cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

cilmi nafsiga|&Science Facts💡😱🌓️🌏▪️

Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta. Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir : @Mrxoosh ╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮ https://t.me/cilminafsi ╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─

Больше
Финляндия446Язык не указанКниги1 725
Рекламные посты
14 999
Подписчики
+3824 часа
+2507 дней
+69730 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

Фото недоступноПоказать в Telegram
@imagine ---- Kaba soo qaad caalim ayaa hortaada fadhiya hal ama laba su'aal ayaa maskaxdaada ku wareegaya ood rabtaa in lagaaga jawaabo waxay doonto haku saabsanaato suaashu , Maxay noqon lahayd suaashaasi? Si kalsooni ku dheehantahay suaasha usoo qor !.
Показать все...
👍 6🥰 1
Waxba haka baqin geerida weey kuu imaan ama baq ama haka baqin . Lakiin intaa nooshahay waligaa ka baq oo cabsi Aan xad Dhaaf ah hakaa heeyso in ujeedkii noloshaan luguu keenay aadan gaarin . وَمَا خَلَقْتُ الْجِنَّ والإنس إِلَّا لِيَعْبُدُونِ . @mrxoosh
Показать все...
👏 13 9
Check out this free app — It Pays to Walk 🚶 https://sweatco.in/i/saababariye Appkan ka wardoona hubaal waa ku faaidesan
Показать все...
Sweatcoin: Healthier planet. Healthier, wealthier you

Join our 120M+ users to become part of the movement economy. Sweatcoin app converts your steps into sweatcoins — virtual currency that you can spend on products and services. It Pays to Walk.

Lagaama aqoon iyo cilmi badnee yaan lagaa akhris badnaanin. Qofba qofkuu ka akhris badanyahay waa Qofba qofkuu ka maskax furanyahay.
Показать все...
27👍 6
Audio from Khalid Abdikadir
Показать все...
4.15 KB
18👍 7
Ogoow Quruxda qofnimadu waa diin Quruxda hadalku waa run Quruxda carabku waa Aamusnaan Quruxda maskaxdu waa fikir Quruxda haweenku waa xishood .
Показать все...
🥰 39👍 6🔥 2👏 2
Sheekada Saddexda Walaalo iyo Qudaarta. Waxaa jiray saddex walaalo oo aad u caqli badan oo ku noolaa tuulo yar. Tuuladaasi waxaa ka jirtay dhibaato ah in dadka deegaanku aysan helin qudaar ku filan oo ay cunaan. Walaalaha waxay go’aansadeen inay xal u helaan dhibaatadan. Walaalkii ugu weynaa ayaa yiri, "Aan sameyno beero waaweyn oo aan ku beerno qudaar badan, si aan u helno wax ku filan oo aan u wada cuno." Walaalaha kale way ku raaceen fikirka walaalkooda weyn. Waxay ku billaabeen shaqada beerta, laakiin waqtigu wuxuu noqday mid adag oo wax soo saarkii ma uusan noqon mid ku filan. Walaalkii labaad ayaa yiri, "Waxaa haboon in aan horumarino farsamooyinka beeraha, si aan u kordhino wax soo saarka. Waxaan isticmaali karnaa habab cusub oo casri ah." Walaalaha kale way ku raaceen, waxayna bilaabeen inay isticmaalaan farsamooyin casri ah oo kor u qaada wax soo saarka. Tani waxay keentay horumar yar, laakiin wali ma aysan helin qudaar ku filan. Walaalkii saddexaad ayaa yiri, "Waxaa haboon inaan wada shaqeeyno oo aan ka faa’iideysano awoodda iyo aqoonta dadka kale ee tuulada. Haddii aan wadajir u shaqeyno, waxaan heli doonaa natiijooyin wanaagsan." Walaalaha kale way ku raaceen, waxayna bilaabeen inay dadka kale ee tuulada ku dhiirrigeliyaan inay ka qeybqaataan beeraha iyo wax soo saarka qudaarta. Dadkii tuulada waxay wada shaqeeyeen, waxay wadaageen aqoontooda iyo khibradooda, waxayna abuureen beer weyn oo midho badan soo saarta. Tuuladii waxay noqotay meel ay dadku ka helaan qudaar ku filan oo nafaqo leh. Saddexdii walaal waxay fahmeen muhiimadda wada shaqeynta iyo in la wadaago aqoonta iyo khibradda si loo gaaro guul weyn. Cashar Sheekadani waxay ina baraysaa in wada shaqeyntu ay muhiim tahay si loo gaaro natiijooyin wanaagsan. Marka dadku ay isku geeyaan awooddooda iyo aqoontooda, waxay heli karaan guulo waaweyn oo ka wanaagsan kuwa ay kali ahaan lahaayeen. Waxaa muhiim ah in aan fahanno in wadajir ay xoog ku jirto oo aan wada shaqeynno si aan u gaarno yoolalka aan hiigsaneyno. @mrxoosh
Показать все...
👍 11🔥 1
Motivation Crowding Theory ======================= Cilmiga "Standard Economics" waxaa ka mid ah aragtiyaha gaamuray ee saldhigga u ah "Relative Price Mechanism". Aragtidani waxay qeexaysaa in haddii qofka la abaalmariyo "Extrinsic Motivation" sida in mushahaarka loo kordhiyo, ama "benefit" kale la siiyo uu waxsoosaarkiisa iyo shaqadiisa ay kor u kacayso. Sidoo kale in haddii shay sicirkiisu kor u kaco uu keenidiisa (Supply)-giisu kor u kacayo. Haddii qiimahiisa rakhiisana uu dalabkiisa (Demand) badanayo. Waxaa aragtidaas khilaafsan ama kasoo horjeeda aragtida "Motivation Crowding" ee kusoo caan baxday cilmiyada "Behavioral Econimics" iyo "Social Psychology". Aragtidaan waxay tibaaxaysaa in qofka haddii lagu abaal mariyo ama lacag lagu siiyo (Extrinsic Motivation) waxqabad ku dhisnaa in uu qofku iskiis u qabto, ka helo, ku faraxsan yahay (Intrinsic Motivation) uu waxqabadkiisa iyo waxsoosaarkiisa hoos u dhacayo. Waxaa dhici karta in haddii wax lagugu siiyo hal abuurkaaga (Creativity) iyo nashaadkaadkaaga dacwadeed, ama aad bulshada ugu adeegayso uu dhimanayo hal abuurnimadaadi iyo jacaylkii aad u qabtay shaqada aad haysid (Crowding Out). Wadanka UK wuxuu go'aansaday in uusan abaalmarin lacageed ku bixin in qofku dhiig shubo oo ku deeqo si isxilqaanka iyo doonista qofka ee tabaruca dhiiga aysan u dhiman una noqon shaqo qofku wax ku qaato. Qof dumar ah oo waayeel ah oo keligeed meel deganayd ayaa waxaa dhibay ciyaal kurayo ah oo ku buuqa, albaabka kubbad kaga dhufta ... subaxii dambe ayay usoo baxday, waxayna u sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay ciyaartooda ayna ka hesho wehel. Waxay ka dalbatay in ay sii kordhiyaan ciyaarta iyo boodboodka, iyaduna ay qofkiiba $1 siindoonto. Subaxii ku xigay bay yimaadeen sidii ay ka dalbatayna waa sameeyeen. Iyaduna lacagtii ay ballan qaaday ayay ku tirisay. Subaxii ku xigay sidoo kale. Maalmo ka dib ayay lacagtii hoos u dhigtay. Ciyaalkii waa cabteen in lacagta laga yareeyey. Waxay tiri lacag la'aan baa jirtee sii wada. Iyagoo ka xun bay subaxaa ciyaareen. Subaxii ku xigay waa ka joojisay lacagtii waxayna ka dalbatay in ay sii wadaan oo aysan ka joojin. Ciyaalkii inta aad u xanaaqeen bay dheheen 'lacag la'aan in aan ugu ciyaarno bay rabtaa ... dib ugu soo noqon mayno!'. Hal abuurkaaga, iyo adeegga aad bulshada u haysid yuusan dilin damac lacagadeed ama dalacsiin ... Don't let extrinsic motivation to kill or diminish your joy (intrinsic motivation).
Показать все...
👍 14
Akhriska iyo qoraalka waxaan ka jeclahay akhriska Buug ay qoraagu ku qaadatay inuu ku qoro muddo sannado ah , ayaad ku akhrin hal maalin ama usbuuc . 😂so I prefer reading .
Показать все...
😁 16 5🤩 5🔥 1🍓 1
Marka aad caan tahay oo aad dadku si dhib yar kugula soo xariiri karaan waa dhib . Wax kasta oo aad sameysid fal celin khalad ah ayaad la kulmeysaa . Heer waxa ay dadka gaareyn inta ay luuqa isoo galaan ay dhahaan "Adeeroow waad saxan tahay waadna khaldan tahay ". Hal fikir ma saxnaan karaa isla markiina ma khaldanaan karaa ? @mrxoosh
Показать все...
😁 8👍 6
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.