cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegaciรณn. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

cilmi nafsiga|&Science Facts๐Ÿ’ก๐Ÿ˜ฑ๐ŸŒ“๏ธ๐ŸŒโ–ช๏ธ

Halkaan Waxaad Ka Heleysaa cilmi nafsiga , Cilmi-nafsiga iyo horumarinta nafta. Sido Kale Waxeynu Bixina Laba course oo Free Ah Hadii Aad Rabtid igala soo Xariir : @Mrxoosh โ•ญโ”€โ•โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…โ•โ”€โ•ฎ https://t.me/cilminafsi โ•ฐโ”€โ•โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…๐ŸŒทโ”…โ”…โ•โ”€

Mostrar mรกs
Finlandia410El idioma no estรก especificadoLibros1 858
Publicaciones publicitarias
13 454
Suscriptores
+4124 horas
+1907 dรญas
+71530 dรญas

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Cilmi nafsi dhanka jacaylka ah## ~ waxaa la sheegaa dadka Aamusan een bulshada soo Dhex galin inay yihiin dadka xidhiidhka jacayl ku wanaagsan. ~hadii aad habeenkii aad u fikirto hurdada ka hor waliba aadan aqoon fikirkaagu wuxuu ku salaysanyahay waxaa la sheegaa inuu jiro qof kaa fikiraya adiga oo aan garanayn(kasayn) qofkaas. ~ daraasad cilmi nafsi oo la sameeyay ayaa Iyadna sheegta in gabadha aan ku jeclayn ay cod dheer kugula hadasho. ~Qof hadii uu maskaxdaada ku jiro sannado dhan Eed dadka uga sheekayso Markasta ogoow waa qofka aad sida dhabta ah u jeceshahay. ~ka ugu wareerka badan ayaa ah Inaad qof riyo ku aragto waxaana loo badiyaa jacayl run ah Inaad jeceshahay qofkaas.
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 4
Marka ay tagitaanku ay lama huraan noqoto . Saxiib isku day inaad ka tagto ubax inta aad ka Tagi leheyd dhaawac . Karaamee saxiib oo dhaawac ka ilaali Qalbigii maalin ahaa Hoygaaga (gurigaaga ). @mrxoosh
Mostrar todo...
โค 22๐Ÿฅฐ 3๐Ÿ‘ 1
ูŠูˆู… ู„ุง ูŠู†ูุน ู…ุงู„ ูˆู„ุง ุจู†ูˆู† ____ ูˆููŠ ูŠูˆู… ูƒุงู† ู…ู‚ุฏุงุฑู‡ ุฎู…ุณูŠู† ุงู„ู ุณู†ู‡ _ ูŠูˆู… ู„ุง ูŠุฌุฒูŠ ูˆุงู„ุฏ ุนู† ูˆู„ุฏู‡__ ูŠูˆู… ุชุจูŠุถ ูˆุฌูˆู‡ ูˆุชุณูˆุฏ ูˆุฌูˆู‡____ ูŠูˆู… ูŠู‚ูˆู… ุงู„ู†ุงุณ ู„ุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู† ____ ูŠูˆู… ุงู„ุตุงุฎุฉ___ Maalinta qiyaame ilaa intee baa la taagnaanayaa? 50,000 oo sanno . Bal qaiyaas maaha sanad, maaha bil, maaha isbuuc(week) , maaha maalin, maaha saacad ee waa 50 kun oo sano. Bal qiyaas adigoo taagan adigoo dhididaya adigoo saf dheer ku jira oo u taagan in lagu xukumo . _Maxaad u tukan wayday? Maxaad Alle danbi dhaaf u waydiisan wayday? Maxaad masaakiinta u caawin wayday? ~~Waan mashquulsanahay ! Maxaad ku mashquulsantahay, waxaan daawadaa ciyaaro , shaqo ayaan leeyahay. Waa run haa waa run tani waa dhibta ina haysata waa jawaabta ay bixiyaan badh kamida ibnu Aadam. Tan way dhamaanaysaa waana laga tagayaa aynu u shaqaysano maalinta la qatanyahay.
Mostrar todo...
๐Ÿ˜ข 20โค 4๐Ÿ‘ 1
Wili ma akhrisatay buuga dark psychologyย  ( cilmi nafsiga madow ) hadii aad akhrisato buugaan waxbadan ayaad kafaa'idi doontaa , waxaad kabaran doontadaa ,xeelado iyo farsamooyin laga yaabo in adiga maalin laguu isticmaalay waxaanad ka baraneysaa inaad noqoto qof awood leh oo laga cabsado ๐Ÿง ๐Ÿ—ฃ๏ธ Buugan isaga oo Af somali ku qoran yahey ayuu diyaar yahey markaa qofkii u baahan buugan ha ila soo xidhiidho i.a. 0636382919 Waxa lagu iibin jirey qiimihii hore $20 Hadda Lkn waa $3 oo keliya inta ka horeysa 18 May qiimo dhimistu wey soconeysaa Ku darsoo Hal buug oo la tarjumey maaha waa buugaag badan oo Note iyo summary laga sameeyey Waad Mahadsan tihiin.
Mostrar todo...
Gaadhi Ambulance ๐Ÿš‘ ah ayaa waxa xaga dambe kaga qornaa ูƒูŠู ุชู‚ุงุจู„ ุฑุจูƒ ูˆุฃู†ุช ู„ุง ุชุตู„ูŠุŒ Sideed rabigaa ku hor istaageysaa Hadhow adiga oo aan tukan Xadiis saxiixa ayaa ahaa *"Hadii ay salaadaadu hagaagto camal kaaga kale oo dhan wey hagaagayaan". Hadda jaanis ayaad heysataa wakhtigaaga ka faa'ideyso Tuko intaan lagugu Tukan.
Mostrar todo...
โค 15๐Ÿ‘ 5๐Ÿ‘ 2
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด
KULMIS
๐Ÿ”ด๐Ÿ”ด Linkigan hoose  waxa ku jira 98 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . ๐Ÿ‘‰๐Ÿ‘‰@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†•๐Ÿ†• Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡ La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/LtjKPtfpKp4xZTM0
Mostrar todo...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder โ€œKULMIS 1AADโ€, which includes 98 chats.

* Hadduu geed engego xaabadaa laga idlaystaaye * Mid yar oo iniintiisa ahbaa soo awaal baxa e * Isagaa anfaaciga hadhkiyo oodda kaafiya e * Dadkana odaygu goortuu ka baxo iyo islaantiisu * Ubadkooda hadhabaa tabcoo aayatiin hela e * Markii Aadam iyo Xaawa iyo keynta la abuuray * Sidaasay arwaaxdiyo dhirtuba ku isiraayeene * Umaddaan shabaabkeedu hanan waa ayaan xuma e * Inamiyo hablahaba waxaad tihiin aarankii kacaye * Itaal gabe dadkiinii hore waydin aragtaane * Idinkaa amaanada xilkii eeggan qaabilaye * Iskaa wax u qabsada noloshu waa udub dhexaadkiiye * Israafkiyo fadhigu waa waxaad ku anbanaysaane * Axmaqnimo wakhtiga kaaga tagay oohin kugu reebye * Ayaantii ku dhaaftaana waa waxaan la eegayne * Axadkii kaslaan ahi sabool abidkii weeyaane Alleh ha u naxariisto abwankii tiriyey gabaygan wuxuu inooga tahay xikmado cajiiba io meertada nolosha mar dhinacay marayso laga soo bilaabo nabiย  aadan cs ilaa maanta โ—๏ธ Maxaad ka baratay gabaygan โ“
Mostrar todo...
โค 11๐Ÿ‘ 4
Dhalinyaro guushu waa sida adigoo soo galay keyn madoow ,taasoo aan leheyn wax wado ah oo la qaado . Haddii ay Keyntaas ay ahaato wado ama dariiq ,waa jid uu Qof kale jeexday . Haddii aad raacdidna Qof kale wadadiis ,waligaa ogaan meysid Awood aad leedahay . Waxaa lagaa rabaa inaad jeexdid wado cusub ,oo ay ummadaadu ku guuleystaan . Ha raacin oo haku dayan wax ay sameeyeeen dadkii hore ,wax ka baro ka dib ka wanaagsanoow . @mrxoosh
Mostrar todo...
โค 8๐Ÿ‘ 2
- ๏ดฟูˆูŽูƒูŽุฐูŽูฐู„ููƒูŽ ุฌูŽุนูŽู„ู’ู†ูŽุงูƒูู…ู’ ุฃูู…ู‘ูŽุฉู‹ ูˆูŽุณูŽุทู‹ุง๏ดพ . - ุณูˆุฑุฉ: ุงู„ุจู‚ุฑุฉ .
Mostrar todo...
โค 5
Hadii aad kabtan u aragtay sibidhi iyo akhtar jabis khafiifa ah maskaxdaada qaybta bidix ayaa ka wayn qaybta midig , waxaanad tahay qof xikmad leh . Hadii aad basali Ama pink iyo cadaan aragto maskaxdaada qaybta midig ayaa ka wayn qaybta bidix waxaana la sheegaa inay dadkaasi khayaali ku nool.
Mostrar todo...
๐Ÿ‘ 13