fa
Feedback
Xikmado️ 💎

Xikmado️ 💎

رفتن به کانال در Telegram

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام Xikmado️ 💎

کانال Xikmado️ 💎 (@xikmadosom) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 39 033 مشترک است و جایگاه 600 را در دسته انگیزه و نقل قول‌ها و رتبه 271 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 39 033 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 05 سپتامبر, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -419 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -4 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 3.75% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 1.43% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 1 465 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 559 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 6 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 06 سپتامبر, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته انگیزه و نقل قول‌ها تبدیل کرده‌اند.

39 033
مشترکین
-424 ساعت
-937 روز
-41930 روز

در حال بارگیری داده...

ابر برچسب‌ها
هیچ داده‌ای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
سپتامبر '26
سپتامبر '26
+9
در 23 کانال‌ها
اوت '26
+64
در 23 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '26
+263
در 2 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '26
+25
در 23 کانال‌ها
Get PRO
مه '26
+46
در 23 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '26
+41
در 19 کانال‌ها
Get PRO
مارس '26
+42
در 23 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '26
+182
در 25 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '26
+118
در 25 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '25
+81
در 24 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '25
+81
در 25 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '25
+150
در 26 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '25
+99
در 25 کانال‌ها
Get PRO
اوت '25
+257
در 3 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '25
+201
در 4 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '25
+280
در 27 کانال‌ها
Get PRO
مه '25
+519
در 29 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '25
+617
در 27 کانال‌ها
Get PRO
مارس '25
+583
در 28 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '25
+602
در 30 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '25
+880
در 29 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '24
+963
در 32 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '24
+1 373
در 30 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '24
+630
در 31 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '24
+590
در 32 کانال‌ها
Get PRO
اوت '24
+1 186
در 32 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '24
+1 369
در 33 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '24
+636
در 35 کانال‌ها
Get PRO
مه '24
+654
در 38 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '24
+573
در 33 کانال‌ها
Get PRO
مارس '24
+1 085
در 33 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '24
+852
در 36 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '24
+1 183
در 33 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '23
+570
در 32 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '23
+1 645
در 32 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '23
+2 556
در 2 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '23
+965
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '23
+869
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '23
+700
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '23
+517
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '23
+475
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '23
+530
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '23
+397
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '23
+645
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '23
+749
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '22
+680
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '22
+666
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '22
+416
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '22
+532
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '22
+213
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '22
+380
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '22
+486
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '22
+688
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '22
+403
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '22
+754
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '22
+466
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '22
+590
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '21
+529
در 0 کانال‌ها
Get PRO
نوامبر '21
+607
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اکتبر '21
+543
در 0 کانال‌ها
Get PRO
سپتامبر '21
+551
در 0 کانال‌ها
Get PRO
اوت '21
+736
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئیه '21
+524
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژوئن '21
+754
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مه '21
+629
در 0 کانال‌ها
Get PRO
آوریل '21
+753
در 0 کانال‌ها
Get PRO
مارس '21
+955
در 0 کانال‌ها
Get PRO
فوریه '21
+787
در 0 کانال‌ها
Get PRO
ژانویه '21
+620
در 0 کانال‌ها
Get PRO
دسامبر '20
+6 805
در 0 کانال‌ها
تاریخ
رشد مشترکین
اشارات
کانال‌ها
06 سپتامبر0
05 سپتامبر+8
04 سپتامبر0
03 سپتامبر+1
02 سپتامبر0
01 سپتامبر0
پست‌های کانال
🌙☪️ Hambalyo! Team Somali 🌙 👉 Idaacada-halkan ━━━━━━━━━━━━ 1️⃣ 🎓 Aqoon & Fasalo • 13k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 27k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 15k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 28k ➜ 🔥 Taabo Halkan • 11k ➜ 🔥 Taabo Halkan ━━━━━━━━━━ 2️⃣ 🚺 Aqoon & Xikmado • 18k ➜ 💫 Taabo Halkan • 20k ➜ 💫 Taabo Halkan • 26k ➜ 💫 Taabo Halkan • 18k ➜ 💫 Taabo Halkan • 42k ➜ 💫 Taabo Halkan • 16k ➜ 💫 Taabo Halkan • 20k ➜ 💫 Taabo Halkan • 19k ➜ 💫 Taabo Halkan ━━━━━━━━ 3️⃣ 📚 Buugaag & Akhris • 76k ➜ 📌 Taabo Halkan • 160k ➜ 📌 Taabo Halkan ━━━━ 4️⃣ 🌙 Diinta & Duunyada • 15k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 20k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 16k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 18k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 20k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 19k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 17k ➜ 🌙 Taabo Halkan • 26k ➜ 🌙 Taabo Halkan ━━ 📭 Powered by: 🛑 Dhegeyso Buug 🛑 Maktabada Buugta

2
Maxay Tahay waxa ugu qaalisan Noloshaada Aad baratay?
381
3
Markaad Qur’aanka akhrinayso: Warqad iyo qalin agtaada soo dhigo. Markaad la kulanto aayad qalbigaaga taabata oo aad si gaar ah u jeclaato, ku qor warqadaa yar. Kadib warqadahaas ku rid sanduuq yar, sanduuqana ku qor: “Farriimaha Rabbigay.” Mar kasta oo aad maalintaada u baahato farriin ku xoojisa ama ku dejisa, tag sanduuqa oo qaado mid ka mid ah warqadaha, dabadeedna akhri aayadda aad qoratay. Farxadaa kadib Alle weyne ku shukri oo arinkaa joogteey, Fikraddani waxay kaa caawin kartaa inaad si qoto dheer ula falgasho aayadaha Qur’aanka, oo aad xasuusato aayadaha qalbigaaga taabtay. Guuleeyso oo gaarsiiya Gacal aad jeceshahay 👍
400
4
“Sidey doontaba ha noqote may ahayn in aynu isbarano.” 💔😭
619
5
Ma jeceshahay akhriska, sheekooyinka taxanaha ah, iyo inaad mar walba hesho wax cusub oo aad barato? 📚✨ Uukow Media waa app kuu fududeynaya inaad si sahlan uga akhrisato sheekooyin, maqaallo iyo qoraallo xiiso leh, meel kasta iyo waqti kasta. Waxaad ka heli kartaa: 📖 Sheekooyin taxane ah oo xiiso leh 📰 Maqaallo iyo qoraallo kala duwan 🌍 Aqoonta iyo xogta aad u baahan tahay 🤖 AI Assistant – Magudbe Caawiye oo kaa caawinaya Shukaansiga asiga oo ku diyaarinayo Ereyo ku shukaansi Tagto. 🎯 Haddii aad jeceshahay akhriska iyo barashada, Uukow Media waa app-ka aad u baahan tahay! 📲 Hadda soo degso Uukow Media, oo ka dhig waqtigaaga mid aqoon iyo madadaalo leh. 👉 Download garee maanta, oo bilow akhriskaaga! https://play.google.com/store/apps/details?id=com.uukowtech.uukowmedia
4 389
6
Maryo duuga ruux xidhan oo dahira jidha Mararka qaar dadka waxaa lagu qiimeeyaa dharkooda, balse xaqiiqadu sidaas ma aha. Qof maryo duug ah xidhan haddana nadiif ah oo jidhkiisu dahiran yahay wuxuu ka mudan yahay qadarin iyo ixtiraam. Nadaafaddu waa astaan muujinaysa akhlaaq, is-qaddarin iyo edeb, halka hodantinimadu aanay mar walba ka muuqan dharka cusub. Qofka maryaha duugga ah xidhan waxaa laga yaabaa inuu duruufo nololeed ku jiro, balse taasi kama dhigayso qof qiimo yar. Haddii uu dharkiisa dhaqo, jidhkiisana nadiif ka dhigo, wuxuu muujinayaa inuu yahay qof is-ixtiraama oo aan ka quusan nolosha. Dadka caqliga lehna waxay eegaan dabeecadda iyo akhlaaqda qofka, ee ma eegaan muuqaalka dibadda oo keliya. Noloshu waa isbeddeshaa maanta qof ayaa haysta, berri waxaa laga yaabaa inuusan haysan. Sidaas darteed, lama habboona in qof lagu yaso saboolnimo ama dhar duug ah. Qofka qiimihiisu wuxuu ku jiraa qalbigiisa, dhaqankiisa iyo sida uu dadka ula dhaqmo. Ugu dambayn, maryo duug ah oo nadiif ah ma aha ceeb. Ceebtu waa wasakh, kibir iyo akhlaaq xumo. Haddaba aan dadka ku qiimaynno wanaaggooda iyo dabeecaddooda, ee yeynaan ku xukumin dharka ay xidhan yihiin.
994
7
Kala Taggeennii – Xusuus, Qoomamo Waa Ekiskaagii ee afurr wanaagsan. Goobtaad joogto inaad ku caafimaad iyo nabadqabto ayaan rajaynayaa. Intaa kadib, waxaa sannad jirsaday Kala tageennii. Badi xidhiidhada dhammaada saddex nooc ayaa la sheegaa inay ku idlaadaan. Kuwa ayaa si qaab iyo foolxun ku kala taga. Waa isku xanaaqaan oo isbaloogaan. Kuwane wanaag ayay ku kala tagaan. Midba ka kale intuu samo u rajeeyo ayay si fudud u kala dhaqaaqaan. Waxaa se jirta nooc saddexaad oo u dhexeeya labadaasi. Kuwaasi waa kuwa kala aammusa, deedna sidaa xidhiidhka ku dhammaada! Iyaga oo aan isku foolxumaanin, dhanka kalena wanaag isu rajaynin ayay wax walba dhammaadaan. Waa tabtii uu xidhiidhkeenu ku dhammaaday. Dhimbishii dareen ee gunta qalbiyadeena ka kacday ee dabka weyn ee cishqiga shidday ee siday muddo u halaclaynaysay waa tii mar kaliya dantay!Dhabtii waa wax aad looga xumaado in arrimaha qaar ay sidaa fudud ku soo idlaadaan. Malaha sababaha ka dambeeya, waxa uun baan ku soo koobi karaa; waxyaabo ay ahayd inaan samayno oo aynan samaynin iyo waxyaabo ay ahayd inaanan samaynin oo aynu samaynay. Ah! Miyaan kuu Falsafadeeyay?! Ha ku laaban anigaa si ka fudud kuugu dhigiye. Ereyo iyo ficillo loo baahnaa in aynu samayno ayaynan samaynin. Taa cagsigeeda waxaan ku kacnay ficillo iyo ereyo dhabarjab ku ah xidhiidhkeena.Malaha sababta aan arrinkaa u wada sixi weynay; waa inay isku beegantay duruufaheenna nololeed oo ina maasheeyay iyo tamarteena dareen oo hoosaysay. Iyada oo ay sidaa tahay ayaa waxaa xaqiiqa ah; inay cid uun qaadanayso badi masuuliyadda khaladka xidhiidhkeenii dhammaaday. Haddaba kuula ma soo xidhiidhin si aan kuu eedeeyo ama ku inkiro sida dadka qaar sameeyaan. Taa beddelkeeda waa inaan kula wadaago waxyar oo adiga kugu saabsan oo gunta laabtayda aan in muddo ah ku qarinayay.Sida dabiiciga ah badi Insaanka waa ku adag tahay qof uusan dan ka lahayn ama ay kala dhammaadeen inuu wanaag iyo same u qiro. Isaga oo ka maqan ama hor taaganba. Qaybtaydii sharka ahayd iyo aniga waxaan in muddo ah loollannaba waxaan caawa go’aansaday inaan wax kuu qiro. Wax uun gacaladaydaaaaaaaaaaay! Qormadaan oo Dhameystiran Halkaan hoose Link-ga kala aqriso https://www.uukow.com/2026/09/01/kala-taggeennii-xusuus-qoomamo/ ama lasoo dag Appka Uukow Media oo halkaas kaa caawinayso in ai kula falgalo oo uu kusoo koobo ama kusii faahfaahiyo halkaan kala dag si aad aqrisato dhammaan Qormooyinka iyo sheekooyinkii hore https://play.google.com/store/apps/details?id=com.uukowtech.uukowmedia
1 072
8
Qof aan bislayn noloshu boos u ma banayso Carruurnimadu waa marxalad farxad iyo riyooyin badan leh, balse qofku si tartiib ah ayuu uga gudbaa una gudbaa marxalad uu fikir, masuuliyad iyo bisayl laga filayo. Koritaanku ma aha oo keliya in jidhku weynaado, balse waa in caqliga, akhlaaqda iyo fahamkuna la koraan da’da. Qofku waa inuu naftiisa si joogto ah u edbiyaa, una tababaraa inuu xakameeyo fikirkiisa, hadalkiisa iyo hab-dhaqankiisa. Qofka bisil wuxuu leeyahay aragti waaqica la jaanqaadaysa, naftiisana wuu ku kalsoon yahay isaga oo aan kibir yeelan. Wuxuu yaqaannaa sida loo doodo, isagoo aan qaylin ama aflagaadayn, wuxuuna diyaar u yahay inuu aqbalo aragti sax ah oo ka timaadda dadka kale. Sidoo kale, wuxuu xakameeyaa shucuurtiisa, si degganna uga jawaabaa xaaladaha adag. Go’aannada noloshiisana si masuuliyad leh ayuu u qaataa, inkasta oo uu talo ka raadsan karo qoyskiisa iyo dadka uu ku kalsoon yahay. Bisaylku wuxuu kaloo ka muuqdaa sida qofku ula tacaalo mushkiladihiisa, masuuliyadaha qoyskiisa, khaladaadkiisa iyo xiriirka uu dadka la leeyahay. Qofka bisil wuxuu bartaa cafiska, kama aargoosto xumaanta, mana aha danayste; wuxuu dadka kale la wadaagaa wanaag, caawimo iyo farxad. Ugu dambayntiina, bisaylku ma aha weji-xidhnaan ama nolol aan farxad lahayn, balse waa in qofku yaqaan goorta la dhab ahaado iyo goorta la qoslo, isagoo si xikmad leh isu dheellitiraya masuuliyadda, farxadda iyo nolosha. Qormadaan oo aad u xiiso badan halkaan hoose Link-ga ka aqriso https://www.uukow.com/2026/08/31/qof-aan-bislayn-noloshu-boos-u-ma-banayso/ ama lasoo dag Appka Uukow Media oo halkaas kaa caawinayso in ai kula falgalo oo uu kusoo koobo ama kusii faahfaahiyo halkaan kala dag si aad aqrisato dhammaan Qormooyinka iyo sheekooyinkii hore https://play.google.com/store/apps/details?id=com.uukowtech.uukowmedia
1 191
9
Is faham waaga Raga iyo dumarka Marka ay nimanka saaxiibbada ahi kulmaan waxa ay wakhtigooda inta ugu badan ku qaataan gorfaynta dhibaato jirta iyo xal-u-helisteeda, dhibaatadaasi ha ahaato dhaqaale, siyaasad iyo mid bulsheedba'e. Halka gabdhaha asxaabta ahina ay ku qaataan xoojinta xidhiidhkooda, maxabbadoodda oo ay wadaagaan, iyo sheekaysi, yaanay wax macne buuran lehba ka hadline. Caalamka raggu waa wada kadeed iyo rafaad, ninkuna waxa uu raganimadiisa ku qiimeeyaa hadba sida uu ugu guuleysto in uu ka tallaabo oo uu xalliyo isaga oo aan cid u kaashan, gabdhuna iscaawinta way ka heshaan, taas oo keensata in ay gabadha kale caawiso iyada oo aan ka dalbanin, waana mid ka mid ah isfahan–darrada ugu weyn ee lab iyo dheddig dhex marta. Waxa ay gabadhu ku dhaqantaa aragti ah, wax kastaaba in ay ku jiraan horumarin joogto ah iyo in sidii uu ahaa marba laga sii qurux badnaysiiyo, guriga iyo agabkiisu si kasta oo ay u qurxoon yihiin in ay haddana beddelaan oo in sidan laga sii qurxiyo ay doonayaan. Halka taas liddigeeda uu ninku aaminsan yahay aragti ah, haddii arrin sidabeeci ah oo ku habboon uu u shagaynayo in aan la faragashan ee la daayo oo wixii xumaada ama cilladooba uun wax laga beddelo. Gabadhii iyada oo aragtideedaas ka shidaal qaadanaysa ayay isku deyaysaa in ay ninkii xataa qaabkii uu u labisnaa wax ka beddesho oo ay sii hagaajiso, isaguna illeen wixii xumaada ayuun buu beddelaaye waxa uu dareemayaa in ay nusqaani ku timi oo uu u baahday in la hagaajiyo, waana mid ka mid ah sababaha keensada isfahamwaaga ay labadaas qof ka dhex dhasha, maxaa loo baahan yahay hadaba waa in la helo laba Qof oo waxaas iyi Qaar kaleba isku aragti ka noqda.
1 131
10
Waxaan kaligay fadhiyaa qolkeyga Maskaxdaydana waxaa buuxiyay fikirro badan oo taban oo ku saabsan mustaqbalka fikirradaas oo mar walba iga qaada xasilloonida aan kaligay ahaado. Waxaan is leeyahay: “Haddii xirfadahaygu aysan igu filnayn inaan helo shaqo wanaagsan? Haddii aan ku shaqeeyo shaqo aanan jeclayn? Haddii ay sidan noqoto? Haddii ay sidaas noqoto?” Hal fikir ayaa mid kale daba socdaa. Maskaxdayduna way daalaysaa fikirka badan, sababtoo ah dabeecad ahaan waxaan ahay qof wax badan falanqeeya oo tallaabo kasta ka hor inta aan qaadin si badan uga fikira. Laakiin muddo yar ayaan fikirkii joojiyay, waxaana is weydiiyay: “Maxaan uga fikiri waayay waqtigan aan hadda joogo? Maxaan diiradda u saari waayay xilligan aan gacanta ku hayo?” Maxaan mar walba uga fikiraa mustaqbal aanan anigu gacanta ku hayn, balse uu gacanta ugu jiro Alle oo ah Kan Xakiimka ah ee wax walba og? Mar walba oo aan ka fikiro waxa mustaqbalka dhici doona, fikirkaas wuxuu iga qaadaa deganaanshaha iyo farxadda. Xitaa wuxuu iga dhigayaa qof rajo beela, inkastoo aan waqtigaas sameynayo intii karaankayga ahayd. Markaas ayaan naftayda ku iri: “Is deji . Fikirkaas iska daa. Maalintaada noolow. Ku raaxayso waxyaabaha yar yar ee nolosha.” Ku raaxayso codka shimbiraha ee balakoonka gurigaaga (inkastoo balakoonkaygu uusan sidaas ugu habboonayn shimbiraha 😅). Ku raaxayso cabitaanka aad ugu jeceshahay. Ku farax waxyaabaha yar yar ee aad maalintaas qabatay oo aad ku guuleysatay. Maanta ku shaqee waxa aad awooddo, hana isku mashquulin wax ka baxsan awooddaada. Ka fikir oo keliya waxa aad maanta qaban karto. Natiijada ha isku mashquulin, sababtoo ah waxa lagaa doonayo waa dadaalkaaga iyo waxa aad sameyso; natiijadana Alle ayaa gacanta ku haya.
1 468
11
Waqti kaste uma baahnid in aad noqoto qof hard work ah oo wax badan qaban kara mar kastana active ah. In aad dareenta mar-marka qaar in aadan waxba qabin karin waa cadi oo waa qayb nolosha kamid,majiro qof malmihiso dhan yihin perfect( kuwo dhamystiran). Kaliya waxa la is dheeryaha waa in la aqbalo dafiicnimada iyo in aadan waxba qabin karin in aad ogolaato wa qayb kamid ah gaarista goalkada. Naso oo waqti soo qaado dibna kugu soo noqo si aad ku gaarto goal kaagi(hadaf) aad rabty in aad gaarto lkn ha badalin gaarista goalkada
1 326
12
Caashaq aanan Filayn | Qiso Aisha waxay maalin shaqo caadi ah ku aragtay nin cusub oo shirkadda maamulka la wareegaya. Aragtidii ugu horreysay ayay si lama filaan ah ugu dareentay dareen aanay hore u aqoon, inkastoo aysan ogeyn in ninkaasi isaguna muddo ka hor iyada arkay oo uu dareen u qaaday. Maalmo kadib, saaxiibteed ayaa si qarsoodi ah ugu sheegtay maamulaha dareenka Aisha, taas oo keentay in Aisha sugto jawaabtiisa iyadoo aan ogeyn waxa maskaxdiisa ku jira. Laba toddobaad ayay goobta shaqada isku arkeen iyagoo aan wax hadal ah oo gaar ah dhex marin, taasoo Aisha ku abuurtay su'aalo badan. Ugu dambayn, maamuluhu wuxuu Aisha kula kulmay maqaaxi yar, halkaas oo uu ugu sheegay in isaguna uu markii ugu horreysay arkay xafladdii qalinjabinteeda, isla markaana uu dareen u qaaday. Kulankaas ayaa meesha ka saaray shakigii iyo sugitaankii, wuxuuna noqday bilowgii sheeko jacayl oo aan midkoodna filayn. Sheekadaan oo aad u xiiso badan waxaad ka aqrisan kartaa Link-ga hoose https://www.uukow.com/2026/08/28/caashaq-aanan-filayn-qiso/ ama lasoo dag Appka Uukow Media oo halkaas kaa caawinayso in ai kula falgalo oo uu kusoo koobo ama kusii faahfaahiyo halkaan kala dag si aad aqrisato dhammaan Qormooyinka iyo sheekooyinkii hore https://play.google.com/store/apps/details?id=com.uukowtech.uukowmedia
1 843
13
Sheekadii Lama Filaan Qeybta 23aad Adna waxaa soo dhawaaday Xillii Umusha, Bishii 9aad ayey gashay, Alxamdulilaah Caafimaadkeedu waa Heer Sare, Ninkeeda Cimran iyo iyadana wey Heshiiyeen, noloshooda iyo farxadooda ayaa dib ugu soo noqotay, Nabaradii iyo Boogihii ay Warda gaarsisayna wey ka soo Bogsadeen, hadda waxa ay ku jiraan Nolol Deggen oo ay Farxadi u dheer tahay. Cimran hooyadiis aad ayey ugu faraxdaa markey aragto Wiilkeeda Cimran iyo Adna oo wada qoslaayo, ama ay wada kaftamaayaan, Adna riyadeeda ayaa u rumowday, Cadowgii ay iyada jaceylka u keensatay haddey guriga ka baxday, waxey go’aansatay iney mar dambe Bini’aadan aysan aminin, isla markaana ay Reerkeeda cid kale soo dhex gelin. Cimran hooyadiis oo qolka ku jirta ayaa waxey u yeertay Wiilkeda si ay ugala tashato Arrinta doonashada Asma yareey, waxey Tel ku wacday Adeerka, una sheegtay sida ay wax u jiraan iyo iney rabto Wiilkeda Caadil in loo doono gabadha Asma ah, iyadoo u sheegtay gabadhaasi iney aad u jeceshahay oo ay aad uga heshay Dhaqankeeda iyo Dad la dhaqankeeda. Adeerka markey u sheegeen aad ayuu ugu farxay arintaas wuxuuna ku yiri: Waa wax fiican Insha Allaah maalinta jimcaha ayaan idiin imaanaa, galabtii jimcahana reerkeeda anaa u aadaayo, Insha Allah wax kasto wey hagaagayan, ilaaheey hana waafajiyo kheerka. Dhanka kale Warda waxaa u dambeeyay inuu Weerweer ku dhaco oo ay ku dhawaato iney isla hadasho, sababtoo ah waxey aragtay iney ku soo dhacday Hog cidlo ah, waxaa kaloo u muuqda mar walba godobtii ay ka gashay Saaxiibadeed Adna. Waa Xilli subaxnimo Asma waxey ka soo baxday jikada iyadoo ay soo diyaarisay Quraadii, Qolkii fadhiga ayey ku soo diyaarisay si wadajir loo wada fariisto, waxna loo wada cuno, kolkii la wada yimid ayaa si Heer Sare ah oo deggenaansho laga dareemaayo ayaa loo wada quraacday, waxaa halkaasi laga dareemaayay in Warda laga nastay dhibkeeda isla markaasna ay hadda reerku Xasilooni heleen. Kolkii la wada Quraaxday ayey Maamada Adna waxey ku tiri Reerkiina u sii sheeg Maalinta Jimcaha in Odayo imaan doonaan, ayna u socdaan Arrintii Asma, ilaaheey Kheyr haku soo dhameeyo Insha Allaah. Asna waxey tiri Waa yahay Maama, Insha Allah Kheyr ayey noqoneysaa. Waa qeybtii ugu dambeysey ee taxanihii “Lama Filaan” ee inoo socdey. Qeybtan ayaa ah gabagabadii sheekada, waxaana rajeynayaa in intii aad nala socotay aad ka heshay dhacdooyinkii, casharradii iyo fariimihii ay xambaarsaneyd. Intii sheekadu socotay, maxaad ka faa’iidey? Sidee ayay kula ahayd guud ahaan sheekadu? Maxay kula tahay fariintii ugu weynayd ee ay xambaarsaneyd? Halkaan hoose comment-ka nagula wadaag fikirkaaga iyo aragtidaada. 💬❤️ Haddii aad sheekada ka aqrisanaysid Uukow Media App, account sameyso si aad faallo uga qorto. Faallooyinka iyo fikirrada aad nala wadaagtaan waxay nagu dhiirrigelinayaan inaan bilowno taxane kale oo cusub. 🙏 📖 Qeybtan oo dhammeystiran ka akhri link-ga hoose. https://www.uukow.com/2026/08/27/sheekadii-lama-filaan-qeybta-23aad/ ama lasoo dag Appka Uukow Media oo halkaas kaa caawinayso in ai kula falgalo oo uu kusoo koobo ama kusii faahfaahiyo halkaan kala dag si aad aqrisato dhammaan Qormooyinka iyo sheekooyinkii hore https://play.google.com/store/apps/details?id=com.uukowtech.uukowmedia Mahadsanidiin dhammaantiin sida aad ula socoteen taxanahan. ❤️ Uukow Media — Sheekooyin, Qormooyin & Wax Akhris Soomaaliyeed.
1 495
14
Uukow Media App Streak meeqa ayuu ku marayaa?
Uukow Media App Streak meeqa ayuu ku marayaa?
1 116
15
Sheekadii Lama Filaan Qeybta 22aad Cimran oo durba Wejigiisa is beddelay ayaa ku Warda ku yiri:- Oo kaalay Warda haddii aad leedahay Hooyadaa iyo Aniga meel kuma wada noolaan karno maxaa rabtaa inaad Hooyadeey dartaada uga soo go’o oo aan Caasi waalid noqdo, taas ma dhici kartee ee Xal kale keen. Warda ayaa tiri: Anigu kuma lihi Caasi waalid noqo, ee waxaan rabaa inaan kala badbaadno Aniga iyo iyada. Cimran baa yiri: Walle waxaa tahay Cajiib, oo Waalidkeyga uma dulqaadan kartid miyaa, Anigana waad rabtaa inaan Waalidkaaga Madaxa saarto. War hooy i maqal bal soo eeg Adna sida ay Hooyadeey u Sharfeyso, hooyadeey waxey gaartay iney Aniga igu tiraahdo Adiga iyo Adna, Adiga Cimraan ah ayaa guriga ka baxaay, Adna waa gabadheyda, guriga iyadaa leh. Intaas maxey ku heshay ixtiraamka iyo Sharafta ay Hooyadeey ka kasbatay, haddana waa taas ilaaheey Wax siiyay oo Uur ayey leedahay, awalna Adiga ayaa igu diray oo dulmi ayaan ku maagay, maantana waa tan Adiga i leh Hooyadaa iiga soo go’. Bal Hooyadeey hadaan kaaga soo go’i karin maxaan sameynaa. Warda oo is jilcineysa ayaa ku Cimran ku tiri: War Xabiibi aniga kuma lihi Hooyadaa ka soo go’, ee waxaan rabaa oo keliya inaad Aniga i geysatid Guri aan aheyn Gurigaas, waayo waa dareemi kartaa gurigaas Hooyo ka sokow, Saaxibtey Adna xataa inaan ku ceebeysanahay, sidee Adna horteeda u aadaa ?. Wlhi haddaan ogaan lahaa tan iney dhaceyso kuuma soo dhawaadeen. Cimran ayaa ugu dambeyn Warda ku yiri:- Hadda Hooyo waxey leedahay Warda ama Adna mid dooro, waayo qofta Adna Maskiin ah oo reerkeeda dhaqaneyso qofta ka xishoon weysay oo saas u gashay, agteyda ma keeni kartid, Anigana ma awoodo inaan Hooyadeey ku soo Ag fogaado, maxaan sameeyaa marka ? Warda oo Indhaha guduuten Ciil iyo Xanaaq dartiisa ayaa Cimraan ku tiri:- War Aniga una baahni dood iyo muran, haddaad aad Awoodin inaad Hooyadaa ka soo Agfogaatid Aniga iska key Fur, awalba anaa gardarnaa oo Wax aan la aqoonin guursaday. Cimran ayaa yiri: Ma anaa ley Aqoonin ?, hadaad sidan tahay oo aad leedahay i Fur, Culeys iguma haay furidaada haddaba waad iga furan tahay meeshaa doontid aad. War bax Awalba anaa Dad kaa dhigay. (ayey tiri Warda). Cimran intuu Bye bye ku yiri ayuu horey uga soo dhaqaaqay. Qeybtaan oo aad u xiiso badan ayadoo dhamaystiran halkaan hoose Link-ga ka aqriso https://www.uukow.com/2026/08/26/sheekadii-lama-filaan-qeybta-22aad/ ama lasoo dag Appka Uukow Media oo halkaas kaa caawinayso in ai kula falgalo oo uu kusoo koobo ama kusii faahfaahiyo halkaan kala dag si aad aqrisato dhammaan Qormooyinka iyo sheekooyinkii hore https://play.google.com/store/apps/details?id=com.uukowtech.uukowmedia
1 370
16
Labaduba xidhiidhkoodu wuxuu ahaa mid wanaagsan waxayna ku riyoon jireen mar uun in ay guri wada yagleelaan oo ay nolosha isku garab maraan. Laakiin maalin maalmaha ka mid ah, inantii waxay indhaheeda ku aragtay ninkii ay mustaqbalka la wadaagi lahayd, isagoo gabadh kale la socda. Qalbigeedii hal mar ayuu jabay. 💔 Isaga: “Macaan, iga raalli noqo…” Iyada: “Miyaanba ku arki karayaaaba?! Iga jabisay qalbigii dadka oo idil kaaga dhex soocay! 💔” Waxay markaas garatay in qofka ay nolosheeda u hibaysay uu noqday kii ugu xanuunka badnaa ee qalbigeeda dhaawaca.
1 195
17
Sheekadii Lama Filaan Qeybta 20aad Cimraan kolkuu warda ku yiri Hooyo ayaa arrinteena qasi rabto, Anigana waxba kama qarin dhammaan arrinteena waan u sheegay, waxaana arkaa ineysan iyada raali ka aheyn Meherkeena, Anigana waad ogtahay inaan ku jeclahay bal talo keen halkee wax ka bilownaa ?. Warda markuu Cimran intaa uu ku yiri, sidii ruux dhiig kar ku dhacay intey xanaaqday ayey ku tiri: Taas aniga wax ha iga weydiin, adigaa Raggii ah oo i soo mehersaday Aniga, xaqna Adiga ayaan kugu leeyahay, Hooyadaada Aniga waxba igama gelin, waayo iyada ima qabto aniga, Hooyadaada waa qof kibir badan, Aniga iyo iyada meel kuma wada dhaqmi karno ee waxaan ku dhahaa Nakala Badbaadi Aniga iyo iyada, Halkii habeen aan la Seexday qolka ayaa waxaan ku sigtay inaan meesha ku Aflagaadeeyo waayo waxey igula hadleysay wax loo Adkeysan karo ma aheyn, weliba gabadhii Adna la dhalatay oo maqleyso waxa ay igula hadleysay. Cimran ayaa dhahay Waan Ogahay Hooyo aad ayey u kulushahay, dulqaad ayey u baahan tahay. Warda ayaa tiri dulqaad hadii u baahan tahay Adiga ayey kaaga baahan tahay, waayo Adiga ayey ku dhashay, balse Aniga iyo iyada dhexdeena waxa yaalo waa ixtiraam, haddii leyska waayana waa leys deynaa, koley Aniga Hooyadaada hadalada qaar kama yeeli doono, waayo habeenkaasi keliya igulama hadlin hadal ixtiraam leh, habeenkaas hadey iga baxsatay Nasiib ayey leedahay. Cimran ayaa yiri Wlhi waa dhibaato wax aan sameeyo ma aqaan iyo meel aan wax ka bilaabo, Hooyo waa waalid oo hadalkeeda ma diidi karo, adigana Xaskeyga ayaa tahay waan ku jeclahay oo kuma xumeyn karo. Warda ayaa hadalkeeda ku soo koobtay, Wlhi arintaasi Adigey kuu taal, aniga keliya waxaan ku leeyahay Aniga iyo Islaantaas ina kala Badbaadi, Aniga kibirka qaar ma qaadan karo. Maamada oo qolka fadhiga ku jirto ayaa waxaa u timid Adna, Asma yareey ayaa u keentay Labadood Casariya, Salaan iyo wada sheekeysi gaaban ka dib, waxaa dhex martay Sheekadaan:- Sheekada oo maanta ka xiiso badan qeybihii hore Halkaan Hoose Link-ga ka aqris ayada oo qeybtaan Dhamaystiran https://www.uukow.com/2026/08/24/sheekadii-lama-filaan-qeybta-20aad/ ama lasoo dag Appka Uukow Media oo halkaas kaa caawinayso in ai kula falgalo oo uu kusoo koobo ama kusii faahfaahiyo halkaan kala dag si aad aqrisato dhammaan Qormooyinka iyo sheekooyinkii hore https://play.google.com/store/apps/details?id=com.uukowtech.uukowmedia
1 758
18
Xabsiga Aan Derbiga Lahayn: Maxay Dadku Iga Odhan Doonaan? Qormadani waxay ka hadlaysaa xabsi aan lahayn derbi, albaab ama waardiye, balse silsiladdiisu tahay “Maxay dadku iga odhan doonaan?”. Qofku wuxuu u ekaan karaa mid xor ah, laakiin go’aannadiisa waxaa si qarsoon u hagaya ra’yiga, filashada iyo xukunnada dadka kale. Cabsida dhaleecaynta iyo rabitaanka in la aqbalo waxay qofka ku riixi karaan inuu qariyo fikirkiisa, ka tago riyadiisa ama doorto nolol uusan dhab ahaan rabin. Qormadu waxay sidoo kale sharxaysaa social conformity, oo ah marka qofku fikirkiisa ama dhaqankiisa waafajiyo kooxda, xitaa marka uusan si dhab ah u doonayn. Waxaa lagu eegayaa arrintan dhinaca falsafadda iyo cilmi-nafsiga, iyadoo laga duulayo fikradaha Socrates, Friedrich Nietzsche iyo Erich Fromm. Ujeeddadu ma aha in bulshada la iska indho-tiro, balse waa in la kala saaro talada dadka oo la tixgeliyo iyo in nolosha oo dhan loo noolaado si dadka kale loo raalli geliyo. Ugu dambayn, xorriyadda dhabta ahi waxay ka bilaabataa marka qofku barto inuu naftiisa weydiiyo: “Maxaan rabaa? Maxaan u rabaa? Haddii cidina i arki lahayn, weli ma dooran lahaa?” Dadka waa la dhageysan karaa, talo waa la qaadan karaa, laakiin go’aanka nolosha waa inuu qofku si miyir leh u leeyahay. Ha u oggolaan indhaha dadka inay noqdaan muraayadda keliya ee aad isku aragto; bulshada la noolow, laakiin ha lumin qofka aad tahay. Qormadan intaan ka faahfaahsan waxaad ka akhrisan kartaan link-ga hoose. https://www.uukow.com/2026/08/23/xabsiga-aan-derbiga-lahayn-maxay-dadku-iga-odhan-doonaan/ ama lasoo dag Appka Uukow Media oo halkaas kaa caawinayso in ai kula falgalo oo uu kusoo koobo ama kusii faahfaahiyo halkaan kala dag si aad aqrisato dhammaan Qormooyinka iyo sheekooyinkii hore https://play.google.com/store/apps/details?id=com.uukowtech.uukowmedia
1 657
19
Sheekadii Lama Filaan Qeybta 18aad Cimran markey guriga ka baxeysay Warda, dhulka ayuu eegayay isagoo Qalbigiisu aad u gubanaayo, markey baxdayna intu qolka soo galay ayuu Sariirtiisa aaday, Adna oo iyada farxad ka muuqatay maalintaas ayaa Cimran ku tiri:- Haye Xaaji ii waran bal, aad baan uga xumahay in guriga laga eryo Saaxiibtaada Warda, waan ku arkaa maanta waxa kaa muuqda inuu Qalbigadu dhaawac culus gaaray, balse Aniga kuma xumeynaayo oo waajibaadka Alla iga saaray dhankaaga anoo gudanaaya, waxaa ku leeyahay mar 2aad soo dhawoow, balse ogow in aadan aheyn Qof dar Alle loo jeclaado, maadaama aad u hogaansantay Sheydaanka, Anigu kugu dayayn maayo Gacaliye Soo dhawoow baan ku leeyahay mar 2aad iyo mar 3aadba. Cimran Afka wuu kala qaadi waayay waayo waxaa ku jirto Baqdin uu Hooyadiisa ka baqaayo, maxaa yeelay waxa uu ogyahay in Hooyadiisa iyo Reerkiisuba ay aad u jecel yihiin Adna, hadduu Adna hadal xun yiraahdana dhammaan Reerkiisa waa ka deyro. Reerka Cimran waxey arkeen Adna iney tahay gabar aad u Akhlaaq fiican, Afgaaban isla markaasna Ixtiraam badan, waxaa u dheer in Cimran reerkiisa ay aad iyo aad u Qaddariso, qaasatan Hooyadiis, oo xataa mararka qaar ay Ciddiyaha u jarto, Lugahana u dhaqdo, iyadoo u ugu adeegeysa sida Hooyadeed. Cimran meel uu wax ka bilaabo ma yaqaan, waayo Warda wuu soo mehersaday Hooyadiisna uma u sheegi kari, waayo waxaan shaki ku jirin iney Arrintaasi ay ku kala go’i doonaan isaga iyo dhammaan reerkiisa, wuxuu in badan ka fikiray sida uu arrintaasi uga dhaadhicin lahaa Hooyadiis, hadba fikir ayey soo saarta Maskaxdiisa balse markii ugu dambeysay wuxuu go’aan ku gaaray inuu Afka furto oo uu Hooyadiisa Shaaca uga qaado Arrintaas, ka dib wuxuu u yimid Hooyo oo qolka fadhiga ku jirta, Sheekadaan ayaana dhex martay isaga iyo hooyadiis:- Cimran: Hooyo ii waran, see tahay ? Maamada: Nabad Hooyo waan fiicanahay, adigana see ii tahay hooyo? Cimraan: Hooyo aniga waan fiicanahay, waxaanse rabay maanta inaan kuu sheego Arin yar oo Aniga i khuseysa oo aan rabo inaad Adigana garab igu siiso. Qeybtaan oo dhamaystiran waxaad ka aqrisan kartaa https://www.uukow.com/2026/08/23/sheekadii-lama-filaan-qeybta-19aad/ ama lasoo dag Appka Uukow Media oo halkaas kaa caawinayso in ai kula falgalo oo uu kusoo koobo ama kusii faahfaahiyo halkaan kala dag si aad aqrisato dhammaan Qormooyinka iyo sheekooyinkii hore https://play.google.com/store/apps/details?id=com.uukowtech.uukowmedia
1 467
20
App-ka Uukow media waxaad kasoo dalban kartaa Blue Tick hadii aad isticmaashid hal bil si daily ah u isticmaashid kana samays
App-ka Uukow media waxaad kasoo dalban kartaa Blue Tick hadii aad isticmaashid hal bil si daily ah u isticmaashid kana samaysatid Public Account. Faahfaahin dheeri ah commentska naga so waydii
1 399