cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Xikmado️

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Show more
Finland104The language is not specifiedMotivation & Quotes1 379
Advertising posts
31 484Subscribers
+1924 hours
+1967 days
+1 01530 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

Markii aan is khilaafnay 11 bilood ka dib ayaan messengerka uga diray i cafi waan kugu khaldamay'. Markii uu soo jawaabi waayay ayaan raadiyay waxaan ogaaday in uu 4 bilood ka hor geeriyooday. Uma uusan qalmin in aan sidaa ku kala dhimanno, uma uu qalmayn in aan geeridiisa iyo xanuunkiisa ogaan waayo. Farriintaas aan diray waxay igu noqotay farriintii ugu xanuunka badnayd, In badan ayuu noolaa oo uu diyaar u ahaa in aan garnaqsanno. Dembigaas aan galay waxaa ciqaab la iiga dhigay in aan weligay xasuusto xanuunkeedana qalbiga kusito. Ilaahayoow ciqaabta waan maray ee isaga u naxariiso, dembigiisana dhaaf. Sheekadu waa run, waana aniga qofka ay Ka hadlayso, dadka idin dhow dhawrta, una sheega in aad jeceshihiin. Adduunyadu way yartahay, is jeclaada, is cafiya.❤️🕊️ Maariya Cismaan
Show all...
19👍 9🤣 8🤔 3
Dhiiragalinta Waa Shidaalka ugu muga iyo miisaanka Culus Ee Bini Aadamka Ku Shaqeeyo.
Show all...
27👍 2🥰 1
Ku darso inta aad ka ogtahay Madaxda caalamka ugu waqtiga dheer mudada xukunka ay hayeen 🇬🇶Equatorial Guinea: Teodoro Obiang: 44 sano 🇨🇲 Cameron: Paul Biya: 41 sano 🇺🇬 Uganda Yoweri Museveni: 38 sano 🇮🇷 Iran Ali Khamenei: 34 sano 🇹🇯 Tajikistan Emomali Rahmon: 31 sano 🇧🇾 Belarus Alexander Lukashenko: 29 sano 🇯🇴 Jordan Abdullah II: 25 Tajikistan 🇧🇭 Bahrain Hamad bin Isa Al Khalifa: 25 sano 🇩🇯 Djibouti Ismail Omar Geelle:25 sano 🇲🇦 Morocco Mohammed VI: 24 sano 🇷🇺 Russia Vladimir Putin: 24 sano 🇷🇼 Rwanda Paul Kagame:23 sano 🇸🇾 Syria Bashar Assad: 23 sano 🇹🇷 Turkey Recep Tayyip Erdogan: 21 sano 🇦🇿 Azerbaijan Ilham Aliyev: 20 sano 🇵🇸 Palestine Mahmoud Abbas: 19 sano
Show all...
👍 24 6
Saaxiibtinimadu ma ahan cidda ku horeeysay iyo cida aad taqaanay wakhtiga dheer. Waxay ku saabsantahay cidda timid oo aan waligeed tagi.
Show all...
33👍 6
Doqon mise Daacad Kani waa Captain Robert Campbell sarkaal ka tirsanaa ciidamadii Britain ee dagaalkii 1-aad ee Addiuunka ka wayb galayay, waxaa qabtay ciidankii Jarmalka ka dibna waxaa la dhigay xabsi. Robert intii uu ku jiray xabsiga waxaa soo gaaray war dhiillo xambaarsan oo ahaa in hooyadiis sakaraad tahay oo cudurka kansarka uu ku dhacay ayna qarka geeri u saaran tahay. Campbell wuxuu waraaq u qoray boqorkii Jarmalka isagoo ka codsaday in loo ogolaado in hooyadiis uu soo arko inta aysan geeriyoon. Arinta yaabka leh waxay ahayd Boqor Kaiser Wilhelm wuxuu ka aqblay Robert codsigiisii balse uu ku soo laabto xabsiga. Robert markii uu u tagay hooyadiis oo uu la joogay todobaad isagoo oofinaya ballankii ayuu dib ugu laabtay xabsigii. Laakiin waxaa yaab kale ahayd in maalmo gudahood Robert uu damcay inuu baxsado oo la qabto, sidaana xabsigii loogu celiyo. Waa maxay aragtidaadu?
Show all...
👍 20 4
"Ha gaarsiin Dadka kuu dhow heer culaysyada iyo murugada saaran aad Ka akhrisatid warqad ay qoreen intaysan dhiman". Qof Arin ayaa cuslaysa oo murugo Ku keenta qofna waxaa culays Ku keenta dulmi uu Kala kulmo cid kale kuwaas oo u diida raaxada yarta ah ee nolosha. Waxaanu nahay adoomo rabbi Ku imtixaamayo imtixaan fudud waxaase Ka gudbi Kara qofkii iimaan leh, qofkii kalana wuxuu daris la noqon murugo iyo caloolyow. Ku dadaal farxad galinta walaalahaaga kugu hareeraysan, walaaluhuna ma aha kuwa Kula dhashay kaliya ee waa aadamaha kugu xeeran, Uma baahna dhaqaale aad siisid ee Waxay rabaan farxad iyo inaad dareemahooda la wadaagtid. Murtidan Waxay iiga dhalatay riyo aan Ku arkay hurdada oo qof ay ila tahay inaan garanayo uu qoray warqad intuusan dhiman warqadaasna Ku sharaxay culaysyada is fuulay ee uu la daris noqday isagoo waayay cid uu la wadaago xitaa inyar oo kamida. Casharka aan Ka bartayna Waxay tahay inaan qofka lala wadaagin dareemaha farxadeed oo kaliya ee aan la wadaagno dareemihiisa sida murugada iyo farxada si uu u dareemo fal Celin iyo la talin labada qeyboodba. WQ. Yasser Abdiladiif
Show all...
👏 18👍 5 2🙏 1
Riyooyinka qaar iskama yimaadaan ee cashar,fariin ama murti ereyo ah ayaad Ka dhaxlaysaa. Riyo aan Ka dhaxlay murti iyo cashar ayaan idinla wadaagi doonaa.
Show all...
22
Saaxiibkaaga bakhayl ma yahay? ma ka daashay isaga? Ma u qalantaa si ka wanaagsan? Hadday haa tahay: degdeg shaqo uraadso, Ninkaas iska daa
Show all...
🤣 22😁 3 2
💠SOMALI TELEGRAM CHANNELS💠 108k🌐Somali Books 📚░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 52k 😎Somali Library⚡️░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 31k 💭Xikmado iyo murti 💙░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 31k 💰Kobciye Books 📚░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 21k 💞Mucaashaq Jacayl 🌸 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 20k 💰Dhiiragaliye 📚░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 18k 🆓 Free Udx Courses🈚️░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 17k 📖 Aqoon Kobciye 📒░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 16k 👩‍🦰 Hidaayatu Rabi 🧕░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 16k 🎓 Dunida Suuganta 🎩░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 15k 🍎 Quruxda Islamka 🍀░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 14k 🪴Al-Xakiim Channel🌼 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 14k 🌻Ereyo jacayl ah 🌸 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 14k 🌹Xaqiqada Nolosha🥀 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 14k ✨Dareen Side🔥 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k ☢️ Som Motivation 📳 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 💹 Hassan Caashaq ❇️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k ♨️ Qalbiyadeena 💢 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 13k 🧩 Faiido Channel🪝 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 12k 💬 albaani channel 🗯 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 12k 👩 Hogaan Dumar 🧕 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 11k 📒 Qoraalo kooban 👀 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 10k 🍇 Nuxur Side 🌬 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 09k 🌎 Haqabtire Online⚡️ ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 05k 🍁 Ruuxda Dagan🌷 ➠ ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ 05k 🫧 MaanHage 💫 ░▒▓█ 🄹🄾🄸🄽 █▓▒░ ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ Vip Channel ➡️ JOIN ALL ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channel
Show all...
DAREEN SIDE 🫀 🍁

Noloshu waa dareen ka dhasha dhacdooyin YouTube:

https://youtube.com/@DareensidePodcast?si=5Fo

Instagram : 🔽 Follow us 🔽

https://www.tiktok.com/@dareen_side_?_t=8bmg

https://instagram.com/dareen_side_

Mareegta internetka 'web' :

https://Dareenside.com

7👍 1🥰 1👏 1
Joogteynta waa awood xoog leh oo qaabeyn karta nolosheena oo nagu riixi karta horumarinta nafta iyo korriinka shakhsi ahaaneed. Waa go'aan qaadasho aan leexleexad lahayn oo lagu sameeyo ficillo ama caadooyin, lagu fuliyo si anshax iyo go'aan leh, Maalinba maalinta ka dambaysa, Toddobaadba toddobaadka ka danbeeyo, iyo bilba bisha ka dambaysa, ilaa sanadba sanadka xiga. Awoodda joogtaynta waxay ku jirtaa awoodda ay u leedahay in ay ku kordhiso dadaallada yaryar waqti ka dib, si tartiib tartiib ah u dhiseysa fal kasta iyo abuurista saameyn isku dhafan oo horseedi karta natiijooyin cajiib ah. Sida hal dhibic oo biyo ah ay u ekaan karto mid aan macno lahayn, laakiin marka lagu daro kuwa kale oo aan xisaab lahayn waxay samayn kartaa webi dhan oo qulqulaya, Joogtaynta waxay u beddeshaa ficillo u muuqda kuwo aan waxtar lahayn hada oo u beddesha mustaqbalka isbeddel iyo guul wax ku ool ah! Tayada ugu naadirsan ama ugu dhifsan ee bani'aadamku leeyahay waa joogtaynta. Dadaalku wax faa'iido ah malahan hadii aan la joogteeneyn. Dameerka oo ay ku tilmaanaan xayawaanka ugu doqonsan waxa caaqilka ka dhigay markuu ceelka aadayo waa joogteynta iyo ku noqnoqashada ceelka uu maalin walba aado. Waxay dhahaan aadaabta iyo joogtaynta ayaa qofka uga filan inuu gaaro waxwalba uu doonayo. Rasuulka (scw) waa tuu yiri "Camal waxaa Alle agtiisa loogu jecel yahay mida la joogteeyo haba yaraato e'"
Show all...
25👍 1🥰 1
Sign in and get access to detailed information

We will reveal these treasures to you after authorization. We promise, it's fast!