cookie

نحن نستخدم ملفات تعريف الارتباط لتحسين تجربة التصفح الخاصة بك. بالنقر على "قبول الكل"، أنت توافق على استخدام ملفات تعريف الارتباط.

avatar

Hagarlaawe Academy️☀️

Hoyga Millioneerrada Mustaqbalka. WhasApp: 00252907723894 SupportWhatsApp: 00252905508273 Telegram Chat: @SekiHagarlaawe

إظهار المزيد
مشاركات الإعلانات
12 627
المشتركون
+5424 ساعات
+2537 أيام
+78830 أيام

جاري تحميل البيانات...

معدل نمو المشترك

جاري تحميل البيانات...

إظهار الكل...

19
dhalinyarada aan haysan Passportga haddana raba CRYPTO inay wax ka maalgashtaan ama lacagahooda kula soo baxaan muuqaalkan ha daawadan MEXC-na ha samaystaan.👇👇👇👇
إظهار الكل...
3
Dhalinyaro galabta Livestream ma jiro. Take care. Is ilaasha. 1 ama 2 Trade haka badin, riskgaagana maamul. Guul baan idiin rajaynayaa.
إظهار الكل...
88
Galabta Tradekii GJ waatuu Losska igaga saray, lot 10 ban ku galay, waxa aanna ku qasaaray 0.4% Halkaa kolkay marayso waa in aad isdajisaa, fakartaa oo aad suuqa sugtaa. Trade labaad oo Gold ayaan qaatay. Setupka oo quruxbadnaa dartii ayaan 0.6% ku risk gareeyay, si haddaan qasaaro aan maanta -1% ugu baxo. Balse wuu shaqeeyay. Markuu 0.4%+ ah marayay isma dhihin Tradeki galabta soo celisee xidho, ee waxaan iri haddii losskaaga iyo winkaagu is le ekaadaan lacag samayn mayside daaso. 1.5% ayuu isiiyay, losskii marka laga jaro maanta oo Isniin ah waxa uu isiiyay 1%+ ah. Talo: Naftiinna, waddankiinna, dadkiinna iyo mustaqbalkiinnaba wax u barta. Guuli waa weli.
إظهار الكل...
209
EFFECTIVE BACKTESTING!
إظهار الكل...
33
NFP maanta waxaa la filayaa BAD numbers, sidaa darteed waxaad mooddaa in suuqu uu Newsku sii galay ka hor isaga oon soo bixin. DXY hoos ayay u socotay illaa shalay, sababtuna waa Rate-kii oo aan isbeddel ku imaan iyo NFP oo la filayp Numbers hooseeya. Laakiin dhabtu waxay soo baxaysaa 03:30 galabta, waxaa laga yaabaa in Moveka hoose ee DXY uu Liquidity yahay, oo galabta ay cirka isku shareerto. Ha trade garayn ka hor warkaa. Livekeennii ayaa inoo ballan ah. Waddankiinna wax u barta Oo xambaara waajibkiisa! See you soon. Jimce wanaagsan.
إظهار الكل...
150
Wahsan mayno Waaban mayno Warwareegi maynoo Weec weecan mayno Guul waxacan Cadaw ku waabto Nolol wanaagsan Iyo barwaaqo Nabad la gu wadaagoo Haku waaro waddaneeennu! Guulaysta saaxiibayaal. Wax barashaa inoo ballan ah.
إظهار الكل...
114
Ila daawo. 4 sanno iyo caddayn, shaqo, run iyo horu-socod ah ayaan Akaadamiyaddan wadnay. Horyaalka Akaadamiyadaha Soomaaliyeed waxa aan ku noqonnayna waa intaas. Guulaysta. Dar Eebbaan idiin jeclahay. Eebbe ha idin guuleeyo. Habeenkuna ha idiin wacnaado.
إظهار الكل...
91