cookie

ما از کوکی‌ها برای بهبود تجربه مرور شما استفاده می‌کنیم. با کلیک کردن بر روی «پذیرش همه»، شما با استفاده از کوکی‌ها موافقت می‌کنید.

avatar

cilmi nafsiga|&Science Facts💡😱🌓️🌏▪️

Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta. Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir : @Mrxoosh ╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮ https://t.me/cilminafsi ╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─

نمایش بیشتر
فنلندة417زبان مشخص نشده استکتب1 801
پست‌های تبلیغاتی
14 053
مشترکین
+2924 ساعت
+2037 روز
+73130 روز
توزیع زمان ارسال

در حال بارگیری داده...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
تجزیه و تحلیل انتشار
پست هابازدید ها
به اشتراک گذاشته شده
ديناميک بازديد ها
01
KULMIS Linkigan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada Quraanka kariimka ah .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo xilli kasta leh . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/dbhSCk7OWyIxZGY8
2210Loading...
02
Ninkaas ku Xirnaada kuma khasaari doontaan📚
8492Loading...
03
Waxaan ka baqi in labo qarni ka dib wax soomaali ah oo muslimiin ah la waayo . Haddii aan saan kusii socono xaalka wuu sii xumaan . @mrxoosh
9241Loading...
04
Waxaan jeclaan lahaa inaan dhinto sababtoo ah waxaan maqlay inay jannada cunto taalo ooy dhaanto halkan. Waxaa idhi inan yar oo falastiini ah . Nin wariye ah ayaa isaguna waraystay wiil yar oo falastiini ah wuxuuna waydiiyay goorma kugu danbaysay inaad cunto hilib? Wuxuu ugu jawaabay waa maxay hilib ma garanayo hilib wuxuu yahay. Ax ax heerkaas ayay marayaan Ree falastiin wadamada kale ee carabta ahna waad u jeedaan inay cunaan neef isku dhan , waa arrin aad ii damqisay runtiina qofkastoo iimaan leh xanuujinaysa. Aan u ducayno walaalaheena oo aan ku caawino waxaan awoodno Yaynaan ku fiirsan carbahan kale een jiidh damqada lahayn walaalayaal😢👌.
1 1093Loading...
05
Eebe hakuu Naxariisto Ibrahim Raisi .
2970Loading...
06
@mrxoosh
10Loading...
07
Media files
1 7420Loading...
08
Media files
1 8584Loading...
09
🔴🔴 KULMIS 🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
330Loading...
10
Waxaa la sheegaa, Al-amiiru Sancaani markii uu catar marsado inuu nebiga ﷺ ku sallin jiray! Waxaa la weyddiiyay: ma xaddiis ayaa ku soo arooray in markii catar la marsado nebiga ﷺ lagu salliyo? Wuxuu ku jawaabay gabay macnihiisa oo koobani uu ahaa: waxba sow wax kuma xusuusiyaan? Caraftu nebi Muxammad ﷺ ayay i xusuusidaa. 🌹 اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه. Habeen wanaagsan gacalleyaal. 🌹
2 0304Loading...
11
Sheekada Doonida Weyn iyo Ninka Khabiirka ah . Waxaa jiray nin khabiir ah oo aad ugu fiican farsamada iyo dayactirka doonyaha waaweyn. Maalin maalmaha ka mid ah, dooni weyn oo qaali ah ayaa joojisay shaqadeeda sabab la yaab leh. Milkiilaha doonida wuxuu wacay farsamayaqaan badan oo ku xeeldheer dayactirka doonyaha, laakiin midkoodna ma awoodo inuu hagaajiyo. Ugu dambayntii, milkiilaha wuxuu wacay ninka khabiirka ah oo caan ku ah xirfaddiisa. Ninkii khabiirka ahaa wuxuu yimid, wuuna baaray  doonida muddo gaaban. Ka dibna, wuxuu kala soo baxay jeebkiisa Qalab uu u adeegsado hagaajinta Dooonta, Qalabkiina wuxuun ku  garaacay meel gaar ah oo doonida ka mid ah. Isla markiiba, doonidii way shaqaysay! Milkiilaha doonida wuxuu ahaa mid faraxsan oo la yaab leh. Wuxuu weydiiyay ninkii khabiirka ahaa inta lacag ah ee uu ku dalbanayo shaqadiisa. Ninkii khabiirka ahaa wuxuu yiri, "Waa $10,000." Milkiilaha ayaa yiri, "Waa maxay $10,000? Waxaad kaliya sameysay hal garaac!" Ninkii khabiirka ahaa ayaa ugu jawaabay, "Garaacida hal mar: $2. Inaad garato meesha saxda ah ee lagu garaaco: $9,998." Cashar ka laga baran karo sheekada . Sheekadani waxay ina baraysaa muhiimadda aqoonta iyo khibradda. Mararka qaar shaqada waxaa laga yaabaa inay u muuqato mid fudud, laakiin aqoonta iyo khibradda ka dambeysa ayaa ah tan ka dhigaysa mid qiimo leh. Waxaa muhiim ah in la fahmo in qiimaha shaqada aysan kaliya ku xiranayn dadaalka muuqda, laakiin sidoo kale ku xiran yahay aqoonta iyo khibradda loo isticmaalay si loo gaaro natiijada saxda ah. @mrxoosh
2 0401Loading...
12
Sheeko Xigmad Leh: Ninkii iyo Sadexdiisa Wiil Waxaa jirtay waqti fog nin oday ah oo lahaa saddex wiil oo xoog iyo xoolo haystay, laakiin kala duduwan caqliga iyo dabeecadaha. Odaygu wuxuu doonayay inuu wiilashiisa siiyo talo xigmad leh oo ay ku qaataan nolosha si ay ugu noolaadaan si wanaagsan. Odaygii ayaa maalin maalmaha ka mid ah wuxuu u yeeray saddexdiisii wiil, wuxuuna mid walba siiyay hal xabbad oo qori ah. Wuxuu ku yiri, "Wiilashayoow, jabsha xabbadan qoryaha ah." Wiilashii waxay ku fiirsadeen xabbadihii oo mid walba si sahlan ayuu u jabiyay. Kadib, odaygii wuxuu ka soo saaray dambiil weyn oo uu ku shubay xabbado badan oo qoryo ah oo isku laaban. Wuxuu ku yiri, "Hadda isku daya inaad jabtaan qoryahan oo dhan iyagoo wada jira." Wiilashii waxay isku dayeen inay jabaan qoryaha laakiin kama aysan maarmin inay mid ka mid ah jabaan marka ay isku laabanyihiin. Odaygii wuxuu yiri, "Wiilashayoow, waxaad ka barateen arintan laba cashar oo muhiim ah. Marka aad kaligiin tihiin, waxaad u nugushihiin inaad jabantaan oo aad daciif tihiin. Laakiin marka aad midowdaan oo aad wada shaqaysaan, cidina idiin jabin karto. Wuxuu idiin noqonayaa mid adag in laga adkaado." Wiilashii waxay ka barteen muhiimadda wada shaqeynta iyo isku duubnida. Waxay ogaadeen in haddii ay midba midka kale taageeraan oo ay wada shaqeeyaan, ay noqon karaan kuwo awood badan oo adag. Xigmadda Sheekada Sheekadani waxay xambaarsan tahay xigmad qoto dheer oo ah in midnimada iyo wada shaqeynta ay yihiin furaha guusha iyo xoogga. Marka dadka ay mideeyaan dadaalkooda oo ay is taageeraan, way adkaaneysaa in laga adkaado. Tani waa cashar muhiim ah oo qof kasta ku anfici kara nolosha maalmeedka, shaqada, iyo xiriirka bulshada.
1 7742Loading...
13
Intee in leg baad raadinaysaa qof kula dareena kula fahan ah si aad isku dhamaystirtaan mise wali waxaad ku jirtaa jidkii raadinta😒 Jidku qodax idiinma yeesho safar dheer Baan ku jirnaaye😂😢🏃‍♂
1 6751Loading...
14
#Qiso Waxaa jirtay inan (Gabar) muslimad ah laakiin salaada ayaa aad ugu cuslayd oo may tukan jirin , habeen habeenada kamid ah ayay ku riyootay In ay dhimanayso dhawaan oo Ajasheedii soo dhawdahay kadib waalidkeed iyo asxaabteedii ayay la wadaagtay waxay ku idhaahdeen Waa riyo uun ee waxba hadaba galin . Maalmo kadib ayay sidii si lamid ah ku riyootay isla riyadii Qoyskeedii markay la wadaagtay jawaabtii jawaab lamid ah ayay siiyeen Waxay saa Ahaataba habeen kale ayay ku riyootay in Hal todobaad(week) u hadhay oo ay dhimanayso warwar iyo walaac mid toona kumay haynba nolosheeda ayay iska wadatay , markii la gaadhay maalintii ay ku riyootay Iyadoo joogta goobteedii waxbarasho ayuu madaxu yar xanuunay gurigii ayay toos u tagtay oo ay yar jiifsatay wakhti yar kadib waa mayd Way ka baxday ooy dhimatay . Qoyskii iyo asxaabtii aad bay uga xumaadeen sida ay ugu dhiiri galin jireen inay riyo malaawaal ah tahay uun, markii la geeyay godkii xabaasha waxaa laga saari kar waayay masas Badan oo diyaar u ah inay cunaan. Alaah bal Ila eega imisa fursadood ayaa la siiyay si ay u tawbad keento ,imisa jeer baa riyo wax loogu sheegay si ay isku garato ooy u fahanto halka laga haysto . Allow Geeridayada iyo gafkayaga ha kulmin .
2 0981Loading...
15
Akhri ,akhri ,waligaa wax akhriska ha joojin ,xitaa haddii aad awoodi weeydid inaad wax akhriso Qor 🗒🖌📖📚. @mrxoosh
1 8642Loading...
16
#xikmada maanta Noloshu haday ku tusto kun xumaan Adiguna hal wanaag uun tus.
2 3014Loading...
17
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
2360Loading...
18
💞➰kulmis one Community ++      ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 16k+ 📚QURANKA IYO SAYNISKA 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 15k+ 📘FAALLO JACAYL 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 14k+ ⚙️Erayo jacayl 💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k+ ✨cilmi nafsi🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k+ 📘ibrahin geedi📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k+ 🌸 Hoyga sheekooyinka🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k+ 🪴xikmad badan 🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k+ ⚙️Su'aalo diini ah 💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k+ 🌟 Baro xadiiskan 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 👩‍🏭 Furaha nolosha 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 🧠 Hoyga xikmadaha & sugaant👅 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 👤wadooyinka guusha 🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ 🪢 Aqoonta kaa maqan👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ ⛺️ Hoyga farxadda ❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ 🪢 philosophy(falsafadda)👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ ➰Faafinta khayrka 🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ 🌱madxafka taariiqda🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ 🧚 Xikmadaha nolosha 🤳 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 💹 Xigmadle❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 🈳wax kabaro siiradi nabiga 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ ♨️ Al furqan online academy💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 🔴 wehel caashaq🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+♒️ Dhabar adayg ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+🧕 Aqoon kordhiye 🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 🧩 Dunida dahsoon🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 👩 maktabadda buugta 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 💬 sooyaalka nolosha 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 🪤 Dacwah channel ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+👳‍♂️ mohamed khaled💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+ 📒 Aqoon raadis 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+ 🍇Dhambaal 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+✍️ xigmadda maanta 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+ 🌎 Rajada nolosha ⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 Hoyga akhriska 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 maskax kaab 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 5k+  🫧 Dhiirigaliye soomaali 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 Elmi daadihiye 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 💞➰ Kulmis publisher center💞➰ 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
190Loading...
19
Media files
2 8324Loading...
20
Media files
2 4142Loading...
21
Media files
2 8060Loading...
22
Maalgashi aad ku sameysid naftaada ,waa maalgashiga ugu waxtarka badan ee uu abid qof sameeyo . Kaliya ma hormarin doono naftaada ,sidoo kale wuxuu hormarin doonaa waxa yaabaha kugu hareereysan oo Dhan 😚 @mrxoosh
2 5114Loading...
23
Dowlada ma caawin karto Qof kasa oo inaga mid ah ,lakiin dhalinyaro qof kasta oo naga mid ah wuxuu caawin karaaa hal Qof . @mrxoosh
2 8691Loading...
24
🔴🔴 KULMIS 🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1 Part one. 🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
560Loading...
25
Mar dhow waxaan ka baqi in Dowlada soomalia inta ay ka yaabto dhalinyarada dalka ka socota in ay soo saarto xeer ah wax dhalinyaro ah Dalka kama Bixi karaan. @mrxoosh
3 2371Loading...
26
Cilmi nafsi dhanka jacaylka ah## ~ waxaa la sheegaa dadka Aamusan een bulshada soo Dhex galin inay yihiin dadka xidhiidhka jacayl ku wanaagsan. ~hadii aad habeenkii aad u fikirto hurdada ka hor waliba aadan aqoon fikirkaagu wuxuu ku salaysanyahay waxaa la sheegaa inuu jiro qof kaa fikiraya adiga oo aan garanayn(kasayn) qofkaas. ~ daraasad cilmi nafsi oo la sameeyay ayaa Iyadna sheegta in gabadha aan ku jeclayn ay cod dheer kugula hadasho. ~Qof hadii uu maskaxdaada ku jiro sannado dhan Eed dadka uga sheekayso Markasta ogoow waa qofka aad sida dhabta ah u jeceshahay. ~ka ugu wareerka badan ayaa ah Inaad qof riyo ku aragto waxaana loo badiyaa jacayl run ah Inaad jeceshahay qofkaas.
3 4040Loading...
27
Marka ay tagitaanku ay lama huraan noqoto . Saxiib isku day inaad ka tagto ubax inta aad ka Tagi leheyd dhaawac . Karaamee saxiib oo dhaawac ka ilaali Qalbigii maalin ahaa Hoygaaga (gurigaaga ). @mrxoosh
2 9954Loading...
28
يوم لا ينفع مال ولا بنون ____ وفي يوم كان مقداره خمسين الف سنه _ يوم لا يجزي والد عن ولده__ يوم تبيض وجوه وتسود وجوه____ يوم يقوم الناس لرب العالمين ____ يوم الصاخة___ Maalinta qiyaame ilaa intee baa la taagnaanayaa? 50,000 oo sanno . Bal qaiyaas maaha sanad, maaha bil, maaha isbuuc(week) , maaha maalin, maaha saacad ee waa 50 kun oo sano. Bal qiyaas adigoo taagan adigoo dhididaya adigoo saf dheer ku jira oo u taagan in lagu xukumo . _Maxaad u tukan wayday? Maxaad Alle danbi dhaaf u waydiisan wayday? Maxaad masaakiinta u caawin wayday? ~~Waan mashquulsanahay ! Maxaad ku mashquulsantahay, waxaan daawadaa ciyaaro , shaqo ayaan leeyahay. Waa run haa waa run tani waa dhibta ina haysata waa jawaabta ay bixiyaan badh kamida ibnu Aadam. Tan way dhamaanaysaa waana laga tagayaa aynu u shaqaysano maalinta la qatanyahay.
3 3685Loading...
KULMIS
Linkigan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada Quraanka kariimka ah .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo xilli kasta leh . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/dbhSCk7OWyIxZGY8
نمایش همه...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 100 chats.

1
Photo unavailableShow in Telegram
Ninkaas ku Xirnaada kuma khasaari doontaan📚
نمایش همه...
29👍 6
Waxaan ka baqi in labo qarni ka dib wax soomaali ah oo muslimiin ah la waayo . Haddii aan saan kusii socono xaalka wuu sii xumaan . @mrxoosh
نمایش همه...
😢 14 1
Waxaan jeclaan lahaa inaan dhinto sababtoo ah waxaan maqlay inay jannada cunto taalo ooy dhaanto halkan. Waxaa idhi inan yar oo falastiini ah . Nin wariye ah ayaa isaguna waraystay wiil yar oo falastiini ah wuxuuna waydiiyay goorma kugu danbaysay inaad cunto hilib? Wuxuu ugu jawaabay waa maxay hilib ma garanayo hilib wuxuu yahay. Ax ax heerkaas ayay marayaan Ree falastiin wadamada kale ee carabta ahna waad u jeedaan inay cunaan neef isku dhan , waa arrin aad ii damqisay runtiina qofkastoo iimaan leh xanuujinaysa. Aan u ducayno walaalaheena oo aan ku caawino waxaan awoodno Yaynaan ku fiirsan carbahan kale een jiidh damqada lahayn walaalayaal😢👌.
نمایش همه...
😢 29😭 13👍 3
Photo unavailableShow in Telegram
Eebe hakuu Naxariisto Ibrahim Raisi .
نمایش همه...
5👍 1🥰 1
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
نمایش همه...
KULMIS 1AAD

You’ve been invited to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 99 chats.

Waxaa la sheegaa, Al-amiiru Sancaani markii uu catar marsado inuu nebiga ﷺ ku sallin jiray! Waxaa la weyddiiyay: ma xaddiis ayaa ku soo arooray in markii catar la marsado nebiga ﷺ lagu salliyo? Wuxuu ku jawaabay gabay macnihiisa oo koobani uu ahaa: waxba sow wax kuma xusuusiyaan? Caraftu nebi Muxammad ﷺ ayay i xusuusidaa. 🌹 اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه. Habeen wanaagsan gacalleyaal. 🌹
نمایش همه...
🥰 28👍 8 7👏 2