Hanti iyo Horumar🤑🥇
Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta. Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir : @Mrxoosh ╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮ https://t.me/cilminafsi ╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─
نمایش بیشتر📈 تحلیل کانال تلگرام Hanti iyo Horumar🤑🥇
کانال Hanti iyo Horumar🤑🥇 (@cilminafsiga) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 13 824 مشترک است و جایگاه 1 538 را در دسته روانشناسی و رتبه 569 را در منطقه الصومال دارد.
📊 شاخصهای مخاطب و پویایی
از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 13 824 مشترک جذب کرده است.
بر اساس آخرین دادهها در تاریخ 28 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -230 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -10 بوده و همچنان دسترسی گستردهای حفظ شده است.
- وضعیت تأیید: تأیید نشده
- نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 3.17% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً N/A% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب میکند.
- دسترسی پستها: هر پست به طور میانگین 438 بازدید دریافت میکند. در اولین روز معمولاً 0 بازدید جمعآوری میشود.
- واکنشها و تعامل: مخاطبان بهطور فعال حمایت میکنند؛ میانگین واکنش به هر پست 12 است.
📝 توضیح و سیاست محتوایی
نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاههای شخصی توصیف میکند:
“Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta.
Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir :
@Mrxoosh
╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮
https://t.me/cilminafsi
╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─”
به لطف بهروزرسانیهای پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 29 ژوئن, 2026)، کانال همواره بهروز و دارای دسترسی بالاست. تحلیلها نشان میدهد مخاطبان بهطور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته روانشناسی تبدیل کردهاند.
در حال بارگیری داده...
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 29 ژوئن | 0 | |||
| 28 ژوئن | 0 | |||
| 27 ژوئن | 0 | |||
| 26 ژوئن | 0 | |||
| 25 ژوئن | +1 | |||
| 24 ژوئن | +2 | |||
| 23 ژوئن | 0 | |||
| 22 ژوئن | 0 | |||
| 21 ژوئن | 0 | |||
| 20 ژوئن | 0 | |||
| 19 ژوئن | 0 | |||
| 18 ژوئن | 0 | |||
| 17 ژوئن | 0 | |||
| 16 ژوئن | 0 | |||
| 15 ژوئن | 0 | |||
| 14 ژوئن | 0 | |||
| 13 ژوئن | +4 | |||
| 12 ژوئن | 0 | |||
| 11 ژوئن | 0 | |||
| 10 ژوئن | 0 | |||
| 09 ژوئن | 0 | |||
| 08 ژوئن | +1 | |||
| 07 ژوئن | 0 | |||
| 06 ژوئن | 0 | |||
| 05 ژوئن | 0 | |||
| 04 ژوئن | 0 | |||
| 03 ژوئن | 0 | |||
| 02 ژوئن | +4 | |||
| 01 ژوئن | 0 |
| 2 | Asc dhalinyaro group ka dhanka discussion waxaa jira dad soo dhiga waxyaalo xun xun (porn) waxaan go,aan ku gaaray inaan xiro qeybtaas marka sababtaas darteyd ayaan u xirey .
Kheyr badan .
@mrxoosh | 453 |
| 3 | ﴿لَن تَنَالُوا الْبِرَّ حَتَّىٰ تُنفِقُوا مِمَّا تُحِبُّونَ﴾
"Ma gaari doontaan wanaaga dhammaystiran ilaa aad wax ka bixisaan waxa aad jeceshihiin." (Suuradda Aala-Cimraan: 92)
@mizki_maxamuud | 907 |
| 4 | {كَيْفَ تَصْبِرُ عَلَىٰ مَا لَمْ تُحِطْ بِهِ خُبْرًا}
Sidee baad ugu samri kartaa wax aadan aqoon buuxda u lahayn?
Way ku adag tahay bini’aadamka, caqligiisa xaddidan iyo qalbigiisa walwalsan, inuu fahmo wax kasta oo ku dhacaya. Inuu garto xikmadda ku duugan dib-u-dhac daaliyay, murugo qalbigiisa cuslaysay, ama imtixaan u yimid isaga oo aan garanayn sababta uu u yimid.
Annagu waxaan aragnaa oo keliya qayb yar oo sheekada ka mid ah, halka Alle uu arko sheekada oo dhan, isaga oo ku eegaya naxariistiisa iyo xikmaddiisa dhamaystiran.
Imisa arrimood ayaan u malaynay inay shar yihiin, dabadeedna markii dambe ogaanay inay ahaayeen naxariis qarsoon. Imisa albaab ayaa wajiyadeenna laga xidhay, halka Alle noo furayay jid ka xasilloon, kana khayr badan wixii aynu rajaynaynay.
Waxaa hubaal ah in qorshaha Alle uu ka qurux badan yahay qorshaheenna, naxariistiisuna ay ka ballaaran tahay fahamkeenna.
Sidaas darteed, ku kalsoonow Rabbigaaga .
@mizki_maxamuud | 920 |
| 5 | Highest rating I ever get in chess, 200 Elo is coming.
Is there anyone who play chess!! | 795 |
| 6 | Hal caado (habit) oo haddii aad sameysid aad guuleysaneyd waa inaad maskaxda gashato in bari (tomorrow) luguu balan qaadin. Seexo caawa adoo maskaxda ku haya weedha die empty.
Dhimo saxiib Adoo maran oo gaaray, plan kasta iyo raali galinta rabigaa .
Seexo saaxiib, adoo ka jawaabay su'aasha ah: "Did I improve today?" "Yes, I did."
Waxa ugu xun ee uu qof ku jawaabo maalinta aakhiro marka uu Eebbe ku weydiiyo "Maxaad ku bixisay dhalinyaronimaadaadii?" waa:
"TikTok baan daawanayey!"
Balanteenu waa die empty.
@mrxoosh | 985 |
| 7 | “Ha quudhsan naftaada.
Is-dullaynta iyo yasidda naftu waa dhaqan khaldan. Dadka qaar waxay u maleeyaan in haddii ay naftooda hoos u dhigaan ay ka fogaanayaan kibirka, balse taas sax ma aha.
Qofka naftiisa quudhsada wuxuu geli karaa dabeecad aad u liidata oo ah inuu aqbalo dullinimo iyo hoosaysiin. Sidaas darteed qofku ma aha inuu naftiisa liido ama necbaado.
Nabigu scw wuu inaga reebay arrintaas isagoo yiri: ‘Qofkiinna yuusan odhan: naftaydu waa xun tahay…’
Ka fogaanshaha kibirka laguma gaaro yasidda nafta, balse waxaa lagu gaaraa in qofku ogaado qiimihiisa dhabta ah, xadkiisa, isla markaana ku dadaalo hagaajinta naftiisa.”
@mizki_maxamuud | 1 058 |
| 8 | “Dhimashadu way xanuun badan tahay, Wacadey…
laakiin waxa ka sii xanuun badan waa kuwa nagu dhex dhinta iyagoo weli nool.
Sidee bay u fool xun tahay in qalbiga qofku uu noqdo qabrigii qof weli dhulka ku socda!”
— buugga ليطمئن قلبي
@mizki_maxamuud | 1 052 |
| 9 | Casar wanaagsan dhamaantii🌻
@mizki_maxamuud | 0 |
| 10 | Taxanaha Dumarka iyo islaamka qeybta koowad.pdf | 0 |
| 11 | Xoriyada dumarka, waa addoonsiga gabar kale.
Kaba soo qaad: gabar baa loo ogolaaday inay shaqeysato oo ciyaalkeeda ay ka tagto, aabihiina uu baxo. Ciyaalka waxa ay u baahan yihiin qof ilaaliya oo dharka u dhaqa. Marka, waa in gabar yar oo aan wax baran la addoonsado oo beerka ay kaga kaga istaagaan sida aynu ku aragno dumarka ,caruurta u shaqeeya saas uma Ilaaliyaan oo weey xumeeyan
Isla markiina, gabar xaafada laheed nin kale beerka kaga istaagaya oo boss u ah oo amraya; laga yaabaa inuu shaqo adag u diro.
@mrxoosh | 0 |
| 12 | Taas ma aha mid idinka qarsoon oo u baahan inaa qalin kan u qaato, labo jirka xitaa waa og yahay arrinkaan.
Mid ka mid ah dadka ka shaqeeya Suuriya waxa uu si daacad ah u qoray oo uu yiri: "Si uu horumar u gaaro mustaqbalka dalka Suuriya, waxay ku xiran tahay in la baro dumarkooda."
Tusaale waxa ka soo qaadaa intaa: Furato qol yar ah oo aad ku maalgashatay $10, oo waxa marfashka kuu saaran uu yahay wax gooya $10, oo uu ku soo waco Elon Musk uu ku yiraahdo "Anaa ku maalgashanaya". Taasi miyaanay ahayn arrin u baahan in lagu fiiriyo il gaar ah?
Sidaas si la mid ah, iskuullo ku yaala Beirut oo ahaa iskuullo dumarka u gaar ah (xitaa ma ahayn iskuullo guryo dhisan ku yaal), waxaa maalgashi u soo diray kooxo diinta Masiixiga ah faafiya oo dhahaya "Anaa idinka caawinayna waxbarashada". Suaasha waxay tahay: Sabab??
Haddaba, sidee ayaa loo isticmaali karaa dumarka iyagoo laga hor keenaya Diinta Islaamka loona isticmaalayo sidii qalab (Tool)?
Reer galbeedku waxay dumarka ku diraan Diinta Islaamka waxayna ka dhigayaan kuwo u cadhooday diintooda. Waxay u sheegaan inay ka maqan tahay xaquuq. Waxay isticmaalaan marmarsiiyooyin been ah. Waxay odhan: "Islaamku ma siin dumarka xaqii ka maqnaa oo dhan", taas oo ka dhigeysa inay dumarku raadiyaan xaquuqda ka maqan kana dhigaysan mid careysan.
Ka dib marka uu ku guuleysto inuu ka careysiiyo, wuxuu ku abuuri qalbigooda jacayl ay u qabaan reer galbeedka. Dumarka ayaa aamini doona in nidaamka reer galbeedku uu ilaalin karo xaquuqdooda, ilaalin karo sharaftooda, siin karo sinnaan buuxda oo ay la leeyihiin ragga (equal rights).
Inta lagu gudo jiro habkaan, dumarka muslimiinta ah waxay noqdaan 3 shay:
1. Marka hore: Waxay noqotaa mid la dagaalanta Islaamka.
2. Marka labaad: Waxay noqotaa qalab diyaar u ah in la isticmaalo oo ay adeegsadaan reer galbeedku si ay ku fuliyaan qorshahooda.
3. Ugu dambeyn: Waxay noqotaa mid faafisa afkaarta iyo qiyamkooda.
Waxaa ila imagine-gareysaa askari la qabtay, ka dib laga dhigay jaajuus. Hadda, jaajuuskaas wuxuu dagaal kula jiraa isla ciidankiisii iyo dadkiisii, weyna ku faraxsan yihiin. Waa sidaas oo kale, walaashey. Saas ayaa socota maalmahan.
Ogow, walaashey, haddii aad beddesho waxa ay hooyadu aaminsan tahay, hooyadu waxay bari doontaa caqiidadaas carruurteeda. Carruurtu waxay ku korayaan caqiidooyinkaas.
Haddaba, dhalinyaro, waxa aynu isla baran doonnaa mowduucaas maalmaha soo aadan, Insha Allaah. Isla socod wanaagsan.
Inshallah maalintiiba maqaal ayaan soo dhigi .
@mrxoosh | 0 |
| 13 | Dumarka iyo Islaamka
Hordhac
Waan idin salaamay, dhalinyaro. Mudo fog ayaa igu dambaysay inaan qalin u qaato arrin, balse waxaan jeclaystay inaan bilaabo taxanahaas magacaas leh.
Runtii, waxaa nagu soo aadan khatar aad u weyn, waxaana muhiim ah in aynu ku qaadno weerar la mid ah midka ay nagu soo qaadayaan. Waan ka daalnay is-difaacida, balse hadda annaga ayaa weerarka ah. Waxa aynu bur burin doonnaa gurigooda daciifka ah ee ka samaysan caar-caarada.
Dhalinyaro, sharciyada uu Islaamku dhigay ee ku saabsan dumarka ma aha wax cusub; waa sharciyo jiray xilligii Nabiga (SCW). Ma aha wax ku xiran waqti, oo way jireen, wayna jiri doonaan.
Sidaas ay tahay sharciyadaas, iyagoo intaas qarni jiray, ma jirin cid ka tabanaysa oo wax ka sheegaysa. Ma jirin cid dhahaysa: "Dumarka xaquuq ayaa ka maqan; waa inaannu u soo dhicinnaa." Laakiin waxaan waxa ay bilowdaan waqtigan casriga ah.
Ma aha in dadkii hore aysan caqli badnayn, oo aysan ku mashquulin dumarka iyo howlahooda. Ma jirin xaquuq ka maqnayd; ee sharciyadan la dajiyey waxay ahaayeen mid dan ugu jirta. Ma arkeysid taariikhda, gaal iyo Muslimba, qof ka cabanaya oo wax ka sheegaya sharciyadaas ee uu dajiyey Islaamka?
Haddaba, suaasha meesha taalla ayaa ah: Maxay tahay sababta ay u bilaabeen dadka in ay waqtigan wax ka sheegaan Islaamka? Maxay dadkii hore loo arki waayey iyagoo ka tabanaya Islaamka iyo sharciyadiisa ee ku aaddan dumarka?
Sababtu waxay tahay: Xilliyadii hore, reer galbeedku ma ahayn mid awood badan, kaas oo awood u leh inuu qorsheeyo dagaallo ku aaddan Islaamka. Sababtoo ah xiliyadaas reer galbeedku iyagaa isku mashquulsanaa. Hadda, laakiin, wuu xoogeystay, xaliyey dhibaatooyinkiisa, wuxuu mideeyey dadkiisa, wuxuuna hal meel kaga soo jeestay Islaamka—halka Islaamku uu joogo meesha ugu daciifsan waligeed.
Waxaad qiyaastaa qof doqon ah oo raba inuu ku garaaco , oo raba inuu kaa qaato hantidaada iyo xoolahaada, laakiin wuu rabitaan lee, ma aha mid awood badan; waa daciif, wuu xanuunsan yahay. Waqti xaadirkaas makula dagaallami karaa? Oo tiisaba ayuu la yaaban yahay (tiisa daryeelaa, tu kale ku dara). Laakiin mudo ka dib, adigoo daciif ah , oo awood la’aan aad isaga dhici karto qofkaas doqonka ah, halka awoodaadu hoos u sii socoto—isagu gym-ka ayuu tagay, wuxuu dhisay awood iyo muruq uu kugu burburin karo. Hormar fiican ayuu sameeyey doqonkii. Ma rabo inaad lugahaaga ku istaagto; wuxuu kuu arkaa inaad tahay awooda kaliya haddii ay ku istaagto lugaheeda burburin karta. Xitaa adiga haddii aad ku mashquulsanayn oo damba aysan kaa galin, wuxuu kuu arkaa inaad tahay khatar, beri ka maalin ku noqon karta caqabad.
Sidoo kale, Islaamka marka la fiiriyo wuxuu heystaa waddamada ugu hantida badan uguna qanisan. Taas ayaa reer galbeedka ka dhigtay mid baahi badan u qaba hantidaas. Waa sida adigoo guri ag maraya oo kuu soo carfay cunto aad u macaan; xitaa haddii aysan gaajo ku hayn, markaas saa ay kugu soo carafto waxaa ku qabanaya gaajo hor leh iyo rabitaan xoog leh oo ku aaddan cuntadaas.
Haddaba, dhalinyaro, reer galbeedku wuxuu geed gaaban iyo mid dheerba u fuulay sidii u jabin lahaa darbiyadii iyo qasrigii kaasoo difaacayey Islaamka. Darbigaas wuxuu ahaa mid Islaamka ka ilaaliya cadowga ahaana mid nabad ka ah dhibka kasta iyo khatar kasta oo kaga imaanaysa reer galbeedka.
Dhalinyaro, darbigaas waa Diinteenna suuban ee Islaamka. Waa hagaha cad ee toosan kaasoo noo sheegaya waxa aynu nahay ka bini-aadam, meesha aynu ka nimid, iyo ujeeddada nagala leeyahay, iyo sida uu caalamku u shaqeeyo. Waxaa ku qarsoon sharciyo cad oo aan lahayn laab-laab; waxay u sheegtaa qof kasta sida uu u dhaqmi lahaa, rag iyo dumarba. Sharciyadaas iyo dhaqamadaas wanaagsan ayaa umadda Islaamka ka dhigtay mid dhista ilbaxnimo horumarsan (advanced civilization).
Reer galbeedku markay daraaseeyeen waxay go'aansadeen in iskuullada iyo waxbarashada ay tahay goobta ugu habboon ee ay ku fulin karaan ajendahooda (qorshahooda). Waxay kaloo ogaadeen in dumarka ay yihiin qalabka ugu fiican ee ay u isticmaali karaan si ay u fuliyaan qorshahooda. | 0 |
| 14 | وتلك الأيام نداولها بين الناس 💫
"Maalmuhu waa meerto dadka dhexdooda"
“Qof kasta oo wax dhiba, wuu la kulmi doonaa dhib—waa sida ay maalmahu u socdaan.”
Qof kasta oo wax siiya (wanaag ama xumaan), waxaa lagu siin doonaa wixii uu bixiyay.
Rabbiguna cidna ma dulmiyo.
Dunidu way wareegtaa…
muuqaalladii way soo noqdaan…
doorarkuna way is beddelaan…
Qofkii dulmi sameeyay, waa la dulmin doonaa,
qofkii waxyeelleeyay, waa la waxyeelleyn doonaa,
qofkii gefay, waa la gefi doonaa,
qofkii dadka ceebaystay, isagaa lagu imtixaami doonaa.
Ilaahay wuu sugaa (dib u dhigaa), balse ma ilaawo qofna wuxuu samyey .
Maalin uun ayaad fahmi doontaa in dunidu wareegto,
dabadeedna ay kugu soo noqoto—
si ay kuugu samayso wixii aad dadka kale ku samaysay.
“Sida aad wax u falayso, ayaa laguu falayaa.”
@mizki_maxamuud | 0 |
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
