cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

cilmi nafsiga|&Science Facts💡😱🌓️🌏▪️

Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta. Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir : @Mrxoosh ╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮ https://t.me/cilminafsi ╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─

إظهار المزيد
فنلندا401لم يتم تحديد اللغةالكتب1 845
مشاركات الإعلانات
13 522
المشتركون
+1724 ساعات
+1737 أيام
+72430 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

Dowlada ma caawin karto Qof kasa oo inaga mid ah ,lakiin dhalinyaro qof kasta oo naga mid ah wuxuu caawin karaaa hal Qof . @mrxoosh
إظهار الكل...
👍 14 4
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
إظهار الكل...
KULMIS 1AAD

You’ve been invited to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 99 chats.

Mar dhow waxaan ka baqi in Dowlada soomalia inta ay ka yaabto dhalinyarada dalka ka socota in ay soo saarto xeer ah wax dhalinyaro ah Dalka kama Bixi karaan. @mrxoosh
إظهار الكل...
16😁 5👍 2😢 1
Cilmi nafsi dhanka jacaylka ah## ~ waxaa la sheegaa dadka Aamusan een bulshada soo Dhex galin inay yihiin dadka xidhiidhka jacayl ku wanaagsan. ~hadii aad habeenkii aad u fikirto hurdada ka hor waliba aadan aqoon fikirkaagu wuxuu ku salaysanyahay waxaa la sheegaa inuu jiro qof kaa fikiraya adiga oo aan garanayn(kasayn) qofkaas. ~ daraasad cilmi nafsi oo la sameeyay ayaa Iyadna sheegta in gabadha aan ku jeclayn ay cod dheer kugula hadasho. ~Qof hadii uu maskaxdaada ku jiro sannado dhan Eed dadka uga sheekayso Markasta ogoow waa qofka aad sida dhabta ah u jeceshahay. ~ka ugu wareerka badan ayaa ah Inaad qof riyo ku aragto waxaana loo badiyaa jacayl run ah Inaad jeceshahay qofkaas.
إظهار الكل...
👍 16 2
Marka ay tagitaanku ay lama huraan noqoto . Saxiib isku day inaad ka tagto ubax inta aad ka Tagi leheyd dhaawac . Karaamee saxiib oo dhaawac ka ilaali Qalbigii maalin ahaa Hoygaaga (gurigaaga ). @mrxoosh
إظهار الكل...
24🥰 3👏 1
يوم لا ينفع مال ولا بنون ____ وفي يوم كان مقداره خمسين الف سنه _ يوم لا يجزي والد عن ولده__ يوم تبيض وجوه وتسود وجوه____ يوم يقوم الناس لرب العالمين ____ يوم الصاخة___ Maalinta qiyaame ilaa intee baa la taagnaanayaa? 50,000 oo sanno . Bal qaiyaas maaha sanad, maaha bil, maaha isbuuc(week) , maaha maalin, maaha saacad ee waa 50 kun oo sano. Bal qiyaas adigoo taagan adigoo dhididaya adigoo saf dheer ku jira oo u taagan in lagu xukumo . _Maxaad u tukan wayday? Maxaad Alle danbi dhaaf u waydiisan wayday? Maxaad masaakiinta u caawin wayday? ~~Waan mashquulsanahay ! Maxaad ku mashquulsantahay, waxaan daawadaa ciyaaro , shaqo ayaan leeyahay. Waa run haa waa run tani waa dhibta ina haysata waa jawaabta ay bixiyaan badh kamida ibnu Aadam. Tan way dhamaanaysaa waana laga tagayaa aynu u shaqaysano maalinta la qatanyahay.
إظهار الكل...
😢 29 5👍 1
Wili ma akhrisatay buuga dark psychology  ( cilmi nafsiga madow ) hadii aad akhrisato buugaan waxbadan ayaad kafaa'idi doontaa , waxaad kabaran doontadaa ,xeelado iyo farsamooyin laga yaabo in adiga maalin laguu isticmaalay waxaanad ka baraneysaa inaad noqoto qof awood leh oo laga cabsado 🧠🗣️ Buugan isaga oo Af somali ku qoran yahey ayuu diyaar yahey markaa qofkii u baahan buugan ha ila soo xidhiidho i.a. 0636382919 Waxa lagu iibin jirey qiimihii hore $20 Hadda Lkn waa $3 oo keliya inta ka horeysa 18 May qiimo dhimistu wey soconeysaa Ku darsoo Hal buug oo la tarjumey maaha waa buugaag badan oo Note iyo summary laga sameeyey Waad Mahadsan tihiin.
إظهار الكل...
Gaadhi Ambulance 🚑 ah ayaa waxa xaga dambe kaga qornaa كيف تقابل ربك وأنت لا تصلي، Sideed rabigaa ku hor istaageysaa Hadhow adiga oo aan tukan Xadiis saxiixa ayaa ahaa *"Hadii ay salaadaadu hagaagto camal kaaga kale oo dhan wey hagaagayaan". Hadda jaanis ayaad heysataa wakhtigaaga ka faa'ideyso Tuko intaan lagugu Tukan.
إظهار الكل...
19👍 5👏 2
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 98 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/LtjKPtfpKp4xZTM0
إظهار الكل...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 98 chats.

* Hadduu geed engego xaabadaa laga idlaystaaye * Mid yar oo iniintiisa ahbaa soo awaal baxa e * Isagaa anfaaciga hadhkiyo oodda kaafiya e * Dadkana odaygu goortuu ka baxo iyo islaantiisu * Ubadkooda hadhabaa tabcoo aayatiin hela e * Markii Aadam iyo Xaawa iyo keynta la abuuray * Sidaasay arwaaxdiyo dhirtuba ku isiraayeene * Umaddaan shabaabkeedu hanan waa ayaan xuma e * Inamiyo hablahaba waxaad tihiin aarankii kacaye * Itaal gabe dadkiinii hore waydin aragtaane * Idinkaa amaanada xilkii eeggan qaabilaye * Iskaa wax u qabsada noloshu waa udub dhexaadkiiye * Israafkiyo fadhigu waa waxaad ku anbanaysaane * Axmaqnimo wakhtiga kaaga tagay oohin kugu reebye * Ayaantii ku dhaaftaana waa waxaan la eegayne * Axadkii kaslaan ahi sabool abidkii weeyaane Alleh ha u naxariisto abwankii tiriyey gabaygan wuxuu inooga tahay xikmado cajiiba io meertada nolosha mar dhinacay marayso laga soo bilaabo nabi  aadan cs ilaa maanta ❗️ Maxaad ka baratay gabaygan ❓
إظهار الكل...
14👍 6