cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Albaani ²⁴™| قناةالألباني

Cid libinta kaa xigto ma jirto🏃 Sacabna sacabkaaga kagama horeeyo👏Aamin in waxaasi suurogal yihn, Qiimaheeda bixi👊 °#BARNAAMIJYADA_ka_baxa_Kanaalka²⁴° ■Xikmado dahabi ah ■ CASIRIYADA JIMCAHA ■ SHEEKO TAXANE ■SUAALAHA JIMCAHA IWM. SOO DHAWOOW WLLKA✌

Show more
Finland450The language is not specifiedReligion & Spirituality6 953
Advertising posts
12 638
Subscribers
+924 hours
+657 days
+6930 days

Data loading in progress...

Subscriber growth rate

Data loading in progress...

فاختر لنفسك ما تُحب وتبتغي Naftaada u door waxa aad jeceshahay in aad heso oo ah in aad jano gasho ما دام يومُك والليالي باقية Inta ay harsantahay maalmaha iyo habaynada ka dhiman cimrigaaga وغداً مصيرك لا تراجع بعده Biri wwaa hooyashadaadii aad u hoyan lahayd qabriga soona noqon masid geeri kadib🥺 إما جنان الخلد وإما الهاوية. Ama janooyinkii waaritaanka dalab oo camal falkooda samee ama cadaabihii kululaa oo haawiya ka mid tahay.. -أبو العتائيه رضي الله عنه
Show all...
👍 4 2
Fikraduhu inta badan adigoo goob caynkee ah jooga ayay kugu soo dhacaan badanka? 🤔
Show all...
👍 4 2🥰 1
Biniaadamka caafimaadkiisu waxa uu ku jiraa Allah sheeg sheegiida (Xuska allah) Sh.mustafa xaaji ismacil harun❤️
Show all...
10👍 1🥰 1
𝗜𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮𝗹𝗲 𝗸𝗮𝗮 𝗳𝗮𝗿𝘅𝗶𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮 𝘅𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮𝗻𝗮 𝗸𝘂𝘂 𝗵𝗮𝗴𝗮𝗮𝗷𝗶𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮 𝘄𝗮𝗹𝘄𝗮𝗹𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮𝗻𝗮 𝗸𝘂𝘂𝗴𝘂 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗹𝗶 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮 𝗻𝗶𝗺𝗰𝗮𝗱 𝗶𝘆𝗼 𝗿𝗶𝘀𝗾𝗶 𝗸𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮 𝗶𝗹𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗸𝘂 𝗸𝗮𝗹𝘀𝗼𝗼𝗻𝗼𝘄 𝗺𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗮𝗮𝗱 𝘅𝗮𝗴𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝘆𝘀𝗮𝘁𝗮𝗮𝗻𝗮 𝗺𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝗵𝗮 𝘄𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻𝗮𝗮𝗱𝗼 @xidigtiimalayka
Show all...
8👍 4🥰 1
BARNAAMIJKA QORMO✍ QORMADA 17 AAD QALBIGU WAXA UU KU WANAAGSANAADO 11 shay ayaynu ka xusi doonaa inshllh 1_ in aad Qur’aanka akhrido oo ku tadaburto macnihiisa:ku camal fasho noloshaadana jadwal joogto ah ka noqdo misana aad ku darsato hawlaha sida maalin laha ah aad u qabato Sidoo kale istiqfaartuna way wanaajisaa quluubta oo way nadiifisaa ileen qalbiga waxa xumeeya waa dunuubtee hadaa danbigii alle uga noqoto waa kuu wanaagsnaan qalbigagi 2_ caloosha waa in aad cuntada ka yarayso: Waayo cunto badan hadaad cunto waxad cabaysaa cabitaan badan cabitaan badan hadad cabtana hurdo badan ayaa imaanaysa hurdadaadu haday badatana jiif mooyee khayr keeni maysid 3_habeenkii ood sax wax ka mida cibaado kuso jeeedaan گانُوقَلِيلاََ مِنَ لَيـلِ مَايَهـجَعُون Alle SWT wuxu yidhi waxay ahaayeen kuwo habeenki wax yar ka seexda ycnii inta kale way cibaadaysan jireen inagu kolay ma gaadhi karnee aan ku dayano dadkaas alle inoo sifeeyay oo habeenkii wax ka mida uun soo kacno si aan alle ugu cibaadaysano وَبِالاَ ســحَارِهُمـ يَسـتَغـفِرُونَ sidoo kale waxay ahaayeen kuwo alle danbi dhaaf waydiista habeenka galinkiisa danbe 4_subaxda oo aad xili fcn toosto salaada subax tukato alle u tadarucdo oo ilahay barido danbi dhaafna waydiisato 5_ dadka wanaagsan ehlu khayrka oo aad la fadhiisato" dadka wanaagsan hadii aad la fadhiistao khayr ayay kaaga sheekaynayaan aakhiro ayayna marwalba ku xusuusinyaan raxmada alle aya kusoo dagta meeshay fadhiyaan raxmadaa ayaad adna helaysaa kuwa xun ee ehlu sharka ah hadii aad la fadhiisata Shar ayay kaaga sheekaynayaan 6_waa aamusid aad ka aamusto wax kasta oo xun iyo malaayacniga hadii aada wax faa'iido leh ku hadlaynin iska aamus Mar walbood iska ilaaliso inaad wax aan faaido kuu lahayn ka aamusto waa mar walboo qalbigagu nadiif kuu yahay 7_ jaahiliinta ha la fadhiisan" kana fogoow waligaa hadad la fadhiisatana xumaan muran iyo ku tiri kuneen ayay kugu ridayaan qaafilbaad noqonaysa 8_ dadka waa in aadan waxba ka sheegin" oo ha dhaxgalin ceebahooda iyo sirtooda midna 9_ xalaasha waa in aad cunto oo aad ku dadaasho Wana midka ugu wayn qalbiga ayuu nuuriyaa wuuna wanaajiyaa xalaasha hadii aad quudato xubnaha oo dhan ayaa iftiimaya xumaanta oo dhana meesha way ka baxaysaa wanaaguna wuu kuu badanayaa Xaaraam hadaad cunto iyo shubuhaad qalbigay miririnaysaa wayna mugdiyaysaa qalbiga wayn angajinaysaa qalbiga Waxa la yidhi ninka xaaraamta cuna iyo shubuhaadka waxa looga baqayaa camal inaan laga aqbalin ducadiisana inaan la ajiibin 10_waalidkaa baari u noqo haday noolyiin haday dhinteena u ducee Qalbi wanaagaga waxaad ka eegtaa mar walba sidaad waalidkaa ula dhaqanto 11_dadka iska cafi oo ha sii raac raacin qaladadka ay kaa galaan Mar walboo aad cafis badan thy waa mar walboo qalbi wanaagsan oo nadiifi kugu jiro Alle dhamanteen qalbiga haynoo wanaajiyo W'Q wllkiin👇 muhamed garane✍
Show all...
👍 4 4😁 1
Salaadu dhaqanka qofka wax ayeey ka badashaa, akhlaaqdiisa ayeey wax ka badashaa oo xumaha ayeey ka rebtaa, hadii aad aragto adiga oo dhaqankaagu is badalin xumihiina aan wali ka harin hadana salaad. Tukanaayo saladaas ayaan ahayn saladii saxda ahayd ilee allah ayaa qur,aanka noogu shekagay in salaadu xumaha ay dadka ka reebto Sh.mustafa xaaji ismaciil❤️
Show all...
15👍 1
⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan@Al_xakiim@Quruxdaislaamka@Hidaayatu_Rabi@hogaan_Dumar@Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom@Dhiiragaliye@Mucaashaq_Jacayl@AishaAhmed99@QalbiDhaye143@kalimakariim@xaqiiqadanolosha@Albaanichannel252@Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side@Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl@Mohametahmed@Noqoxiddig@FAAIDOCHANEEL@DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage@farsamada@goodirfx@KobciAqoontaada2@guuleyso11 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks@Somalilibrary@kobciyebooks@somalienglish3 ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ https://t.me/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
Show all...
SOMALI CHANN

zhacro ™ invites you to add the folder “SOMALI CHANN”, which includes 33 chats.

1
Qofka garta xaqiiqada rabinimada sidoo kalana garta xaqiiqada adoonimada wuxuu ka xishoonayaa in uusan wadanin wax lala hortago rabigiisa oo camal wayn ah Sh:Mustafe xaaji ismacil❤️
Show all...
15💯 2👍 1
Yaa dhalinyaro hadii aad xaragoonaysaan waxaad ku xaragoon lahaydeen sunihii nabi muxamad scw ee gaalo kumiinan dayateen Sh.Xuseen cali jabuuti❤️
Show all...
19👍 2🤩 2👏 1
( QIIMEYNTA BARNAAMIJYADA BIXI JIRAY BISHII RAMADAAN ). 📊 Barnaamijkee ka heshay barnaamijyadii bisha barakaysadeen ramadaan 👊❤😘✏ ........ " MADASHA DHALINTA Albaani | قناة الألباني "Anonymous voting
  • Maanta oo kale bisha Ramadaan maxaa dhacay | 🤔
  • Tartan aqooneedka DIIN-KAAB | 👨‍🏫🎙📻📚🏆🥇🥈🥉
  • Is weydii " Ramadaan wuu tagay Muxuu kala tagay "🤔🧭
  • Anta kafuu " Waxaa tahay geesi " | 👑🤝 أنت كفو
  • Is xasuuinta Ducada AFURKA | 🍉🍝🍜🍽🍕
0 votes