Hanti iyo Horumar🤑🥇
Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta. Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir : @Mrxoosh ╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮ https://t.me/cilminafsi ╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─
显示更多📈 Telegram 频道 Hanti iyo Horumar🤑🥇 的分析概览
频道 Hanti iyo Horumar🤑🥇 (@cilminafsiga) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 13 686 名订阅者,在 心理学 类别中位列第 1 567,并在 索马里 地区排名第 573 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 13 686 名订阅者。
根据 29 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -121,过去 24 小时变化为 -9,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 3.92%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.26% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 537 次浏览,首日通常累积 172 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 19。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta.
Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir :
@Mrxoosh
╭─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─╮
https://t.me/cilminafsi
╰─═┅🌷┅┅🌷┅┅═─”
凭借高频更新(最新数据采集于 30 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 心理学 类别中的关键影响点。
数据加载中...
| 日期 | 订阅者增长 | 提及 | 频道 | |
| 30 七月 | 0 | |||
| 29 七月 | 0 | |||
| 28 七月 | 0 | |||
| 27 七月 | 0 | |||
| 26 七月 | +3 | |||
| 25 七月 | +1 | |||
| 24 七月 | 0 | |||
| 23 七月 | 0 | |||
| 22 七月 | +3 | |||
| 21 七月 | +1 | |||
| 20 七月 | +1 | |||
| 19 七月 | +4 | |||
| 18 七月 | +2 | |||
| 17 七月 | 0 | |||
| 16 七月 | +2 | |||
| 15 七月 | +3 | |||
| 14 七月 | +3 | |||
| 13 七月 | 0 | |||
| 12 七月 | +1 | |||
| 11 七月 | 0 | |||
| 10 七月 | 0 | |||
| 09 七月 | 0 | |||
| 08 七月 | +2 | |||
| 07 七月 | +1 | |||
| 06 七月 | +4 | |||
| 05 七月 | +8 | |||
| 04 七月 | 0 | |||
| 03 七月 | 0 | |||
| 02 七月 | 0 | |||
| 01 七月 | 0 |
| 2 | June👏bil oo kaliya may ii ahayn Alxamdulillah bil wadatay khyr badan fursado Kala duwan iyo cilmiyo cusub.
Maalmuhu xawaare ilma aragtay ah bay jarayaan dadka dhaxdooda waxaa nasiib badan oo mudnaanta leh kuwa ka faaiidaystay ugu yaraan u dedaalay riyooyinkooda sidii ay u rumayn lahaayeen, sanadkii Kala badh baa tagay durba, dadkii odhan jiray waxaas sanadkaan bilaabayaa ee bilaabay hadana dhex uga tagay wali sanadkii baynu ku jiraa ee soo dedaala fursaduna wakhti ay timaado oo u gaar ah ma leh yadoo ordaysa ama gaabinaysay ku soo mariye ee u diyaar ahow mar waliba
Ilaahay ha Ina waafajiyo wax kastoo wanaagsan kuwo tacabkoodu khasaarina ha inaga yeelo, kuwo markay daalaan natiijo ay ku nastaan hela rabi ha inaga dhigo.
@mizki_maxamuud | 1 096 |
| 3 | Ibnu Al-Qayyim — Alle ha u naxariistee — wuxuu yidhi:
“Marka maalinta Qiyaamaha xijaabka dadka laga qaado oo loo muujiyo ajarka iyo abaalmarinta camalladooda, ma arki doonaan camal ka ajar iyo abaal badan xuska Alle (dikriga). Markaas dad baa qoomamayn doona oo oran doona:
‘Wax nooga fudud ma jirin sida dikriga.’
Macnaha guud: Qofku mararka qaar wuxuu u arkaa dikriga wax yar oo sahlan, sida Subxaanallaah, Alxamdulillaah, Allaahu Akbar, iyo Astaghfirullaah, laakiin maalinta Qiyaamaha ayuu ogaan doonaa abaalmarinta weyn ee ku jirtay.
aduunkana dikrigu waa barako iyo liibaan .
@mizki_maxamuud | 1 171 |
| 4 | Nolosha aad dib u dhigato waligeed ma timaaddo.🤚
Goorma ayaad bilaabi doontaa waxyaabihii aad muddada dheer rabtay inaad samayso? Goorma ayaad bilaabi doontaa jimicsiga? Goorma ayaad qaadan doontaa buug oo aad akhrin doontaa? Ama aad koorsooyin baran doontaa? Ama aad Qur'aanka xifdin doontaa?
Dhammaan kuwani waa arrimo aad dib u dhigaysay marba marka ka dambaysa.
Xaqiiqduse waa in nolosha dib loo dhigay aysan waligeed iman.
Sida uu yiri qoraaga caanka ah ee (baplo Coelho)
"Waxaad mar walba tiraahdaa: 'Maalin uun ayaan samayn doonaa', laakiin maalintaas 'maalin uun' ah waligeed ma timaaddo."
Adigu cimrigan hal mar oo keliya ayaad noolaanaysaa, haddana waxaad dib u dhigaysaa noloshaadii iyo riyooyinkaagii.
Ha sugin berri si aad u bilowdo waxa maanta aad qaban karto. Waxaa laga yaabaa in tallaabada yar ee aad maanta qaaddo ay ka qiimo badan tahay boqol qorshe oo aad berri u dhigato. 🤍
@mizki_maxamuud | 1 015 |
| 5 | Asc dhalinyaro group ka dhanka discussion waxaa jira dad soo dhiga waxyaalo xun xun (porn) waxaan go,aan ku gaaray inaan xiro qeybtaas marka sababtaas darteyd ayaan u xirey .
Kheyr badan .
@mrxoosh | 884 |
| 6 | ﴿لَن تَنَالُوا الْبِرَّ حَتَّىٰ تُنفِقُوا مِمَّا تُحِبُّونَ﴾
"Ma gaari doontaan wanaaga dhammaystiran ilaa aad wax ka bixisaan waxa aad jeceshihiin." (Suuradda Aala-Cimraan: 92)
@mizki_maxamuud | 1 127 |
| 7 | {كَيْفَ تَصْبِرُ عَلَىٰ مَا لَمْ تُحِطْ بِهِ خُبْرًا}
Sidee baad ugu samri kartaa wax aadan aqoon buuxda u lahayn?
Way ku adag tahay bini’aadamka, caqligiisa xaddidan iyo qalbigiisa walwalsan, inuu fahmo wax kasta oo ku dhacaya. Inuu garto xikmadda ku duugan dib-u-dhac daaliyay, murugo qalbigiisa cuslaysay, ama imtixaan u yimid isaga oo aan garanayn sababta uu u yimid.
Annagu waxaan aragnaa oo keliya qayb yar oo sheekada ka mid ah, halka Alle uu arko sheekada oo dhan, isaga oo ku eegaya naxariistiisa iyo xikmaddiisa dhamaystiran.
Imisa arrimood ayaan u malaynay inay shar yihiin, dabadeedna markii dambe ogaanay inay ahaayeen naxariis qarsoon. Imisa albaab ayaa wajiyadeenna laga xidhay, halka Alle noo furayay jid ka xasilloon, kana khayr badan wixii aynu rajaynaynay.
Waxaa hubaal ah in qorshaha Alle uu ka qurux badan yahay qorshaheenna, naxariistiisuna ay ka ballaaran tahay fahamkeenna.
Sidaas darteed, ku kalsoonow Rabbigaaga .
@mizki_maxamuud | 1 059 |
| 8 | Highest rating I ever get in chess, 200 Elo is coming.
Is there anyone who play chess!! | 875 |
| 9 | Hal caado (habit) oo haddii aad sameysid aad guuleysaneyd waa inaad maskaxda gashato in bari (tomorrow) luguu balan qaadin. Seexo caawa adoo maskaxda ku haya weedha die empty.
Dhimo saxiib Adoo maran oo gaaray, plan kasta iyo raali galinta rabigaa .
Seexo saaxiib, adoo ka jawaabay su'aasha ah: "Did I improve today?" "Yes, I did."
Waxa ugu xun ee uu qof ku jawaabo maalinta aakhiro marka uu Eebbe ku weydiiyo "Maxaad ku bixisay dhalinyaronimaadaadii?" waa:
"TikTok baan daawanayey!"
Balanteenu waa die empty.
@mrxoosh | 1 007 |
| 10 | “Ha quudhsan naftaada.
Is-dullaynta iyo yasidda naftu waa dhaqan khaldan. Dadka qaar waxay u maleeyaan in haddii ay naftooda hoos u dhigaan ay ka fogaanayaan kibirka, balse taas sax ma aha.
Qofka naftiisa quudhsada wuxuu geli karaa dabeecad aad u liidata oo ah inuu aqbalo dullinimo iyo hoosaysiin. Sidaas darteed qofku ma aha inuu naftiisa liido ama necbaado.
Nabigu scw wuu inaga reebay arrintaas isagoo yiri: ‘Qofkiinna yuusan odhan: naftaydu waa xun tahay…’
Ka fogaanshaha kibirka laguma gaaro yasidda nafta, balse waxaa lagu gaaraa in qofku ogaado qiimihiisa dhabta ah, xadkiisa, isla markaana ku dadaalo hagaajinta naftiisa.”
@mizki_maxamuud | 1 058 |
| 11 | “Dhimashadu way xanuun badan tahay, Wacadey…
laakiin waxa ka sii xanuun badan waa kuwa nagu dhex dhinta iyagoo weli nool.
Sidee bay u fool xun tahay in qalbiga qofku uu noqdo qabrigii qof weli dhulka ku socda!”
— buugga ليطمئن قلبي
@mizki_maxamuud | 1 052 |
