cookie

Sizning foydalanuvchi tajribangizni yaxshilash uchun cookie-lardan foydalanamiz. Barchasini qabul qilingยป, bosing, cookie-lardan foydalanilishiga rozilik bildirishingiz talab qilinadi.

avatar

Hano Quluuptooda ๐Ÿฅบ

Qudhayda mar uun udaaa Qudhaada ha daawatee๐Ÿ˜’

Ko'proq ko'rsatish
Reklama postlari
3 829
Obunachilar
+1024 soatlar
+827 kunlar
+27730 kunlar

Ma'lumot yuklanmoqda...

Obunachilar o'sish tezligi

Ma'lumot yuklanmoqda...

Adkaa inaad tidhaahdo nabadgelyo, isagoo qalbigu rabba inaad la sii joogto. ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ฅ
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ’” 2
Photo unavailableShow in Telegram
dhambaal dheer ayaan kuu soo qoray, kadib waxaan xasuustay inaadan jeclayn fariimaha dhaadheer, markaasaan tirtiray badhkood, markaasaan xasuustay inaadan jeclayn wax akhrinta, markaas ayaan tirtiray intooda badan, ilaa aan hal kelmad ku soo qoray, oo udhignayd "waankuu xiisay waana ku jeclahay" waxaana xasuustay inaadan i jeclayn, markaas ayaan tirtiray mobilekana damiyay.๐Ÿ˜ข
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ˜ข 5
https://t.me/addlist/-UM3DrFiOQBmODI0 Via @team_kordhis B2 Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡ ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜ โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚  โžฆ SPONSORED BY   โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ โ†ช๏ธ @jaceylqore โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1 โ†ช๏ธ @learn_english012 โ†ช๏ธ @Hagaajinaftaada โ†ช๏ธ @Wadada_Guusha โ†ช๏ธ @Arabic023 โ†ช๏ธ @taladaqoyska โ†ช๏ธ @Caafimaad2 โ†ช๏ธ @Xikmadle โ†ช๏ธ @kadisaqoon โ†ช๏ธ @kalandarka_Hijriyada โ†ช๏ธ @wadnojacayl โ†ช๏ธ @Lamaane24h โ†ช๏ธ @Qalpijaceyl42 โ†ช๏ธ @mustaqbal7 โ†ช๏ธ @Iibiye_online โ•šโ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• - โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ•โ• โ™งGuddoomiyaha kooxdaโ™ง http://t.me/Wll_musab
Hammasini ko'rsatish...
KORDHIS

Wll Muscab invites you to add the folder โ€œKORDHISโ€, which includes 97 chats.

๐Ÿ‘ 1
Repost fromย N/a
Photo unavailableShow in Telegram
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ’ป ONLINE MARKETโŒจ
๐Ÿ“– TAFSIIRKA QURANKA
ุชุนู„ู… ุงู„ู„ุบุฉุงู„ุนุฑุจูŠุฉ ๐Ÿ“•
๐Ÿ“• ุชุนู„ู… ุญุฏูŠุซ
๐ŸŒ™ ุงู„ุชู‚ูˆูŠู… ุงู„ู‡ุฌุฑูŠ
๐Ÿ•‹ QUR'AN REMINDER
๐Ÿ“š Wacyigelinta Islaamka
TAFSIIRKA QURANKA
SAWIRADA GUUSHA ๐Ÿ–ผ
LEARN ARABIC WITH MUSAB ๐Ÿ“š
ENGLISH CONVERSATION ๐Ÿ“™
GODOOMIYA TEAMKA
Ereyo jaceyl oo qurux badan
๐Ÿ–ฅIIBIYE ONLINE๐Ÿ–จ
XIFDINTA QUR'ANKA
โœŠTeam kordhis๐Ÿซ 
๐ŸคADMIN
Naga mid ma ahan nimanka farriimaha iyo wicitaanada dumarka degdegga uga jawaaba, kuwa raggana dib u dhiga ama ismoogeysiiya. Ama ninka nin kale u caaya si uu isaga dhaadhiciyo gabar! U soo laabta ragannimada, doqoma yahow.๐Ÿ˜
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿคฃ 7
Photo unavailableShow in Telegram
Haduu ilaahay igu yiraahdo adoonkaygow Markasta maxaad la ilmeysaa Ma waxaan usheegaa Magacaaga.๐Ÿ˜”
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ˜ข 6
Repost fromย N/a
๐ŸŽ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹๐ŸŽ Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข @Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’ @Erayojaceyl23 โค๏ธโ€๐Ÿฉน @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Hammasini ko'rsatish...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMIDNIMOโ€, which includes 88 chats.

Naxariis iyo nabad galyo korkooga ha ahaato kuwa la dhaawacay ee hadana cafiska bixiyey iyagoo aargoosan karaya.. Gobonimo
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ˜ข 5๐Ÿ‘ 3
Note-kaygaan ka helay odhaahyadan oo aan mar ka turjumay Maxamuud Darwiish gabyaagii Falasdiiniga ahaa:- 1- โ€œInta aanad tegin ka hor: Ii sheeg halka lagu iibiyo illowshiyaha, meel aan ka heli karo weji furnaantaydii hore iyo sida aan dib ugu laaban karo naftaydii hore?โ€ 2- โ€œWaan ku jecelahay anigoon u aabayeelin qabiilkayga, magaaladayda iyo weliba caaddooyinkii soo jireenka ahaa, laakiin waxaan ka baqayaa haddii jacaylkaaga dartii aan u iibiyo cid kasta, inaad adigu i iibiso kadibna aan niyad jabkii dib ugu noqdo.โ€ 3- โ€œQalbigaygii ayuu ahaa Riitaay waxa aan adiga muhiimadda weyn kuu lahayn.โ€ 4- Markii uu ogaaday inay ka mid ahayd sirdoonka Israaโ€™iil ee MOSSAD naxdintiisii ayuu ku cabbiray ereyadan isagoo yidhi: โ€œWaxaan dareemay in mar labaad la qabsaday waddankaygii.โ€ 5- โ€œDariiq kasta dhankaaga ayuu i keenayaa, xataa dariiqaan u marayo illowshiyahaaga.โ€ 6- โ€œWaxaan aad u raalli gelinayaa cimrigayga labaataneeyada, oo aqbalay inaan sidan ugu noolaado: is waaโ€™ iyo lumitaan.โ€ ~Amal mawlid
Hammasini ko'rsatish...
๐Ÿ‘ 3โค 1๐Ÿ™ 1
Repost fromย N/a
๐ŸŽ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹๐ŸŽ Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ Kanaalada somalida ugu wanaagsan Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ https://t.me/Qalbitabat14 @Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข @Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’ @Erayojaceyl23 โค๏ธโ€๐Ÿฉน @Riyooyinkeena56? @NAFTEENNA1 โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ https://t.me/addlist/wdDvsbTm6IY2ODRk
Hammasini ko'rsatish...
MIDNIMO

Gud Kooxda Midnimo invites you to add the folder โ€œMIDNIMOโ€, which includes 88 chats.

Boshqa reja tanlang

Joriy rejangiz faqat 5 ta kanal uchun analitika imkoniyatini beradi. Ko'proq olish uchun, iltimos, boshqa reja tanlang.