayso indhahaaga. Sidee loo shitaa? Fur Settings Gal Screen Time Dooro Screen Distance Daar feature-ka. Marka aad telefoonka aad ugu soo dhawayso wajigaaga muddo, iPhone-ku wuxuu ku xasuusinayaa inaad ka fogayso. Feature-kan wuxuu u baahan yahay iPhone leh Face ID iyo iOS 17 ama ka cusub. ✺ 3 caado oo kale oo indhahaaga u fiican: ◈ 20-kii daqiiqaba, eeg meel kaa fog ugu yaraan 20 ilbidhiqsi. ◈ Telefoonka ha ku dhejin wajigaaga; u qabo meel kuu saamaxaysa inaad si raaxo leh wax u akhrido. ◈ Haddii araggaagu daciifo ama waxyaabaha fog ay kuu muuqdaan si aan caddayn, baaritaan indhaha ah samayso. Xusuusnow: Feature-kani ma daawaynayo arag daciif ah, mana beddelayo baaritaanka dhakhtarka indhaha. Laakiin wuxuu kaa caawin karaa inaad samaysato caadooyin wanaagsan marka aad telefoonka isticmaalayso. 📲 Haddii aad isticmaasho iPhone, maanta hubi inuu feature-kani kuu shidan yahay. #Technology #iPhone #EyeHealth #SomaliTech

photo content
+2

🔥 Jimcahan ku maalgeli naftaada! Ka faa’iidayso qiimo-dhimista dhammaan koorsooyinka SomaliTech oo bilow barashada xirfad cu
🔥 Jimcahan ku maalgeli naftaada! Ka faa’iidayso qiimo-dhimista dhammaan koorsooyinka SomaliTech oo bilow barashada xirfad cusub maanta!. 🌐 somalitech.net 📲 +252657917414 #SomaliTech #OnlineLearning #XirfadoCusub

Mararka qaar waxa kaa maqan ma aha fursad, ee waa xirfad aad fursadahaas uga faa’iidaysato. SomaliTech waxaad ka baran kartaa
Mararka qaar waxa kaa maqan ma aha fursad, ee waa xirfad aad fursadahaas uga faa’iidaysato. SomaliTech waxaad ka baran kartaa xirfado kala duwan sida AI, Affiliate Marketing, Web Development iyo kuwo kale, dhammaantoodna Af-Soomaali. ✺ Qiimo-dhimista Jimcaha ayaa ka socota dhammaan koorsooyinka. Ka faa’iidayso oo bilow koorsada aad xiisaynayso. 🌐 somalitech.net 📲 +252657917414 #SomaliTech #OnlineLearning #XirfadoCusub

3 shaqo oo aad AI ku qaban karto halkii aad wakhti badan ku lumin lahayd. Dad badan waxay AI u isticmaalaan inay su’aalo weyd
3 shaqo oo aad AI ku qaban karto halkii aad wakhti badan ku lumin lahayd. Dad badan waxay AI u isticmaalaan inay su’aalo weydiiyaan oo keliya, laakiin waxaad uga faa’iidaysan kartaa waxyaabo badan oo shaqadaada kuu fududaynaya. ◈ Qoraal: waxa ay ai kaa caawin qorista email, qoraallo iyo fikrado content ah. ◈ Falanqayn: U dir file ama document Ai, kana codso inuu kuu soo saaro qodobada muhiimka ah. (Summary) ◈ Qorshayn: waxa ay kaa caawin samaynta jadwal waxbarasho, qorshe ganacsi ama liis hawleed. ✺ Talo: Ha ku ekaan inaad AI su’aalo weydiiso kaliya. Sii hawl cad, u sharax waxa aad rabto, kadibna dib u eeg natiijada. Haddii aad rabto inaad AI barato oo aad shaqo iyo ganacsi ugu isticmaasho si nidaamsan, SomaliTech AI Course waxaad ku baran kartaa Af-Soomaali, waxaana laguu barayaa xirfada Ai si tallaabo-tallaabo ah. 🌐 https://somalitech.net/courses/the-complete-somali-ai-course-from-0-to-mastery/ 💬 WhatsApp: +252637917414 #AI #ChatGPT #ClaudeAI #SomaliTech

Ka faa’iidayso qiimo-dhimista Jimcaha ee dhammaan koorsooyinka SomaliTech, oo bilow maanta barashada xirfadda aad rabto!. 🌐
Ka faa’iidayso qiimo-dhimista Jimcaha ee dhammaan koorsooyinka SomaliTech, oo bilow maanta barashada xirfadda aad rabto!. 🌐 courses: https://somalitech.net 💬 WhatsApp: +252637298873

Bilow maanta safarkaaga xirfadda Affiliate Marketing, kana faa’iidayso 15% qiimo-dhimista gaarka ah ee Jimcaha! 🔥. 🌐 Course
Bilow maanta safarkaaga xirfadda Affiliate Marketing, kana faa’iidayso 15% qiimo-dhimista gaarka ah ee Jimcaha! 🔥. 🌐 Course: https://somalitech.net/courses/complete-affiliate-marketing-course-from-a-to-z/ 💬 Whatsapp: +252657917414

photo content

Ha Bilaabin Online Money Adigoon 5 kan Arrimood Fahmin 👉🏾 https://youtu.be/3Inl-KzcFYo
Ha Bilaabin Online Money Adigoon 5 kan Arrimood Fahmin 👉🏾 https://youtu.be/3Inl-KzcFYo

Koorsooyin AI Bilaash ah oo Aad Maanta Bilaabi Karto 👉🏾 https://youtu.be/lvBrmrmhBXc
Koorsooyin AI Bilaash ah oo Aad Maanta Bilaabi Karto 👉🏾 https://youtu.be/lvBrmrmhBXc

🚨YouTube ma wuxuu isu beddelayaa bar-bulsho oo dhammaystiran? 🤔 Saaxiibayaal, YouTube ayaa qorshaynaya inuu soo kordhiyo qa
🚨YouTube ma wuxuu isu beddelayaa bar-bulsho oo dhammaystiran? 🤔 Saaxiibayaal, YouTube ayaa qorshaynaya inuu soo kordhiyo qayb cusub oo suurtagal ka dhigaysa in si toos ah loola xiriiro dadka madashan youtube isticmaala iyo kuwa muuqaallada soo geliya. Sida TikTok aad fariimo toos ah (DM) ugu diri karto dadka muuqaallada ku soo gudbiya, ayay YouTube-na rabaan inay qaabkan u hirgeliyaan. Haddaba, maxay tahay shuruudda? Update-kan cusub wuxuu ku xirnaan doonaa in aad marka hore ogolaansho ama casuumad ka hesho qofka aad rabto inaad la xiriirto, si looga fogaado fariimaha aan loo baahnayn (Spam-ka). 👇 Sidee u aragtaan update-kan cusub ee YouTube? Ma kula tahay inuu faa'iido leeyahay? ka dhiibo aragtidaada, hadii aad soo dhawaynayso like saar, hadii aadan hubin inu faaiido yeelan doono saar emoji hubanti la'aanta

语音消息01:35

Linkiyada Muuqalka ku saabsan Worldcup-ka. halkan kala dag appka telefoonada android ee laga daawanayo: https://yacenetv.com/#google_vignette halkan kala dag appka telefoonada iphone ee laga daawanayo: https://apps.apple.com/us/app/vaco-tv/id6767442708 Halkan kala dag softwareka laga daawanayo ee computerada: https://www.bluestacks.com/

Daawo World Cup LIVE Bilaash Adigoo Isticmaalaya Mobile-kaaga Ama Laptop-kaaga 👉🏾 https://youtu.be/YkCaxZo30LA
Daawo World Cup LIVE Bilaash Adigoo Isticmaalaya Mobile-kaaga Ama Laptop-kaaga 👉🏾 https://youtu.be/YkCaxZo30LA

Saaxibayaal isku soo noqod wanagsan kadib mudo aanan muuqalo idinla wadaagin. Maanta 1:15 PM ayaan idiin soo gudbinayaa video cusub oo ku saabsan: ⏰ Maanta 1:15 PM Waxaan idiin soo gudbinaya fiidiyow ku saabsan: 👉 Sida Loogu Daawado Ciyaaraha World Cup LIVE Bilaash (Android, iPhone & Laptop) Fiidiyowgan waxaan ku sharaxayaa sida aad World Cup-ka LIVE ugu daawan karto bilaash, adigoo isticmaalaya: Telefoonkaga Android Ama Telefoonkaga iPhone (iOS) Laptop ama Computer 🚫 Uma baahnid TV 🚫 Cable 🚫 Subscription qaali ah Waxaan ku tusayaa: Apps & websites si dhab ah u shaqeynaya Sida loo isticmaalo talaabo talaabo Sida mobile iyo computer loogu daawado si fudud World Cup-ku wuxuu bilaabanayaa saacado yar kadib wakhtiga fariinta aan idinla wadaagayo, fiidiyowgan ayaana kaa caawinaya inaadan hal kulan seegin. 🔔 1:15 PM diyaar noqo Link-ga halkan ayaan idinku soo diri doonaa marka uu live noqdo, Insha Allah. ⚽️ Ha moogaanin.

Shirkada Facebook ayaa qorshaynaysa inay soo saarto App cusub oo lamid ah Appka la yidhaahdo reddit Hadii aanad aqoon reddit,
Shirkada Facebook ayaa qorshaynaysa inay soo saarto App cusub oo lamid ah Appka la yidhaahdo reddit Hadii aanad aqoon reddit, waa application leh isticmaalayal ka badan 500 oo million, waa nooca forumka la yidhaahdo, waa application social media ah laakin loogu talo galay dad xiiseeya mawduuc gaar ah inay isugu yimaadan. Facebook hada waxa uu soo daaraya application reddit oo kale ah oo loogu yeedhi doono Forum. Waxa ay umuuqata in shirkada meta ay joojisay inay wax cusub ikhtiraacdo ama la timaado oo hada ay ku howlan tahay copy garaynya aaladaha hore ujiray maadama hada ka hor ay soo saartay App lamida appka twitter ama x oo la yidhaahdo Thread