cookie

We use cookies to improve your browsing experience. By clicking «Accept all», you agree to the use of cookies.

avatar

Xikmado️

Kala soco Xikmad iyo Qormooyin Markasta Io Meelkasta.

Show more
Finland123The language is not specifiedMotivation & Quotes1 243
Advertising posts
32 046Subscribers
+1324 hours
+787 days
+58830 days
Posting time distributions

Data loading in progress...

Find out who reads your channel

This graph will show you who besides your subscribers reads your channel and learn about other sources of traffic.
Views Sources
Publication analysis
PostsViewsSharesViews dynamics
01
⭕️🔻 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 ++ ❗️❕ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan ├ @Al_xakiim ├ @Quruxdaislaamka ├@Hidaayatu_Rabi ├ @hogaan_Dumar └ @Dhaqan_wanaag) ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom ├ @Dhiiragaliye ├ @Mucaashaq_Jacayl ├ @AishaAhmed99 ├ @QalbiDhaye143 ├ @kalimakariim ├ @xaqiiqadanolosha ├ @Albaanichannel252 └ @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 𝗷𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗼𝗿𝗮𝗮𝗵 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side ├ @Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl ├ @Mohametahmed ├ @Noqoxiddig ├@FAAIDOCHANEEL └ @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @𝗠𝗮𝗮𝗻𝗵𝗮𝗴𝗲 ├ @𝗳𝗮𝗿𝘀𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 ├ @𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯𝘁𝗶𝗿𝗲1 └ @KobciAqoontaada2 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks ├ @Somalilibrary └ @kobciyebooks ━━━━━━━━━━━━━━━━ 💎𝗽𝗿𝗲𝘀𝗲𝗻𝘁𝗲𝗱 by @zomalibot ━━━━━━━━━━━━━━━━
5700Loading...
02
Shakiga dila dadka Xarun caafimaad oo lagu baaro dadka, ayaa waxaa isku mar yimid labo nin oo midkood uu la il darnaa dhawr cudur, halka kan kalena ahaa mid iska shakisan, caafimaad qaba oo aan wax cudur ahi hayn. Dhakhtarkii ayaa khaldamay, waxa uuna si kama' ah ugu dhiibay warqaddii natiijada ee ninkii xanuunsanaa kii caafimaadka qabay, halka uu warqadihii ay ku qornaayeen dhawrka xanuun ee laga helay ninkii xanuunsanaa siiyay wadaadkii caafimaadka qabay! uu Aad ayuu u farxay bukaankii la khalday ee isu maleeyay in uu caafimaadka qabo, oo sidii isaga oo dib loo dhalay waxa uu dhex galay noloshiisi caadiga ahayd, isaga oo wax badan cabbay, cunayna xataa cuntooyinkii hore looga reebay. Saaxiibkeenki soo qaatay warqadaha dhawrka cudur ugu qornaayeen, aad ayuu u murgooday, waxa uuna ka quustay nolosha, isaga oo ka dhex baxay dadkiisi, oo waxa uu yaraystay cabbista, cunista iyo dhan, muddo ka dibna waa uu dhintay!. dhaqdhaqaaqa oo Shakiga iyo is-moodsiisku waxa uu dilaa qofka. In uu qof iska dhaadhiciyo jiritaanka shay' waloow beenba ha noqdee, waa ay adagtahy in uu ku qanco wax ka duwan is- moodsiiskiisa. Qofka in uu wax fisho, suureysto ama maleeysto intuba waxa ay ka qayb qaataan, in uu qofkaas ku dhex noolaado wixii uu maleystay, suureytay ama fishay. Haddii aad maleysatid xanuun waxa aad la nooleeysaa xanuun. Filashada walwalku waxa ay keentaa walwal. Suureeysashada cabsidu waxa ay horseeddaa cabsi. Qofku waxa uu is-moodsiiyo ayuu helaa. Nin beeraleey ah ayaa SOO booqday guriga nin falysafuuf xakiim ahaa, uuna aad u qaddarin jiray. Xakiimkii ayaa ka codsaday ninkii beeraleeyda ahaa in uu la qadeeyo; isaguna waa uu aqbalay, laakiin waxa uu ku dhex arkay saxankii qadada in ay qoroto ku jirto, balse waxa uu ku ixtiraamay xakiimkii in uusan ka hadlin, maleeyay in uuba cunay qorotadii. waxa uuna Ninkii waxaa laga qabtay caloosha, aad xanuunsaday. Maalintii labaad ayuu ku soo ayuuna 1 noqday xakiimkii uuna ku yiri: shalay waxa aan cunay qoroto saxanka aad qadada nagu siisay ku jirtay! Laakiin xakiimkii ayaa u sheegay, in aysan ahayn qoroto nool, balse uu ahaa sawir xagga sare ku sawirranaa, oo uu saxanka dhalada ahi qabanayay sawirka. Laakiin waxaa sii yaab badan, in ninkii isla daqiiqadaas uu caafimaaday, calooshiina laga fuqay. Qofku waa waxa uu iska dhaadhiciyo, inta badanna aadanahu waxa ay la noolyihiin xanuunno aan jirin, balse ay iska dhaadhiciyeen, kadibna ay ku qanceen, ilaa ay isaga beddeleen xaqiiqooyin aan la beenin karin. Waxa ninka beeraleeyda ah caloosha ka hayay ma ahayn cudur ka dhashay qoroto uu laqay, laakiin waxa uu ahaa malaysashada, sawirashada iyo shakiga oo ah dilaa qarsoon. Waxa uu yiri Ibnu Siina: "Shakigu waa cudurka barkii"!. Waa lakala shakiyay
1 5582Loading...
03
Ereyada khiyaaliga ah ee lagu qanciyo dhalinyartan soomaaliyeed ee jahwareerku isku dhiidhiibo waxaa kamid ah "Dadka qurbaha Jira stress ayaa Ku badan". Anigu waa kasoo hor jeedaa ee I dhagayso " markii la dhaho dhalinteena soomaaliyeed waxaanu Ku nool nahay nolol aad u jahwareersan oo aanan deganayn taas oo dhalinteena Ku kalifta inay tahriibaan oo meeshay nolol wanaagsan Ku tuhmayaan doontaan". Jaamacadaha Somalia oo dhan waxaa sanad walba kasoo baxda arday Ka qalan jabisa kuliyadaha ugu badan ee dalka laga Barto haddana markay soo baxaan Waxa laga yaabaa percent ahaan in %.001 ay fursado shaqo helaan inta kalana meel cidlo kusoo dhacaan Alle ayaana u maqan. Haa dhalinteena waxaa u sabab ah in ay tahriibaan shaqo la'aanta Ka jirta dalka iyo in kumanaan kale galabtii si qurux badan usoo labistaan Laakiin ay Ku danbeeyaan fadhi Ku dirir "Maxaa dhacay,siyaasadi halkee marin,adiga kawaran ciyaartii xalay iyo su'aasha Kala dishay ee ah, dagaalkii reer hebel halkee Ku danbeeyaa iyo reer kaasi kursi bay naga dhaceen". Kasoo gudub Bal nolosha kale ee taala qurbaha aanu eegno " way jirtaa in dhaqaalaha sanadahan danbe ay soo adkaanayaan caalamku Laakiin 100%100 way Ka nolol wanaagsan tahay tan Somalia wayna Ka fursad badan tahay. Ninka dhalinyarada ah ee Ku nool qurbaha wuxuu shaqeyn ugu yaraan 8 saac amaba kasii Yar kadib wuxuu galin waxbarasho,kasoo gudube waqtiyada u haray wuxuu u qeybin GYM iyo Hurdo Ku filan, Isla maalinta kalana intaas ayuu samayn oo noloshiisa oo dhan Waxay Ku wareegin xayndaab aan u ogolaanayn inuu saacado badan fadhiyo kursi oo uu wax aanan macno lahayn Ka doodo. Haah hadda waa ila fahantay fikirkayga sow maaha " Yaa stress-ku hayaa ma annaga Somalia kunool Mise kuwa qurbaha kunool ?. W/Q Yasser Abdiladiif
1 7692Loading...
04
Oday ayaa Wiilkiisii yaraa ku yiri: u tag Ninka Farmashiyaha ee iiga soo qaad Kaniiniga Buluugga ah ee Ragga kaliya ay isticmaalaan. Hana kuu soo sheego sida loo cunayo. Wiilkii ayaa u tagay Ninkii Farmashiyaha, Kaniinigii ayaa loo soo dhiibay. Waxaana lagu yiri: 6-dii Saacba Hal Xabo ha cuno. Wiilkii Kaniinigii ayuu u geeyay Aabihii, laakin waxa uu khalday sida loo isticmaalayo, Halkii uu dhihi lahaa, 6-dii Saacba, Hal xabo. Ayuu ku yiri: Halkii Saacba 6 Xabo. Maalma kadib ayaa Dhakhtarkii waxa uu wadadda ku arkay wiilkii, waxa uuna ku yiri: Aabe ka waran?. Wiilkii ayaa yiri: kaniinigii waan u geeyay waana u sheegay in Halkii Saacba uu 6 Xabo cuno. Dhakhtarkii oo Naxsan ayaa yiri: Aabe Hadda ma noolyahay. Wiilkii ayaa yiri: waa noolyahay, waana kuu mahadcelinaayay. Laakin Arin kale ayaa Xaafadda ka jirto. Hooyo waa dhimatay, Macalimaddii Guriga wax igu bari jirtayna meel ay jaan iyo cirib dhigtay waa la la'yahay. Jaariyadii Guriga joogtayna Isbitaal ayeey ku jirtaa. Naag Xaafadda deganeyd oo aan weligeed wax dhalinna Uur ayeey leedahay
1 7582Loading...
05
Sawirkaan waxaa la qaaday 1980dii, ninka sawirka ku jira waxaa lagu magacaabaa Shimizu. Ninkaan jimicsi ma sameen, jiim ma aado, habeenkii xilli danbe ayuu seexdaa, cuntada siduu rabuu u cunaa, muxuu sameeyay si uu u helo jirka nuucaan ah ? Shimizu sirtiisu maahan mid qarsoon, Shimizu waa qofka fadhiya geeska bidix ee Sawirka, ninka taagan ma aqaan.
2 4735Loading...
06
Ka Faa’iideyso Fursada ku soo marta! 1. Subax kasta markuu waaga baryo Fursad ayaa laguu soo bandhigaa. Adigay ku jirtaa inaad ka faa’iideysato ama lumiso. Inaad wixi shalay kaa qaldamay ku saxdo ama ku sii qaribto 2. Goortii fursad Albaabkaada soo garaacdo ha u oggolaan in Cabsi dib kuu celiso. Ka fur Albaabka oo qabso fursadaa sababtoo ah fursado isku mid ah laba jeer ma soo noqdaan 3. Dadku waa laba qeybood: Kuwa dhibaato ka dhex arka fursad kasta, iyo kuwo fursad ka dhex arka dhibaato kasta. Labadaa midka aad tahay adiga ayaa garanaya 4. Qof kasta mar buu helaa wixi uu weligii jeclaa ama ku riyoon jiray noloshiisa balse nasiib darro marki uu fursadaa dahabiga helo ayuu dayacaa, dib u noqdaa halki uu horay u socon lahaa. 5. Xusuusnow, Fursaduhu marnaba ma lumaan; qof kale ayaa qaadanaya tii aad khasaarisay 6. Wax kasta nolosha ku soo mara waxaad ka dhigan kartaa fursad aad ku guuleysato ama caqabad fashil & guuldarro kuu horseeda. Kala xulashada adigaa leh 7. Waxa ugu dambeeya aan ka shalayno waa fursadihi na soo maray oo aynaan ka faa’iideysan 8. Goortii albaab xirmo mid kalaa furma. Balse waxaan mudo dheer sii eegnaa albaabki xirmay annagoo ka shalayna, waxaana ku guuldareysanaa inaan aragno albaabki kale ee noo furmay 9. Ha iska sugin weligaa in Fursad kuu timaado, adigu abuuro sababtoo ah hadii aadan isku dayin oo ficil sameyn ma jirayso fursad aad ku guulaysato 10. Marnaba ha is dhaafin fursada ah qof ku Jecel, ku daneeya, diyaarna u ah in uu ku daryeelo. Marnaba ha ku ciyaarin dareenka qof ku jecel, ha dhaawicin qalbigooda sababtoo ah hubaashi maalin intaad baraarugto ayaad garan doontaa inaad dayaxa weyday kolki aad xidigaha tirineysay
2 5505Loading...
07
Codadka shimbiraha, qosolka carruurta, jabaqda dhirta, codka hoose ee uu ku ooyo, aabbaha xalka u waayay xaalka carruurtiisa. Ilmaha uurka hooyadii ku jira, odayga sariirta dhimashada saaran, ninka naagtiisa khiyaamaya, naagta soo noqoshada ninkeeda sugaysa rajada ay qabto. Saaxiibada is waayay, deriska cusub ee is baranaya, ilmaha iskuulka bilaabaya, askariga dagaalka u baxaya dhiirranaanta uu dareemayo. Sanqadha siiriga booliiska taraafikada, quruxda jacaylka ugub, qeylada kuwa is qaba, codka dheer ee xaakimku ku kala furayo lammaanaha, nolol cusub naawilidooda. Dhiirranaanta kuwa guuldarraystay, rajada kuwa soo kabanaya, quusta kuwa ku daalay dhawrista wax khayr leh iyo ka quusadkayga in aan dib u helo xasiloonidaydii, waa qeyb yar oo kamid ah nolosha koonka ee iska soo horjeedda.
2 6623Loading...
08
⭕️🔻 Community ++ ❗️❕ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan ├ @Al_xakiim ├ @Quruxdaislaamka ├ @Hidaayatu_Rabi ├ @hogaan_Dumar └ @Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom ├ @Dhiiragaliye ├ @Mucaashaq_Jacayl ├ @AishaAhmed99 ├ @QalbiDhaye143 ├ @kalimakariim ├ @xaqiiqadanolosha ├ @Albaanichannel252 └ @Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side ├ @Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl ├ @Mohametahmed ├ @Noqoxiddig ├ @FAAIDOCHANEEL └ @DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage ├ @farsamada ├ @haqabtire1 └ @KobciAqoontaada2 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks ├ @Somalilibrary └ @kobciyebooks ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ 💎Presented by @zomalibot ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
2 9291Loading...
09
Qof kasta oo waalan haddii la weeydiiyo. ma waalan tahay? Waxa uu ku leeyahay : Maya, ma waalni. Adigu Hadda ma waalantahay? Waa Su'aal Haa iyo Maya midna aadan uga jawaabi karin. Ileeyn Adigu isma Hubtide, Haddii aad HAA tiraa, waxaad noo sheegtay in aad waalantahay. Haddii aad MAYA tiraana waxaad Bixisay Jawaabtii Dadka waalaan
3 4573Loading...
10
Mid cabtooy ah oo Dugsi Qur'aan ag marayay ayaa maqlay Macallinkii oo Ardaydii ku leh. ( Laan wax male) . Cabtooygii Inta ku soo leexday ayuu yiri: war ilmaha beenta ka daa, Laan waxa uu leeyahay Caleene. Qofka wax si ka yihiin, iyo Qofka aan wax hubsan, waxa ay dhiibtaan Jawaab aan ku habooneyn ula jeedada ficilka
3 9804Loading...
11
Asc Dhalinyaro Waxaan wadnay Tijaabo Yar adeega Somali-Comminitiy 2 minit Waa Delet..
831Loading...
12
Goorma ayaad adoonsateen dadka iyadoo, hooyooyinkood ay xornimo Ku dhaleen "Cumar bin khataab"
4 7870Loading...
13
TACSI إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ, Hawlwadenada channel-kan waxan tacsi udiraynaa qoyska qaraabada asxaabta. Iyo shacabka somaliyeed uu kabax AUN. (Abuukar ibrahin maxamed) Oo ahaa Ownerka channelkan Abdulkadir uukow aabihi. Waxaan marxuumka ilaahay uga baryeynaa inuu naxariistii jano ilaahay kawaraabiyo qoyskii iyo qaraabadii asxabtii uu kabaxay ilaahay samir iyo iimaan saadiqa kasiiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ,
5 8501Loading...
14
Media files
5 6181Loading...
15
Wuxuu Yiri : "Xataa doolligii aad ka cabsan jirtay ee aad iga codsan jirtay in aan dilo.. wuxuu ii yimid markaan kala tagnay kaddib, waxaa uu na igu yiri: ma taasaa tii aad rabtay in aad darteed ii disho.. balaaya hele"
5 3563Loading...
16
Salaada Ciida kadib marka ladugado imisa qof ayee hurda u balansan tahay ? Imisa lamaane oo ramadaanka aan kulmin ayaa hadana balansan maalinta ciida ah in ay kulmaan? Labadaas Koox mid un ayaa ka mid tahay ee kee tahay ha is qarin inoo sheeg .
6 1411Loading...
17
Ciid mubaarak dhamaantinba walalayaal, "Markii aan yaraa sanado kahor waxaan xusuustaa in habeenka ciida aan xanaqsanaan jiray makaan dharka ciida heeysto ee aan lacag aan ku tamashleeyo haysan" "Markaa hadii aad soontay. Lacagna aaadan haysan munasibada ciidul fitriga hambalyo,, hadda Alxamdulilah dheh , dharkii hore maydho salaada ciida inamariya, Beri insha allah" Intii soontay acmaashaii wanaagsaneyd ilaahay ha inaga aqbalo, Hamvalyo, Hambalyo. Hambalyo
6 0011Loading...
18
Media files
5 1520Loading...
19
Media files
5 1570Loading...
20
"Kaalay arag buseelkaagu siduu iiga dhigay baylah." 💔😥
5 1545Loading...
21
Mar kasta oo noloshaadu tahay mid xifaaltana isku diyaari guuldaro. Willi lama sheegin qof noloshiisa Ka dhigay mid xifaaltana oo guulaystay Laakiin Haddaad u noolaatid sidii inaadan cidna la xifaaltamayn oo aad kaliya garatid dantaada iyo Waxa horumarin Kara naftaada waa hubaal inaad guulaysanaysid. Yasser Abdiladiif
4 7363Loading...
22
Ma tahay Dadka sugaya Buuga Naafada Caashaqa Aduunka Insha'Allah Maalmaha ciida kadib soo bixi doonaa Waana idinla so wadaagayaa meelaha laga heli karo Insha'Allah
5 1921Loading...
23
"Ma garanayo sababta aan dhammaanteen ugu dhaganahay dad aan ognahay haddii ay nolosheena ka haajiraan ay sidan ka fiicnaanayso. Waxay u egtahay inaan ka baqeyno inaan luminayno wax aynaan runtii haysan. Qaar inaga mid ah ayaa sheegaya inay jeclaan lahayeen inaan noloshaas kusii jirno waayo waxay leeyihiin "wax ayaa dhaama wax la'aan." Laakiin runtu waxay tahay "In la haysto kala badh ayaa ka adag inaan la haysan gabi ahaanba." 😥💔
4 7951Loading...
24
Media files
440Loading...
25
😱🙆‍♂️ §ðmålï + Community 🙆‍♂️😱 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ Diinteena Suuban ├ Nolosheena ├ Quruxda Islamka ├ Hidaayatu rabi ├ Hogaan Dumar └ Dhaqan wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ 𝐗𝐢𝐤𝐦𝐚𝐝𝐨 ├ 𝐃𝐡𝐢𝐢𝐫𝐚𝐠𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞 ├ Jeestoole ├ 𝐒𝐨𝐦 𝐌𝐨𝐭𝐢𝐯𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 ├ Qalbi Jileec ├ Qalbi dhaye ├ Kalimat Kariim ├ Arimaha Jacaylka ├ Albaani Channel ├ Nuxur side └ 𝐑𝐮𝐮𝐱𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐠𝐚𝐧 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ qalbiyadeena ├ Dareen Side ├ Hassan Caashaq ├ Jacayl side ├ Kaydka qormooyinka ├ Fikradaheena ├ Faido Channel └ Hoyga sugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ MaanHage Academy ├ Free Udemy Courses ├ Haqabtire College └ Aqoon Kobciye ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐁𝐨𝐨𝐤𝐬 ├ 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐋𝐢𝐛𝐫𝐚𝐫𝐲 └ Kobciye Books ━━━━━━━━━━━━ ⭐️ Vip Channel➡️ Join now ✅ ━━━━━━━━━━━━ anti-delete 🔝12hrs in channel
4 5211Loading...
26
DADAALKII RASUULKA EE BISHA RAMADAAN. Dadaalkii uu Nabiga ﷺ, ku dadaali jiray 10ka dambe ee Ramadaan waxa uu ahaa mid ka badan dadaalkii uu ku dadaali jiray 20ka hore ee Ramadaanka. Waxaa kuu Cadeynaaya:- 1- Habeenkiisa Cibaado ayuu ku noolayn jiray oo uu ku dadaali jiray. 2- Wuxuu Ehelkiisa u kicin jiray Salaadda. 3- Wuxuu adkaysan jiray guntiga, (taas waxaa loola jeedaa: Dumarkiisa ayuu ka dheeraan jiray oo cibaada ayuu aad ugu dadaali jiray). 4- Tobanka habeenba wuu Ictikaafi jiray. Ictikaafkuna waa in Masjidka lagu sugnaado iyada oo cibaado lagu mashquulayo. 5- Wuxuu ku dedaali jiray Laylatul Qadriga, waa habeen sharaf badan oo ka khayr badan Kun bilood. (ILAAHOW KHEYRKAAS NALA KULMI).
4 0092Loading...
27
Somalida marka caadi u aragtid kut iyo kir maka dhammaadan Guriyaasha, Podcast ayay barteen aasa la isaga dhigaa dad Wada jacayl Naxriis dulqaad ah😂😂
4 1890Loading...
28
Ninku wuxuu shaqayn karaa 10 sano xaas la'aan ah welina faraxsan, laakiin gabadhu waxay shaqaynaysaa 5 maalin oo bulshada oo dhan waxay ogaanaysaa ninka shaqo la'aanta ah.. 😁 casho wanaagsan
4 7903Loading...
29
Dadka qaar maalinta ay dhiman doonaan, ugama ay duwanaan doonto maalmihii hore. Sidii caadiga u ahaan jirtey ayuu qofku subixii u soo toosi doonaa, oo uu nolol maalmeedkiisii iska raacan doonaa. Isagoo iska shaqeeysanaya, iskana madadaalaya. Laakiin, isla maalintaas ayuu si fudud u dhiman doonaa.! Marka uu dhinto ee la soo aaso, dadku danahoodii ayay iska raacan doonaan, wax kastaana sidii ay ahaan jireen ayay ku sii socon doonaan. Uma muuqato in uu dunida ka maqan yahay qofkaasi, maxaa yeelay nolosha ayaa sidaa aheeyd weligeed. Qofka ay noloshiisii gebi ahaanba is beddeshey waa isaga uun, cid caawin kartaana ma ay jirto, geeriduna isaga uun ayay haleeshay.!. Qofka dhintey, intaas ayaa dayac ugu filan. Walaalayaaloow, aan isu diyaarinno maalintaa aan dhiman doonno.
5 2855Loading...
30
JACEYLKII JAAMACADDA IYO QAXWAHA. Wuxuu ku yiri:- Ku soo dhawoow koob Qaxwo ah. Waxey ugu jawabtay:- Mahadsanid Aboowe. Kolkaas ayuu ku yiri:- Kan waa Koobkii Afraad ee aan kuu keeno, ma cabtay dhamantood ? Waxey ku tiri:- Maya, Aniga qaxwada ma Cabo. Maxey kula tahay marka ?, ayey weydiisay, maxaase kugu dhacay ? Wuxuu yiri:- Aniga Maqaayadan ayaan ka Shaqeeyaa, balse Labadeena waxaan isla dhiganaa Hal Jaamacad, waxaa laga yaaba Ishaada Inaysan iqaban, laakiin had iyo jeer Jaamacada ayaan kugu arkaa, waana kaa War qabaa, Nasiib xumase isma naqaan. Waxay tiri:- yaah, maxaa tiri ?. Haa, Waan dareensanahay inaadan i arag, laakiin waan ka Warqabaa Xilli kasto, marka qososho ayaan qoslaa, marka Murug dareento waan Murugooda, Ma aqaan sababta, balse marar badan Adiga dartaada ayaan dagaal u galay, qofkii il Xun kugu eego iyo kan hadal qaldan ku yiraahda igama Badbaadaan. Iyadoo yaaban ayey ku celisay:- Maxaa tiri ?. Wuxuu yiri:- Daganaan ma dareemo maalinta aan ku arag, markaad Jaamacada ka baxdo waan ku Daba kacaa ilaa aad Xafadaada ka tagto, subaxdiina banaanka ayaan kugu sugaa ilaa aad ka baxdo. Ok ayey tiri, nagu soo celi mowduuceeni hore xagee Sheekada inoo socotay ?. Maya ayuu ku jawabay, Ma jirin wax mowduuc ama Sheeko inoo socotay. Waxay tiri:- Wuu jiray Mowduuc, sow imaadan weydiin Qaxwada aan dalbaday, balse aanan Cabin ?. Haa, Haa, taas ayaa ku weydiyey ayuu la soo booday wiilkii. Waxey Tiri:- Waxaan halkaan u imaadaa si aan Adiga kuu arko oo keliya, Afarta mar ee aan Qaxwada dalbadana wax kale ma ahane waxaan rabaa oo jeliya inaan ku Arko oo aan uska kaa daawado, ilana hadashoo weliba dalabka iga qaado. Afarta marka waxey ila mid tahay Aniga oo aan Siddeed ku arkay, Afar mar aad Dalabka iga qaaday iyo Afar mar oo dalabkeyga Ii keentay.. Ogoowse, Aniga Qaxwada ma jecli, laakiin Adiga ayaan ku jeclahay. Abdulkadir Uukow
4 4614Loading...
31
Hana noqon sidii qofkii sigaar cabka ahaa oo joornaal ka akhriyay waxyeelada sigaarku leeyahay kaddib go'aansaday inuu joojiyo wax akhrinta oo dhan! marka dhakhtarku qof sigaarka cabba uu usheego in iska joojiyo, qofkaasi waxa uu ku jawaabaa" Ma joojin karo, waa ku raaxaystaa, waa isku dajiyaa " kadib sigaarcabkiisa ayaa uu sii wadaa asaga oo og in uu khatar kuyahay caafimaadkiisa. Farxadda ayaa xanuunka uga badan. Kadib maalin ayaa timaada uu qofkaasi jirado kadibna dhakhtarku markii uu baaro uu usheego in uu cudurka kansarka uu qabo, haddiuu doonayo in uu sii noolaadana uu ku khasbanyahay iska joojintasigaarka. Markaas oo kale dadka inta ugu badani waa ay iska joojiyaan sababta waxa ay ogaanayaan in xanuunku kabadan yahay waxkasta oo maalaa uu sigaarka kaheli jiray. In aad jaahil tahay ceeb uma aha sida ay ceeb u tahay in aadan doonayn in aad wax baratid si aad waxa saxan u ogaatid.
4 1933Loading...
32
Waxaan idinka codsanayaa inaad iigusoo ducaysaan walaalkayga oo Si Dulmi ah ku xiran Tan iyo soonka kowdiisa asiga oo aan wax dambi lahayn Fadlan iigusoo Duceeya in illahay xuriyadiisa dib ugusoo celiyo iyo in Illahay ka Abaalmariyo Dadka dulmiga ku sameyey 🙏
4 4490Loading...
33
Gabadhii Abuukaataha aheyd ee Cristina waxay tiri mudo sanado ah oo aan wada soconay oo uu naga dhaxeeyay Jaceyl, cishqi iyo hilow ayuu khiyaano igu sameeyay, waxaanan shaki ku jirin in khiyaanada aad u xanuun badantahay, balse gabdhaha kale ee khiyaanada la kulmay waxaan kula talinayaa sidaan aniga sameeyay iney sameeyaan oo ay sabraan jaceylkoodana ilaashtaan, khiyaanadii ku dhacdayna gaf halmar dhacay kasoo qaadaan. Waxan wacay asigii waxaana u sheegay inaan helnay casho sharaf labadeena nalagu martiqaaday taasoo Free aheyd, ma iloobo doono farxadii uu waqtigaas arintaa ka muujiyay, gaar ahaan xiligaas oo uu dambigiisa aad uga murugeysnaa iyo asigoonan heysanin hal sinti oo uu casho iigu casuumo. Waxaa nala geeyay maqaayad nooca ugu qaalisan, waxaan dalbanay cuntooyin kuwa ugu qaalisan, waxayna aheyd casho uu Romantic dhinac walba ka hareeyay. Si aan noloshiisa farxad iyo jaceyl uga sii buuxiyana waxaan jeebka u galiyay hadiyad aanan nooceeda horay loo arag, taasoo diyaarinyeeda waqti iyo fikir dheer iga qaadatay. Asigoo aamini la' ayuu igu yiri; waad ku mahadsantahay maadaama aad i cafisay, waxaad tahay nimco xaga Alle la iiga soo diray. Waxaan ku dhahay; Maxaan kaloo sameyn lahaa? Tani waa dabeecadeyda aad ayaana kuugu naxariis badnahay. Hadalkaa kooban kadib markale ayuu i jeclaaday, anigana waan ku guuleystay jaceylkiisa, inta istaagay oo aan dhabanka ka dhunkaday ayaan ka dalbaday inaan musqusha aado. Musqushii waxaa ii xigay albaabka, kadibna Taksi kusoo dhac oo guriga iska xaadiri. Asigii soo ma ahan haatan sanadkiisii labaad ayuu xabsiga ku qaadanayaa kadib markii uu cashada lacagteeda bixin waayay jeebkiisana laga helay daroogada mamnuuca aheyd waxaana xabsiga uga dhiman inuu kasoo baxo 8 sano kale. Waan awooday inaan indhaha ka tuuro ama aan nolosha dhaafiyo, balse naxariisteyda badneyd ayaa midaas iga hor istaagtay. SIDAAN AYAA DADKA LOOGU NAXRIISTAA HADDII KALE ISKA DHAAF Abdulkadir Uukow
4 8537Loading...
34
XADIISKA RASUULKA CSW. (Habeenka Leylatul Qadriga). قال رسولُ الله ﷺ:- تَحَرَّوْا لَيْلةَ القَدْرِ في الوِتْرِ مِنَ العَشرِ الأواخِرِ مِن رَمَضَانَ. (رواه البخاري). Rasuulka ﷺ, wuxuu yiri:- Ka raadiya habeenka Leylatul Qadriga tirada kala dhiman oo ka mid ah Tobanka dambe ee Ramadaan. (Tirooyinka kala dhiman ee Tobanka dambe ku jiraa waa 21, 23, 25, 27, 29 Habeenadaas ayuu yiri Nabiga ﷺ, ka raadiya.
4 3460Loading...
35
Aragti maleh ku shubo waaye
4 3870Loading...
36
Koorsooyin Free ah📕 🆔JOIN⤵️ Hadiyadii Rabi 📿 🆔 jOIN⤵️ Buugaag Somaliyeed📚 🆔 jOIN⤵️ Xigmada Aduunyada🖊 🆔 jOIN⤵️ Mucaashaq jacayl 🔅 🆔 jOIN⤵️ Umuuraha Jaceylka💔 🆔 jOIN⤵️ Qalbi Dhaawacan ❇️ 🆔 jOIN⤵️ Joogtaynta Faa,iidada 📊 🆔 jOIN⤵️ Qalbi Daweeye  💖 🆔 jOIN⤵️ Akhlaaqda Sare 📸 🆔 jOIN⤵️ Nuxurka Amuuraha 😘 🆔 jOIN⤵️ Hagaha dumarka 🧕 🆔 jOIN⤵️ Aqoon kororsi. 📚 🆔 jOIN⤵️ Kobci aqriskaaga 📖 🆔 jOIN⤵️ Hadalada Wanaagsan 🔈 🆔 jOIN⤵️ Quruxda Islaamkeena 🆔 jOIN⤵️ Fikrado gaara 💭 🆔 jOIN⤵️ Xogta Qalinmaal  📝 🆔 jOIN⤵️ Suugaanta Sugan 📷 🆔 jOIN⤵️ Dareen qoyan ❤️‍🩹 🆔 jOIN⤵️ Aqris kunool 💡 🆔 jOIN⤵️ Hoyga mucaashaqiinta ❤️ 🆔 jOIN⤵️ Xaqiiqda qarsoon 🫣 🆔 jOIN⤵️ Ruuxda Nafta ✍️ 🆔 jOIN⤵️ Qalbi Jileec ❤️‍🩹 🆔 jOIN⤵️ Dhiiragalinta Nolosha 😊 🆔 jOIN⤵️ SOMALI LIBRARY 📚 🆔 jOIN⤵️ Haqabtire College 🆔JOIN⤵️ Nolosha iyo Diinta 🕌 🆔JOIN⤵️ Dhiragelinta nafta😊 🆔JOIN⤵️ Diinteena suuban 🆔JOIN⤵️ KULIYADA📖 @Maanhage 🌓-------------✅---------🌗 ⭐️ Powered By :  @Somalibooks 🌓-------------✅---------🌗
4 9561Loading...
37
Sidaa ugu fudud maal ku yeelan karto gabarey waa labo 1: inaa cid taajir ka dhalato 2: inaa nin taajir guurtid . Labadan hadda mid ka hayin wll janada ku duceeyso. Aisha Ahmed maal galisay Qormadaan😂😂
4 3821Loading...
⭕️🔻 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 ++ ❗️❕ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan@Al_xakiim@Quruxdaislaamka@Hidaayatu_Rabi@hogaan_Dumar@Dhaqan_wanaag) ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom@Dhiiragaliye@Mucaashaq_Jacayl@AishaAhmed99@QalbiDhaye143@kalimakariim@xaqiiqadanolosha@Albaanichannel252@Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 𝗷𝗮𝗰𝗮𝘆𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗼𝗿𝗮𝗮𝗵 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side@Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl@Mohametahmed@Noqoxiddig@FAAIDOCHANEEL@DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @𝗠𝗮𝗮𝗻𝗵𝗮𝗴𝗲 ├ @𝗳𝗮𝗿𝘀𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 ├ @𝗵𝗮𝗾𝗮𝗯𝘁𝗶𝗿𝗲1 └ @KobciAqoontaada2 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks@Somalilibrary@kobciyebooks ━━━━━━━━━━━━━━━━ 💎𝗽𝗿𝗲𝘀𝗲𝗻𝘁𝗲𝗱 by @zomalibot ━━━━━━━━━━━━━━━━
Show all...
Shakiga dila dadka Xarun caafimaad oo lagu baaro dadka, ayaa waxaa isku mar yimid labo nin oo midkood uu la il darnaa dhawr cudur, halka kan kalena ahaa mid iska shakisan, caafimaad qaba oo aan wax cudur ahi hayn. Dhakhtarkii ayaa khaldamay, waxa uuna si kama' ah ugu dhiibay warqaddii natiijada ee ninkii xanuunsanaa kii caafimaadka qabay, halka uu warqadihii ay ku qornaayeen dhawrka xanuun ee laga helay ninkii xanuunsanaa siiyay wadaadkii caafimaadka qabay! uu Aad ayuu u farxay bukaankii la khalday ee isu maleeyay in uu caafimaadka qabo, oo sidii isaga oo dib loo dhalay waxa uu dhex galay noloshiisi caadiga ahayd, isaga oo wax badan cabbay, cunayna xataa cuntooyinkii hore looga reebay. Saaxiibkeenki soo qaatay warqadaha dhawrka cudur ugu qornaayeen, aad ayuu u murgooday, waxa uuna ka quustay nolosha, isaga oo ka dhex baxay dadkiisi, oo waxa uu yaraystay cabbista, cunista iyo dhan, muddo ka dibna waa uu dhintay!. dhaqdhaqaaqa oo Shakiga iyo is-moodsiisku waxa uu dilaa qofka. In uu qof iska dhaadhiciyo jiritaanka shay' waloow beenba ha noqdee, waa ay adagtahy in uu ku qanco wax ka duwan is- moodsiiskiisa. Qofka in uu wax fisho, suureysto ama maleeysto intuba waxa ay ka qayb qaataan, in uu qofkaas ku dhex noolaado wixii uu maleystay, suureytay ama fishay. Haddii aad maleysatid xanuun waxa aad la nooleeysaa xanuun. Filashada walwalku waxa ay keentaa walwal. Suureeysashada cabsidu waxa ay horseeddaa cabsi. Qofku waxa uu is-moodsiiyo ayuu helaa. Nin beeraleey ah ayaa SOO booqday guriga nin falysafuuf xakiim ahaa, uuna aad u qaddarin jiray. Xakiimkii ayaa ka codsaday ninkii beeraleeyda ahaa in uu la qadeeyo; isaguna waa uu aqbalay, laakiin waxa uu ku dhex arkay saxankii qadada in ay qoroto ku jirto, balse waxa uu ku ixtiraamay xakiimkii in uusan ka hadlin, maleeyay in uuba cunay qorotadii. waxa uuna Ninkii waxaa laga qabtay caloosha, aad xanuunsaday. Maalintii labaad ayuu ku soo ayuuna 1 noqday xakiimkii uuna ku yiri: shalay waxa aan cunay qoroto saxanka aad qadada nagu siisay ku jirtay! Laakiin xakiimkii ayaa u sheegay, in aysan ahayn qoroto nool, balse uu ahaa sawir xagga sare ku sawirranaa, oo uu saxanka dhalada ahi qabanayay sawirka. Laakiin waxaa sii yaab badan, in ninkii isla daqiiqadaas uu caafimaaday, calooshiina laga fuqay. Qofku waa waxa uu iska dhaadhiciyo, inta badanna aadanahu waxa ay la noolyihiin xanuunno aan jirin, balse ay iska dhaadhiciyeen, kadibna ay ku qanceen, ilaa ay isaga beddeleen xaqiiqooyin aan la beenin karin. Waxa ninka beeraleeyda ah caloosha ka hayay ma ahayn cudur ka dhashay qoroto uu laqay, laakiin waxa uu ahaa malaysashada, sawirashada iyo shakiga oo ah dilaa qarsoon. Waxa uu yiri Ibnu Siina: "Shakigu waa cudurka barkii"!. Waa lakala shakiyay
Show all...
14👍 6🤣 6
Ereyada khiyaaliga ah ee lagu qanciyo dhalinyartan soomaaliyeed ee jahwareerku isku dhiidhiibo waxaa kamid ah "Dadka qurbaha Jira stress ayaa Ku badan". Anigu waa kasoo hor jeedaa ee I dhagayso " markii la dhaho dhalinteena soomaaliyeed waxaanu Ku nool nahay nolol aad u jahwareersan oo aanan deganayn taas oo dhalinteena Ku kalifta inay tahriibaan oo meeshay nolol wanaagsan Ku tuhmayaan doontaan". Jaamacadaha Somalia oo dhan waxaa sanad walba kasoo baxda arday Ka qalan jabisa kuliyadaha ugu badan ee dalka laga Barto haddana markay soo baxaan Waxa laga yaabaa percent ahaan in %.001 ay fursado shaqo helaan inta kalana meel cidlo kusoo dhacaan Alle ayaana u maqan. Haa dhalinteena waxaa u sabab ah in ay tahriibaan shaqo la'aanta Ka jirta dalka iyo in kumanaan kale galabtii si qurux badan usoo labistaan Laakiin ay Ku danbeeyaan fadhi Ku dirir "Maxaa dhacay,siyaasadi halkee marin,adiga kawaran ciyaartii xalay iyo su'aasha Kala dishay ee ah, dagaalkii reer hebel halkee Ku danbeeyaa iyo reer kaasi kursi bay naga dhaceen". Kasoo gudub Bal nolosha kale ee taala qurbaha aanu eegno " way jirtaa in dhaqaalaha sanadahan danbe ay soo adkaanayaan caalamku Laakiin 100%100 way Ka nolol wanaagsan tahay tan Somalia wayna Ka fursad badan tahay. Ninka dhalinyarada ah ee Ku nool qurbaha wuxuu shaqeyn ugu yaraan 8 saac amaba kasii Yar kadib wuxuu galin waxbarasho,kasoo gudube waqtiyada u haray wuxuu u qeybin GYM iyo Hurdo Ku filan, Isla maalinta kalana intaas ayuu samayn oo noloshiisa oo dhan Waxay Ku wareegin xayndaab aan u ogolaanayn inuu saacado badan fadhiyo kursi oo uu wax aanan macno lahayn Ka doodo. Haah hadda waa ila fahantay fikirkayga sow maaha " Yaa stress-ku hayaa ma annaga Somalia kunool Mise kuwa qurbaha kunool ?. W/Q Yasser Abdiladiif
Show all...
👍 14 3
Oday ayaa Wiilkiisii yaraa ku yiri: u tag Ninka Farmashiyaha ee iiga soo qaad Kaniiniga Buluugga ah ee Ragga kaliya ay isticmaalaan. Hana kuu soo sheego sida loo cunayo. Wiilkii ayaa u tagay Ninkii Farmashiyaha, Kaniinigii ayaa loo soo dhiibay. Waxaana lagu yiri: 6-dii Saacba Hal Xabo ha cuno. Wiilkii Kaniinigii ayuu u geeyay Aabihii, laakin waxa uu khalday sida loo isticmaalayo, Halkii uu dhihi lahaa, 6-dii Saacba, Hal xabo. Ayuu ku yiri: Halkii Saacba 6 Xabo. Maalma kadib ayaa Dhakhtarkii waxa uu wadadda ku arkay wiilkii, waxa uuna ku yiri: Aabe ka waran?. Wiilkii ayaa yiri: kaniinigii waan u geeyay waana u sheegay in Halkii Saacba uu 6 Xabo cuno. Dhakhtarkii oo Naxsan ayaa yiri: Aabe Hadda ma noolyahay. Wiilkii ayaa yiri: waa noolyahay, waana kuu mahadcelinaayay. Laakin Arin kale ayaa Xaafadda ka jirto. Hooyo waa dhimatay, Macalimaddii Guriga wax igu bari jirtayna meel ay jaan iyo cirib dhigtay waa la la'yahay. Jaariyadii Guriga joogtayna Isbitaal ayeey ku jirtaa. Naag Xaafadda deganeyd oo aan weligeed wax dhalinna Uur ayeey leedahay
Show all...
😁 35👍 7🌚 2🤣 1
Sawirkaan waxaa la qaaday 1980dii, ninka sawirka ku jira waxaa lagu magacaabaa Shimizu. Ninkaan jimicsi ma sameen, jiim ma aado, habeenkii xilli danbe ayuu seexdaa, cuntada siduu rabuu u cunaa, muxuu sameeyay si uu u helo jirka nuucaan ah ? Shimizu sirtiisu maahan mid qarsoon, Shimizu waa qofka fadhiya geeska bidix ee Sawirka, ninka taagan ma aqaan.
Show all...
🤣 103😁 8👍 3🤔 1🌚 1
Ka Faa’iideyso Fursada ku soo marta! 1. Subax kasta markuu waaga baryo Fursad ayaa laguu soo bandhigaa. Adigay ku jirtaa inaad ka faa’iideysato ama lumiso. Inaad wixi shalay kaa qaldamay ku saxdo ama ku sii qaribto 2. Goortii fursad Albaabkaada soo garaacdo ha u oggolaan in Cabsi dib kuu celiso. Ka fur Albaabka oo qabso fursadaa sababtoo ah fursado isku mid ah laba jeer ma soo noqdaan 3. Dadku waa laba qeybood: Kuwa dhibaato ka dhex arka fursad kasta, iyo kuwo fursad ka dhex arka dhibaato kasta. Labadaa midka aad tahay adiga ayaa garanaya 4. Qof kasta mar buu helaa wixi uu weligii jeclaa ama ku riyoon jiray noloshiisa balse nasiib darro marki uu fursadaa dahabiga helo ayuu dayacaa, dib u noqdaa halki uu horay u socon lahaa. 5. Xusuusnow, Fursaduhu marnaba ma lumaan; qof kale ayaa qaadanaya tii aad khasaarisay 6. Wax kasta nolosha ku soo mara waxaad ka dhigan kartaa fursad aad ku guuleysato ama caqabad fashil & guuldarro kuu horseeda. Kala xulashada adigaa leh 7. Waxa ugu dambeeya aan ka shalayno waa fursadihi na soo maray oo aynaan ka faa’iideysan 8. Goortii albaab xirmo mid kalaa furma. Balse waxaan mudo dheer sii eegnaa albaabki xirmay annagoo ka shalayna, waxaana ku guuldareysanaa inaan aragno albaabki kale ee noo furmay 9. Ha iska sugin weligaa in Fursad kuu timaado, adigu abuuro sababtoo ah hadii aadan isku dayin oo ficil sameyn ma jirayso fursad aad ku guulaysato 10. Marnaba ha is dhaafin fursada ah qof ku Jecel, ku daneeya, diyaarna u ah in uu ku daryeelo. Marnaba ha ku ciyaarin dareenka qof ku jecel, ha dhaawicin qalbigooda sababtoo ah hubaashi maalin intaad baraarugto ayaad garan doontaa inaad dayaxa weyday kolki aad xidigaha tirineysay
Show all...
👍 20 7🙏 1
Codadka shimbiraha, qosolka carruurta, jabaqda dhirta, codka hoose ee uu ku ooyo, aabbaha xalka u waayay xaalka carruurtiisa. Ilmaha uurka hooyadii ku jira, odayga sariirta dhimashada saaran, ninka naagtiisa khiyaamaya, naagta soo noqoshada ninkeeda sugaysa rajada ay qabto. Saaxiibada is waayay, deriska cusub ee is baranaya, ilmaha iskuulka bilaabaya, askariga dagaalka u baxaya dhiirranaanta uu dareemayo. Sanqadha siiriga booliiska taraafikada, quruxda jacaylka ugub, qeylada kuwa is qaba, codka dheer ee xaakimku ku kala furayo lammaanaha, nolol cusub naawilidooda. Dhiirranaanta kuwa guuldarraystay, rajada kuwa soo kabanaya, quusta kuwa ku daalay dhawrista wax khayr leh iyo ka quusadkayga in aan dib u helo xasiloonidaydii, waa qeyb yar oo kamid ah nolosha koonka ee iska soo horjeedda.
Show all...
24💯 5🤔 4❤‍🔥 3👍 1👏 1
⭕️🔻 Community ++ ❗️❕ ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋 ┌ @Diinteenna_Macaan@Al_xakiim@Quruxdaislaamka@Hidaayatu_Rabi@hogaan_Dumar@Dhaqan_wanaag ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @XikmadoSom@Dhiiragaliye@Mucaashaq_Jacayl@AishaAhmed99@QalbiDhaye143@kalimakariim@xaqiiqadanolosha@Albaanichannel252@Ruuxda ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ├ @Dareen_side@Hasancaashaq) ├ @daren_jaceyl@Mohametahmed@Noqoxiddig@FAAIDOCHANEEL@DunnidaSuugaanta ━━━━━━━━━━━━━━━━ 🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @maanhage@farsamada@haqabtire1@KobciAqoontaada2 ━━━━━━━━━━━━━━━━ 📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚 ━━━━━━━━━━━━━━━━ ┌ @somalibooks@Somalilibrary@kobciyebooks ━━━━━━━🔺━━━━━━━━━ 💎Presented by @zomalibot ━━━━━━━🔻━━━━━━━━━
Show all...
👍 5 1🤔 1
Qof kasta oo waalan haddii la weeydiiyo. ma waalan tahay? Waxa uu ku leeyahay : Maya, ma waalni. Adigu Hadda ma waalantahay? Waa Su'aal Haa iyo Maya midna aadan uga jawaabi karin. Ileeyn Adigu isma Hubtide, Haddii aad HAA tiraa, waxaad noo sheegtay in aad waalantahay. Haddii aad MAYA tiraana waxaad Bixisay Jawaabtii Dadka waalaan
Show all...
😁 52👍 7

😁 41💯 7👍 6🥱 1